Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي Profile Banner
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي Profile
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي

@Gaashaan22

9,812
Followers
1,759
Following
1,527
Media
3,684
Statuses

Interested in Politics.Voice of the Voiceless.Proud Muslim Sunny Somali Canadian Patriot Positive Thinker🇸🇴🇨🇦(Tweets & talks reflect my personal opinions)

Toronto, Ontario, Canada
Joined March 2018
Don't wanna be here? Send us removal request.
Pinned Tweet
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 months
“Gacmo 🙌 Wada Jir bay Wax ku Gooyaan”
44
36
147
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
“A lot of somalis said that is not our choice we wanted Farmaajo” It’s absolutely true
63
294
692
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
What do you understand about this?😂😂😂😂😂😂
Tweet media one
Tweet media two
56
39
255
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 months
Soomaalia jabhadihii dalka dumiyey waxay dhisteen Maamulo Shisheeyaha u adeega Siiba Kan Itoobiya. 1 SNM + Somaliland of Ethiopia 🇪🇹 2 SSDF + Puntiland of Ethiopia 🇪🇹 3 USC + Galmudug of Ethiopia 🇪🇹 4 USC + Hirshabele of Ethiopia 🇪🇹 5 RRA + konfurgalbed of Ethiopia 🇪🇹
Tweet media one
75
27
154
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Saluugmada shacabka Soomaaliyeed🇸🇴 ay kaqabaan maamulka 100-ka maalin jirsaday ee Hassan Sheikh Mohamud “HADAADAN MIIDAAMIN KARIN MASUUL WAA LAGA TAGAA”
16
31
117
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Daarood,Isaaq,iyo Raxaxweyn hadday Carab noqdeen, yaa Afrikaanimo looga tagayaa marka! 😆 Yaa looga dhuumanaa meeshaan oo la gaadaa!!?
45
16
103
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
3 months
Xalay Lagama Seexan Tuuladii Hubka Lagu Qanimaystay ee Shiilla_Madoow. Hubkii Sharcidara ahaa Wuxuu Gacanta Ugalay Qalasyadaas dhaantaynaya ee Shaqo Waxay ka dhigtaan Doonaya. Hubka Ninkii Doonankaraana Hadoonto kii Kala ha iska Darooryo.
18
12
97
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
11 days
Maantaad Jaanis baad ku haysataaye Xabsiga dhexe dhig Ahmed Madoobe hadii kale waad Shalaayi doontaa. @HassanSMohamud ogoow Ahmed Madoobe haduu Maanta Xamar kabaxo dib dambe ugu Soolaaban Maayo haduu Soolaabtana isagoo hub & Ciidan wata buu soo Laabanayaa. Soomaalia inta uu
Tweet media one
88
7
97
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Waxba lagama qaban karo #JAMAAHIIRTA N&N @Farmaajo shacabkaa wada❤️
4
20
89
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 months
Xalay Waxaan ku Riyooday @M_Farmaajo oo Markale dib Loo Doortay Waliba Codkii ugu Badnaa Helay. Indhahaan Kala Qaaday Anigoo Dabaal degaya😀
Tweet media one
38
9
78
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
1 year
#FAHIIMO “SAAKAAN Rag iyo Rabbi Leeyahay”
3
19
74
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Kuwani waa ciidankii Mw #xasan sheegey in la iibsaday qaarana ku hoobteen dagaalkii Itoobiya oo dib kasoo noolaaday, dhaxal aan cidi qarin karin ayuu @M_Farmaajo uga tagtay qarankeena Soomaaalia🇸🇴. waxaaan u mahadcelinaynaa dowlada #Eritrea oo ciidankan Xooga badan nootaba bartay
7
18
70
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
8 months
August 15, 2014. Baan Aqoonsaday #Khaatumo State of Somalia, @MukhtarAlaska
Tweet media one
8
7
67
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
3 years
Most Somalis are supporting their current president @M_Farmaajo ❤️
1
18
71
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
3 years
This is a clear message to @MohamedHRoble
5
22
68
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
3 years
#CBB 😆🖐🏻
10
19
66
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
“HISTORY REPEATS ITSELF” TAARIIKHDU IYADAA IS QORTA.
