Fahad Yasin فهد ياسين Profile Banner
Fahad Yasin فهد ياسين Profile
Fahad Yasin فهد ياسين

@FahadBinYasin

33,629
Followers
7
Following
29
Media
64
Statuses

National Security Advisor & Director of National Intelligence Agency, #Somalia (2018-2022). | مستشار الأمن القومي ومدير المخابرات الوطنية الصومالية.

Joined January 2024
Don't wanna be here? Send us removal request.
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
6 months
𝗦𝗨𝗚𝗡𝗔𝗔𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗦𝗢𝗢𝗗𝗛𝗔𝗪𝗘𝗬𝗡 Keddib markii aan arkay xaaladda dalku marayo oo ah mid aan laga aamusi karin oo madaxbannaanideena lagu soo xadgudbay, saaxiibo kala duwanna ay igula taliyeen inaan sameysto bar aan fariimaha kusoo gudbiyo, waxaan guddoonsaday inaan
2K
471
4K
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
5 months
Ciil Walaal: Ismaaciil Cumar Geelle.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
453
489
3K
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
4 months
Bishii barakada iyo badinta ducada. Eebboow bashbash iyo baraare naga sii. Soonqaadka dharaartii afkaaga warsan iyo wardi hasoo maro, dhuuntaadana calalis iyo cabitaan ka dhawr. Ramadaan Mubaarak.
Tweet media one
204
128
2K
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
6 months
𝗖𝗢𝗟 𝗞𝗨 𝗗𝗛𝗔𝗖 𝗢𝗢 𝗖𝗔𝗗𝗔𝗪 𝗞𝗨𝗨 𝗖𝗜𝗜𝗗𝗔𝗠𝗜 Tallaabo qaadka qaran walba waxaa udub dhexaad u ah saddex xagalka isku xigxiga ee kala ah xog saxan oo xuuraan hubsan soo xanbaaray, faham buuxa oo falanqayn xirfadaysan lagu lifaaqay iyo gaarista go’aan u qalma
327
258
2K
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
3 months
Ku ciida caafimaad san. Baraare iyo bashbash sanadka xiga alle hanagu gaarsiiyo. Dalkoo nabad ah iyo dadkoo ladan Eebbe weyne hanoogu deeqo. Ciid Mubaarak.
Tweet media one
160
113
2K
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
5 months
𝐃𝐀𝐘𝐀𝐂 𝐀𝐌𝐍𝐈 𝐌𝐈𝐒𝐄 𝐃𝐀𝐘𝐀𝐂 𝐇𝐎𝐆𝐆𝐀𝐀𝐌𝐈𝐍? Xerada Janaraal Gordan oo kamid ahaa xarumaha ugu amniga adkaa in saraakiil Xoogga Dalka iyo tababarayaal ajnabi ah lagu dhex shirqoolo waa fal ugub ku ah sooyaalka amni ee dalkeen. Madaxweyne Xasan Sheekh waxyaabaha
407
246
2K
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
3 months
𝐐𝐀𝐘𝐋𝐎-𝐃𝐇𝐀𝐀𝐍 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍 Waxaan la wadaagayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed hadal taariikhi ah oo xiriir la leh mustaqbalka dalka, waana shirqoolkii ugu halista badnaa oo la fulinayo iyadoo la adeegsanayo maskaxda iyo gacmaha masuuliyiin haya xilal qaran. Dowladda
283
238
1K
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
5 months
Tweet media one
70
154
1K
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
3 months
Soddonkii sano ee ina dhaafay xiriirka Imaaraatka iyo Soomaalidu marxalado kala geddisan ayuu soo maray. 𝐌𝐚𝐫𝐱𝐚𝐥𝐚𝐝𝐢𝐢 𝟏𝐚𝐚𝐝: Daneyn la’aan ay weheliso inyar oo kaalmo bani’aadanimo ah iyo fududeynta dhaqdhaqaaqyada ganacsi. 𝟏𝟗𝟗𝟏/𝟐𝟎𝟎𝟎. 𝐌𝐚𝐫𝐱𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢
