Naadiyo Shirwac Profile
Naadiyo Shirwac

@NaadiyoS

4,717
Followers
2,349
Following
220
Media
1,369
Statuses

Joined April 2022
Don't wanna be here? Send us removal request.
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Dowlada nimadii oo dad maxamed qadar iyo marwadisa saynab macalin iyo walashay Raysal Ruun iyo gabdhahayga malyuun iyo muntas dhamantin bararo iyo barwaqo ku nolada
Tweet media one
24
13
297
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
In la kala aragti duwan yahay anigu xuman uma aqan Inta an halkan sxbka ku nahay Waan idin jeclahay
Tweet media one
20
5
111
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
9 months
Cabudwaaq & Ban Geelle ❤️ galmudug
10
16
102
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
So dhawow madaxwayne
14
12
82
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
"Bal wakaase Qaluubta shacabka farmaajo ka leefa.😀
Tweet media one
0
5
70
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Guusha Rabi ha so galiyo gacan tatada dadka shanta somaliyed ka nool ayaad ku jirta
Tweet media one
6
11
66
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Abahay maanta aad bu iga qosliyay Garbaharey abe igu so orad mahan bu dhahay 🤣🤣🤣
Tweet media one
17
8
68
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
"Aniga waxaa la ii badalay oo xilka la iiga qaaday waan aqaan waa Qadiyada Gobolka Gedo,Siyaasadda hadii ay xumaato waa Bulaacad waxaa kasoo baxayana waa Qabiil" General Biixi
19
20
69
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
11 months
Aniga & Farmajo waxaa garad no ah Garaad jamac garaad ismaciil ❤️
Tweet media one
15
10
64
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
11 months
Alle haunaxaristo Eedo shamhaad M. Siyaad Familka oo idil na samir Iyo iiman Alle haka siiyo Jano fardowso allaa geeyo amiin amiin amiin Edo wanagaga halkan kuma so kobi karo
Tweet media one
43
6
57
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Caawa iyo Hoyga Dhaqanka ee Ugaas Mohamed Ugaas Ahmed 💚
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
7
18
51
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Rabi naxariista jano ha siiyo fadliga bisha barakaysan oo ca ah 27 an u ducayno wallalken farxan wuxuu ahaa hogamiye la dareen ahaa dham shacabka somaliyed geesi deeq qalobtena wuxuu Aha iftinki dalka rabi ha ku naxaristo jano fardowso allaha ku geeyo amiin amiin
Tweet media one
26
9
51
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Guuuul somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
0
13
52
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
11 months
Damujadid waad ku fashilanten dowladnimadi somaliya adinkaa farmajo dib u so celiyee inoo wada howsha sidii inuu wadanka dorasho ku jiro
3
12
56
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
1
9
46
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Waxa manta dadka wax dher cida u hogamiyo Aqon yahay da yar ugas maxamed keyse. Cidna sawiradisa kuma xadgudbi karto Naguma xaninyo taban karto in lo gafo ma aqbalayno Lkn wixii 2 qof ka dhaxeyo anaga nama quseyan. Lkn in ugaskena ayado gabar lo hilinayo lo gafo aqbali myno
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
14
13
40
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Nabadonka 3 sano baanu igu darayna yaaa ka dabo hadli karo
Tweet media one
11
1
44
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Ciiid wanagsan
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
11
3
40
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Marka ismaciil wax laga waydinayo arimaha somaliya waliba Qaatumo ma waxaan noqonay mamul gobaleed ka Tirsan Jabuuti
Tweet media one
9
9
40
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
10 months
Xamsow ilmada yaxaaska kala so noqo gado anagu waan ku fahan sanahay waxad tahay Tolnimo ama dowladnimo uma adan tagin gado Anaga dhisan dona insha allaha. Ninka domihi no qadi wayay baa Aniga dadkayga bundo u dhisaya. Wanu so jedna cidna noma mujamalayn karto
10
6
41
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
TACSI INAA LILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. Ilaahay ha u Naxaristo SACIID dhagalab oo goor dhaw u dhintay waxyeladi ka soo gaartay Dabkii Caawa ka kacay. Cabudwaq siciid yare waxaa u ahaa wiil aad lo jecel yahay Aad u qimo badan intu jiro ka sareyay wayna samaysay Degnk🥲
