Mahamud Jama Profile Banner
Mahamud Jama Profile
Mahamud Jama

@jaamacmasri

2,054
Followers
4,517
Following
367
Media
1,668
Statuses

Somali unionist, philanthropist,Human rights activist and Global citizen, Retweets are not endorsements .

London, England
Joined February 2012
Don't wanna be here? Send us removal request.
Pinned Tweet
@jaamacmasri
Mahamud Jama
3 months
Muwaadin bixi cashuurta kugu waajibtay, waa codsi ay gudbinayso waaxda cashuuraadka bariga ee dawlada @SSCKhaatumo , muwaadin ku bixi cashuurta account dawladeed oo aad hubisay.
0
16
36
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Kulan beesha dhulbahante ee degta dalka Djabuti iyo madaxweyne Firdhiye .
6
15
72
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Madaxweynaha @SSCKhaatumo H.E Abdikader Ahmed Aw-Ali Firdhiye oo kulan la qaatay maanta beesha Daarood ee degta dalka Djabuti , ayaa ku booriyey in ay dalkooda horumarkiisa qayb libaax ka yihiin, wuxuu uga mahad naqay taariikhda ay ku leeyihiin halgankii dalkooda DJabuti iyo is
4
21
68
@jaamacmasri
Mahamud Jama
5 years
Players of Football club in #Lasanod #Somalia showing solidarity to @14OctMemorial , showing their support to the victims of #Soobe . @MogadishuImages .
Tweet media one
Tweet media two
0
19
60
@jaamacmasri
Mahamud Jama
1 year
punt-land and Somalia politician @alihwarsame is in lasanod, he visited parts of the city destroyed by the indiscriminate shellings of Somaliland’s secessionist forces, we remember mr.Ali for his advocacy of people of @SSCKhaatumo since the day war started 6th February.
Tweet media one
7
7
60
@jaamacmasri
Mahamud Jama
6 years
Somewhere between #Hargaisa and #Borama #Somaliland , a peacefull environment is what we choose not what wee seek, #United #Somaliland ..
Tweet media one
0
10
29
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Dabaaldegga habeenkii xoriyadda soomaaliya 26 June iyo Laascaanood @SSCKhaatumo
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
5
29
@jaamacmasri
Mahamud Jama
3 months
Sebtembar 19, 2022, muuse biixi ayaa booqday Tukaraq oo ah deegaan ka tirsan gobolka sool xad dhowna la leh gobolka Nugaal, oo markaas ay ku sugnaayeen ciidanka somaliland, nuux taani oo ah General ciidanka xukuma ayaa maalinkaas u goodiyey Soomaliya oo dhan una sheegay in
Tweet media one
Tweet media two
4
6
27
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Ciyaalka SNM tu dhashay ee la yaaban lebiska ciidanka Daraawiishta Soomaaliyeed ee maanta maray military pride kii caasima muqdisha, oo go’ii cadaa ee daraawiisheed madaxa ugu duubanyahay, ciidankaasi illaa markii la aasaasay wuu mari jirey October walba, iyo bandhig walba,
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
6
6
26
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Minister of livestock husbandry, agriculture and rural development of @ssckhaatumo , H.E. Dr. Adan Abdilahi explaining the role ministry of finance plays in the development of agriculture and livestock, he addressed the importance of increasing and investing farming, food ,
0
7
26
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Escort convoy of @SSCKhaatumo , Firdhiye’s Djabuti Visit.
0
5
24
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Madaxweyne Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa maanta booqday wasaaradaha maaliyadda iyo arimaha gudaha oo dhawaan dhismeyaashoodu dhamaadeen , madaxweynaha waxaa kusoo dhaweeyey labada wasaaradood wasiirada shaqda qabtay iyo shaqaalah kale ee labada wasaaradood, madaxweyne firdhiye
1
3
22
@jaamacmasri
Mahamud Jama
3 months
Suldaanku iminka ayuu wadadii cagta saaray, go ahead guuto koowaad .