Tweet media one
231
196
1K
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
1 month
𝐋𝐈𝐁𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐎𝐎 𝐋𝐀 𝐐𝐈𝐑𝐀𝐀 𝐐𝐔𝐃𝐇𝐄𝐄𝐃𝐔 𝐖𝐀𝐀 𝐋𝐈𝐁𝐈𝐍 𝐊𝐀𝐋𝐄 Quurista iyo hab dhaqanka suuban ee qarannimo waxay ahayd in Madaxweyne Xasan Sheekh uu qiro dowrkii hogaamineed ee uu Madaxweyne Farmaajo iyo xukuumadiisii ay ku lahaayeen guushii laga gaaray
172
191
1K
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
3 months
لم أر قط جلداً وصبرا مثل الذي رأيت على وجه القائد إسماعيل هنية الذي زرته في بيته قبل قليل، لأداء واجب العزاء باستشهاد ستة من أبنائه وأحفاده. رحم الله شهداء غزة، وربي يفرج الكربات عنهم، ويشف مرضاهم، ويشد أزرهم. Waxaan caawa gurigiisa ku soo booqday Hogaamiyaha Xamaas Ismaaciil
194
110
1K
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞, Shalay ayaad na fahamsiisay sababta uu Madaxweyne Xasan Sheekh kuugu magacaabay xilka Ra’iisul Wasaaraha dalka, waana inaad maamusho doorashada soo socota ee 2026. Mudane Xamse shalay waxaad soo hoggaamisay doorashadii ku dhisneyd
Tweet media one
Tweet media two
244
166
1K
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
4 months
MADAXWEYNE XASAN MA WUXUU QAADAY JIDKII KALA DIRKA DOWLADNIMADA?* Dastuur waa heshiis bulsho ay kuwada noolaato, mana jirto cid kaligeed ah oo si iskeed ah wax uga baddali karta. Dunida oo dhan laba jid uun baa dastuur lagu baddalaa. Tan koowaad waa in heshiis buuxa lagu
224
202
987
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
4 months
مبارك لشعب السنغال بالعرس الديمقراطي والفوز التاريخي للرئيس المنتخب، أخي (بشير ديوماي فاي) وهو شاب في الأربعين من عمره، منذ صباه تربى على الدعوة الاسلامية، وكان، ولا يزال يحمل هموم الأمة الاسلامية مناديا بالحرية وسيادة الشعوب وتحرير القارة الأفريقية من التبعية. أعرف أنه رجل ذو
Tweet media one
86
125
957
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
4 months
خلال عقد ونصف مرت العلاقة التركية الصومالية بمراحل متطورة: مرحلة الدعم الإنساني : 2009/2011 مرحلة التبادل الاقتصادي والاستثماري بين القطاعات الخاصة 2012/2016. مرحلة بناء وتعزيز الثقة: الشراكة السياسية مع التعاون الأمني. 2017/2022 مرحلة تبادل المنافع والتعاون العسكري. 2022
Tweet media one
81
150
908
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
1 month
𝐉𝐀𝐌𝐄𝐒 𝐒𝐖𝐀𝐍 𝐈𝐘𝐎 𝐉𝐔𝐆𝐉𝐔𝐆 𝐌𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐀𝐃𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆: 1. Ergay kusime 𝗜𝗗𝗠𝗔𝗡 ah kuguma filnee, Ergay rasmi ah raadso. Xasan Sheekh xitaa xafiiskii UNSOM waa wareeriyey. 2. Oday Xasan iyo James Swan: Mar labaad sidaad kusoo wada laabateen sirteeda
Tweet media one
Tweet media two
212
163
866
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
Shirka Madasha Wadatashiga 𝟯 𝘁𝗶𝗹𝗺𝗮𝗮𝗻 buu wataa, 𝟯 𝗻𝗮𝘁𝗶𝗶𝗷𝗮𝗻𝗮 waa leeyahay; 𝗧𝗶𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝟭𝗮𝗮𝗱: (𝗞𝗲𝗹𝗶𝗴𝗶𝗶 𝗱𝘂𝘂𝗹) Madaxweynuhu, waa tol la’aan siyaasadeed, waana tala la’aan dowladeed. 𝗧𝗶𝗹𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝟮𝗮𝗮𝗱: (𝗜𝘀 𝘅𝗮𝗺𝗯𝗮𝗮𝗿) Afarta
