Naaji Profile Banner
Naaji Profile
Naaji

@EngNaaji

10,912
Followers
1,364
Following
3,849
Media
20,848
Statuses

A Son,Husband, Father of Queen & King, Engineer & ArsenalFan.. #The best of me is yet to come.

Joined February 2011
Don't wanna be here? Send us removal request.
Pinned Tweet
@EngNaaji
Naaji
1 month
28
10
25
@EngNaaji
Naaji
7 months
Ciidamo Ka Mid ah Kuwa Gorgor oo La Geynayo Maalmaha Soo Socdo Magaalada Laascanood !
Tweet media one
68
19
352
@EngNaaji
Naaji
5 months
Halkaan Waa Balcad Magaalo Ka Barwaaqo Badan Dhamaan Puntland
Tweet media one
64
25
334
@EngNaaji
Naaji
8 months
Kuunfur iyo Waqooyi Dhameystiran 😀😀😀. Walaal ha xanaaqin Hadaad sawirka iska weyso midka sawirka qaaday waa adiga 😀😀😀😀
Tweet media one
62
22
309
@EngNaaji
Naaji
1 year
Madaxweynaha Loogu Jecel yahay Inta madaxweyne Dalka So Martay Marka Laga Reebo Aadan cade Birmade @HassanSMohamud Guuleyso Mudane Madaxweyne
130
74
303
@EngNaaji
Naaji
2 months
Sirdoonka Kenya oo Xog Xildhibaano Safarada Ethiopia Ee kenya tagay La wadaagay Dowlada Somalia ! Ragaas kuwii Maanta qeylinaayay Qaar Ba oga Jiro
Tweet media one
Tweet media two
139
48
265
@EngNaaji
Naaji
5 months
Waxa Shalay Ka dhoofay Madaarada Garoowe iyo Hargeysa dhamaaan Diplomasiyiinta ku sugnaa labada Magaalo ee ka so Jeeday Ethiopia ,taas oo timid ka dib markii DFS ay amarka Bixisay ! Somalia Somali Baa Leh
Tweet media one
113
33
265
@EngNaaji
Naaji
8 months
Cawoo Kale Mid baan nahay @M_Farmaajo
Tweet media one
34
23
235
@EngNaaji
Naaji
5 months
Qurux Badan Hargeisa Caasimada Labaad ee Somalia❤️
Tweet media one
58
16
235
@EngNaaji
Naaji
1 month
Xitaa digteetarmimada Kala Sharaf Badan ! Intaa islaanta sameysay Haduu sameyn Lahaa Maanta Kuligeen Mustaqbal Kan ka duwan Baan Lahaan Laheyn !
Tweet media one
154
18
225
@EngNaaji
Naaji
2 months
Madax aan Qarankeena Looga Baqin Baa xukunka Joogto❤️
Tweet media one
43
23
196
@EngNaaji
Naaji
2 months
Ninkaan Libaax waaye Jubaland ma Celiso Ee Federalka Ha loo So Dalacsiiyo ❤️
Tweet media one
33
19
198
@EngNaaji
Naaji
2 months
Video u daran Kuwa Qalbada Ka naceb in ay Somalia Hagaagto❤️. Unukaa leh! aamin ama Ha Aaminin lakin Qaranka Somalia Baa leh💯💯
40
38
196
@EngNaaji
Naaji
8 months
Hadii Case Kaan Badda ee Ethiopia Ka Laabato oo Birmade @HassanSMohamud Ku Guuleesto Sow Ninkaan taalo Naga ma Mudno ??
Tweet media one
88
13
193
@EngNaaji
Naaji
8 months
#breakingnews Somalia Eygpt and Eritrea agreed to form a New Joint Redsea Naval Force with one commander center.
Tweet media one
26
22
183
@EngNaaji
Naaji
5 months
Beautiful hargeisa Somalia♥️♥️
Tweet media one
38
7
178
@EngNaaji
Naaji
8 months
Dowlada Ethiopia ee Muga Weyn Ayuu Kaga Guuleestay dhaman diplomatic Channels , Waxuu Helay Tageerada USA Uk TURKIGA AU Al IO Iyo wadamo Badan ETHIOPIA waxey mareysa in ay Been ka sheegto Safarada Uk in ay Tageertay Hadana Tirtirtay Tweetkeyga ! Dowladnimada Waa Daganaan
Tweet media one
37
16
181
@EngNaaji
Naaji
1 year
Ma dadkaas Baan Dowlad aheyn ??.