Tweet media one
12
6
22
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
President Firdhiye waving a goodbye to our brotherly republic of DJabuti and it’s people on his way to mogadishu Somali capital .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
3
22
@jaamacmasri
Mahamud Jama
3 months
Agricultural Production and Rural Development for the SSC-KHAATUMO People, Opportunities for Private Sector Investments .. With the increasing focus on enhancing agricultural production and rural development in these areas, there is a significant opportunity for private sector
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
8
22
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Wiil iyo abtigii, xaflada dabaaldegga habeenkii xoriyadda aynu qaadanay 26june oo ka socota muqdisha @TheVillaSomalia
Tweet media one
3
2
20
@jaamacmasri
Mahamud Jama
9 years
Public #Gardens in #Mogadishu where you seek refreshment.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
14
19
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Taliye Cabdi madoobe iyo colonel Hargaanti Darwiish, waa hormuudka ciidanka soomaaliya gaar ahaan qaybta waqooyiga dalka .
Tweet media one
1
4
20
@jaamacmasri
Mahamud Jama
6 years
Somali mother and her role in the community
@alihwarsame
Ali H. Warsame
6 years
Best teacher on earth: mom teaching in class at Faratoyo village, Burtinle District, holding her child on her back. #Respect #Education #Somalia Hooyo macalimad ah oo xisadii ku jirta iyadoo cunugeedii xanbaarsan. Waa madarisad ku taal tuulada Faratooyada ee Degmadda Buurtinle.
Tweet media one
79
194
729
0
8
18
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Hambalyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa dhammaan dhalinyarada geesiyaasha ah ee tababarka u soo xidhay kuna biiray ciidanka booliska ee SSC Khaatumo. Waa farxad weyn oo aan ku faaneyno in aad tihiin dhalinyaro xirfadleyaal ah, kuwaas oo caafimaad qabaan, anshax wanaag leh, ilko cad
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
1
18
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Mudane hoggaamiye, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali , waannu kaaga mahadcelineynnaa kuguna garab-taagannahay dedaallada aan kala-joogsiga lahayn ee aad ugu jirto sidii aad dadkan masiirkoodii iyo go'aankii 6-dii February ay gaadheen xinjirahana u daadiyeen aad u meel-marin lahayd, sidoo
Tweet media one
3
2
18
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
@RadioKulmis @SSCKhaatumo @HassanSMohamud @IsmailOguelleh Worry puntland and deni, leave Firdhiye alone, he’s doing what we told him to do , we are not hostages , we are sitting the tables of Somali politics and discussing our issues, worry your future ours belongs to us .
2
0
16
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Maxamed Abiib kelmaha uu yidhi waxaa kamid ahaa, reer @SSCKhaatumo oo 800 oo qof u dhimatay midnimo soomaaliyeed, 3000 na uga dhaawacantay, ayay ka warwareegaysay dowladu muddo badan, oo albaabka ay ka furi weydey, hadalkaasi wuxuu kaga kululyahay dawlada soomaaliya dhimbiil dab
6
2
17
@jaamacmasri
Mahamud Jama
3 months
CIID WANAAGSAN dhammaan ummadda islaamka ah, gaar ahaan Umadda soomaaliyeed , alle ha inaga aqbalo acmaasha, soonka iyo salaadaba .
Tweet media one
3
1
16
@jaamacmasri
Mahamud Jama
29 days
@SSCKhaatumo , Maanta waxay ka talisaa dhul masaaxadiisu tahay 64,487kM² oo badhtanka soomaaliya ku yaala oo leh shiidaal iyo xoolo nool wadooyinka ganacsiga iyo isu socodka soomaaliyana ay dhexmaraan dhulkaas badankiisu waa dhul daaqsimeed fidsan oo leh kayd badan oo biyo ah
Tweet media one
Tweet media two
3
4
14
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Intergovernmental Authority on Development headquarters, Firdhiye and Waare .
