politician Profile Banner
politician Profile
politician

@XurmoXamdi

2,233
Followers
821
Following
1,575
Media
4,354
Statuses

hadad tabacdid doolar, diinar iyo geel tigaad daaqa, doonistaada oo idil hadad daruurahaas gaadhid................. โค๏ธtaageere SAY WALAHI ๐Ÿ•Š๏ธ๐Ÿฅฐ๐Ÿ’ฏ.

Joined January 2022
Don't wanna be here? Send us removal request.
Pinned Tweet
@XurmoXamdi
politician
4 months
" accepted by the people".
Tweet media one
10
8
45
@XurmoXamdi
politician
25 days
This is a picture of Conference b/w one of somali clan "hawiye" and Egpyt๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ .
Tweet media one
66
20
156
@XurmoXamdi
politician
5 months
inta luga basto jogo miyayba dhola cadayntu jogsanaysa โค๏ธ.
21
4
102
@XurmoXamdi
politician
6 months
DARWIISH YAR.
8
10
96
@XurmoXamdi
politician
6 months
hadhow baa mid caqli xumo daraadeed kabo kala jeeda ah qaba waxuu oranayaa naag batahaye iyo yuu yaa yuu yaaa. Gabar soomaaliyeed ayaa laga helaa awood jireed iyo mid maskaxeed oo togan barkada hal baac ayay kaga soo saaraysaa wadaanta waana naag , maxaa xal ah ?
23
16
91
@XurmoXamdi
politician
6 months
Fadlan nuunahaan hala badbaadiyo cid kasta oo gacan ka gaysan kara moral ahaan way udishay oo suu caaqibo uyeelanayo magaranayno laakin dhiigiisa halaga badbadiyo๐Ÿฅฒ.
89
18
80
@XurmoXamdi
politician
2 months
22
1
61
@XurmoXamdi
politician
2 months
Waxaa jirta dhalinyaro in aad diirada saarteen maanta hubka dhalinyaradu kala wareegtay adeegooyinkii cadowga soomaaliyeed. ogaada in howshaanu mudo badan soosocotay maantana aysan muuqan sifo ay ku istaagayso. Qaranimada somaliana isku dhanlagama taagne ee dadku wa horin horin
5
13
58
@XurmoXamdi
politician
1 month
Ugaaska guud ee beelaha sade oo dadkiisa salaan iyo bogaadin ku dhexmaraya weeye kani. Fii quluubinaa ugaasku ๐Ÿซก๐Ÿซก๐Ÿซก๐Ÿซก.
2
10
57
@XurmoXamdi
politician
4 months
Somali heshiis ah oo ku dambaysay soomaali laboobay, dal iyo duunyo.
Tweet media one
53
7
52
@XurmoXamdi
politician
13 days
hawadii somalia waxa looraray UAE dad aanan ka mid ahayn aniguna waxaa lagu mashquliyay sommaliland. wax cirka taar ku leh dhulka taar ku leh togogo orgi leh tunka sharax ku leh car bal garo adigu.
12
26
55
@XurmoXamdi
politician
6 months
caawa maseexan doono ilaa aan warkiisa helo xildhibaan sanyare, illahay waxaan kabaryaynaa in uu illahay ka soo samatabixiyo dhibaatada caawa SYL. Allahayow warsan noosoo yeeri.
Tweet media one
23
1
52
@XurmoXamdi
politician
8 months
Sawirada kurka ah ayaan galaa maxaad kabadali kartaa waxba๐Ÿ˜€.
Tweet media one
6
2
48
@XurmoXamdi
politician
6 months
Qurux badanidaayee qiimo waynidaayeey.
Tweet media one
2
1
50
@XurmoXamdi
politician
1 month
Galkio iyo galabta.
6
6
44
@XurmoXamdi
politician
6 months
Shacabka puntland waxay soo dhawaynayaan go aankasta oo ka soo baxa xukumadooda, waxaana u aragnaa in uu yahay biyo kama dhibcaan. Wabillaahi towfiiq.
Tweet media one
6
5
39
@XurmoXamdi
politician
2 months
Oh my son, tomorrow is thurst day. I wish you great success.