Tweet media one
146
142
856
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
3 months
Sheekada ah dastuur ayaa la dhammeystirayaa oo kumeel gaarka ayuu ka baxayaa waa mid aan bislayn waayo dastuurkan wax kasta oo laga baddalo wuxuu wali ahaanayaa kumeel gaar ilaa laga helo afti dadwayne oo uu ku noqdo mid rasmi ah. Sidoo kale, inta ay Somaliland maqantahay oo
Tweet media one
175
144
844
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
𝐒𝐔’𝐀𝐀𝐋 𝐖𝐀𝐋𝐀𝐀𝐋𝐍𝐈𝐌𝐎 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐈𝐃 𝐈𝐒𝐋𝐀𝐀𝐌𝐍𝐈𝐌𝐎 Qoraalkan kuma socdo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Wuxuu la hadlayaa Xasan Sheekhii muwaadinka wanaagsan ahaa ee aan saaxiibka dhaw la’ahaa sanado badan. Haddii qof
Tweet media one
201
137
833
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
𝐐𝐄𝐘𝐁𝐓𝐈𝐈 𝟐𝐀𝐀𝐃: Madaxweyne Farmaajo wuxuu dhaxlay 2017 ciidan qaran oo aan sagaal bilood wax xuquuq ah helin. Ciidan aan lahayn diiwaan casri ah iyo hannaan dabagal. Sanadkii u horreeyey Madaxweyne Farmaajo wuxuu u dhexeeyey Madaxtooyada iyo Xarunta Wasaaradda
Tweet media one
169
178
831
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
1 month
𝗙𝗮𝗿𝗶𝗶𝗻 𝗸𝘂 𝘀𝗼𝗰𝗼𝘁𝗮 𝗠𝗮𝗱𝗮𝘅𝘄𝗲𝘆𝗻𝗶𝗵𝗶𝗶 𝗸𝗼𝗼𝘄𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗝𝗮𝗺𝗵𝘂𝘂𝗿𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗠𝘂𝗱𝗮𝗻𝗲 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗖𝗮𝗱𝗱𝗲 Horta ugu horreyn Alle ha kuu naxariisto. Waxaa gadaashaa noqday Madaxweynihii 10aad Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. 𝗦𝗮𝗻𝗮𝗱𝗸𝗶𝗶
193
123
739
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
20 days
𝘾𝙀𝙀𝘽𝙏𝙄𝙄𝙎𝑨 𝙈𝘼𝘼𝙃𝘼𝙉 𝙀𝙀 𝙒𝘼𝘼 𝘾𝘼𝘼𝘿𝘼𝘿𝙄𝙄𝙎 Waxaan goor dhaweyd daawaday khudbadii Walaasheen Wasiir Fawsiyo Yuusuf Xaaji. 𝙆𝙤𝙤𝙬: Waligay garnaqsi ka culus oo ka degan maanan arag. 𝙇𝙖𝙗𝙤: Madaxweyne Xasan Sheekh muddo xileedkiisaan labaad, waa markii
151
138
702
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
Shirka Madasha ee Xamar ka socda dhinac kasta oo aan ka eegay Gabaygii Sayidka laga sheegay waan dhaafsiin waayey; Sagaal nin oo walaalo ah sideenaas Siddeed isku bah tahay sidiinaas Ninkuna bah gaar yahay sidaydaas Siddeeduna ninkii siri sidiinaas Ninkuna sirtii garan
Tweet media one
159
108
688
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
𝐃𝐇𝐀𝐗𝐀𝐋𝐊𝐈𝐈 𝐋𝐀𝐆𝐀 𝐇𝐄𝐋𝐀𝐘 𝐃𝐎𝐎𝐑𝐀𝐒𝐇𝐀𝐃𝐈𝐈 𝟏𝟓𝐊𝐈𝐈 𝐌𝐀𝐘 𝟐𝟎𝟐𝟐 Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu la wareegay dal hal dastuur leh. 𝐋𝐚𝐛𝐨 𝐬𝐚𝐧𝐨 𝐤𝐚𝐝𝐝𝐢𝐛, dalku wuxuu leeyahay labo Dastuur. 𝐏𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝 waxay haysataa kii sharciga ahaa ee
Tweet media one
168
129
670
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
27 days
Sida ku cad War-murtiyeedkii Madasha Wadatashiga ee 𝟮𝟴𝗸𝗶𝗶 𝗠𝗮𝘆 𝟮𝟬𝟮𝟯 Shacabka Muqdisho waxaa loo ballan qaaday doorasho 𝐐𝐎𝐅 𝐢𝐲𝐨 𝐂𝐎𝐃 ah in loo qabto bishan aan ku jirno ee June, 2024. Nasiib darro, waxaa qorshahaas lagu baddalay 𝗤𝗢𝗙 𝗶𝘆𝗼 𝗤𝗔𝗕𝗥𝗜.