Tweet media one
1
1
14
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Rabiyoow Caasimada soomaaliya nabada u siyaadi, oo soomaali oo dhan dhibka ka saar, hambalyo maalinta soomaaliya xoriyada qaadatay, 1st July.
1
3
13
@jaamacmasri
Mahamud Jama
3 months
June last year and this june this year , but same students .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
12
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Same car same motive.
Tweet media one
Tweet media two
1
1
13
@jaamacmasri
Mahamud Jama
12 days
Generaal dhakuul, general xanaano, general qalyare, oo ah madaxda ciidanka dawladda @SSCKhaatumo , waa hambalyadii maalinka ciidanka ssckhaatumo .
Tweet media one
2
1
13
@jaamacmasri
Mahamud Jama
6 years
@HassanIstiila @M_Farmaajo @SomaliPM @engyarisow You ignored government laws on that issue, meanwhile your second thought of not giving small amount of money to buddies in Hargaisa airport has hunted you back, #Somaliland issues are different but you could prevented this, face harsher consequences .
0
0
10
@jaamacmasri
Mahamud Jama
12 days
Firdhiye, karaash, geesood.
Tweet media one
1
0
12
@jaamacmasri
Mahamud Jama
11 days
Kureydu way odhan jirtey AYO DEE AYO .
Tweet media one
0
0
12
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Well equipped, Firdhiye and his delegates at IGAD headquarters today’s conference meeting .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
12
@jaamacmasri
Mahamud Jama
3 months
Hambalyo si guud ardayda soomaaliyeed ee saaka fadhiistay imtaxaanka GCSE ee dugsiga sare, waxaan si gaar ah ugu dirayaa hambalyo ardayda dawlada @SSCKhaatumo oo ka mid ah ardayda soomaaliyeed ee maanta u fadhiisatay imtaxaanka, waxaa leeyahay, “ waxbarashadu wa inoo wanaage,,,
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
10
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
LAASCAANOOD: 29KA JUUN 2024 XIDHITAANKA TABABARKA TAYO SIINTA HAWL WADEENADA CUSUB EE WASAARADDA MAALIYADA. Wasaaradda Maaliyadda @SSCKhaatumo ayaa soo gabagabeysey tababar kor loogu qaadayey isla markaana lagu xoojinayay wacyiga hawl wadeenada cusub ee wasaaradda maaliyadda
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
11
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
@AggahNations Isaaq oo aan taariikhda soomaalida waxba kahayn, oo today oromo iyo axmaaro galaya, ayaa raba in ay taariikh baan ka sheekeynaynaa dhahaan
3
1
11
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Abuukar baale, true Somali patriot, who never sides with anyone, I would indorse him to run for presidency and save Somalia, he would definitely win.
@AbdiAbdinur
Abdirizak Hashi
2 months
Amb. Abuukar is more than a diplomat.
6
15
88
0
2
11
@jaamacmasri
Mahamud Jama
5 months
Step by step rebuilding a strong N good governance, peace,stability and anticorruption is number one priority for state government led by chairman Abdulqadir, @SSCKhaatumo @US2SOMALIA @EU_Commission @TheVillaSomalia @MohamoudGaildon @GaraadMukhtaar .
Tweet media one
Tweet media two
2
1
11
@jaamacmasri
Mahamud Jama
15 days
Dad nool oo xaqooda dhacsanaya bal wataase hala dulmiyo, gaal iyo islaamba waa anagaa edbinay.
Tweet media one
3
2
11
@jaamacmasri
Mahamud Jama
3 months
The Psychology Behind the Preference for Deception: Exploring the Reasons Some Individuals Seek and Accept Lies .. In the realm of human communication, the concept of deception holds a complex and intriguing place. While honesty is often upheld as a moral virtue and a foundation
Tweet media one
0
4
11
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
@Abdiburhan200 Anagu firdhiye shaqadii aanu u dirsanay buu hayaa, worry deni oo meel idinku xidhay .
2
0
10
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
There is a new sheriff in town, if you know what I mean .