Tweet media one
32
26
175
@EngNaaji
Naaji
15 days
SOMALI Mid ah ❤️
Tweet media one
33
19
179
@EngNaaji
Naaji
8 months
Marriage is free in Tatarstan Russia. You can get This Qalanjooz in free. The only condition they want is you. Have to be Muslim! Noo Aroos Fee Noo Expensive Meher And,will cook,clean stay Home Rise your Kids with Deen
62
22
161
@EngNaaji
Naaji
2 months
Abwaanoow cadoowgaaga rasmiga ah waa QAADKA ee xamar maahan.
Tweet media one
66
14
175
@EngNaaji
Naaji
5 months
Hadaan Maanta Madaxweyne Ahaan Lahaa labo Talaabo oo Dagdag ah Baan Qaadi Lahaa. 1. Waxaan Sameyn Lahaa Somalia One Entry Point diyaarad Calami Kasta Dalka So Galeyso Mogadishu waa in ay so Martaa baan Dhihi Lahaa ! 2. Waxaan Raacdeyn Lahaa Safirka Ethiopia u Fadhiyo Somalia .
Tweet media one
127
11
170
@EngNaaji
Naaji
8 months
The first time i support #Awdal state, we can not hold north of somali people to be Hostage @musebiihi Regime! Regime change is a must !
@Guntigaab
Gaboose
8 months
This is right in the middle of Borama, in front of Eelo University, in Harawo market. Schoolers are calling the youth and young generation to defend and stand for their country. I call on Gadabuursi and Ciise to unite and mobilize their people to block the borders from Xariirad
64
256
879
27
20
167
@EngNaaji
Naaji
3 months
Geeshkayaga iyo Ceeldheer ❤️
Tweet media one
Tweet media two
6
7
156
@EngNaaji
Naaji
5 months
Walaahi Waxaa Aaminsanahay In Madaxweyne @HassanSMohamud Ficiladiisa ay isku Si Kaga Wada Xanaajiyeen . Alshabaab Somaliland Puntland Ethiopia Waxaan Qirayaa In Dowladnimada Somalia So Dhaw dahay Mar Hadii Cadowga iyo Kuwa u shaqeeyo ay Dhibsadeen Hor U socodka Somalia❤️.
Tweet media one
76
19
158
@EngNaaji
Naaji
8 months
MUUSOW @musebiihi ciidanka Fasax baa leysku Ogaa ee Badda Fasax Leyskuma Ogeyn 😀😀
Tweet media one
35
15
152
@EngNaaji
Naaji
27 days
Xafiduhulaah @AhmedMoFiqi
Tweet media one
16
12
159
@EngNaaji
Naaji
7 months
Birmade @HassanSMohamud guushada Waa Guusha Umada Somaliyeed Waxaa Tahay Halyeeyga Umada Somaliyeed . Ilaahay Ha Ku Xifdiyo Aamin ❤️. Madaxweynaha ogu Fiicnaa ee Dalkeena xukuma oo Si xor ah Ku yimaado Adan Cade Dabadii🫶🫶
Tweet media one
39
25
153
@EngNaaji
Naaji
2 months
Muuse Maanta waxey Ka Maree Xagee Ka Baxaa Meel alle 😂. Dab waxuu Ka shiday Sool Awdal Jabuuti Garoowe Mogadishu Maanta waa Muuse iyo Orama Bes baa isku So Haray😂😂
Tweet media one
43
8
147
@EngNaaji
Naaji
6 months
Ciidanka Qaranka 🇸🇴 Ciyaartan Ma Taqaanaa ??
