Naasir Boobe Profile Banner
Naasir Boobe Profile
Naasir Boobe

@NaasirBoobe

2,320
Followers
572
Following
381
Media
9,389
Statuses

Garad Naasir Garad guled Garaad

Kismaayo jubada hoose JL🇸🇴
Joined October 2022
Don't wanna be here? Send us removal request.
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Laandheeranimadu macnaheedu waa adigoo shakhsi ah oo isku-kalsoon mahan reer hub haysta oo mooryaan leh .
Tweet media one
20
13
76
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
6 months
I am proud to be #Faqash
Tweet media one
19
9
71
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
3 months
Ilaa maanta shalay alcoholic gangs baa qaylinaya 😁shilimad yar ku shaqeeyo, the Queen Malyuunka maanka horay u sheegtay saa yeel cid ima fartee fartay doontay qortaa fikrada la Ila malahoo waxaan doonaan falaa 😁marka howlaheeda cadigay kujirtaa adinka un baa ooyaya 😭
14
3
45
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Ma gablamin darwiishkii geenyadu ma daalna 🐎🐎🐎🐎 , waa mujaahidad darwiishad raxmo yar 🐎❤️ eebe isha shurunshuurka haka xafido 💪 @qoraa_somali_ah @Mkooshin1 @Aragsom @JinIyoJaan @JamaAhm091233 @MukhtarAlaska @Jannaay1 @cambaro98
Tweet media one
5
7
42
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Mid aana anigu garanayn o laiguyiri wa nin wayn o carur iskadhiga o layirahda gafuuray 50jir kulahaa 😂😁sheekhunaa buufi Qushaashta cambulada 😂😂😂 @DhiraawiTV soodaabac muqaalkan 😂
13
10
40
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
11 months
Ilaahow reerkayga #Mareexaan sixirka haysto ka furfur bal eeg kuwa raisulwasaare -sheeganayaa baa halkaan maalyacni kuhayo iyo waxaanan garanayn halka dadkoodi ee sankadhuudhiga kenyatiga duqayn arxan daro ku-xasuuqayaan aysan kahadlayn mar Qura🤐
Tweet media one
13
3
36
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
2 years
Garoonka Caalamiga ah Ee Cabduwaaq ❤️ iskutashi Bulsho ayaa lagu dhisay, runtii wa talaabo wayn oo xaga homarka loo qaaday mudan in labogaadiyo. #Caabdudwaaq cadantii yarayd, Hambalyo jaalayaal 🙏🙏
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
9
36
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
2 years
Cawo o 21ka oktobar wa malinti kacanki barakaysna curtay, wa malin ku astaysan cadalad, waxqabad, wadaniyad, wa malin aan mudan in laxuso la wayneeyo wayo waxay ahayd maalin dadka somaliyed bulaaleen ee ay ku diirsaden. Rabi ha’unaxaristo jalayashi kacaanka. #21kaoktobar
1
15
35
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Geelayagii oo Bankii Ceelcadde daaqaya ❤️carradu waa jar sifiican buu gugii ugu hooray mashallah . aakhira nimaan geel lahayn lama amaanayn.