Tweet media one
29
10
38
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Madaxwayne kasta oo wadanka wax ku so kordhiya waxaa u xaq u leyahay in la dhaho mahadsanid mudane madaxwayne Farmajo dalka waxaa u dhisay ciidan qurux badan ana maanta bahi u qabnay si dalkena loga xoreyo alshabab iyo inaa noqono dal leh quwad ciidan qaran
Tweet media one
Tweet media two
1
10
36
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
10 months
Bardheere waxay u bahan tahay gurbad ka badan kan hada dowladu wado. Daqiiqado. Ka hor waxaa go ay buundadii low dadku ay isticmalayen ayado biyihu jogan rabi waxan ka baryayaa in amuraha no fududeyo
2
11
34
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Somaliya oo nabad ah insha allah
2
3
27
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
wa sujuud shukr alxahmdulilah
Tweet media one
2
3
31
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Maryan Adan amiin waxaan u aqan si shaqsi ah in ay dalka u shaqayso kama so bilabin dowladi farmajo waxay xalad adag ku shaqaysay dowladii xasan shiiq Waxay Qaranka u shaqaysay ayado. Dagan madiino oo ahayd meel riski badan maryan aad ayay ugu dhabar adegtay qaranka
Tweet media one
7
5
29
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Hambalyo Caabudwaaq oo qaaday Koobka Galmudug guud ahan Galmudug waxaan u rajaynayaa Nabad iyo barwaqo Waxaan le yahay guud ahan ciyartoyada galmudug waad gulleysaten Waana hormar ay u dhaqaqday galmudug
Tweet media one
4
5
32
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Ku xumeee sxb sawir
Tweet media one
2
0
26
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
😭😭😭😭😭. Yaa rabi u naxariso walalkey mohamed cilmi 😭😭😭
Tweet media one
19
1
27
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Madax meel ka saraysa oo la taabto maleh, Halganka waxaa hogaaminayo UGAASKA . Reer Gedo Qoor qabad iyo juu-juub lagu kariwaa ee yaan karaamada la iska qaadin. 12 sano nagu filan dib u dhac Yaan loo kala harin Halganka karaama u dirirka.
Tweet media one
5
13
29
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Sooo dhawow xildhibanad Raysal Ruun
Tweet media one
Tweet media two
2
1
26
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha degmada Balanballe ayay ku diideen xero ciidan oo la sheegay hay’adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka ee NISA in ay ka dhisanayso degmada Balanballe. Odayaashaan ayaa sheegay in aysan marnaba aqbalayn xero ciidan oo dan gaara laga leeyahay
Tweet media one
22
3
26
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Congratulations Galmudug
3
2
25
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Allahaa u naxaristo inta ku dhimatay Musibadii ka dhacday Baardhere 🥲
4
3
20
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Soo dhawada walalayal 🤣🤣🙈🙈🙈
Tweet media one
4
2
23
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Gedo mayaalo hub qaran ee waxaa yaalo hub qabiil.qaranku waxiisii qaaday
4
2
22
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
ku soo dhawoow Magaalo cidlo ah oo dadkii laga sifeeyey Somaliya khayr uma wadid
Tweet media one
2
3
19
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Congratulations isra my Queen ka badan ayaad iga istahishaa farax igu nolow
3
4
18
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Villa Somalia ma sanaa u danbaysay inay u waranto 🙈
Tweet media one
7
2
20
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Yaaa is garay
Tweet media one
1
1
17
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
9 months
Beeldaaje Cal-bari
2
2
17
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
21 October waa Taariq umadu ledahay Waa tariiq ay somaliya gaga horeysay umada African ah Waxay aheed waqti marki laga shekeyo somaliya aheed Quwad an la dhayalsan karin
2
3
18
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Ugu danbeyn dowladda Soomaaliya mowqifkeeda si sharaf leh ayay u cadeeysay. Mahadsanid mudane madaxwayne anigu waxan ogaa inaa ledahay ku dhac xaga geesi nimada. Waa inaa dhames tirtaa wajibka ka saran umada somaliyed
Tweet media one
7
5
19
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Gedo Waa xor. Horgalada manta shirka jaraa'id qabtayna waa mulac biyo maqaso. Axmed madoobana gabbalkiisu waa dhacay nin kii dhiisha u culanayow ha hungoobin. Waxay manta shegen cid kuma matalan