Tweet media one
0
0
11
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Madaxweynaha dawlada @SSCKhaatumo H.E abdikadir ahmed aw-cali, waa hogaamiye kusoo aadey wakhtigiisii, madaale waxqabad, hufnaan, naxariis, dawlad dhis, horumarin, baraarujin dadweyne, dhiiranaan, iyo hal’adayg, madaxweyne mahadsanid .
Tweet media one
1
0
10
@jaamacmasri
Mahamud Jama
9 years
Somaliland must free the Somali activist and freelance journalist #Abdimaalik #Muuse #Coldoon . #FreeColdoon
Tweet media one
0
4
10
@jaamacmasri
Mahamud Jama
4 months
@SnmMafia Somaliland youth are becoming a fake in every aspect of their life , u wanna know why, because their grow ups were telling a lie since thirty years. That is a generation lost 😠
3
0
8
@jaamacmasri
Mahamud Jama
26 days
Tweet media one
3
0
10
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
When you are feeling ownership , Muse Yousuf secondary school students after finishing their exam .
Tweet media one
0
1
9
@jaamacmasri
Mahamud Jama
6 years
@M_Farmaajo I don't understand why people supporting #Roobow the mass killer, when we are almost kicking out of #Madobe and other associates.
1
1
9
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Faysal cali dhurwaayoow gambada xasan sheikh kuuma xidhin, ee wiilkaa yar ee 18 jirka ah, baa kuu xidhay illaa uu 90 jir noqonayona way kuu xidhnaanaysaa abid, taas ku biyo cab, maalinba hebel baa wacan tv halasoo fadhiisane .
Tweet media one
Tweet media two
1
1
9
@jaamacmasri
Mahamud Jama
30 days
Abshir, towfiiq iyo duco ayaan u dirayaa shirweynaha beesha Naalaye Axmed ee kafurmay degmada Awrboogeys, alle hakadhigo mid horseeda midnimo badbaada dad iyo duunyo ee deegaanka, horumar iyo nabadgelyo .
Tweet media one
0
0
9
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Professor Axmed ismaaciil Samatar, walaal waxaan kugula talinayaa inaad qayb ka noqotid halabuurka qadiyadda reer Awdal state ee socda,oo ah dareen shacab oo wakhtigiisii yimi, cid sacab kunqarin kartaana aysan jirin, waxaan ogahay awelba inaad ogayd in Somaliland ay tahay SNM,
Tweet media one
0
2
9
@jaamacmasri
Mahamud Jama
1 month
@Cadaraann He entered Mogadishu while lights and water of the city were running, with Bare’s regime gone, he started mass killings of his own tribe till finally they managed to assassinate him, nearly 50 industries and the whole somali capital is gone, looted and sold, they only thing I
2
1
9
@jaamacmasri
Mahamud Jama
1 month
Hambalyo dawlada puntland iyo shacabkeeda, alle ha idiin siyaadiyo badhaadhaha.
Tweet media one
0
2
9
@jaamacmasri
Mahamud Jama
3 months
Ciidamada asluubta ee dawlada @SSCKhaatumo waxaa maanta u bilaabmay tabobar muddo socon doona, waxaa daahfuray wasiirka cadaalada ee ssckhatumo mayorka Lasanod iyo taliyaha bileyska ee dawlada ssckhaatumo .