5
9
34
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
6 months
Hambalyo cabdulahi farmaajo iyo marwadiisa sharafta badan guurkiina guurgurte khayr leh barakooba idam alle 🎉
Tweet media one
4
6
34
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Muhimadayada wa gedo badhaadhto dadkeda garta danaha degankoda inay kashaqeyan iska-ilawa somalinimadan baas kuwalaten, wa gobal qaniya aynu dhexda uxidhano degankayga @Aragsom @ct_swagger1 @UgaasoCabdiqaa4 @MaxmedMaxmed4 @balanbale1111 @GedoGovernor @Jannaay1 @hodanfarey
Tweet media one
2
11
32
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Beesha #wagardhac waa inay buufiyaan argagaxisada qaraxyada sida ee dhuumashada kuso galay xadka ee xidhan shaadhaadhka kala jaadka ah,Guutooyinka komaandooska wagardhac ah wa inay so afjran argagaxisada shaadhadhka qabiil huwan ee niqaabka xidhan e caruurta dhumashada kulaynayo
12
10
30
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Sxpkay #captan canjeex taliyihii hore ururka komaandooska gorgor ee fadhigoodu ahaa #Baladxawo ayaa kubiiray halganka #ArgagaxisadaSNM loga sarayo god dofarka, wa sargal howkar in badan dalka kamid ah xoreeyy. Gulayso sxp
Tweet media one
7
7
29
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
5 months
Magaalo ganacsiyeedka istiraatiijiga ah ee iskuxidha kenaya Somalia Ethiopia #Baladxawo
6
5
30
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
15 days
Siraaday soo soco 😁ilaa xala maamulka villa wardhiiglay si online zoom ah bay cabdudwaq howlgal uga wadeen . Welcome siraaday, kabakutake iyo guurgurte lakala garan maayo
Tweet media one
13
2
31
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Hambalyo dadkayga #Puntland guula badan iyo badhaadho gaadha idam alle 🫡🇸🇱🇸🇱
1
5
26
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
5 months
Geelayagii ♥️Oo daaqaya Duleedka Degmada Ceelcade Gaar ahaan Beeraha Banka buhood ♥️sumadu waa taraar Eebe nagu galad geel harwayn, tarikhda nin 150geel ah gaari dumar kabaxshay Awowgaya Garad Ahmed Garaad ibrahim buu ahaa
3
5
28
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Mujaahid dadkiisa iyo deegaankiisa difaacaya 🫡🫡🫡maxamed nayruus isha Shurunshuurka urursamale ee habaartamaya allaha kaduwo . Urursamale kabaayd o kcaarar guuxa fardaha 🐎🐎hbar urursamale 😁shaqn mayo qadarta eba shaqayn @jj__okocha @dhiraawi @KASPERFARAS @Mkooshin1
9
3
27
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
5 months
#asmara eritrea 🇪🇷 iyo waqti hore
Tweet media one
15
0
27
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Magaaldaydi Baardheere (Baarcas) baan idin kasoo salaamayaa gaar sarinlay oo ah halka gumaystihi Ingiriiska ay awowyadaya berida dhulka ugu dhufteen halkaas oon kudilnay saraakiil badan oo saancadihi ingiriiska @MaxmedMaxmed4 @Naaziyh @Ibrahim79414402 @aragsom @Hesham_Amareer
6
9
28
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
5 months
Waxaan si mug iyo miisaan leh usoo dhawaynayaa Go’aanka shacabi ee iskutashi ee ay Gaadheen Bulsha-waynta ree #Udubland wan bogaadinaya shaqada socoto, @Sadiq4555 @Raad_tv24 @Yaska74750972
12
11
26
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
6 months
Dear @twitter @elonmusk I urge you to restore the account of @hawoadan14 freedom of expression isn’t crime ,she is human rights activist who always advocates the human rights, malicious Organized groups opposed to her views attacked her while they violating her rights.