Tweet media one
4
7
18
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Siyasada waa sidan waxaa la isku hayo waa dowladnimada Waana so dhawaynaa kulanka manta
Tweet media one
1
0
16
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
ilaahay naxariistii janatul fardowsa ha geeyo amaan duulihii ciidan gor gor bile ali salaad & dhamman saraakiish la shadiidey alle janadiisa haka waraabiyo aamiin aamiin aamiin😢😢😢 runti gerida bile waxay igu noqotay kadis
Tweet media one
11
7
17
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
2
3
14
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Ku so dhawada Radio dhiiqo waa in siyasiga somaliyed lo yelaa xad u dhafin o ah somalinimo waa in la wayaa siyasi si qaldan u hadla Radio dhiiqo dan baa somaliya igu jirta wayo waxaa la wayi dona siyasi dhiiqo walaqda anagu waxaa so dayn dona ninkasta oo dhiqo walaqda
@CrewsRadio
RADIO DHIIQO
2 years
Tweet media one
0
1
11
4
6
17
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Xalay waxay aheed habeyn baas Allahaa u naxaristo hodan abdi jamac Waxanu sugaynay farxadada iyo qaban qabada guurkaga Lkn my dhucin allaha ku naxaristo
Tweet media one
10
1
18
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Congratulations Galmudug waa sanadki galmudug 🙏❤️ mar labad Congratulations
Tweet media one
3
2
17
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
🙏🙏 massul mahadsanid
Tweet media one
0
5
17
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Hadaa la hubaa inay ciin iyo mareer daaq day 🤣🤣 waaa so jeednaa
7
6
16
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Raga Fahad yasiin Caloosha ka hadlayo ayaga miyaa ku seexan lahaa haduu yareeyo Cajiib 🤣🤣🤣🤣🤣. Rag waa Ragii hore
8
0
15
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Dhammaan umadda Soomaaliyeed waxaan xasuusinaynaa in loo baahan yahay, in aan ogaano in umad kastoo jirta dunida in mar ama marar taariikhdooda ka mid ah ay dagaallameen, Maalmo ka dibna ay xallisteen dhibaatadoodii, kadibna si wada jir ah ay horay oogu dhaqaaqeen. Joji danbig
0
2
16
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Allow yaa I buubshoo wadanko barwaqa beeruhuna nagiyin baardheere yaa taga ❤️❤️💋 dhulki wacnaa
@NaasirBoobe
Naasir Boobe
1 year
Baarcas (Baardheere) allow Yaa ubuubshoo baalalya igu xidha wadanko barwaqa ah beeruhuna nagi yihiin bardhere Yaa taga ❤️, @Aragsom @Vanguard_21 @SooyXasan @Kaligeeddd @NaadiyoS @Jannaay1 , ader inna mariya dhulkeena abuuranee
7
9
25
0
1
13
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Warmahaga Soo rogo wadnaha shiil lagu galiye oo difac shacabka somaliyed oo hortada lagu xasuqayo
Tweet media one
3
2
15
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
bardaan platform. Yay is ceebeyn ma jirto nin so adayo Nin degankisa gumeyey oo tahriib ku so galay ku dhelay ugaskisi ugu godiyay in alshabab dhisayan ugas ku led ah Cid damiir leh oo dhageheda sinayso ma jirto gobalka dadbu le yahay u maqan wanugulaysanaya
Tweet media one
2
1
15
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
0
3
14
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Tweet media one
3
1
15
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Congratulations dadkii la igaborow mar walba putland waxaan u rajaynayaa guul & nabad ❤️
1
2
13
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
10 months
Wariye Yaxye Soofe oo maanta u istaagay Samatabixinta Dadkiisa ay saamaynta ku yeelatay Fatahaada Wabiga Jubba Kadib markii Kooxda Khawaarijta Ay usoo Hanjabeen Darawaladii wadayay Doomaha walalkey yaxye sofe waxad waliga ahad shaqsi degankisa iyo dadki jeclel inu wax noqodo
1
4
15
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Ku so dhawow furinta dagalka 🤣🤣🤣 allahayow maxaa wax isku muuqdo
Tweet media one
4
1
14
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Reer Garbahaarrey in ay yihiin hoygii aqoonta, xadaaradda iyo ilbaxnimada ayay caawa sidii hilaaca u muujiyeen keddib markii ay dhibco ka badan 10 iyo 0 ku garaaceen dhigooda Wadajir, tartan aqooneedka SNTV iyo Radio Migadishu. Hambalyo reer Garbahaarrey cilmiga guleysta ❤️💋
0
2
14