11
11
150
@EngNaaji
Naaji
8 months
"Walaalaheyn Somaliland Ma rabno in aan Diplomatic muscles Ka dowladnimada in aan idin Isticmaalno" @HassanSMohamud Maanta ayadoo ficil ah Ma Heysaan! Markale, don't try us @muslimhero11 @cabdiraxmanmid @sharmakeabyan @Hawd_iyo_xeeb @AbdiSamawad @filsanfilsan @Ehelsan_Saleban
32
31
145
@EngNaaji
Naaji
8 months
Bal 60 Jirkaan arag waxuu Ku Hadlaayo ? Waa waxan Dhaqan iyo asluub iyo Diin iyo Xishood laheyn Nasabadna aysan Ka Muuqan ! Bal Ninkaa intaas la eg dadka uu Barbaariyay sidee Noqon Karaan? Adiga Ila dhageyso Bal 👇
205
22
142
@EngNaaji
Naaji
5 months
Eid Mubaarak Twitter Families ❤️
Tweet media one
36
5
139
@EngNaaji
Naaji
7 months
"Dhimasho Ninkii Diida Gunimaa Salkiisa ah" waxa La Jooga Xiligii ay Somali is Garab Istaagi Laheyd Walaalaheyn Reer #Awdal . Xalku Somalia waxuu Ku Jiraa Awdal oo La aqoonsado @AhmedMoFiqi . MAYAA #SOOMAALIDIId
23
35
138
@EngNaaji
Naaji
6 months
"Mohamed Ha Baqin Intaad caafimadka Jirto Calanka Blue Hargeisa Laga Taagi Doon insha allah" @AhmedMoFiqi Xildh Gobsan baa Ila Hadashay inaanan Intaa U dhaafin 😀😀.
40
28
136
@EngNaaji
Naaji
1 month
Wax Ninkaan Garaaco Ma La waayay oo Nairobi joogo ??
Tweet media one
189
18
135
@EngNaaji
Naaji
8 months
Bal Cadaalad Darada Eega ! Qaabka ay Sirdoonka @musebiihi u weerareen Tvka MMTV kaas oo ay ku So xireen Wariye Mohamed Ilig. Meesha waa meel aan sharci Kaba Jiron No rule of law. it's Jungle
50
37
128
@EngNaaji
Naaji
7 months
Ictiraaf marka Maqlo Ninkaan aa igu So dhaco !
Tweet media one
78
12
132
@EngNaaji
Naaji
1 month
La Yaab Igu Ma ahan !
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
52
15
131
@EngNaaji
Naaji
9 days
Sawirro:- Diyaaradahii Dowladda Talyaaniga ku wareejisay Milatariga Soomaaliya oo ku sugan garoonka Aadan Cadde ee magaaladda Muqdisho. Diyaaradahaan oo ah nuuca Bell 412 waa helikobter loo isticmaali karo hawlgallo badan oo militari, oo ay ku jiraan weerarka cirka, hawlgallada
Tweet media one
18
17
136
@EngNaaji
Naaji
5 months
Wada Jirka Midnimada Umada Somaliyeed Waa Muqadas ❤️
Tweet media one
41
15
132
@EngNaaji
Naaji
17 days
32 Sano oo Been Ah ! Hadii wax Dowlad La dhaho SOMALILAND ay jirto fadlan Amar kaa ay Dowlada Faderalka Somalia So Saartay Mid aan aheyn So saara oo diyaaradahas Yeey Hargeisa Ka so Dagin,Hadii Kale Umada Madadaalada Ka daaya Una Sheega in xamar leydinka Xukumo @FaisalAliWarabe
Tweet media one
Tweet media two
75
17
126
@EngNaaji
Naaji
29 days
Ethiopia Waji Ma lahan 😂
Tweet media one
Tweet media two
43
22
128
@EngNaaji
Naaji
1 year
Waxaa Ii Muuqato Dhamaadka Sanadkaan Insha allah ! 1. Somalia oo aan deyn Lagu laheyn 2. ALSHABAAB OO laga adkaado 3. Somalia iyo Somaliland oo Hishiis Laga gaaro Midow ama Kala tag 4. Dastuurka la dhameystiro 5. Shidaalka oo Qodistiisa Bilaabato 6. Ciidamada Qaran oo
Tweet media one
55
25
127
@EngNaaji
Naaji
8 months
Naagtaan Ba Rabtay in East Africa world stage Ku Matasho ! Kuwii U diiday waa Mahadsan yahiin waaba islaan Burcad Badeed ah 😀😀
Tweet media one
41
14
123
@EngNaaji
Naaji
5 months
Madaxda Puntland oo Raashin Loogu Qeybshay plastic Take away 😀😀😀😀
Tweet media one
55
9
119
@EngNaaji
Naaji
6 months
Halkani waa Muqdisho Muuq Wanaag ❤️❤️
Tweet media one
13
13
118
@EngNaaji
Naaji
17 days
Igaar La Hubo Waaye
Tweet media one
15
9
120
@EngNaaji
Naaji
4 months
Talaabo dheere Ninka Dani Geed Ku xiray @HamzaAbdiBarre
Tweet media one
19
14
118
@EngNaaji
Naaji
3 months
Aqoonsigii aqoonsigii Aqoonsigii 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
34
24
115
@EngNaaji
Naaji
5 months
'There are Five Families ( 5 Clans) in Somaliland and fourth and half didn't recognise the idea of succession (SSC Khaatuma,Maakhir,Awdal state, even hargeisa and Burco didn't agree this idea and i come from that region " Mr Jama
35
23
114
@EngNaaji
Naaji
8 months
Horta Somalia Ma Hawiya Ka Wakiil ah ! Marka Laga So Tago Shacabka Somaliyeed Meel Kasta uu Joogo Arinta Badda Ethiopia ay Naga Damaaciday In ay Ka dhiidhiyaan , Dadka Kaliyah ee Siyaasiyan Banaanka Usoo Istaagtay Min Sheikh, Dhalinyaro , Haweyn, SIYAASIYIIN waa Qabiilka Hawiye!