Tweet media one
15
11
28
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
4 months
@M_Farmaajo Garad cabdikarim, caaqil falaalug 🐎
Tweet media one
1
3
25
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Guulaysta ree awdal, xadaariyiinta aqoonyahanada dadka soomaaliyeed
Tweet media one
3
6
26
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Baarcas (Baardheere) allow Yaa ubuubshoo baalalya igu xidha wadanko barwaqa ah beeruhuna nagi yihiin bardhere Yaa taga ❤️, @Aragsom @Vanguard_21 @SooyXasan @Kaligeeddd @NaadiyoS @Jannaay1 , ader inna mariya dhulkeena abuuranee
7
9
26
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Ugaas Maxamed ugaas axmed iyo isimadii SSC Garad jamac, garad cabdisalan, ugaas maxamud, suldhan mustafe, Garad soofe sharaf iyo karaama dhamaan siyasiyinta ganacsatada besha sade iyo walalahaya beesha dhulbahante (daraawiish). Wuxu ahaa kulan qiima badan o gulaystay @DhiraawiTV
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
11
22
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
4 months
Adoontii keenadiid 😂😂qofkii keeneeya bay ixtiraamaan, wa boqor @KarkaarShuayb kaala adoontaada xarayso 😂
@EngNaaji
Naaji
4 months
@NaasirBoobe Keynadiid Fag maxaa ku Falee adigu Hadaad adoon Tahay 😁
0
0
2
9
2
25
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
2 years
Xurmadle Garaad jamac Garaad cali, Garaadka Guud SSC 🐎🐎
Tweet media one
2
1
22
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Hambalyo ayaan leeyahay Ciidmada dowlada koonfurgalbeed oo cagta mariyay maleeshiyaadkii argagaxisada ahaa ee sooweeraray caasimada Kgs e #Baraawe , ee ay hogaaminayeen dhagarqabe #Mahadsalad iyo #Mahadkaratay 😁riyadi Guurgurte hada ma kakacba 😂, 🫡🫡madaxwayne @Laftagareen
Tweet media one
3
9
24
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
9 months
Looma dulqaadan karaya beegsiga isir sifaynta ah ee uu @HassanSMohamud kuhaya beesha #Jareerwayne wuxuu weeraray haldoorkoodi wuxu mooryan kuhayb ku amray in maxkamad beenaadka saaraan dilna ku xukumaan General Shegow #FreeGenShegow #FreeGenshegow
4
11
21
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Urursamale kaalaaya maydka hoolay qaata 😂😂😂😂😂😂😂😂waxaan mayd garaac waa dhaafeen gantaalo buu kugaraacay 😂😂Free mr hoolay @khadarilig @dhiraawi @Mkooshin1 @Aragsom @jj__okocha @jmlmaxmed @KarkaarShuayb @YonisYasin1 Free hoolay 😂😂
18
8
23
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Mr guurguurte @HassanSMohamud markuu maqlay doorasha kasocota puntland dhiigna kuma daadan 😁
Tweet media one
14
8
21
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Walaahi intaan Twitter imid xoola caadi baa noqday , waayo markaa jaahiliin lafal-gashid aan diinta waxba kagaranayn maalin walbana Xadgudub diineed samaynaya adigana doqon baad noqonaysa madax adag. Kuwa jahilinta ah e iyago ogayn tobad kena dhawan ayu tobad ken usugnaday.
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
من هو الجاهل في نظر الإسلام ? فالجاهل في نظرة الإسلام أحد شخصين. الأول : جاهل بالله وما ينبغي له من التقدير والتعظيم .الثاني : جاهل بشرع الله تعالى وأمره ونهيه. :  إِنَّمَا التَّوْبَةُ عَلَى اللَّهِ لِلَّذِينَ يَعْمَلُونَ السُّوءَ بِجَهَالَةٍ ثُمَّ يَتُوبُونَ مِنْ قَرِيبٍ.
