Eng. Abdinur Mohamed Soofe Profile Banner
Eng. Abdinur Mohamed Soofe Profile
Eng. Abdinur Mohamed Soofe

@SuldanGalmudug

4,983
Followers
3,791
Following
1,320
Media
2,679
Statuses

Climate justice activist: The key to tackling climate crisis is to end our reliance on energy generated from fossil fuels - the main cause of climate change.

United Kingdom 🇬🇧🇸🇴
Joined July 2010
Don't wanna be here? Send us removal request.
Pinned Tweet
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
5 months
Bulshada Hargeysa oo soo dhaweysay diyaaradii Itoobiya ee laga celiyey dalka iyo go’aanka dowladda Soomaaliya.
4
37
155
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
2 years
Can Farmajo face Somali own TV interview let alone an international hardtalk. I doubt if he has the courage!
72
39
279
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Labadii Ra’iisul Wasaare ee ugu fiicnaa oo Soomaaliya soo maray muddo 50 sano ah.
Tweet media one
39
8
133
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
9 months
Daawo #Hobyo oo isu bedeleysa Magaalada Doogga iyo quruxda kadib markii lagu beeray kumanaan Kun oo Geed. #Galmudug #Somalia
11
34
129
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
5 months
Next move all International flights must go through Mogadisho Intrn Airport. @TheVillaSomalia @SomaliPM @Som_CAA
Tweet media one
1
14
127
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
10 months
SOMALIA CAN BE ONE OF THE GREATEST AND RICHEST NATIONS ON EARTH
5
32
101
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
2 years
Hadaad rabto in cunug aa dhashay UU kursiga ka dagi waayo, hadii aadan Mareexaan aheyn, naag mareexaan ah guurso ee cunug hakuu dhasho sida Lafta-gareen... SOOMAALIYEY MAREEXAAN IYO KURSI KALA ILAALIYA!😆
Tweet media one
Tweet media two
73
13
99
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
6 months
Time to defend our SEA.. Soomaaliya Soomaali baa leh. NINKII DHIIG LAHOW KAC!
Tweet media one
6
8
92
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
8 months
Libaaxa Africa 2023. The Lion of Africa.
Tweet media one
38
14
88
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
2 years
Mr. @MohamedHRoble is enjoying the result of peaceful election victory he lead to his beloved country. #Kudos Mohamed Hussein Roble. #Sharaf kunoolow!
Tweet media one
27
11
85
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Musiibo Siyaad Barre ka weyn Soomaaliya kuma dhicin kumana dhici doonto. 1. Dal dimuqraadi ah ayuu afgambiyey, 2. Dadkii xorriyadda Waqooyi & Koonfur usoo halgalay wuxuu ka yeelay mid uu xiro & mid uu dilo, 3. Ciidankii 77 shirqol dil u dhigay, 4. Diin loo gafo & dagaal Sokeeye.
24
22
83
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
10 months
Allaahu Akbar Ciidamada dowlada oo gudaha o galay Ceelbuur.
1
16
84
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Astaan Qaran. Dal Xoreeye Birmade @HassanSMohamud .
Tweet media one
26
8
80
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Haaji Farah Ali Cumar oo ku dhashay #Hobyo ayaa 1960 gii saaray calanka Soomaaliya xarunta Qaramada Midoobay ee NEW YORK.
1
24
75
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
11 months
Dardaarankii General Maxamed Faarax Caydiid, (GOBONIMO DIRIR). Geesi la mid ah Soomaali kama dhalan gadaashiis. Balse dadka indheer-garadka ah waxay ku sheegaan Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud @HassanSMohamud Caydiid qalin wata xagga geesinimada
17
20
76
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Odayaashii Dhulbahante oo ku dhawaaqay in nabadda la qaato mudaharaat kana la joojiyo & qaska, dumarka iyo dhalinyaradana guryahooda ku laabtaan, raguna soobaxo, Laascaanood na loo turo.