2
22
67
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
48k iyo 16k. Labadaan nin kee Madaxweyne ah oo saamayn Madaxweyne leh. @M_Farmaajo 48k. @HassanSMohamud 16k.
Tweet media one
30
6
67
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Kana waa @AhmedMoFiqi oo xiligii @M_Farmaajo ka qaylinaya wadooyinka xiran. Maantana wado iska daaye cirkaa xiran!! 🤔 Dadkaan ma sidii madax sumcadooda ilaalsanaya baan ula xisaabtanaa mase dad aan xil qaban?
12
16
64
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
“Shirka #laascaanood ka furmidoona waxa kasoo baxaya nin ragina waa ogyahay nacasna loo sheegimaayo", Soomaali kala go’aysaa ma jirto deegaankayagu ka go’imaayo soomaalia, Soomaali baanu nahay, Soomaali baanu ahaan doonaa, dhiigii awoowayaashay bilaash uma daadan”.
5
15
66
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
3 qof oo haday hogaanka dalka qabtaan Qabyaalada laga bixi lahaa. Anigu gabadhaas waan ku raacay.
9
12
63
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
4 months
WADANIYIINTA SOOMAALIYEED🇸🇴
25
8
67
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 months
Su’aal uu Mar hore kajawaabay Madaxweyne hore @M_Farmaajo baa Maanta Miiska Saaran, Jawaabta waa Tanaa “Xaqiiqatan Dekad Cid Lasiiyay Malahan.”
6
17
67
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
3 months
Odayaasha dhaqanka Degmada Balad-xaawo ee gobalka gedo oo u Tacsiyeeyay Shacabkii Shiila Madoow Nisa Kulaysay.
3
16
62
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Waxaan caawa Xarunta madaxtooyada kaga qayb galay Xaflad aad iyo u qurux badan oo shacabka Soomaaliyeed ee reer Koonfurgalbeed ku maamuusayaan sanad guurada 4aad madaxweynahooda ay aadka u jecelyihiin mudane Cabdicasiis xasan maxamed @Laftagareen 🥰
15
13
65
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
28 days
#BREAKING NEWS: Maleeshiyada #Axmaarada ee #Fano ayaa weerar culus kula Wareegey magaalada #Gondar oo ah magaalada labaad ee ugu weyn itoobiya waxayna ku wajahan yihiin Gobalka Wollo.
2
12
67
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
#Isaaqoow Daaroodkii hortiin Carabta sheegtay baa idinka yaabay😀 #Darood iyo isaaq, midkood waa in u tanaasulaa carab kamawada tirsanaan karaane😄(KAFTAN😅)
17
5
63
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
1 month
Galmudug marka lajoogo sidaan weeye Ol’olaha doorashada😀 Musharaxa Madaxweyne Galmudug, Dr Maxamed Aadan Jimcaale Koofiyoow Galmudug waxaad keentay sheeko cusub.
55
9
64
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 months
Madaxweynihii hore🇸🇴 Mudane Maxamed Abdullahi @M_Farmaajo nuxurka galalkii xil-wareejinta ayuuba kusoo koobay amaanadii loo dhiibay Feb 16, 2017 iyo sida uu u xafiday, dibna ugu wareejiyay isla Madaxweynihii uu kala wareegay. Dadka Qaar Si Xoogaa dufana uga Helaan Kooxda Xasan
10
17
63
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
3 months
“Madaxweyne Koontarabaan Ka shaqaynaya Haddana ku indhacad Aduunka Wax La arkay Maahanl”🤔
4
19
61
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
9 months
#GAROOWE 🤚🏻
15
9
61
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
"Bajaajleey waxa ay noqotay Mashruuc loo soo shaqo tago"
9
22
57
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
1 year
#FAHAD YAASIIN OO PUNTLAND IMAANAYA IYO SIYAASADII OO WAJI KALE YEELATAY.