0
3
5
7
2
22
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
4 months
@QueenAraweelo20 Queen of Sade 👸 👸👸👸👸guulayso inader garashada haboonee dar alle aqoontaad gabdha kaga horaysaa, mashallah howlkar baa tahay garaad san ♥️
Tweet media one
6
2
23
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
2 years
Sawirkani waa qalcadii sayidka ee kutalo magalda tarikhiga ah e #Taleex , waxaan uso jeedin laha #Dadka re SSC iyo dhaman dadka 🇸🇴 in lamalgaliyo, si ay unoqoto goob dalxiis oo kusuntan halganka umada🇸🇴waxa kale o il-dhaqale unoqon karta #Khatumo @MukhtarAlaska @Ilho25 @Mkooshin1
Tweet media one
3
6
20
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
13 days
Kudayo puntland kudayo 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱♥️1da Agust iyo puntland oo guula badan Kutalaabsatay Dimuqradiyadii hana qaaday ,. Kudayo puntland kudayo 🫡
2
3
21
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
the founders of al-Shabaab and Daesh terror groups as well as extremist investors. Inshallah when I become the president of #Jubaland I will hold these extremist companies accountable @Hormuud @Dahabshil …. By musharax Madaxwayne jubaland H.E Naasir maxamed Boobe
Tweet media one
Tweet media two
2
6
20
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
2 years
Kuwa munaafiqiinta ah ee puntland ku qarwa 😁Deni ku dhegan shalana Deni quruxow sharafow ku hayay 😁bal yara dhagaysta khudabda ninkaan 😁 @KarkaarShuayb @Wadani_Hubeysan @Dahabeyy @Mkooshin1 @MohamedAbbi9 .xaqiqdu dowladnimada cusub e 🇸🇴ninka taagay waa md kornayl c,lahi Yusuf
3
6
21
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
5 months
Mooryaan @HassanSMohamud ayaa wali kuwada burburin xoogan Ciidamada ugu tayada wanaagsan ee kumaandooska Gorgor isagoo badankoodi shirqoola kuxasuuqay kadhacay galmudug, hsm aya Horay ugu baqi jiray in lakala diro isaga iyo fiqi haatan wuxu xabsiga utaxaabay intii hartay
Tweet media one
4
5
21
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
7 months
Space aan kujiray 😂🤣caawa oo rag waawayn kujireen Gabadh yar ee @bellae11a baa laga cabaadayaa war caraweele soo iyadii la lahaa way dhimatay mise miyay so noolaatay 😁midba oranaya address-keedan haya wan dilaya 😁Abti carweelo guulayso ♥️
7
3
18
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
#Sunta ka-ilmaysiiso Maamulka kusheega wareeray Sareeye Gaas General cabdi madoobe taliyaha Ciidmada difaaca dowlada khaatumo 🐎🐎
Tweet media one
3
7
19
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Dadkii iimaankibaa alla kaqaaday dhulkibaa lagu waashay madaxwayne @Laftagareen 😂😂😂qolyaha cidhiidhiga kuwaashayow jooga jaalayaal 😁
2
6
21
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
5 months
Mashallah bah faadumo Arab sheekh isxaaq oo Nairobi ukala xidhantahay @AggahNations @GenUgaask @AhmedAniiz77066 @BiriqRooble @qorulugud_Ssc
1
5
18
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
2 years
Baarqabkii waynaa ee #xabashida ciyaalkooda lagu seexin jiray AUN Sareye guud Jeneral maxamed cali samatar Raisulwasare hore, wasir difaac hore taliyihi Xds ee hore, ahna aabihi dhisay CXDS rabi ha janeeyo wuxu ahaa shakhsi qaranka ku dhaato #xuskaBishaBarakaysanE21kaOktobar
Tweet media one
Tweet media two
1
5
19
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
10 months
Walalkaya sxpkay @Mkooshin1 eebe caafimaad taam ah oo deg deg ah hasiiyo idam alle. Wax ma garta qalbadu jabantahay oo ciilan haday habaar cid kudilayaan innaga u dhiman lahayn balse qof walbo qadarta rabi hareer mari maayo Marka dhashi cambulada waxan leyahay so wada habarka
9
4
19
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Hambalyo dhamaan shacabkayaga xariirta ah ree puntland gusha aad kagaarteen inaad codkiina kudoorateena cida idin matalaysa, runtii taarikh fican ayad samayseen shacab iyo madaxba. Hambalyo hambalyo @Plstatehouse
Tweet media one
0
5
18
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Xildhiban @MPMursalKhaliif senator @Sanatariftiin wan uga mahadcelinaya gurmadka a ufidiyeen dadkii shalay baardheere #aragagxisada ku qarxiyeen iyado lakeenay 7asakri oo dhaawac laguna dhabiibi doona muqdisho.
Tweet media one
7
8
19
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
13 days
Bal qays 100snao kahor xitaa soomaali maa ahayn 😂 @DrMohamed19001 marka inader hutus waqtiga hanaga luminina
Tweet media one
6
3
20
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Hambalyo xulka degmadayada taariikhiga ah ee #Caabdudwaaq guusha ay kagaareen tartanka ciyaaraha galmudug, Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo, 🫡🫡🫡💪💪Geeya geeya koobka cabdudwaq 💪
Tweet media one
7
3
20
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
11 days
The greatest president ever Somalia has had 🫡🫡🫡gen jalle m siyad allaha unaxariisto
@hibaaqhagar
maaliya hagar
11 days
May Allah SWT grant him the highest Jannah 🙏🏽he was patriotic loved his country. The country was never the same after he left.