Tweet media one
133
13
116
@EngNaaji
Naaji
7 months
For the first time in 30 years, the Awdal region and Khaatumo state will receive grants independent from Somaliland admin. Danqaran, they don't just talk they do it in practical . End of Somali Diid ! Thanks to @HamzaAbdiBarre @AhmedMoFiqi . @Ehelsan_Saleban @filsanfilsan
Tweet media one
21
24
110
@EngNaaji
Naaji
26 days
Tweet media one
9
25
118
@EngNaaji
Naaji
4 months
Rag waxaan u aqaan ninkii PL fahamsiiya ineysan jirin xuquuq ay dheer yihiin Soomaaliya inteeda kale, kana saara cuqdadda isla weyniga ah ee ay qabaan. Waxaanan wax uu caqliga qaadan karo aheyn Muqdisho iyo dowladda federaalka waxaan aqoonsannahay markuu qof reer PL ah ka yahay
Tweet media one
85
9
115
@EngNaaji
Naaji
5 months
Hormuud University is situated in the Kahda district of Mogadishu.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
8
13
113
@EngNaaji
Naaji
8 months
Ninka Hawada Maamulo Unbaa Baddana Maamulo waa Billaahi Towfiiq
Tweet media one
14
11
112
@EngNaaji
Naaji
25 days
Heybad iyo Sharaf Baad Nagu Matashay Mudane Madaxweyne @HassanSMohamud
Tweet media one
19
25
114
@EngNaaji
Naaji
3 months
Jacelka Madaxweyne Loo Qabo Inanta Wajigeeda Ka Eeg dalxoreeye @HassanSMohamud
Tweet media one
19
11
114
@EngNaaji
Naaji
26 days
SOOMAALILAND ❤️. Xaflada Galmudug ee Magaalada Guriceel❤️ Heestan wa hesta ogu jeclahay Somaliland ❤️ Dad gob ah oo xariir ah
21
19
111
@EngNaaji
Naaji
7 months
SOMALILAND ta Xalaasha ah 💯💯💯💯💯
Tweet media one
22
12
110
@EngNaaji
Naaji
7 months
Somaliya iyo Turkiga Brothers🫶🫶
Tweet media one
3
14
109
@EngNaaji
Naaji
4 months
Reer Awdal oo Si Sharaf leh Iskaga Diidaay SOMALI-DIID Ka ❤️
17
21
110
@EngNaaji
Naaji
5 months
Birmade @HassanSMohamud oo tuule wato Hadaad aragto Shabaab waa ku Deeyay
Tweet media one
12
11
110
@EngNaaji
Naaji
6 months
Waziirka Difaaca Iyo Madaxweynaha Kenya @WilliamsRuto Goobtuna waa Mogadishu. Waan Ogahay Oramoow Ma Kala Taqaanan State Visit iyo Attending International Meetings Macnaha Kala Lee Yahay Saa waligiin Meydan Arag 😀😀.
Tweet media one
22
17
110
@EngNaaji
Naaji
3 months
Caasimada Puntland ee Garoowe 👌👌👌👌.