36
12
70
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
6 months
New Somalia
Tweet media one
3
8
71
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Laandheeraha lasheego waa Hawiye wyo farmajo Murursade ayuu Prime Minister ka dhigay qofna kama daba qaylin waliba inay curadka hawiye yihiin baa loogu daray lana soo dhaweeyey si heer sare ah. Hada MJ waxay taagan yhiin sidee Ogaaden PM ku noqon karaan anagoo waxba hayn? Hadii
Tweet media one
34
12
72
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
This is the Somali Embassy in Rome... So many great diplomats graced the steps of this beautiful building! Once upon a time, the nerve centre of all our foreign missions.
Tweet media one
6
11
70
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
#Laascaanood , waa nabad, Roobna waa ka da’ay. #CBB da belaayo afuufkana Allaah ha ka qabto.
Tweet media one
18
6
68
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
No more isbaaro loo dhigto dowladnimada. Md. @HassanSMohamud hal mar ayuu Labo Shimbir hal dhagax ku dilay. Markii uu RW. Hamza, Ra’iisul Wasaare ka dhigay oo Ogaadeen ah, MD.Muuse Biixi na Jabuuti kula heshiiyey. Hooyadadii Federaalka iyo Farmaajo waxay ku dambeeyeen Qaxooti
Tweet media one
46
10
65
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
10 months
Dekeda Garacad waa hanti dowladda Soomaaliya share ka ugu badanna waxaa iska leh dowladda FGS. Garacad waxaa lagu dhisay lacag ka yar $30 million dollar, lacagtaas $20 million oo ka mid ah waxay ka timid dhulkii ciidanka xoogga Soomaaliya oo la xaraashay.
19
9
66
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Somaliland waa Qaran, qabiilna ma dumin karo.💪
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
10
4
62
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
11 months
Gabadha Madaxweynaha Xamar halaga qabto, Ciyaal Xaafadii waa fiijisay.😀😀
5
9
59
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
10 months
Haraadiga Khawaarijta #Galmudug ku haray labo waddo Midkood un baa u furan; isdhiibid ama is-daldalid. #Somalia
4
17
61
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Ogaadeen Heshiis ah, Soomaalina Heshiis La Ah.
Tweet media one
6
5
59
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
10 months
“Waxaa laga yabaa in ciidamada #Somaliland tagaan ilaa #Garowe , qabashada la qabtay Gen. Faysal Bootaan awgeed” @DahirAlasow1
29
12
55
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Wasiir Abdirahman Dualeh Beileh oo ka dhistay Hotel Caalami ah Hargeysa looguna hambalyeey maalgashiga uu maalgashay Somaliland.
16
18
60
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
7 months
RW. Rooble waa ninka Farmaajo siyaasadda Soomaaliya ka saaray.
19
8
61
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
7 months
Galmudug Heshiis ah, Soomaalina Heshiis la ah.
Tweet media one
1
3
60
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Fahad qoraalkiisu,waxuu macno yeelan lahaa markuusan Runta ka weecan xataa haday isaga bahdil ku tahay. Rooble run kama sheegin xaqiiqdii ee wuu colaad hadlay. Rooble jaajuus ma'ahayn shisheeye,taas waa ku Deel qaaf Fahad Yaasiin. Ma liibaane lagu Liibaanay sida uu ufasiray
Tweet media one
19
10
59
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
2 years
Maskiinkan saaa loo bahdilayo waa Farmaajo miyaa
Tweet media one
34
6
59
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
5 months
Dowladea Soomaaliya oo wada qorshe si deg deg ah dalka looga saarayo ciidanka Itoobiya, laguna badalayo ciidamada dalka Masar iyo Eriteria.
4
13
61
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
10 months
Sheegow waa horjooge Shabaab ah sidoo kalena xiriir dhowna la lahaa @PMPFOfficial Puntland loona adeegsan jiray in Muqdisho boob iyo dhac laga sameeyo iyo qalqal galin amni. Magaaladu Baaritaan bay u maahan tahay qashin ayaa ka buuxa calooshoodnu shaqeystayaal ah.