4
3
36
1
2
20
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
5 months
#Diini4OHiO hogaamiye matali karo bulshada soomaaliyeed ee Ree #OhioState
0
4
17
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
3 months
Waxaa xaqiiq ah inaad hooyada habaryaraha iyo ayaydaawalalaha sidan oo kale aad u caayi jirtay Orod waxani wax kaxun oran jirtay, sikastaba Ha ahaate nin hooyadi walalihi ayayadi soo caayi jiray barako maleh oo umad kale ixtiraami maayo
@ProfDhiraawi
Dhiraawi
3 months
@bringitonbaby1 Naagta Dhillo waaye 😂,iyada habar ah ayee ciyaal suuq wali tahay jirri waa uun jirri!!
5
0
0
5
1
19
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
3 months
Xasuusin Qaadwale birmade hsm
@AbdiAbdinur
Abdirizak Hashi
3 months
Rukuucdii oo qoraal ah👇🏽.
Tweet media one
7
2
12
3
6
19
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
2 years
Watan khudbadi AUN Md Gen siyd bare uu kaga digayay 48sano kahor culuma kushega argagaxisada ah e manta dalka ka degi layahay e “wadad xuma "&dabadhilifka. Kacanku wa argti dhera marku qabqabanayy waxan o kale bu oga in iman karan @Aragsom @AmbWarsame @Mkooshin1 @qoraa_somali_ah
1
7
18
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Mashallah awowyaashaya sekh cabdurxman jabarti iyo ayaydaya sheekhat dhoonbiro Direed allaha unaxariisto ha janeeyo , inaan siyaarto quraan usoo akhriya baan rajaynaya mardhow inshallah @KarkaarShuayb @Kaligeeddd @Mkooshin1 @khadarilig @DhiraawiTV
6
4
14
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Maalinta qashin gurka qarnka khaatumo @kibirsan @jj__okocha @jmlmaxmed @khadarilig @DhiraawiTV @Mkooshin1 😁😁Nadaafadu waa iimaanka barkiisa
5
6
18
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Sidoo kale janeraal cabdi madoobe ayaa yiri waxaanu gumaysi ka diidnay gaaladii aad adoomada u ahaydeen ee as urarnaan jirteen idinkoo bahaahin ahna ma aqbali karno. @KhadaradanA @MukhtarAlaska @Mkooshin1 @Mr__M_W @MunaKhayr @MunaLayla1 @Aragsom @JamaAhm091233 @AbdalleAbdalle8
0
5
16
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
4 months
Awa feminists 😭child abuse can’t be accepted Qayldhaan waawaray , Dee kahadla arinkan @BellaBellae11a why u silent 🤫 let’s advocate this child
@Qani56270199
ugaas geele
4 months
Hambalyo @Sadiq4555 Allaha isku barakeyo @Gen_Ugaask
10
2
10
17
0
16
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Nin karmeed waqtiga iyo waayuhu halkaa dhigeen , xalimo inkaar qabta ah baa jacayl uga baxaday uu aad u dhaqaalayn jiray kadib jacaylkeedi baa sidan ugalay #xalimoXaasid 🥲
12
1
15
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Ragaan saaka waa cibaadaysteen ❤️ 🐎🐎Wayo argagaxiso ninkii dilaa wa jano galo ninkay dilana wa jano galo, darwiishtii shahiidayna waa jana-galayal.Joogi mayso argagaxisadaSNm jihaadkuna inoo furan @qoraa_somali_ah @KarkaarShuayb @NashadNajimo @Mkooshin1 @Aragsom @JamaAhm091233
5
7
16
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
6 months
Waan bogaadinaya in dhiigayacabkaan la qaarajiyay wuxu masuul ka ahaa burburka yemen liibiya, sudan, somaliya hada jooga, waan bogaadinaya askarti howlgalkaas fulisay
Tweet media one
3
5
18
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Generalka ree hiiraan 🫡
1
7
16
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Rag tashaday cir waa toli karaa taako labadeede, wan idin kugu Hamblyynya wadajirkiini iyo u istaaga aad u istaagteen aaya katashiga Deegankiina hormarintisa bulsheed, curashadiina hanoqoto tii awdal bulaaliso kayesho meqaam sare e nololed leh kaabyal dhaqale @Huud777 @HodoKadar
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
3
5
16
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
6 months
Xilalki gen Gele sooqabtay AUN Gudoomiyaha Maxkamada Badbaadada . Wuxuu mar Ahaa Hanti-dhowraha Qaranka . Taliyahii ciidamada badda soomaaliy, sidoo kale wuxuu Ahaa Ninka Keenay Xeerkii Xisaab xil maleh.