Tweet media one
67
4
106
@EngNaaji
Naaji
1 month
Cawa iyo Mogadishu Muuq Wanaag❤️👌👌
16
15
111
@EngNaaji
Naaji
5 months
Go’aan qaadashadu waa cajiib sawirka 1aad waa Jamac Maxamed Cisman waxa uu la dhashay AUN Col. Xasan Tuure oo ku shihiiday Galcad. Jaamac waxa uu ku biiray Danab hada ayaa tababarkii u soo dhamaaday. Sawirka 2aad waa Sakariye Maxamed Sheikh waxa uu la dhashay AUN G/le Cabdi
Tweet media one
Tweet media two
20
17
111
@EngNaaji
Naaji
7 months
Birmade @HassanSMohamud Dowladnima Qurux Badan❤️ be Happy if you can see our flag
31
30
112
@EngNaaji
Naaji
7 months
Lacagtii Uu ka dhacay qaranka ayuu Maanta Wiilkiisa Ku aqal Galay ! TUUG WAA tuug @M_Farmaajo
Tweet media one
115
19
108
@EngNaaji
Naaji
8 months
Hanbalyo Shacabka somaliyeed Mardanbe Siyaasi damaciis loo xayirnaan Maayo
Tweet media one
15
16
111
@EngNaaji
Naaji
5 months
Qaranka Somalia
Tweet media one
17
8
108
@EngNaaji
Naaji
1 year
Sawirkaan Cawa Markuu Arkay Majnuunka Ma seexan Ayaan Maqlay ??
Tweet media one
27
15
107
@EngNaaji
Naaji
7 months
Waa Madaxweynaha Qaranka oo aan wado Loo Xirin Mogadisho Dhaxdeeda Ka dukaameysanaya ❤️❤️ eebow Mahadaa . Mahadsanid Lamaha amniga @HSNQ_NISA iyo Police iyo milatary Somalia shaqada adag ay qabteen
Tweet media one
21
21
108
@EngNaaji
Naaji
3 months
Awdheegle Magaalo Puntland dhan Quudin Karta ❤️
Tweet media one
48
8
106
@EngNaaji
Naaji
1 year
Garaad stephen Garaad Gaal Garaad Cadaan Garaad Twitter
Tweet media one
55
6
104
@EngNaaji
Naaji
7 months
Hishiis ay Gaareen Walaalaha Turkiga iyo Somalia uu dhigayo in muddo 10 sano ah oo Ciidamada Badda Turkiga ku howlgalayaan Badda Soomaaliya kuna difaaco doonaan. Wasiirada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa 8-dii bishan Febraayo kala saxiixday heshiis istiraaji ah oo
Tweet media one
13
27
108
@EngNaaji
Naaji
5 months
Safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Muqdisho “Amniga Soomaaliya wuxuu la mid yahay amniga Turkiga”
Tweet media one
13
16
107
@EngNaaji
Naaji
5 months
Hanbalyo Waziirka Arimaha Dibada ee Somalia @AhmedMoFiqi . Bahasha Kululaatay😂😂
Tweet media one
38
7
104
@EngNaaji
Naaji
3 months
Anoo Axmaar ah Qatar Baan Idinka So Salaamaya 📞
Tweet media one
68
7
104
@EngNaaji
Naaji
8 months
" Aabo Hassan sheikh,Aabo Hassan Sheikh " Dhalinta Reer #Awdal Marka aad ogtahay in Hogaamiye Ka Danbeeya yahay Birmada @HassanSMohamud umada Quluubtooda meel kasta joogto Wey xasileysa. Reer #Awdal Fii Quluubinaa❤️❤️
11
14
105
@EngNaaji
Naaji
8 months
Halkaan Waa Boorame Iyo Saakay @musebiihi Juud Wama Juudow Waxaan Sugnaa waa shacabka Hargeiso oo ayaguna So Banaan Baxo❤️. #Noteven1inch Badeena Iib ma aha
Tweet media one
15
14
103
@EngNaaji
Naaji
1 year
Alhamdulaahi Aduun Waxaanu Joognaa In Shabaab Deyniile Qarax So dhaafin La yahay ! Alhamdulaahi aduun waxaanu Joogna Subax Kasta Dagaalkii Daljirka dahsoon Ka Socday Maanta uu Coosweyne iyo Galhareeri Ka Socdo ! Alhamdulaahi Aduun waxanu Joogna Gaariga Mogadishu Ka Baxo Bilaa
Tweet media one
20
25
105
@EngNaaji
Naaji
3 months
Waziiradii Hore ee Maaliyada & amniga ee Puntland oo Ku Damaashada Farxada Eidana Ku qaadanaya Caasimada Amniga badan ee Mogadishu ❤️❤️ Garoowe Said Unba Ku haray
25
12
104
@EngNaaji
Naaji
5 months
Ilaaah Baa Kugu Dhaarshee Ninkaa Dhulkaas aan geedba Laheyd ku Nool baa Ku leh #PuntlandFirst . Bal Maxuu La Tagayaa oo aan dhagax iyo Abaar Aheyn? Horta Qoraxda 12Pm Markeey Gaarto Maxaa La Qabta ??