15
26
58
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Dadka Boosaaso iyo Bajaajta Xamar yaa badan? Magaaladii ugu waynayd Puntland ee Boosaaso waxaa ka codeeyay 36,000 oo qof, Halka ay tirada Wadarta guud ee Bajaajyada Muqdisho laga diiwaan geliyay ay kor u dhaafayso 60,000 oo Bajaaj.
Tweet media one
32
9
56
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
6 months
#DEGDEG : Beesha Saleeban ee Habar-gidir iyo walaalahood Beesha Saleebaan Arab ee Waqooyi oo Ku Midoobay Hargaysa. Soomaali meel Walba oo ay joogaan waxaa ka dhexeeya Dhalyo iyo dal intaba!
2
6
57
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Qolada Mooshinka Wada, marka hore Gooja-Cadde xorreysta, Xamar tabar kuma haysiine.
Tweet media one
13
8
58
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
2 years
Saaka waxaa laga dhex quraacday Madaxtooyadii Khawaarijta Shabaab ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Tweet media one
6
7
57
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
10 months
Habargidir Dagaal u gacan qaaday, WAA GANTAAL DHACA! Cabsi cabsi inay tahay adba waad ogtahay. Dhulka Hawiye shabaab waa ka xaaraan! Game over! #Galmudug #Somalia
7
11
51
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Outgoing UK Ambassador to Somalia, Kate Foster, said there is no arms #embargo on the Government of #Somalia . Th sanctions resolution adopted by UNSC is poorly understood. She said
12
15
54
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
10 months
Hobyo port coming 🔜.
6
9
49
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Caydiid on Somaliland. Video gan waxaan youtube soo galiyey 15 sano ka hor waxaana asagoo video cassette ah kasoo qaaday library RW. @MohamedHRoble awowgiis Eng. Ahmed Khaire Ingiriis.
3
9
52
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Cilaaqaad walba oo Farmaajo ka haleeyey Soomaaliya dib ayaa laga saxayaa. #Somalia #hanoolaato @TheVillaSomalia @HassanSMohamud @IsmailOguelleh @AhmedMoFiqi
13
13
49
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Walaalihii ku hanti beeley doontii u rarneyd Ganacsatada Galmudug ee usocotay #Hobyo badal khayr qaba Allaah ha siiyo.
16
7
54
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
10 months
Wasiirka Gaanshaandhigga Soomaaliya
Tweet media one
4
7
49
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Daar Soomaaliyeed oo xoraa tahaye Xamarey ilaahay ha io kaa xafido. #Somalia
0
9
46
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Somali Magazine’s 2022 Politician of the year 2022 is H.E Mohamed Hussein Roble Former prime minister of Somalia. Maxaad ku xasuusataa RW. @MohamedHRoble 2021/22?
Tweet media one
19
5
54
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
11 months
Maanta oo kale 1da August 1996-dii Waa Dalkeena iyo Africa ba ka baxay Hogaamiyiihii Umadda Libaaxii Afrixa Gen. Maxamed Faarax Caydiid , The Lion of Africa. Waxaa lagu xasuustaa inuu Soomaaliya ka xoreeyey Kali-talis Siyaad Barre, sidoo kalena ka difaacay weerarkii qaawanaa ee
Tweet media one
22
14
50
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
9 months
Wasiir @AhmedMoFiqi “SSC waxay furtay albaabkii midnimada iyo dhab u hadalka oo 32 sano xirnaa” #Somalia
9
13
51
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
An autistic president. Professor @M_Farmaajo lived in the United States more than thirty years, but at the same time he could not read English. What a disgrace! #CBB Muraayad isku fiiriya.
26
10
51
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
26 June , Calan iyo Xoriyyad midna miinan aragteen hadaanu halyeygaan joogi lahyn. Abdullahi Ciise Mohomud Aabihiii xoriyada Somalia 🇸🇴 cadaab Alle kuma tuso wad naxoraysay rabi janadiisa kugu irsaaq.