Tweet media one
17
10
56
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Wiilka kaliya ee la dhashay AUN:-Xildhibaanad #Juweeria Subcis oo ka hadlaya dhibaatada dhacday. Walaasheen marxuumad Juweeriya iyo qoyska dhibaatadaan soo gaartay maahan mid qoraal aan kusoo koobi karno.
5
20
51
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
We all stand with @Laftagareen ✊👍
Tweet media one
5
16
57
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
SL waxay ku guul darreysatay inay ka dhaadhiciso dadka deggan Sool,Sanaag, iyo Cayn inay taageeraan qaddiyaddooda.Taasi waxay keentay in dadka deegaanku hadda ku baaqayaan in SL ka baxdo. Xalka kaliya oo macquulka ah waa in dadka loo ogolaado inay go'aansadaan mustaqbalkooda.
2
18
56
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
“ you have to be listen to me, You have to in aad soo kacdid you have to be apologize”😀 #Sacdia waxkasta Soomaali wey kuugu dulqaateen #Firimbi xataa Laakin Xeerkaan jinsiga ee aad gadaal kariixayso waanu diidnay. “Xildhibaanimooy xaal qaado”
29
10
54
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
4 months
CIID WANAAGSAN.
16
2
59
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
1 year
حبيب الملايين #Xabiibul Malaayiin @M_Farmaajo waa halyey qarane🇸🇴 Inta Soomaalidii ka gudbay buu Falastiin marayaa.
10
22
57
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
3 months
Wax Qabadka Birmade Xasan Sheekh.
7
20
55
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
4 months
June 6, 2024, Hambalyo Soomaliiweyn, #Soomaaliya ayaa Maanta xubin aan joogto ahayn ka Noqotay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kadib codbixintii golaha guud ee Qaramada Midoobay. Waxaan Marna La ilaawindoonin Xukumadii Madaxweyne Hore @M_Farmaajo oo aan dhaxalkeedii ku
6
21
54
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
4 months
Hadalkaan mid kawanaagsan oo aad dhihi Lahayd Majiraa?
5
19
53
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
5 months
“Runtu Ragga Kama Nixiso” “Aniga & Madaxweyne Xasan Sheekh,Mahad Salaad, Xildhibaan Odawaa Sootaan Geella Ku Qoraynay 1991. Sootaan Qabyaalada kawada Shaqayn Jirnay Goormay Qabyaaladu Ceeb Noqotay😀? Mala ILoobay Badbaado Qaran? Sootaan Ciidanka Dowlada kawada Saarnay oo aan
24
18
53
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
3 months
#Reer Sade Hubka intiisa kale Sadaqo u qaata Laakiin snipers ii soo cesha. Xasan Halkaas bay ka Maraysaa😀
13
14
52
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
MW @HassanSMohamud wali kama aadan cudur daaran raali galina kama aadam bixin gafkii iyo dacaayaddii beenta noqotay ee aad shalay u gaysatay isla ciidankaan, wali shacabka soomaaliyeed iyo ciidankaniba way kaa sugayaan inaad raali galin kasiiso beentaadii!
14
10
49
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
6 months
#Luuq -ganaanne Gobalka Gedo Somalia🇸🇴 M.A Farxadiinu Waa Farxadayda💯 Farxadiina & Badqabkiina kama Gorgortami doono Adinka & dhamaan Gabdheena Soomaaliyeed. Uma Qalantaan in Gobolkiina & Dalkiina uu Shisheeye Maalinkasta Dukheeyo Siyaasiyiintiinuna ay Yihiin Kuwa Sababta u
4
9
54
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Madaxweyne @HassanSMohamudoow Magaca Soomaalia🇸🇴 meel xun baad kuwadaa ee iscasil intaan lagu casilin.