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
91
10
100
@EngNaaji
Naaji
3 months
Tweet media one
11
9
103
@EngNaaji
Naaji
7 months
Dadka Lagu Qanciyay Tan in ay Diyaarad Tahay oo Waliba Dowladoodi La so Hor Istaagtay Baan Rabnaa inaa Qancino anaga ! Hortaa Jaadka Meeshas Laga Cuno Magaciis ??
57
19
102
@EngNaaji
Naaji
11 days
Khaa'in @M_Farmaajo shalay asagoo @AbiyAhmedAli Raali Galinaayo Buu diiday in Daawo shacabka Somaliyeed Loogu deeqay La Keeno Somalia! Maantana Mogadishu diyaarad ciidan ba ka so dageyso !
28
22
103
@EngNaaji
Naaji
5 months
Our President @HassanSMohamud
Tweet media one
13
5
100
@EngNaaji
Naaji
2 years
Laas Caano Ma Kaniisad Bey Laheed ?? Mase waa Fake Sawirka ??
Tweet media one
34
8
95
@EngNaaji
Naaji
5 months
Maalinta sabtiga Tariikhduna tahay 30/3/24 Wadanka waxa uu yeelan donaa Dastuur dhameystiran IA. 1.Deyn Cafin ✅ 2.EAC ku biiris ✅ 3. Qaadista cunaqabateynta hubka ✅ 4. Dhameystirka Dastuurka ✅ Wixii intaa ka danbeeyo waxa haray xoogga la isku geynayo waa ka xoreynta dalka
Tweet media one
27
19
97
@EngNaaji
Naaji
18 days
"we share Ethiopia blood shed with our Ethiopian brother " Ex Somali President . Ileen Ethiopianka kalmada dhiiga Ninkaan bey ka so xigteen
26
26
99
@EngNaaji
Naaji
5 months
Welcome to Galmudug Somalia❤️. 2025
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
19
11
100
@EngNaaji
Naaji
6 months
Dhalinyarada Waqooyi Ee Qalbiga Fiyoow ! Walaal SOMALI-DIIDKA ayeey Ka waalin Waa Lagu Neceb Yahay Yaan Lagu oran ee Kaalay Mogadishu Caasimadaada Cidi Kama Xigto ❤️. Cuqdada Oramada iyo SOMALI-DIIDKA dadka usheegayeen oo Beenowday 😀
Tweet media one
Tweet media two
29
7
99
@EngNaaji
Naaji
8 days
Focus Mr President @HassanSMohamud .
Tweet media one
13
16
108
@EngNaaji
Naaji
1 month
Puntland Hadeey Dowladnimo Rabto intaa Ha Sameyso !
Tweet media one
33
7
101
@EngNaaji
Naaji
3 months
Mogadisho muuq Wanaag❤️. Umada Somaliyeed Halka Laga Hogaamiyo ❤️
Tweet media one
17
5
96
@EngNaaji
Naaji
8 months
Laba Jeer oo Birmade @HassanSMohamud Tagay 🇶🇦 waxuu Maamuus u sameeyay oo uu u tagay Ex Dhagar qabe @M_Farmaajo oo tiro Ka 3 jeer ah Isku Daayay inuu Dilo Madaxweyne @HassanSMohamud . Lakala Gobsan ❤️
Tweet media one
58
11
99
@EngNaaji
Naaji
5 months
''Dhitooy anaa ku dhigay anaana ku dhamaya'' Wa Xildhibaan Puntland . Dalkaa Dowlad Buu Lee yahay Part1
12
22
99
@EngNaaji
Naaji
7 months
Kii Lagu Mahdiyayoow ilaahow Ku Barakee @HassanSMohamud Hogaamintaada waa Mid Lagu Mahdiyay 💯💯💯.
Tweet media one
21
15
97
@EngNaaji
Naaji
6 months
Dalkaan Nabad Buu ahaa Intuu Maqnaa Lakin Hadii Uu qarax Ka dhaco Magaalada Mogadishu Waa in La so Xiraa Danbiilahaan @M_Farmaajo . Asbaxow Magaalo Nabad ah Baa Timid ee Ha Ka Nabad Gasho 💯.
Tweet media one
65
10
98