0
1
8
@jaamacmasri
Mahamud Jama
5 months
Training for Lasanod Hospital Employees by the Ministery of Welfare and Social Development of @SSCKhaatumo .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
2
7
@jaamacmasri
Mahamud Jama
13 days
Hambalyo ciidanka dowladda @SSCKhaatumo maalintii ay guusha dhaliyeen oo ah 25 Ogosto oo ay ka guulaysteen ciidankii Somaliland ee goonigoosatada ahaa, ciidanka somaliland wuxuu ahaa ciidan cadow ku ahaa midnimada iyo wadajirka ummadda soomaaliyeed, ma uusan ahayn ciidan qabiil
Tweet media one
1
2
8
@jaamacmasri
Mahamud Jama
6 days
@don_ilag @KuameOliver_ @SIKAOFFICIAL1 @_abochie @TipsterKingA @Ghana_Ronaldo @Sweet_Khobby @kofiadofo_69 @withAlvin__ @WebkidAfrika @n_mandela1 @kvng_baff @fixondennis @TwoTerty_ @the_marcoli_boy snoop dogg was once asked what Kanye west is going through and how mess things are now, he said “ the man wants to have black woman in his life, he wants to marry black wife sow all of his problems will vanish instantly, why marry gold digger from the first place” these woman
0
3
8
@jaamacmasri
Mahamud Jama
10 months
@alihwarsame runtii, wuxuu ku dhiiraday oo aan odhan karaa wuxuu hadlay qalbiga dadka soomaaliyeed wixii ku jirey, iyo inay ilaahay aaminsan yihiin eysan cidna iska dhisin oo raali gelin, sahyuuniyadda iyo reer galbeedoow anagaa nidhi ee cirka soo dumiya ..
0
0
7
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
@EngNaaji Dawladu waxay tidhi hubku wuxuu ahaa hub aan sharci ahayn oo ay qabatay, waxaan filayaa in halkaas ay ahayd inay tacsi dirto shacabka ay dishey, hub soo celin ma jirto oo soomaali maxamed buu dhex galaye
1
0
8
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Jeedalka aan iidoor la dhacay wuxuu baday inay toban jeer bedalaan dhalashadooda, iminka waxay jeclaadeen daraawiish oo ay weligood necbaayeen, ileen waa niman gaalo u shaqaynayeye, nimankaas wax xun baa kasoo socda, iyo inay yuhuud sheegtaan, markaad bilaa taariikh tahay waa
2
0
8
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
NISA sidee hub suuqmadow ah u wadeen, toddobaadkan ayaan maqlayey waraysi siyaasi soomaaliyeed oo leh sanbalooshe diplomatic passport Ethiopian ah ayuu haystaa, waa isutagaysaa halkaasi, 1991 waan joognaa ee si miyirqabta 2024 maku soo noqonaa mise halkaas baan iska
0
3
8
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
@SuleimanElite Waalidiinii hore ayaa lala yaabanyahay aduunka inta joogtana ma waasha ayaad leedahay
0
0
8
@jaamacmasri
Mahamud Jama
1 month
Hambalyo @DrHodanOsman Safiirka cusub ee dawlada soomaaliya u fadhiyidoona jamhuuriyadda dadka shiinaha .
Tweet media one
0
0
8
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Labo nin oo caytamay midna waan taageersanahay cayna nin waan ku xidhayaa, nina waan ku derejaynayaa waana labo nin oo ilmo adeer ah, iidoor baa laga hayaa alla maxay nimanku cadaalad ka fogaadeen .
Tweet media one
Tweet media two
5
2
8
@jaamacmasri
Mahamud Jama
4 months
Ninkan iyo kuwo kale oo deni lacag siiyo, ma aha in laga ficil qaato oo weliba tolka lagu jaa’ifeeyo, weliba kan qoobey waa nin maskaxiyan u buka .
Tweet media one
0
1
8
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
President firdhiye.
Tweet media one
0
0
7
@jaamacmasri
Mahamud Jama
3 months
Madaxweyne kuxigeenka oo ah siihayaha xilka madaxweyne, ee dowalda @SSCKhaatumo Dr shiine oo daahfuraya imtaxaanka maanta ay ardaydu u fadhiisteen
1
0
7
@jaamacmasri
Mahamud Jama
3 months
June, 2124 waa boqol sanno kadib, dhamaanteen ciida ayaan hoos marnay, sidaas waxaa qoray Nin kamid ah dadka ugu cayda iyo ceebeynta badan ee soomaalida social media ku jirta, wiil aad u da’yar ayaa comment ugu qoray, “ waa hubaal in badi aynu ciida kahoos marayno maalintaas aad
Tweet media one
0
1
7
@jaamacmasri
Mahamud Jama
3 months
@islaanTooLate Abdullahi Yusuf was never a looter and corrupt, his time was complicated thought
5
0
7
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
@Jigjigamedia I don’t get where these statements are coming from, I think Addis ababa .