Tweet media one
Tweet media two
14
3
38
@XurmoXamdi
politician
10 days
muwaadinku waxuu leeyahay xaquuq siinaysa in uu cabiro rayigiisa laakin gabadhaan gabi ahaanba waxay abaabushaa in puntland lakala gooyo waxay u olo olaynaysay bari iyo sanaag ayaa maakhir u rabnaa, nugaal state iyo gobolka mudug waa in galmudug ay yeelato gacan ku hayntiisa.
Tweet media one
22
6
39
@XurmoXamdi
politician
6 months
SSC KHAATUMO.
2
1
38
@XurmoXamdi
politician
6 months
madhahaani ๐Ÿ˜‚. waxa iga su al ah dadkan see dal loowada yeelan karaa? Farmajo waa marexan. tiibijo alle haygu rido ana udhacaya. xamar ninkii idinla yeesha hooyadiis layeesha. iyo in kabadan hadan arkayno noloshan casriga ah, ninwalba in uu dib unoqdo tashadana wa xalal.
5
5
36
@XurmoXamdi
politician
1 month
Shaqsiyadaas askari leh ayaan uga baahanahay goob kasta iyo goorkasta. Waxuu caawinayaa ardaydaas kana gudbinayaa biyaha fadhiya asagoo baabuurta ka codsanaya in ay ku caawiyaan ardayda sidii looga gudbin lahaa biyaha.
0
3
33
@XurmoXamdi
politician
2 months
Dadka soomaaliyeed lama caburin karo.
4
8
34
@XurmoXamdi
politician
3 months
164 qof oo beesha harti kasoo jeeda ayuu shaqada kaga cayriyay 2 sano gudahood, sababta baritaan baa socda. 96 qof majeerteen. 30 qof dhulbahante. 20 qof warsan gali. 18 qof dasheeshle. Goobaha ay ka shaqaynayen iyo liiska magacyada filo xili an dheerayn.
Tweet media one
15
4
34
@XurmoXamdi
politician
2 months
Amni muuqda: Muuqalku waxuu bixinayaa waxbadan oo u bahan in wax laga ogado, gayigu waa gayi somaliyeed, dadka isku sobaxay waa cadad badan, regime kataliya si cad bay u leeyihiin hadhaco wax dhib ahna dadkas looma gaysanayo. Waxa lo bahanyahay in wax badan cadalad laga noqdo
13
4
34
@XurmoXamdi
politician
8 months
lab iyo dhadig waa ukala sixi wayay aniga kolay shaqsigaan hadal uu leeyahayna mamaqal lakin qoral uu ku caytamayo oo mw farmajo xabibu malyin uu ku caynayo ayan arkay, marka su ashaydu horta ruxan ma lab baa mise wa dhadig?
Tweet media one
31
2
33
@XurmoXamdi
politician
17 days
#puntland waxay kutilaabsanaysaa hormar baaxad leh.
2
7
33
@XurmoXamdi
politician
2 months
Meeshaan waa caabudwaaq, oo hub Ethiopia laka keenay loona waday teamka uu hogaamiyo HSM ay maanta dhalinyarada deegaankaasu diideen in lagudbiyo halkaasnna lagu kalabaxay, hubki oo dadka deegaanku lawareegeen. Dabadi HSM in somali wax wada leh lawaayo ayaa shaki badan lagaqabaa.
9
4
32
@XurmoXamdi
politician
1 month
1
3
32
@XurmoXamdi
politician
1 month
#Garowe iyo dabaal daga sanadguurada maanta 26 jirsatay oo kubeegan maalintii ugu horaysay ee golayaal dowladnimo oo puntland leedahay ay kulmeen, kuna astaysan 1August ee sanadkasta.
2
7
32
@XurmoXamdi
politician
6 months
Tweet media one
2
2
30
@XurmoXamdi
politician
6 months
mahad illahay ayay usugnaatay.
0
6
31
@XurmoXamdi
politician
1 month
Mucaaradnimo maanta waxba noosheegi mayso laakin @HassanSMohamud 11 saac kadib ilaa iyo hada masuul lahadlay umada soomaaliyeed oo xitaa uga tacsiyeeyay majiro, musiibadii dhacday. Inaalillaahi wa inaa illaahi raajacuun.