125
94
656
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
24 days
Waa maalin ciid ah oo Ahlu Qubuurkii jirkoodi banaanka yaallo, iyaga oo aan ka war qabin in madaxdii dalkooda xukumaysay ay dhibkaas u gaysatay. Waxaan murugada iyo xanuunka la qaybsanayaa qoysaska aan maanta guryahooda farxadi ka jirin ee kujira xaalada adag ee
130
104
653
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
29 days
𝗠𝗔𝗬𝗧𝗜𝗗𝗔 𝗤𝗨𝗗𝗛𝗘𝗘𝗗𝗔 𝗦𝗢𝗪 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫𝗪𝗘𝗬𝗡𝗘 𝗨𝗠𝗔 𝗧𝗜𝗛𝗜𝗗? Muuse Suudi oo sharci darro ku dagan gurgii Taliyaha Ciidanka Badda, Saciid Mariino, Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu ku abaal mariyey inuu gurigaas ku booqday 12kii February 2024. Dhulka Qubuuraha
130
110
645
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
𝐆𝐨’𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐲 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐫 𝐬𝐮’𝐚𝐚𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐛𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧: 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚
Tweet media one
Tweet media two
172
124
601
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
4 months
تجدون أدناه ترجمة إلى العربية عن النص الذي كتبته بالصومالية حول الأزمة الدستورية والسيناريوهات المرتقبة. والشكر موصول لموقع (قراءات صومالية).
Tweet media one
50
76
566
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
1 month
𝗔𝘀𝗵𝗿𝗮𝗳 𝗚𝗵𝗮𝗻𝗶 waa Madaxweynihii fashilmay, oo isagoo baxsad ah ka cararay caasimaddii Afgaanistaan ee Kabul, dalkiina u gacan galiyey Taalibaan. Baaritaan iyo faaqidaad keddib, waxaa la ogaaday 𝘀𝗵𝗮𝗻 𝘀𝗶𝗳𝗼 oo uu lahaa, iney ka dhalatay taariikh xumadii uu
133
73
560
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
3 months
المشروع الإماراتي في الصومال: زواج متعة بين مفسد غبي وأحمق مفيد. ثلاثة عقود مضت، مرت العلاقات الإماراتية الصومالية بمراحل مختلفة. مرحلة: اللامبالاة مع قليل من الدعم الانساني وفتح الحركة التجارية. 1991/2000. مرحلة: اللامبالاة مع تطبيق قاعدة؛ امنحوا الحرب فرصة. 2001/2006.
71
91
548
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
3 months
كغيري من الصوماليين شاهدت فلم متميز عن حركة الدراويش ودورهم في مقاومة الاستعمار الثلاثي عبر قناة الجزيرة الوثائقية. السيد محمد عبد الله حسن يعتبر رمزاً قوميا وقامة وطنية توارثته الأجيال، واختزلته الذاكرة الصومالية في وجدانها العاطفي وينهل الثوار من شعاره وأشعاره دفاعا عن الوطن
50
90
541
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
29 days
Bulsho yahay qoraalkiyo taariikhdu waa buug Nin walbaa bog furan iyo beyj “Page” buu ku leeyahay Belaayooyinkii dhacay iyo Baasihii jiray, Wixii baxar lasoo maray Nin badbaadshay qarankiyo Bar madow ninkii lihi Isma baadi raacaan 𝗔𝗯𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗖𝗶𝘀𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗞𝘂𝗷𝗮𝗿𝗲
45
117
540
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
21 days
Dowladda Shiinaha hadayba ku dhawaaqayso abaal marin waxbarasho, jidka saxda ah wuxuu ahaa iney deeq wax barasho ku ekaato, iyadoo Wasaaradd Waxvarashada dalka soo marsiineysa. Dadka Soomaaliyeed marnaba sharaf iyo xurmo uma qaadanayo sunuud shilimaad ah oo aad u yar in loo
Tweet media one
85
88
529
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
13 days
Kenya waxay kasoo badbaaday halis jiritaan markii doorashada looga adkaaday xulufadii sharta ee uu hogaaminayey Uhuru Kenyatta. Tobankii sano ee lasoo dhaafay gobolka Geeska Afrika qalalaase siyaasadeed buu galay, gaar ahaan Soomaaliya xiligii Madaxweyne Farmaajo iyo dagaalkii
Tweet media one
97
70
526
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
𝗛𝗢𝗥𝗧𝗔 𝗬𝗔𝗔 𝗗𝗜𝗜𝗗𝗔𝗡 𝗗𝗢𝗢𝗥𝗔𝗦𝗛𝗢 𝗗𝗔𝗗𝗪𝗘𝗬𝗡𝗘? Waxyaabaha laga ducaysto waxaa kamid ah, xargo aad horay u gunuday inaad gacantaada dib ugu furfurto, siyaasadana waxaa laga fogaadaa inaad dib u cunto wax qabadkaadii hore. Muddo xileedkii hore ee Xasan Sheekh
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
101
117
513
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
3 months
بقلوب مؤمنة وراضية بقضاء الله وقدره أعزّي نفسي والأمة الإسلامية وبالأخص أسرته الكريمة بوفاة الوالد الشيخ عبد المجيد الزنداني رحمه الله رحمة واسعة وأسكنه فسيح جنانه وألهم أهله وذويه الصبر والسلوان.