1
0
7
@jaamacmasri
Mahamud Jama
15 days
@OCHASom @shf_somalia @UNinSomalia @GConway_UN @unicefsomalia @FAOSomalia @WHOSom @UNSomalia @UNHCRSom Shame on you @OCHASom Amit is disgraceful to your leadership of not knowing up-to-date situations in Somalia, the territories you referred as disputed is completely under new @SSCKhaatumo administration, your teams in the ground Somalia needs to be updated, if these sort
0
0
7
@jaamacmasri
Mahamud Jama
3 months
Wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha ee dowladda Soomaaliya oo u hambalyeeyey ardayda soomaaliyeed ee imtaxaanka fadhiisatay maanta, si gaar ahna ardayda @SSCKhaatumo ayuu u booriyey in ay mustaqbal wanaagsan haystaan lana barbar taaganyahay .
Tweet media one
0
0
7
@jaamacmasri
Mahamud Jama
10 days
@JibrilQoobey Intaad misaajid gasho naga soo habaar weliba, qoraalka iska daayoo .
0
0
7
@jaamacmasri
Mahamud Jama
1 year
I support Mr abdikader ahmed for his longtime leadership and backing of the ssc khaatumo movements since it has started, he is also Islamic scholar which I’m hopeful that he won’t steal and betray the people . Vote man of principles . @SSCKhaatumo
Tweet media one
1
1
7
@jaamacmasri
Mahamud Jama
3 months
Faysal Cali dhurwaa baa wuxuu yidhi isagoo daba socda Kulan lagu qabtay London, yuusuf garaad iyo faarax sheikh cabdiqaadir in ay London ka hadlaan oo aysan Roma shir ku qabsan waa midnimo la’aanta dhexdeena ah haddaynu nahay Somaliland, wuxu aflagaadeeynayaa ragga ka dhiidhiyaya
Tweet media one
1
0
6
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
@Abdiburhan200 Where is president of puntland, I am sure you and me agree that Firdhiye is not .how many times I have to tell you mind your own politics this one is non of ya concerns.
1
0
6
@jaamacmasri
Mahamud Jama
1 year
Garad Jama Garad Ali is a man of action and vision at the same time, he stands with Will Of The People .
Tweet media one
0
1
7
@jaamacmasri
Mahamud Jama
1 year
@AAbdishakur No offence but two years ago you’ve said this, where is rooble, where is qoorqor, where is gudlawe, I want them here today, what you meant by that, even though I’m not denying wrongful act of government at the time firing bullets to you and your colleagues of protesting.
0
0
7
@jaamacmasri
Mahamud Jama
1 year
Halgan iyo Shaqo badan kadib @IsimadaSsc oo neecow ku qaadanaya maanta xeebta liido ee caasimadda ummadda soomaaliyeed ee Muqdisha, weli isimada shaqo badan baa sugaysa, alle hala garab galo, ummadda soomaaliyeed abaal bay idiin haysaa reer @SSCKhaatumo dhiigiina aad hurteen .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
6
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Waxaan u fahmay Maleeshiyadii aanu hubka u wadney ma ahane kuwo kale ayaa na dhacay.
Tweet media one
3
1
7
@jaamacmasri
Mahamud Jama
12 days
@TvGeopolitics 33 years of craziness is almost gone, welcome to SOMALIA amigos
0
0
6
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
@TvGeopolitics @yGabobe Suldaan Waxaa haboon in aydin shacabka isaaq jahwareerin, waayo waxaa hubaal ah in uu isagu birta iska asli doono hadii aad waalidan sii wadaan, nooc soomaalidaba ku cusub oo waali ah ayaad samayseen oo xaqiiqda iyo miyirkaba ka fog, waa la ina laynayaa waa la isu keen bahaystay
0
0
5
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
@FaisalAliWarabe Faysal shaqo xume, nin soomaaliyeed oo nool oo kaa CV xun ma jiro , nin baa iiga sheekeeyey yadoo nin reer laasqoray ahi kugu dhirbaaxay shirkole hortiisa adiga oo laba lancrusier jaad iyo dumar ku sida, intuu ciil qabtay reer waqooyinimo darteed.