Tweet media one
Tweet media two
3
3
15
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Dhiigyacab ina geele @IsmailOguelleh wax laga waydiin maayo arimaha SSC , ssc rag bay leedahay ragii lahaa baa u tashanayaa , fariintaa in geele hala iga-gaarsiiya @Aragsom @Mkooshin1 @qoraa_somali_ah @MukhtarAlaska @JamaAhm091233 @Wadani_Hubeysan
Tweet media one
1
7
17
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
4 months
Ciid wanaagsan dhamaan inta isqarisa 🫡
Tweet media one
0
2
17
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
6 months
Buldaanan wan u tacsiyayanayaa 😭😭qiiro iyo oohin bu afka jabsaday wan boaadinaya askarigii cagta mariyay maleshiyadi imaartka
Tweet media one
5
5
16
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
4 months
Degdeg md farmaajo oo la xaqiijiyay inuu titok Slow motion kuduubo waa arin ummada la fajacday Subxanallah mashallah inshallah
@AggahNations
National pilot (101)
4 months
Deg deg @Amin36668131 oo Sheegay in madaxwyane hore @M_Farmaajo troll noqday Dadkana @XSpaces ku dhex caayo
48
6
25
8
3
16
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
4 months
Mardhow Filo 😂 @HassanSMohamud oo garowe kadegay islamrkaana Mooryaanta mowlaca ugu yeeri doonaan #Tanaasul badane , I can’t wait Tanaasul badane Buldaanana
Tweet media one
12
2
16
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Kornayl Rufle 🫡oo kusugan xarunti garbaharay
2
10
15
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
9 months
Gen shegow is abducted by a group of tribal militia racists who are using the power of the government, they attacked his house, looted his property and killed some of his family, they discriminate only because of his color. @hrw @UNHumanRights @US2SOMALIA #Justice4Genshegow
Tweet media one
6
6
16
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Marka sawirkan arka sxpaday qaar i dhahaan dowlada taageer qalbada I jabta 🥲🥲🥲 @HassanSMohamud haloo sheega inuu 20milyan Somali madaxwayne u yahay sharafkoodana sido. Halkan u madaxa raaricinaya wa bakhtigi adoonta kenya celecade As ku xasuuqeen
5
11
15
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
10 months
Maadaama lagu jira bishii Qiimaha iyo Qaayaha badnayd ee #oktobar ee uu curtay #kacaankii Barakaysnaa ee Ummada soomaaliyeed waxan iisaarnaan doona sawirkaygan aan kuxusaya🫡
Tweet media one
2
3
14
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
6 months
😁 @DrMohamed19001 adkaysi lama leh 😁hadaa jilicsantahay Maxaa ragga afka ulasoo galaysaa , Wakaa orgigii uwaynaa qadaadwaynta oo iga baxsaday 😁galaha ragu ku goolaftama yaana kugu arkin 👍dalxoreeye 😂haiga kaaceliya
Tweet media one
12
2
15
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
8 months
Igaar abgaal muga tala fiican siihaaya walaalihiisa irirsamaale aka idoor samaale 😂😂allow dhowr laasaacaano oo isu badashay yurubtii la iskadhiibi jiray 😂
3
4
14
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
2 years
AUN kornayl cabdulahi yusuf madaxwaynihi hore e soomaliya ugu waxqabad badanaa Rabi hajaneeyee wuxuu ahaa halyaygii mooryaanta iyo dameeraha kasaaray @TheVillaSomalia rabi hajaneyo wuxu aabaha dowladnimada cusub ee soomaaliya ❤️