Tweet media one
86
51
487
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
1 month
𝗔𝗦𝗛𝗥𝗔𝗙 𝗚𝗛𝗔𝗡𝗜: 𝗞𝗔𝗟𝗜𝗚𝗜𝗜 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗗 𝗣𝗛𝗗 𝗛𝗔𝗬𝗦𝗧𝗔 Aqoontiisa waxay gaartay inuu kamid noqdo boqolka mufakir ee dunida ugu saamaynta badan. Wuxuu buug caan ah ka qoray dal burburay sidee dib loogu dhisaa, wuxuuse astaan u noqday hogaamiye fashilmay oo
Tweet media one
119
113
483
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
𝐐𝐚𝐲𝐛𝐭𝐢𝐢 𝐬𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐀𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐢𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu xukunka kusoo laabtay iyadoo siyaasadda arrimaha dibadda ay sal dhigatay, dalkana uu kala yeeshay saaxiibo dhab ah, cadow laga hortagayo iyo qaar dano isdhaafsi
Tweet media one
93
98
473
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
7 days
Musharaxiinta leh waxaan u tartamaynaa jagada Madaxweynaha Jubaland waxay u baahanyihiin Siminaar 4 maalin ah, oo uu bixiyo Cilmi baare baagamuuda ah. Casharada afartaas maalin la qaadanayo waxay kala yihiin; karfan iyo kursi. Shabaab iyo shisheeye. Nabad iyo Nolol. Dhaxal
121
88
554
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
Maalintii uu xukunka la wareegay Khaliifkii Muslimiinta Abuu Jacfar Al Mansuur ayaa waxaa usoo galay wadaadkii caanka ahaa ee Muqaatil Bin Suleymaan. Al Mansuur baa yiri, wadaadoow bal i waani. Ma waxay indhahayga arkeen, baan kugu wacdiyaa? mise waxyaabihii aan maqlay? Ayuu
92
98
454
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
1 month
سوف تدون كتب التاريخ الإسلامي في قابل الزمان أن بلدا مسلما اسمه الصومال صوت لصالح الصرب ضد مسلمي البوسنة والهرسك في تصويت للأمم المتحدة عام 2024م. ورغم أن هذه جريمة تاريخية، فالمصاب الأعظم والطامة الكبرى أن قيادات هذه الحكومة الصومالية التي صوتت لصالح الصرب هي حكومة مكونة من
Tweet media one
Tweet media two
66
82
416
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
ترجمة لنص صومالي إلى العربية دولة الإمارات شوكة في خاصرة بعض الدول العربية. —————- ورث الرئيس فرماجو عام 2017 جيشا هشا لم يكن يملك ديوانا، ولا سجلا رسميا ولا أنظمة مراقبة، كما أنه لم يحصل مستحقاته الشهرية لمدة تسعة أشهر متتالية. وفي العام الأول من حكم الرئيس فرماجو كان
Tweet media one
51
73
410
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
Si kasta intaan yeelay waan isku dayey inaan fahmo falsafadda ay ku dhisantahay siyaasadda arimaha dibadda ee Madaxweyne Xasan Sheekh. Saddexda tiir ee ay dunidu taqaano bal aan la eegno halka ay kasoo gasho siyaasadiisa. Tiir waa qiyam ku qotoma diin, mabda’ iyo falsafad
74
80
405
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
12 days
𝐈𝐋𝐄𝐄𝐍 𝐍𝐈𝐍 𝐗𝐀𝐍𝐓𝐈𝐈𝐒𝐀 𝐎𝐆 𝐈𝐒𝐌𝐀 𝐒𝐇𝐄𝐄𝐆𝐎. Soomaaliya oo la ogyahay heerka ay uga jirto liiska dalalka musuqa ku dhaqma, sow fajac iyo mucjiso maahan in Golaha Wasiirada dalka, uusan khatar u arkin musuqmaasuqa. Markaan arkay in 𝐌𝐔𝐒𝐔𝐐𝐀 si kas ah