2
0
6
@jaamacmasri
Mahamud Jama
5 years
@MofaSomalia كوننا جزءًا من الجامعة العربية لن يساعدنا في الوقوف على قدمينا ، لكنه سيتصاعد ويخاطر بآلامنا ، أقترح أن يتخلى #لصوماليون عن الجامعة العربية والدراما
0
1
6
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
@EngNaaji Isma dhaantaan, adiguba hadh iyo habeen qabyaalad baad wadaa, waxa aad adigu samayso saaxiibkaa kale haku dhaliilin
1
0
6
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Cergaabo calanka khaatumo inuu tagayo waa biyo kama dhibcaan, waana fikir wakhtigiisii yimi, dadkiisii baana degen, qofka aan sidaa u ogeyn ee hargaysa jooga cidi waxba weydiin mayso, su’aal baa halkaa ku jirta , ma ciyaaro kahoreeya ayaad inoo dooraysaan sidii Gaalkacayo ka
3
0
6
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
@SSCKhaatumo minister of information .
0
0
6
@jaamacmasri
Mahamud Jama
4 months
@SuleimanElite Bahaa’im waaxid, ilaahow sidaa hanooga qaadin garashada.
0
0
6
@jaamacmasri
Mahamud Jama
8 years
@Teymour_Ashkan @fqdayib I trust my children's future with her, and I stand with her
0
0
4
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Garaad Jama addressing people in his home town Lasanod.
Tweet media one
0
0
5
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Ninkaasi ragga soomaaliyeed waa ceebeeyey wuxuu istaahilaa in la dhirbaaxo nacaska aan laga nacasaysnayn .
Tweet media one
4
0
5
@jaamacmasri
Mahamud Jama
1 year
@Xuquuq I talked to him a moments ago, kaalay dil Dee adigu neefyahow .
0
0
5
@jaamacmasri
Mahamud Jama
1 year
Dr. Abdikader ahmed is the elected leader of @SSCKhaatumo people, he has to work the will of the people. @TheVillaSomalia @UNSomalia @AP
Tweet media one
0
0
5
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Hadaan jiif kakoco huunooy aan jarmaad idhaa, badda kaaha weyn miyaan jiidhayaa.
Tweet media one
1
1
5
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
Darwish" units engaged in stability policing, law enforcement and high-risk interventionsare mainly deployed in the Somali capital, Mogadishu, and along the country's borders, where they operate to maintain stability and protect order and public security, this is Somalia history.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
5
@jaamacmasri
Mahamud Jama
8 years
Men Living with honour are prof #A .samatar and prof: #gayle they restored our hoppe by making sure people's choice @Farmaajo2017 win .
Tweet media one
0
2
5
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
@XurmoXamdi Ey weeye ey dhalay, cumar Maxamuud waa tolkayo weliba kuwa aanu ugu jeclenahay ayay safka hore kaga jiraan, qofkan yaan tolka loo qaban, yaanaynuna buun buunin dadkan oo kale
1
0
5
@jaamacmasri
Mahamud Jama
2 months
87 and 2007 .
Tweet media one
Tweet media two
1
0
5
@jaamacmasri
Mahamud Jama
3 months
@FahadBinYasin Niyoow XSM waa imaan laawe, farmaajo na waa autistic aan labo qof wax u sheegi karin ku dhacna lahayn, siyaasada soomaalidana waxaa muhiim ah in xididada loo saaro dhaqankan adiga iyo kuwo kale aad keenteen ee ah, dawlad wiil yari leeyahay oo dal shisheeye ah u shaqeeya, kuwa
2
0
5