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Horta Nabad iyo nolol ma ahan guri qof hor istagi karo oo ka noqon karo wardiye waxa iga dar dar ah in Qof walba mesha u jogo ku difacdo N&N lana jojiyo dagalka anan macno lahayn oo anagi isu muqano Cabdi fidow ma jiro qof ka N&N ah dhago hadal siyasad ma ahn ha la jojyo
@Abdi_Fidow
Nabadoon Abdi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
1 year
Dadka ceebeynaya #NN oo maalinkasta umadda kale aflagaadeynaya oo waxa ay iyagu yihiin ku tilmaamaya umadda inteeda kale, markastana jecel inay umadda marin habaabiyaan waa in la iska Qantaa. Dadkaasi waa dad qabiiliistayaal ah
11
1
19
3
2
14
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Allahaa so badbadiyo carurta Rabiyo hoyada indhaha ka Tuurin waan daremaya xanunka haya hoyada manta
Tweet media one
3
0
14
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Abaal Badan, Abaal badha, Abaal bur iyo dheeraada ninba tiisa taan ugu bedeli beerka ka ogsooni, taariikh baa Qormaysa Nina aniga igama dhadhicin karo. Cali yare ali baan ka wadani sanahay waxa aqliga rabi no siyay inaa oga madax bananano dulmiga iyo koxaysiga
Tweet media one
5
0
13
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Cid idinkama lahan somaliya adinka u so dagalamay kana xoreyay gumaysigi ku so dulay mana jirto Cid idin kaga xaq badan
0
4
12
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Hadii Jirtanka umad la dido oo la iska indhotiro ma jiri donto umad isku ilaliso somalinimo
0
2
12
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Caawa 12:13 daqiiqo( 6 saac iyo 13 daqiiqo) in kabadan 90 kun oo masjid aya laga dhawaaqo doona takbiirta ayado lagu xusayo doorkii masijdu ka qaateen fashilinta inqilaabka 2016
1
1
12
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Allaha no cafiyo madaxwayna Hena Hassan shiiq Maxamud caafimad tama mudane madaxwayne Rabi ha ku siyo
Tweet media one
3
0
12
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Halkani waa deganka basro ee duledka dagmada afgooye cirib tirka alshabab waa somali nabad ah Guulesta geeshka yagow
Tweet media one
0
0
11
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Wallee inadan been shegin qofki raba halka manta somali tagan tahay iyo sida ay yihiin ka so akhriso maqalka u qoray abdirahman abdishakur. Waa nin aan wax badan ku tagero oy yar tahay waxa an oga so horjedo waa ninka Aqontu biyo dhigtay marka masraxa siyasadaha la jogo
Tweet media one
4
1
11
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Somalay dhohaney. Dhulkina waa la dhacay Siti Gurmad bay rabta Rag dhidhiyay rabta Gumaysiga ka qaday rabta Hooyada Gablantay geesi garab istagay rabta
Tweet media one
1
2
11
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Waxaa sharaf & bogadin naga mudan Wariye Ismaaciil ibraahin(buur gaabo) Mahadsanid walal waxad samaysay arin naf hurnimo ah inti la wayay ilmaha yar. Alxmaduliha doorkagu waa door Gali dona Tariikhda wariye 🙏🙏
Tweet media one
3
2
12
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Abuukaate Cabdullaahi Dudaaye qaabka uu su’aalaha u weydiinayo, qaabka uu dulduleelo u baarayo iyo deganaashaha kamuuqata waa nin adag. Allaha xifdiyo
Tweet media one
1
2
12
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Saxan saxadii calanko 🇸🇴🇸🇴la sadalinaya Ceel afweyn ka curate sanagey abidka sare
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
3
12
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
11 months
Habar shiish 🤣🤣
Tweet media one
5
1
12
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Allaahu akbar waxaan umaleeynayaa in dad badan oo silicsan rabi sixir fur kaaga dhigaay waayo waxaad soo ogaatay mujaamalada meesha taala ee qarsooneed roonaaba rabi baa og waa markii ladhihi jiray
4
1
9
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Ciid Mubarig dhamantin wallaha an ku sxbnay halkan Insha allahaa waxan guul u rajayna Qaranka somaliya iyo dhalintena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
3
5
11
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Ku xumee sxb sawirkale 🤣🤣🤣🤣🤣
Tweet media one
2
0
10
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
10 months
Gargarkii ay dowladu ku dhawaqday e gobalka gado mahan mid sidi la rabay Mid socdo wayo ila hada waxa ay gesay 3 donyo ah halka ay u xayiran yihiin ayada inay qado 7 doni ah oy gaden dadka deganka mudo badan in ay qadan waxana laga cabsi qaba in ay wali jiran robab horleh