5
13
32
@XurmoXamdi
politician
2 months
Dagaal culus oo qarxay xiduudda u dhaxeeyso Hiiraan iyo shabeellada dhaxe ( Xawaadle iyo abgaal ) waxaana la isu adeegsanayaa hub culusDagaal culus oo qarxay xiduudda u dhaxeeyso Hiiraan iyo shabeellada dhaxe. Toos waxaa dagaalka ugu jira ciidan dowlada.
6
12
29
@XurmoXamdi
politician
6 months
illahaygii maanta tan isoo gaarsiiyay ayaan umahadcelinayaa. Alxm maqsuud baanu nahay cidna dhiblama jeclin inta maanta cadow wiiqayana illahay haka saaro nimcadana illahay hanoo siyaadiyo. madaxwayne firdhiye taariikhdaa ku xigan doonta.
2
1
30
@XurmoXamdi
politician
5 months
kaadi badane waa loo gogol badiyaa waa tii layiriye, iska nafisa lakin ssc waa loo bahanyahay xaqiqiyanโœŠ.
5
5
28
@XurmoXamdi
politician
3 months
Hambalyo madax wayne wax qabadkaagii wanaagsanaa waa mid lamahadiyo. Waxaanse aad uga xunahay in meel kasta oo aad wanaajisay xuunsho ku saxarootay oo maanta somalia caruurta in ay iib gayso taagan tahay dowladiina tanzania gacmaha udhigay ugu dambayn.
5
5
30
@XurmoXamdi
politician
4 months
1
4
28
@XurmoXamdi
politician
6 months
uma baahna sharaxaad tani ayadaa is qeexaysa.
3
3
28
@XurmoXamdi
politician
28 days
"waxaa qaaraan u aruurineynaa Xasan baahane baahidii way deen weydee"
7
6
29
@XurmoXamdi
politician
1 month
We are very excited to say everything is on track and seems good. Mudug bila dadkeedu soomaaliduu xudun uyahay ciyaal boore ku koray oo balagtu wali kutaalna waxay rabaan in ay faaqidaan. Magaalo aan nina ku abyoon cidii damaacidana ka dowrisa dunida weeye tani.
1
5
27
@XurmoXamdi
politician
2 months
Hayaaaaay, warxagee loosocdaaa? Ninmanka faqiirka ah waa laydiin yaabaa.
32
5
26
@XurmoXamdi
politician
6 months
sodhawow mudane madaxwayne.
0
1
27
@XurmoXamdi
politician
27 days
Dhalinyaradii HSM waa ku dhaganyihiin.
5
5
24
@XurmoXamdi
politician
5 months
horgalis haloosheego in ssc halkaas marayso oo aduun tagay meeshii wax lagu siiyay bay fadhiyaan dulooba๐Ÿ˜‚.
3
6
25
@XurmoXamdi
politician
5 months
dhamaan waad nagu matashaa soojeedintaada iyo araktida aad ka qabtid HSM iyo hogankisa aan marnaba saxal baxsanayn. mahadsanid mudane waziir @Mo_Dirir .
Tweet media one
4
1
25
@XurmoXamdi
politician
4 months
๐Ÿ‘‡๐Ÿ’ฏ hadal yar iyo howl badan.
5
4
26
@XurmoXamdi
politician
1 month
Foolxumo wayn ayaa ka muuqata goobtii ahaan jirtay xarunta baarlamaanka somaliyeed.
1
3
26
@XurmoXamdi
politician
2 months
Xildhibaan maalig cabdala maanta run buu kahadlay. Hubkaas in somali lagu dhibateyo ayaa la qorsheeyay laakin illahay ma qorin. Adanow waxad magantahay adiyo mankaaga &xaqiqadu isma laha. Reer cabudwaaq hambalyo badan ayaa meelo kala duwan kaga imanaysa, hubkuna manta wa aamin.
5
5
25
@XurmoXamdi
politician
1 month
Mamo aniga iyo adiga illahay kukala og. Sida loqabto xita maqan.
10
0
25
@XurmoXamdi
politician
5 months
laguma soo xoqan karo puntland cidii HSM rabta in ay daliigto yaaca, sankaa layskaga jiidayaa bahasha.