Tweet media one
Tweet media two
8
12
49
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
9 months
NO KHAT NO INTERNET AND NO MUSIC IN FRONTLINE WAR! Taliye Abdullahi Abdi Raage Hussein. Ciidankiisa wuxuu ka mamnuucay in qaad loo keeno ruux kasta oo qaad jeceeyl ku tuhmaayey waa iska soo ceeyriyey. Wuxuu diiday In deegaanka aay joogaan Internet la keeno si aaysan Ciidanka u
Tweet media one
4
9
52
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
2 years
Halkani waa degmada ay ku duugan tahay xudunta Madaxweyne @HassanSMohamud . Degmada Jalalaqsi waa nuucyo badan tahay oo waxay isku heshay; BACAD, WABI IYO BEERO.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
5
8
51
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Shantii sano ee Faemaajo waxa kaliya ee inoo qabsoomay. Dal dhan baa loo dhiibay markaas buu bidaar tiisa ka shaqeeyey.🤣
Tweet media one
64
8
50
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Former Prime Minister @MohamedHRoble visited the Turkish Embassy in Mogadishu to send his condolences to the Turkish brothers affected by the earthquake.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
2
4
50
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Soomaaliya oo cunaqabateynta hubka laga qaaday iyo Dowladda Mareykanka oo saanad hub oo tiro badan ku wareejiyey dowladda Soomaaliya. Waa lasoo afjarayaa #Khawaarijta . #Somalia
5
17
49
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Heshiis nabaded #Sacad & #Daarood ku gaareen gobolka #MUDUG kuna suntan September 1940, 82 sano kahor waxaa laga dheehan karaa in labada awood ee ka jirta guud ahaan gobolka Mudug shantiisa degmo Sacad uu u dhigmay tiro, deegaan iyo tayo qabiilada Daarood ee dega Gobolka Mudug.
Tweet media one
9
10
47
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Iimaam Cumar Macalin Abshir “Mudaharaad iyo dhagax latuuro darajo falastiinaa ku gaari la, xiisada #Laascaanood
15
14
49
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
8 months
#Hobyo Ku dalxiis Dalkaaga hooyo: Halkani waa Buurtii Warqabto ee Magaalada Gawaan, degmada Hobyo. Hobyo waa degmada kaliya ee ay ku kulmaan: Deked, Xeeb, Kalluun, Geel, LO’, Ari, Idoh. Sidoo kelana leh dhul beereed iyo buuro iyo dhul taag sare, hawo qabow iyo miyo macaan.
5
20
48
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
The Iron Lady @EdnaAdan “Keyboard terrorist on social media cannot discredit #Somaliland ” Eray bixinta qarniga (Keyboard Terrorist)😂👏. Walle kuwa aan halkaan ku arkay inay yihiin argagixisa abaabulan oo social media lagu soo daadshay. Balse meel walba waa ku Jabeen!
11
10
47
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
7 months
Galmudug caawa Dekedii iyo Madaxaa u Furmay. Goobta waa Hobyo iyo Caaawa!
6
10
50
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
“ NISA kuma mashquusho caburinta iyo in ay u dhacdo guryaha siyaasiyiinta ee Shabaab ayey la sheekeysataa” Siyaasiyiinta Muqdisho oo shir jaraa’id ku dhex qabtay Bakaaraha ayaa u mahad celiyey Hay’adda @HSNQ_NISA iyo hogaanka Nisa Mudane @mahadsalad .
9
13
45
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
6 months
Sawir hadlaya.. ✌️
Tweet media one
4
9
49
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
11 months
Legend kii dalka xoreeyey ayaa si heer sare ah loogu soodhaweeyey Safaaradda Soomaaliya ee Kenya.