@SomaliPM
OPM Somalia 🇸🇴
14 days
Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka, oo uu warbixin guud oo qiimeyn ah uu ka diyaariyay Xafiiska Amniga Qaranka. Iyada oo laga duulayo aragtida cusub ee
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
73
60
250
118
62
405
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
Dalka Soomaaliya oo idil sharciyad buuxda oo dastuuri ah waxaa haysta Madaxweynaha Federaalka Xasan Sheekh, wuxuuse dhaawacayaa sharciyadiisa haddii uu dhaqangal ka dhigo dastuurka cusub. Madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo midna
68
54
370
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
1 month
𝐌𝐔𝐒𝐔𝐐𝐌𝐀𝐀𝐒𝐔𝐐 Ashraf Ghani macalin dhawrsanaan iyo hufnaan ku tilmaaman buu ahaan jiray. Wuxuu ceeb iyo anshax xumo u yaqaanay boobka hantida dadweynaha. Wuxuu garab siin jiray dadka fuqarada ah, talo iyo barnaamijyo ayuu u gudbin jiray Hay’adaha Maaliyadda Adduunka,
66
74
355
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
𝐓𝐑𝐀𝐍𝐒𝐋𝐀𝐓𝐈𝐎𝐍: The Somali Government's decision regarding the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) has raised several unaddressed questions: 𝐅𝐢𝐫𝐬𝐭 𝐨𝐟 𝐚𝐥𝐥, 𝐰𝐡𝐚𝐭 𝐤𝐢𝐧𝐝 𝐨𝐟 𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭𝐫𝐢𝐞𝐬 𝐚𝐫𝐞 𝐭𝐡𝐞 𝐔𝐍 𝐩𝐨𝐥𝐢𝐭𝐢𝐜𝐚𝐥
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
𝐆𝐨’𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐲 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐫 𝐬𝐮’𝐚𝐚𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐛𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧: 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚
Tweet media one
Tweet media two
172
124
601
61
84
334
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
𝐓𝐇𝐄 𝐀𝐂𝐓𝐔𝐀𝐋 𝐀𝐍𝐀𝐋𝐘𝐒𝐈𝐒 𝐎𝐅 𝐌𝐀𝐘 𝟏𝟓, 𝟐𝟎𝟐𝟐 𝐄𝐋𝐄𝐂𝐓𝐈𝐎𝐍 𝐑𝐄𝐒𝐔𝐋𝐓𝐒 𝐏𝐚𝐫𝐭 𝐎𝐧𝐞 Upon assuming office, President Hassan Sheikh inherited a nation governed by a single Constitution. However, within a brief span of two years, the nation finds
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
𝐃𝐇𝐀𝐗𝐀𝐋𝐊𝐈𝐈 𝐋𝐀𝐆𝐀 𝐇𝐄𝐋𝐀𝐘 𝐃𝐎𝐎𝐑𝐀𝐒𝐇𝐀𝐃𝐈𝐈 𝟏𝟓𝐊𝐈𝐈 𝐌𝐀𝐘 𝟐𝟎𝟐𝟐 Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu la wareegay dal hal dastuur leh. 𝐋𝐚𝐛𝐨 𝐬𝐚𝐧𝐨 𝐤𝐚𝐝𝐝𝐢𝐛, dalku wuxuu leeyahay labo Dastuur. 𝐏𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝 waxay haysataa kii sharciga ahaa ee
Tweet media one
168
129
670
39
61
290
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
𝗪𝗛𝗢 𝗢𝗣𝗣𝗢𝗦𝗘𝗦 𝗣𝗢𝗣𝗨𝗟𝗔𝗥 𝗘𝗟𝗘𝗖𝗧𝗜𝗢𝗡𝗦 𝗜𝗡 𝗧𝗛𝗘 𝗙𝗜𝗥𝗦𝗧 𝗣𝗟𝗔𝗖𝗘? One should avoid undoing the knots they themselves tied, a matter for prayer. In the realm of politics, it's imperative to refrain from reversing one's own prior achievements. During
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