3
2
25
@XurmoXamdi
politician
4 months
0
1
23
@XurmoXamdi
politician
6 months
dastuurka cusub ee la qorayo iyo mashaariicda lagu kala qaadanayo ayse ka qatanyihiin dadkii xaqa ulahaa maaha kuwa meel gaaraya lagana xilbeeli karo dhibaatadooda. waxkasta oo masuuliyad dowladeed ahayd in looga dhuunto dastuur waa wareer horleh o manta dalkani wajahayo.
9
3
25
@XurmoXamdi
politician
5 months
qofku markuu yahay qof leh qiyam iyo qiime badan sidaa noo kalaa maqrib iyo maqshir alqushaashka jooga uga salsalaan, dadkaan waxay hogaamiyaan inta puntland dhibaatadeeda iyo nacaybkeeda ka shaqaysa, markay arken @NimcoE in ay camero uqadatay block gen with in 1H.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
5
0
24
@XurmoXamdi
politician
5 months
Wiilal yar yar ah oo three months tababar diyaarado dultaagan yihiin qaatay baa waxay ka adkaadeen ciidan dhankasta ka abaabulan oo dowladeed, yaad usheegaysaan? Yan lagu ciyaarin nafta aadanaha.
5
5
24
@XurmoXamdi
politician
24 days
Earful congratulations, #puntlnad , both of the government and people show compliance or following of rules, laws and standards set 26 years ago and resulted these ports, airports, security and political stability, economicaly growth and socialy development. #plfirst / #unity .
1
3
24
@XurmoXamdi
politician
5 months
labada madaxwayne ee dowlada SSCKHAATIMO AND dowlada PUNTLAND, waxaa tihiin madaxwaynayaal uxuubsiibtay ruuxi, ama madax 100% dadkoodu yihiin kuwo ay ku kalsoonyihiin. #TOWFIIQDA #ILLAHAY #HANAWAAFAJIYO .
Tweet media one
7
2
22
@XurmoXamdi
politician
1 month
Inkaar baa nagu dhiciwayday, nimanka meelaha furtay ee gabdhaha faruuryaha ka irbadeeya halaga qabto.๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ
36
2
24
@XurmoXamdi
politician
1 month
Jano iyo raxmo alle hasiiyo, abdullahi yusuf Ahmed. Puntland in ay dunto ogalanmayno wan dafacaynaa, waxay kamid yihiin hadalada dadka rer pl dhaxalka u ah.
2
5
23
@XurmoXamdi
politician
6 months
SSC WAAA TUUBAXSATAY OO DHAQAAQDAY, WAA TARTIIB IYO TOOBIYAHA DAY.
0
4
23
@XurmoXamdi
politician
6 months
hassan sheikh waxu samaystay dad bilaa akhlaqiin ah oo aan ka xishoon illahay iyo umadiisa midna. Lahayna aqoon iyo ahdaaf wadaninimo, maalin ay caytamaan iyo maalin ay dhahaan caruurta somaliyed kiimiko halagu baa bi yo. Shilimad allena hakaga foganina wdnka wax ha ugudhminina
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
6
2
23
@XurmoXamdi
politician
4 months
nin walba halkiisa wax deeqa iyo nabad alle haku siiyo.tani waa puntland first.
0
3
23
@XurmoXamdi
politician
6 months
warasadii horgalada SSC iyo kuwii hogaamiye kooxeedyadu dhaleen oo isbaarada lagu koriyay ayaa caawa xabiibu malaayiin raba in ay kula soo galgashaan maaleeyada iyo sunta uurta ugu buuxda.
8
2
23
@XurmoXamdi
politician
20 days
beeshii caalamka iyo puntland.
1
1
22
@XurmoXamdi
politician
8 months
๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€ waxaan sooqoro waan garanwayay, wayo shekadu sheegis marabto ayadaa hadlaysa.
Tweet media one
9
4
21
@XurmoXamdi
politician
4 months
Innaallillaahi wa inaa illahi raajacuin, umalayn maayo tacadi kaxun in aan usoo joognay. Dhurwaagaan ayaa lagu cilaajinayaa qof xanuunsan, meeshii quraan illahay lagu cilaajin lahaa. Gabadhaasi maskaxiyan bayba usii xanunsatay qof dhurwaa lagu diray wa arin xun.