Tweet media one
Tweet media two
7
10
48
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
9 months
Kacdoonka Muqdisho waa dhamaadka ARGAGIXISADA.. #Somalia
6
8
45
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
9 months
Argagixiso Somaliland kasoo duushay ayaa Muqdisho Hoteeladadeeda inoo dhex jiifa.. Gabaygaan wuxuu ku sheegayaa in uu tamaninayo in xaqu soo daahiro oo uu sugayo marka Shabaab Muqdisho qabsato sida Taalibaan u qabsatay Kabul. Kooxdii Farmaajo iyo Fahad maxay balaayo korisay! @
37
8
48
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
11 months
Rag isku kalsoon, dalkoodana ku kalsoon
Tweet media one
5
5
47
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Baadida nin ba kula day daya daalna ka badane , oo an dooneyn inaa hesha daa’in abid kaaye . @Nasriforward10 shalay Guusha 98% wa helay laakii dad munaafaqin oo iska dhigayay in ay Nasri taageerayaan ayaa boorkiisa soo qaatey naagta hindida ahna si hoose ula shaqeynayey .
Tweet media one
21
6
47
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
# Legend Ra’isiisul Wasaare @MohamedHRoble oo ka warbixiyey Shirka Wadatashiga Muqdisho ka furmay.
11
12
47
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
#Degdeg Booliska Somaliland ayaa Balidhiig ku qabtay agab walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo la rabay in lagu wax yeeleeyo shacabka Somaliland.
Tweet media one
16
8
44
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Waxaa Hobyo kusoo xirtay labo doomood oo sida bagaash iyo qalabka spare parts ka ee baabuurta waaweyn. HAWIYE DALKA DHISTA!💪
1
4
48
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
2 years
Madaxweyne @HassanSMohamud wuxuu noqon donaa madaxweynihii ugu horeeyey ee dalkiisa muddo sanad ah Alqaacidda iyo Alshabaabba uga dhammeeya. Shabaab waa ogyihiin in godkooda biyo ugu soo galeen.
Tweet media one
10
9
46
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Maanta Wiilashii #Habargidir gacantooda ayaa Allaah ku cadaabay #Khawaarijtii maxa meyd banaanka yaal. Ciqaab xagga rabbi ka timid ayaa lagu tilmaamikaraa waxa ku dhacaya Khawaarijta, cadawga iyo ciddii kale ee cadayn ubaahanna waa loo helayaa, allaha jabiyay ayaa mahad leh.
6
9
45
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
#Galmudug Capital Aabaha Federaalka , Hooyada Federaalka Sabaayadda hanoo kariso.🤣
8
8
44
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
2 years
Xil Sanbaloolshe “SACAD QABIIL MAAHA EE WAA CIIDANKA XOOGA DALKA OO KALE”
7
6
46
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Gen. Biixi, nin oday ah karaamo leh oo geesi ah. Mahadsanid mudane.
Tweet media one
2
6
47
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
The celebration is still on going after the liberation of #Harardheere from #Khawaarijta . #Somalia
2
9
44
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
11 months
Caasimadda Galmudug ayaa si toos ah u noqotay Madaxtooyada Soomaaliya looga taliyo bilaha soo socda wixii caawa ka bilowda.
5
11
44
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
11 months
Labo Hamse oo heshiis ah Soomaaliweyna heshiis la ah. Viva #Kuumade .💪
Tweet media one
2
5
43
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
10 months
Halgan dheer kadib geesiyaashii Qaranka saaka waxey bur ku shiilanayaan duleedka Dagmada facaweyn ee #Ceelbuur . #Somalia 🙏
1
10
39
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
2 years
RW. @HamzaAbdiBarre “SOO JEEDKA HABEENKII WAA MABNUUC!”
5
7
41
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Cibaado Culusoow ayaa ii diiday in aan Madaxweynaha la kulmo mayee Cambaro Culusoow baa i bahdishay 😭 CBB wixii la rabo miyaa la isu sheegaa Madaxweyne Xasan soo kii aan soo arkay oo albaabadiisu Soomaali oo dhan u furnaayeen maaha 🇸🇴 Somalinimo iga badan 🫶.
Tweet media one
13
5
44
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Madaxweyne hore. @AHGuled ayaa sanad kahor sheegay in kooxda @M_Farmaajo damaceedu yahay Somaliland qabiil qabiil loo kala jarjaray, sidoo kalena ka hadlay xasuuqii ba’naa ee Hargeysa iyo 1990s markuu tagay calool xumada uu kusoo arkay.