𝗛𝗢𝗥𝗧𝗔 𝗬𝗔𝗔 𝗗𝗜𝗜𝗗𝗔𝗡 𝗗𝗢𝗢𝗥𝗔𝗦𝗛𝗢 𝗗𝗔𝗗𝗪𝗘𝗬𝗡𝗘? Waxyaabaha laga ducaysto waxaa kamid ah, xargo aad horay u gunuday inaad gacantaada dib ugu furfurto, siyaasadana waxaa laga fogaadaa inaad dib u cunto wax qabadkaadii hore. Muddo xileedkii hore ee Xasan Sheekh
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
101
117
513
24
64
277
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
𝐏𝐀𝐑𝐓 𝐓𝐇𝐑𝐄𝐄: 𝐎𝐧 𝐅𝐨𝐫𝐞𝐢𝐠𝐧 𝐏𝐨𝐥𝐢𝐜𝐲: President Hassan Sheikh came back to power at a time when the country’s foreign policy was on a solid footing, the country had finally realized who its real friends were, the adversaries to confront and some other nations
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
𝐐𝐚𝐲𝐛𝐭𝐢𝐢 𝐬𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐀𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐢𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu xukunka kusoo laabtay iyadoo siyaasadda arrimaha dibadda ay sal dhigatay, dalkana uu kala yeeshay saaxiibo dhab ah, cadow laga hortagayo iyo qaar dano isdhaafsi
Tweet media one
93
98
473
30
54
273
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
On the day Abu Jafar Al Mansoor ascended to the Islamic Caliphate, the renowned scholar Muqatil bin Suleiman paid him a visit. Al Mansoor then said, "Sheikh, please give me some advice or guidance." The Sheikh responded, "Shall I advise you based on what I have seen with my own
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
Maalintii uu xukunka la wareegay Khaliifkii Muslimiinta Abuu Jacfar Al Mansuur ayaa waxaa usoo galay wadaadkii caanka ahaa ee Muqaatil Bin Suleymaan. Al Mansuur baa yiri, wadaadoow bal i waani. Ma waxay indhahayga arkeen, baan kugu wacdiyaa? mise waxyaabihii aan maqlay? Ayuu
92
98
454
12
43
258
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
𝐓𝐑𝐀𝐍𝐒𝐋𝐀𝐓𝐈𝐎𝐍: I sought to understand the underlying philosophy of President Hassan Sheikh's foreign policy with the 𝘁𝗵𝗿𝗲𝗲 𝗴𝗹𝗼𝗯𝗮𝗹𝗹𝘆 𝗿𝗲𝗰𝗼𝗴𝗻𝗶𝘇𝗲𝗱 pillars: 𝗩𝗮𝗹𝘂𝗲𝘀 based on 𝗿𝗲𝗹𝗶𝗴𝗶𝗼𝗻 and 𝗴𝗼𝘃𝗲𝗿𝗻𝗮𝗻𝗰𝗲 principles; 𝗛𝗶𝘀𝘁𝗼𝗿𝘆
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
Si kasta intaan yeelay waan isku dayey inaan fahmo falsafadda ay ku dhisantahay siyaasadda arimaha dibadda ee Madaxweyne Xasan Sheekh. Saddexda tiir ee ay dunidu taqaano bal aan la eegno halka ay kasoo gasho siyaasadiisa. Tiir waa qiyam ku qotoma diin, mabda’ iyo falsafad
74
80
405
18
50
241
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
1 month
𝑻𝑹𝑨𝑵𝑺𝑳𝑨𝑻𝑰𝑶𝑵 𝗔𝗦𝗛𝗥𝗔𝗙 𝗚𝗛𝗔𝗡𝗜: 𝗧𝗛𝗘 𝗣𝗢𝗠𝗣𝗢𝗨𝗦 𝗣𝗵𝗗 𝗛𝗢𝗟𝗗𝗘𝗥: Ashraf Ghani's expertise earned him recognition as one of the world's most influential thinkers. He authored a well-known book on the rebuilding of failed states, but paradoxically, he
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
1 month
𝗔𝗦𝗛𝗥𝗔𝗙 𝗚𝗛𝗔𝗡𝗜: 𝗞𝗔𝗟𝗜𝗚𝗜𝗜 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗗 𝗣𝗛𝗗 𝗛𝗔𝗬𝗦𝗧𝗔 Aqoontiisa waxay gaartay inuu kamid noqdo boqolka mufakir ee dunida ugu saamaynta badan. Wuxuu buug caan ah ka qoray dal burburay sidee dib loogu dhisaa, wuxuuse astaan u noqday hogaamiye fashilmay oo