26
5
22
@XurmoXamdi
politician
6 months
dhamaan reer puntland walaltinimada soomaalinimo waa nus dambeedkeena sugida amniga iyo kala dambayntuna waa sir noo gooniya #puntland .
0
1
23
@XurmoXamdi
politician
7 months
hambalyo arooskeena illahay kii raaga oo lagu raysto haka dhigo. Wiil iyo caano gabar iyo caano.
Tweet media one
1
2
22
@XurmoXamdi
politician
4 months
Sifiican baad U dhigtay libaax.
4
3
22
@XurmoXamdi
politician
7 months
War aduunka qof walba qof u eg baa jira waa cilmi lagu wareeray laakin loobadanyahay in uu jiro, marka baafin baafin fadlan halkaan waxaan ka baafinayaa qofka ii eg aduunka meeshuu ka joogo cidii aragta fadlan haku xiro hay ada lanqayrta cas meeshuu joogo.
Tweet media one
10
2
22
@XurmoXamdi
politician
2 months
Nacalad haydinku dhacdo kuwa waxaan foosha xun sameeyay ee bee abuurka ah. Iillahay baan idinku dacwey halkasana madal ah.
Tweet media one
15
1
21
@XurmoXamdi
politician
4 months
Waziir cali balcad waxuu sheegay xalay waa 100% arin xaqiiqo ah , gabi ahanba wax ssc layiraahdo oo dadka leh ku midaysanyihiin majirto. Xaqiiqo waxa ah dad doonis ssc o dowlad ah leh waa jiraan, gebi ahanba kuwo didana wajiran, kuwo dano shakhsiya kadorbidayna wa jiraan.
Tweet media one
16
2
22
@XurmoXamdi
politician
7 months
puntland.
Tweet media one
4
2
21
@XurmoXamdi
politician
2 months
Dad iyo dowladba #puntland waxa ka muuqda dadaal, waxa lowada jira sixida amniga, dhaqalaha, nolosha bulshada,weelaynta ama jiraalka. ...... Waxa carqalad wayn ah manta somalia oo inteeedii kale daluumayso, soomaalidu maaha dad kala ahaan kara waa uu u biraa ama uu ka seexdaa.
2
5
21
@XurmoXamdi
politician
19 days
Muqdisho โ€œHassan sheikh doono meeyno โ€œ laba su aalood ayaan u qabnaa hasan sheikh mohamuud . 1: soomaalida meel ay joogto ganacsigeedu waa is gaaraa intay kakooban tahayba, maxaa reer muqdisho iyo inta ku hareerasan wax aysan soomaalida kale laqabin loogu khasbayaa? 2:
6
6
22
@XurmoXamdi
politician
3 months
HSM iyo labadiisii islaamood oo buuraha calmadow u ordaya in ay kadagalamaan๐Ÿ˜.
17
1
21
@XurmoXamdi
politician
26 days
Runtu waa lama huraan
3
3
21
@XurmoXamdi
politician
4 months
Qac hadad maqli jirteen, Tani waa qaw.
8
6
21
@XurmoXamdi
politician
5 months
โœ…๐Ÿ’ฏ
2
3
21
@XurmoXamdi
politician
6 months
hassankaad ubada ujubaysateen kana daba baqoosheen baa ka reebay.
Tweet media one
18
0
20
@XurmoXamdi
politician
1 month
Waan garanay .
1
1
21
@XurmoXamdi
politician
26 days
Xildhibaanadii puntland dirsatay ma aaminsani in ay namatalaan oo waa dayrinay. Laakin hassan sheikh bay u noqdeen " baadi irmaan" Hadii howlihii uu ku marin habaabay ay ayagu ugu shaqeeyeen suurabay anaga waan baadiyaynay asaguse waa ku maalay. Sasay ku noqdeen baadi irmaan.
1
5
20
@XurmoXamdi
politician
6 months
muuqaal wanaagsan,meekhaan sare #puntland .
0
2
21
@XurmoXamdi
politician
1 month
Hadii uu wax ku qaadanayo @HassanSMohamud waa lala taliyay.