2
19
42
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
10 months
Shalay iyo maanta.
Tweet media one
1
8
43
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Warqadaan waxaa ku xusan heshiis nabadeen ah oo ay Mudug ku wadagareen odayaasha Sacad iyo Darood sanadkii 1940kii. Odayaasha Sacad; 1. Nuur Cali Cumar 2. Cabdulle Gorod 3. Xaaji Xaashi Cilmi 4. Xaaji Dige Maxamuud 5. Shiikh Maxamed Siciid Fiqi 6. Maxamuud Dagal.
Tweet media one
3
8
41
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
10 months
Brave Somali women: War Shabaabow Qaran Diidaye Hoo Qiyaamaha, War Farmaajo iyo Fahad waa tagay, dalxoreeya dalka soo galay. @TheVillaSomalia @HassanSMohamud #Muqdisho #Somalia
3
8
43
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
10 months
Mashruucii ugu weynaa ee dhiraynta 10,000 oo geed oo #Hobyo , laga hirgaliyey. Madaama #Galmudug shidaal laga qodayo waxay noqoneysaa maamul goboleed laga hirgalinayo mashaariicda ugu badan ee hormarinta bii’adda iyo cimilada. #Somalia @MoECC_Somalia @KhadijaMakhzumi
2
15
43
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Madaxweynaha soo socda @MohamedHRoble
Tweet media one
11
3
41
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Hooyada Federaalka Foosha Allaha u sahlo!! @MacruufXaaji
13
3
41
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Muqdisho allow u Siyaadi Nabadda💙 Maslah 📸
Tweet media one
4
4
40
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Xijaar, Muqdisho waa ka raysatay.. Guuleysta xukuumadda #Dan_Qaran . @HamzaAbdiBarre
Tweet media one
Tweet media two
9
6
41
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Dahir Alasow oo xog xasaasi ah ka baxshay dhismaha dekeda Hobyo, ciidanka mareykanka Hobyo degaya, kaydka shidaalka Hobyo laga dhisayo iyo arrimo kalee badan. #Daawo 👇📺
9
9
38
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
7 months
#DHIBANE Kulane Jiis “ANNAGA DHIBAATO AYAA NA HAYSATA” Aduunyo maanta Kulane Jiis miyaa dhibaato sheeganaya oo dhibane ah. Welcome to 5 sano oo Qayla-dhaan ah..
15
7
40
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
#CeelDheer is next horaa loo socday!
Tweet media one
5
6
41
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
#Governo_Sacad Mulkiilayaasha Mudug iyo Galgaduud Beesha kaliya 1,200 Askari iyo 20 suug, 5 P10 iyo 35 Cabdi Bille dagaalka soogalisay iyagoo dhulkooda xoryahay waxayna diyaar unoqdeen walaalahood inay Cadowga kaxoreeyaan Taliye Biixi Xaqiiqada kama gambado Guulayso 🙏
2
9
40
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
10 months
Yaa Salaam ❤️ Ciidamada Kumaandoonska DANAB iyo Ciidanka Military-ga ee Tababarada sare haysta ee Guutada 26aad ee Cali Bin Abi Dhalib ayaa Gacanta ku dhigay Degmada Qadiimiga ah ee Ceelbuur iyadoo Taliyaha Xooga Dalka ugu bishaareeyey Shacabka Somaaliyeed Shabaab iyo
2
14
40
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
Qofkii naftiisa sharfa ayaa shariif ah. Bal eeg sida Milgaha leh ee Qatar loogu soo dhaweeyey Md. Dr. @HassanSMohamud .
4
12
40
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
2 years
Madaxweyne aqoon leh, iskuna kalsoon. @HassanSMohamud
5
7
39
@SuldanGalmudug
Eng. Abdinur Mohamed Soofe
1 year
H.E President @HassanSMohamud has appointed Mr. Abdullahi Mohamed Nor as a Senior Presidential Advisor for Preventing and Countering Violent Extremism (PCVE). Mr. Abdullahi has previously served the country as the Minister of Internal Security and among other roles.
Tweet media one
9
6
41