Tweet media one
119
113
483
24
43
233
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
13 days
𝐓𝐑𝐀𝐍𝐒𝐋𝐀𝐓𝐈𝐎𝐍: Kenya avoided a major crisis when the coalition led by Uhuru Kenyatta was defeated in the elections. Over the past decade, the Horn of Africa region has been plagued by significant political upheaval, particularly during President Farmaajo's term in
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
13 days
Kenya waxay kasoo badbaaday halis jiritaan markii doorashada looga adkaaday xulufadii sharta ee uu hogaaminayey Uhuru Kenyatta. Tobankii sano ee lasoo dhaafay gobolka Geeska Afrika qalalaase siyaasadeed buu galay, gaar ahaan Soomaaliya xiligii Madaxweyne Farmaajo iyo dagaalkii
Tweet media one
97
70
526
28
37
232
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
1 month
𝐂𝐎𝐑𝐑𝐔𝐏𝐓𝐈𝐎𝐍: Ashraf Ghani was once known as a paragon of integrity and transparency. He viewed the misuse of public funds as disgraceful and immoral. He also extended his assistance to the poor by offering advice and programs to international financial institutions,
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
1 month
𝐌𝐔𝐒𝐔𝐐𝐌𝐀𝐀𝐒𝐔𝐐 Ashraf Ghani macalin dhawrsanaan iyo hufnaan ku tilmaaman buu ahaan jiray. Wuxuu ceeb iyo anshax xumo u yaqaanay boobka hantida dadweynaha. Wuxuu garab siin jiray dadka fuqarada ah, talo iyo barnaamijyo ayuu u gudbin jiray Hay’adaha Maaliyadda Adduunka,
66
74
355
21
43
223
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
1 month
𝗔𝘀𝗵𝗿𝗮𝗳 𝗚𝗵𝗮𝗻𝗶, the disgraced former Afghan president, 𝐟𝐥𝐞𝐝 𝐊𝐚𝐛𝐮𝐥, relinquishing control of the capital to 𝐓𝐚𝐥𝐢𝐛𝐚𝐧 insurgents. Various assessments indicate that 𝗳𝗶𝘃𝗲 𝗸𝗲𝘆 𝗶𝘀𝘀𝘂𝗲𝘀 led to his downfall, causing humiliation for his people and
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
1 month
𝗔𝘀𝗵𝗿𝗮𝗳 𝗚𝗵𝗮𝗻𝗶 waa Madaxweynihii fashilmay, oo isagoo baxsad ah ka cararay caasimaddii Afgaanistaan ee Kabul, dalkiina u gacan galiyey Taalibaan. Baaritaan iyo faaqidaad keddib, waxaa la ogaaday 𝘀𝗵𝗮𝗻 𝘀𝗶𝗳𝗼 oo uu lahaa, iney ka dhalatay taariikh xumadii uu
133
73
560
29
37
221
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
President Hassan Sheikh possesses comprehensive constitutional mandate; however exercising the said mandate by enacting the new constitution may undermine his legitimacy. Puntland State President Said Deni, having been duly reelected, and Hirshabelle State President Ali
@FahadBinYasin
Fahad Yasin فهد ياسين
2 months
Dalka Soomaaliya oo idil sharciyad buuxda oo dastuuri ah waxaa haysta Madaxweynaha Federaalka Xasan Sheekh, wuxuuse dhaawacayaa sharciyadiisa haddii uu dhaqangal ka dhigo dastuurka cusub. Madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo midna
68
54
370
19
40
202