4
8
19
@XurmoXamdi
politician
1 month
Deegaanka xaar xaar weeye goobtu iyo damaashaadka soo dhawayneed ee MW #puntland , @HESaidADeni iyo dadka reer puntland.
2
2
20
@XurmoXamdi
politician
3 months
Jawaab aan marnaba gabi dhaclayn oo shalay say u diritaysnayd maantana utoosan, MW dowlada puntland @HESaidADeni , iyo dadkiisa oo raali uga ah jaangowndiisa siyasadeed.
2
3
20
@XurmoXamdi
politician
3 months
Ninaad kabihiisa tolaysid asna karinta kaagooya๐Ÿค”, insha allah khyr, nin talo hsm ku seexda kuna toosa tukale mooyee waa tiisa kuma toose.
Tweet media one
14
2
20
@XurmoXamdi
politician
3 months
Sawirkan wuu iga qosliyay ๐Ÿ˜€.
Tweet media one
13
2
19
@XurmoXamdi
politician
6 months
hambalyo mudane Mohamed Abdirahman Faroole.
3
1
20
@XurmoXamdi
politician
3 months
Rageedii.
0
0
19
@XurmoXamdi
politician
2 months
Gudoomiyihii Barlamaanka Hirshabeelle Cabdixakiim Luqman Xaaji Maxamed ayaa wuxu iska dhiibay Dalka Canada ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฆ ,gudomiyaha oo ku qanci waayay shaqada Hirshabelle ayaa ka gooyay Dalka wuxu qaatay go,aan ah sagaara intey geed ku jirta ayey geed kale dayacdaa.
Tweet media one
8
4
20
@XurmoXamdi
politician
3 months
Wasiirka gadaashiisa Waxaa ka socdo QISH isla markaa Waxaa la soo dhigay page kii wasaaradda. Marnabasoo qurux laydinkama arko. Yaa diiin shaqeeya, bini aadam mise xayawaan nooca aan caqliga lahayn? @HassanSMohamoud
Tweet media one
14
1
20
@XurmoXamdi
politician
30 days
Hooyooy yaa ku helikara.
2
3
20
@XurmoXamdi
politician
18 days
kalsoonidu waa quraarad nadiif ah waana la i laaliyaa in aysan qayirmin. haatan asadow kalsoonida dadka reer #puntland ay kuuqabaan waa mid qayiran.
0
2
19
@XurmoXamdi
politician
5 months
@RuqiaBotan good role mdle jamuriyada barakaysan.
3
0
20
@XurmoXamdi
politician
2 months
Oo kiyaalahaan qabo kuwii ina adeerkay @AliSamattar maxay kaga duwanyihiin? ๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜ @NimcoE hanala kala saaro maxkamadaadii cadaalada ahayd ayaan joognaa.
4
0
20
@XurmoXamdi
politician
5 months
deg deg, shacabkii soomaaliyeed siiba beesha habar gidir oo madaxwayne cabduLlaahi farmaaajo baaq udiray, kaasoo ah in uu maanta laga bilaabo yahay madaxwaynahooda kuna mabadaleen, qabaliga aan qadarin dadkiisa ee hassan sheikh mohamuud.
4
3
19
@XurmoXamdi
politician
2 months
Kana waa saxanyahay @4rukun waa khaldanyah, waxaad tihiin caqli ahaan oorgaxangeel wayo mayaqaan oorgaxan geel dabka uu kudul soconayo ilaa uu ku dulshiiqo. Waxuu muujiyay in hasanka kufkufaya uusan kaligii ahayn ee dalku geesiyal leyahay.
5
11
20
@XurmoXamdi
politician
1 month
Madaxwayne @HESaidADeni degsiigmada hoostagta cagaaran in ay yaryihiin dagmada gaalkio ay kulaalayso layskuma hayo. Laakin xaquuq ay leeyihiin reer cagaaran oo ay #puntland khasab kunoqondoonto ka helida dagmo ayaa jirta lagamana indhasaaman karo. Kaftankana dadkeenaa nanahy
1
0
18
@XurmoXamdi
politician
19 days
#somalia has one of the most beautiful costlines and beaches on the africa๐Ÿ’™.
1
2
19