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
3
4
11
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Waxan dareen gooni ah oo xanun badan ku daremaya shilka u galay walalkey @Mkooshin1 Waxan allaha oga baryaya inu asago cafimad qaba u dib inogu so labto rabi cafimad sarecan ah allaha siyo amiin amiin amiin
1
1
8
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Waxaa iigala xanuun badnatay. saqiiradaan kale ee madaxa heysta wexey arkaan sxbadoodi yar yaraa oo ay shalay dugsiga wada dhiganayeen oo jaanasada lagu tukanayo saqiiradaani qolof ahaan wey unoolyihiin balse qalbiyan ayee udhinteen cidna ma dareemi karto waxa ay hada daremaya🥲
Tweet media one
3
4
9
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Congratulations Edo mcn Ruwada Ruun
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
5
1
10
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Jah warer baa ku dhacay Maandeeq
1
2
9
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Arinkan wa inu madaxwayne mustafe cumar on ku joga I’m wanagsan wa inu talabo ka qada. Hadi qabil qabil u dowladen karo isaq ba dhulbahante u dowladen laha dadka wada daga waa inay helan dowlad u dhexen karta Lkn sidan Muqalka ka arko wa sawir mujinayo barakicin dad goni ah
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴
1 year
Muuqaalkaani waa markhaati #Ciidanka Deegaanka Soomaalida (Liyu police) duulaan qaawan bay kusoo qaadeen beesha #mareexaan oo gaadiidka tuutaha iyo hubka dowlada ay u adeegsanayaan, ujeedada ay ka leeyihiina waa si looga qaato/durkiyo deegaanka ama dhulka #beeshaas deganyahay.
19
13
27
1
3
10
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Manto kalana madaxa na furan Guul Geesi somaliyed waan garab Taag nahay Meel walba uu jogo
0
2
8
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
Dadkeygow bararug yashe shacabka gado qaraxa maanta bardheree waa laga digay 3 bari ka hor Hada Baladxawo Waxa lala magan yahay qaraxyo iyo in ciidamada in hal xoro lagu guro si qaraxyo logu adagsado fejignan hala mujiyo rer Baladxawo
1
6
10
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
@Aragsom dadban idinku jeclahay
6
2
9
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
9 months
barnaamij ay dadku ku wada xiriiraan, oo xusuus gaar ah ku leh waqtigaa adiga ma isticmashay??
Tweet media one
5
0
9
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
0
3
9
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Allaa 😭maanta 😭wayay 😭gesigii😭 Gayiga 😭somali 😭iftiinki 😭u baxay 😭 Faxanow mowlan kaga baryay inaa magan u ahato Naxaristisa kugu 😭deeqo Murugo iyo tiranyo iga xanun badan ma arag
Tweet media one
2
0
9
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Madaxwayna hayga Hassan Qoslaye Waxaan leeyahay mw so dhawoow Wanku garab taganahay hadanay Jamaahiirtii N&N waxana naga helaysaa Taagra buuxda 100% waxaana ahaan donaa Kuwa qaladkaga saxa sidokalana dhalishadana Kutusa #somaali hishiisa dunidana la his Hassan Qoslaaye ♥️🇸🇴
Tweet media one
1
3
8
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Haybta Somalinimo hoos igama dagee Farax macalin Congratulations
0
1
7
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
1 year
waxay qorsheynayaan in ay buurdhuubo jabsadaan rer buurdhubo is mujiyaa sidii maanta garoonka goglo dhugta
0
4
8
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Senyale ka qosol badan ma arag
0
1
7
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
# Not my president
@EIshmael_
Elham Ishmael ✍︎
2 years
We want to let the world know Our President is a bona fide terrorist sympathiser. How many Mothers/Fathers/Kids that lost their loved ones are crying tonight; when they heard Mukhtar Robow (Former deputy leader of Al-Shabab) is their new minister. #NotMyPresident
Tweet media one
30
69
201
2
3
7
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
26 jun 2020 Nabad iyo Nolol waga dalka waa hogamisen
Tweet media one
2
0
8
@NaadiyoS
Naadiyo Shirwac
2 years
Waxa qabsoomay program kii u dambeeyey oo maanta magalada Ankara Si Qurxoon noguso idlaaday Seminer e so Xaadireen ilaa 600 o qof ka badan seminarkaas o nagu Cazuuntay Wasaarada arimaha gudaha si an bulshada somaliyeed u siino Wacyi galin gud. wuxu ku dhamaday si qurux badan
0
0
7