Tweet media one
7
1
13
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
6 months
Welcome inader @hawoadan14 ♥️bal kaalay hutuskan buufi Adaa af fahmayee ♥️🫡
Tweet media one
8
3
13
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Degdeg Jeneral cabdi madoobe aya wacad kumaray in uu sii laba jibaari doona baacsiga jamhadaArgagaxisadaSNM ila u kasifaynayo gobalada SSC @Mr__M_W @qoraa_somali_ah @KhadarUpdikadir @Aragsom @Mkooshin1
2
3
15
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
5 months
Innalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Allah unaxariisto ha janeeyo ninka dhalinyarada ah oo ahaa khabiir katirsan duulista hawada, waxa dilay mafia-da villa wardhiiglay oo cara iyo ciil ay uqabaan inuu mr biixi la reeryahay dartood u qashay, familkisa ehelkisa wan uga tacsiyynaya
@GaroweOnline
GAROWE ONLINE
5 months
🚨 🚨 Breaking News 🚨: Abdinasir Dahable, a member of the #Somalia Civil Aviation Authority staff, was found deceased in his home in Mogadishu. According to some of the deceased’s relatives, they report that the body bore marks appearing to be of strangulation, although Somali
Tweet media one
1
2
7
2
5
15
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
17 days
1994
Tweet media one
5
0
14
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
6 months
Md @M_Farmaajo iyo @FahadBinYasin @Abdulkullane waxaan ugu baaqayaa inay magdhow iyo raaligalin degdeg ah ay kabixiyaan dhibkii ay u gaysteen sxkay Alfanaan abshir gaarane oo dulmi iyo tacadi badan ya kula kacday nisa, wa tarikh foolxun haday iskamayrin,
5
5
14
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
War cabdi madoobow ragga waa cabaadeen 🤣🤣🤣ee kaqalee sxp 😁Gen cabdi madoobe coming soon to hargaysa 😁 @qoraa_somali_ah @Aragsom @Mkooshin1 @Sir__KHADAR @MukhtarAlaska
6
1
13
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
5 months
Dalxoreeye Birmade hsm buldaanana
10
8
14
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Marxuum cabdulaahi shimbir 😂😂😂wa marxumka Gudomiyaha Gedo kusheegay Madoobe 😂waxba madhaama midka jubada dhexe u qaabilsan madoobe ee ah amirkisa alshabab u qabilsan bu’aale 😂😂mahan kuyaaba fadhiyaa 😂😂unuka yaabnay
Tweet media one
12
6
13
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
#StandwithAwdalstate #BlueRevolution . Geediga gashiimi maayo ilaa cara #awdalstate laga sifeeyo maleeshiyada #ArgagaxisadaSNM .
Tweet media one
0
4
12
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
😂😂😂degdeg dhagar qabe alshabab cabdulahi shimbir oo Twitter ka yimid , si'aan propaganda-diisa uga hortagnaa waa inaan unfollow iyo report isugu darnaa argagaxiyahan baxsadka ah. @DhiraawiTV @ct_swagger1 @Kaligeeddd @EmirMujahid @
Tweet media one
7
4
14
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Subxanallah bal eeg halkay xaaladu maraysa 🥲damulqushash waxay marayan inay qabuurihi maytida dib u faagaan oo ganacsato ka iibsadaan, ayax gajaysan waxba mareebo, wa dowlada cabtooy ah naxaris lahayn guurgurte @HassanSMohamud maytidii xitaa ma ixtiraami wayda Subxanallah.
Tweet media one
2
10
14
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
4 months
Caqliga Maamulka salbalaar iyo waxmagaratada taageerto itoobiyada shabeelada dhexe hiiraan iyo muqdisho xalane jooga waa fiicanyihin kuwa gedo jooga wa cadow oo oromo weeyaan halis ah halka oromo darandoola mudulood xamar joogto 😆walax fiican ummada uhayaan, uumiyaha eebo
2
3
13
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
4 months
Waxaan kubaaqayaa inaynu iibsano Buugaagta @SpotonSomalia oo aynu garab istaagno da’yartan qoraaga ah ee xigamada guule kugaladay , waa qasab inaynu kafaaiidaysano maanka camiran ee cududa iyo caqliga u saaxibka ah ee kasoo burqaday da’ayartan qiimaha badan, curinta aqooneed ee
2
5
14
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
10 months
Dalka guushiisu waa boqor deni @HESaidADeni boqorkii hore hobyo xarardheere ceeldheere cadaado dhashoodi 👍🫡 #DalkaGuushiisuWaaDeni 5more years #Deni4Puntland
Tweet media one
14
2
14
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
😁Maamulka #Damulqushaash waxay na oranayaan Alshabab baan ladiriraynaa 😁unukaa yaabnay mahan 😁kan wa mid ugu magcaaban wasirka cafimadka , wuxu aha 2021 kahor madax waxbarashada e her gobal 😁 @qoraa_somali_ah @Aragsom @Mkooshin1 @Muna59398919 @Sir__KHADAR AS As lama diriro 😁
4
5
12
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
4 months
Khaatumo SSC cadow aan @HassanSMohamud maleh , inkastoo Aqoonsiga guurgurte macna samaynayn waxan iswaydiiyaa goabalka benaadir goormuu maamul goboleed noqday muxusa kaga duwanyahay SSC khatumo state , maxay tahay Sababta benadir shirka ugu jirta SSC aan loo casuumin?
Tweet media one
4
2
14
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Hambalyo madaxwayne cabdiqadir firdhiye ee loodoortay madaxwaynaha cusub ee dowlada #khaatumo 🐎 🐎 waa guul aan caadi ahayn runtii halkaag gaadheen waqti yar kooban gudihi aad dowlad kudhisatan idinko tagera dowlada somaliya iyo gaala intaba tagero kahaysan. #khaatumo strong 💪
Tweet media one
1
4
13
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Marna shaxaad G21 marna cay 🤣🤣faysal cali warabe wa inan gumeed dhuuni raac ah cidii dollar siiso weeyaan 🤣unukaa yaabnay @KarkaarShuayb @qoraa_somali_ah
Tweet media one
2
0
13
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Duqayntii xalay ee adoonts kenya
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
5
12
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
3 months
Ilaa shala DM-kayga mudaharaad ayaa kasocda lagu mudahaaradaya Prof NaasirBoobe xafidullah dadka muhadaaradaya dadooda waxay u dhaxaysa 29-65, weedhaha ay adeegsanaya waxa kamid ah Faqash, car xamar imow muga, mariixaan waa cadow 😂 amaxaar baa tahay somali matihid, yahuud baa
11
2
12
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
5 months
Bah fadumo idoor oo video been abuur ah kasameeyay mr iyo mj , iyagoo isku amaanay 😂😂 @G251111 @AggahNations @GenUgaask @qorulugud_Ssc @KarkaarShuayb
13
1
11
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
9 months
Karti iyo dadnimada ayaad muujisa marwo ,Nasiib daro mooryaanta villa dameer damulqushaash oo shaadhkii qaranka huwan baa ku dhabarjabiyay , Geesiyad baa tahay lagu dhaato himiladaada fog waad gaartay hada waadna gaari doonta inshallah meel sare guulayso inader .
Tweet media one
4
4
13
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
7 months
Hambalyo madaxwayne @HESaidADeni tani qac way dhaaftay 😁kuwa badan oo garanaya maanta wadnaha istaagay oo ay villa qushaash ugu horaysa #Dalka guushiisu waa deni @Mohameddharoor
Tweet media one
3
3
11