14
16
49
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
3 months
Ciidankii Federal-ka Ethiopia oo Jamhada Amxaarada Isku dhiibay⚠️ Maanta Éthiopia Waa Tacbaan.
3
15
53
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
5 months
“Nin Aduunyo Joogoow Maxaa Aragti Kuulaaban” Mw Xasan sheekh Maxamuud 𝗦𝗮𝗻𝗮𝗱𝗸𝗶𝗶 𝗸𝗼𝗼𝘄𝗮𝗮𝗱 ee xukunkiisa, wuxuu tartanka ka reebay gabar Soomaaliyeed oo Madaxweyne u noqon lahayd Baarlamaanka Adduunka. 𝗦𝗮𝗻𝗮𝗱𝗸𝗶𝗶𝘀𝗶𝗶 𝗹𝗮𝗯𝗮𝗮𝗱 wuxuu tartanka ka reebay
18
16
49
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Afgaab Ali Xirsi Cartan boss, Waxaa kamuuqata dareenka dhabta ah ee Dadka deggan Sool,Sanaag, iyo Cayn, dadkaan inay taageeraan Somalilandna waa laga quustay,Xalka kaliya ee macquulka ah waa in dadka loo ogolaado inay go'aansadaan mustaqbalkooda iyo masiirkooda siyaasadeed.
1
14
49
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
The Somalis are 100% Support the president of the Southwest State of Somalia @Laftagareen He is the most hardworking, honest and patriot leader that Somalia has today. The enemies of Somalis don't like him. Please don’t let mercenaries, warlords,spoilers in KGS.
0
12
48
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
1 year
1-HOOYO✅ 2-Macalin ✅ Million Times❤️
Tweet media one
4
3
50
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
#farmaajo $80 dollars✅
7
5
46
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Reer #Laascaanood ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaalada si ay u muujiyaan taageerada ay u hayaan warmurtiyeedkii ay shalay soo saareen gudiga SSC. #Gudiga ayaa ka kala socday dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada SSC sida culumada,odayaasha dhaqanka iyo dhalinyarada.
5
16
47
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
3 years
#Somalia is a sovereign country and they will deal with their elections on their own terms. #HANDSOFFSOMALIA
3
13
42
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
3 months
Magaalada Dooxa ee Dalka Qatar waxaa ka bilaabatay "Aar Farmaajo iigeeya".😀 Waa Laguu Geynaa🖐️ Dadka Koox Koox baa Loosoo daynayaa.
Tweet media one
11
12
47
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
10 months
“Calaashaan jacaylkaygu waa Wiil (Sinigaal) #Senegal ah codka iyo dhawaaqiisu culayskuu yareeyaaye Car bal yaa Isoogaara.”
45
3
46
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Dalka dadka iyo diin midna kama danqanayaan Manta dhib yar oo ay dareemen ayey ka qaylinaayan. kawarama shacabka aad u dhaarateen ee maanlinkasta dhiban oo xataa aan codkooda la dhagaysanayn? Hada yaad u dacwoonaysaan?
13
18
45
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
8 months
#Aron Bushnell, A 25, U.S Army soldier set himself on fire in front of the Israeli Embassy in Washington to show a Solidarity to the Palestinian people & Later pronounced dead. #Aaron is one of the bravest man I’ve ever witnessed in my lifetime. Free Palestine 🇵🇸.
7
17
46
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
10 months
"Madaxweynaha waa in uu joojiyo Safarada badan oo Todobaadkii afar mar baxayo, markaas oo meel inta kasoo Quraacdo meel kalena ka Casheynayo" Senator Maryan Kaahiye.
13
11
46
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
3 months
“Hanaanka loola dagaalamey Shabab haduu fiican yahay maxay ciidamada usoo jabeen? Mala socotaa maanta in Ciidamada Military-ga hal guuto oo dagaalami karta aysan ku jirin,” Madaxweyne Hore Sheekh shariif
9
9
46
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
1 year
Ayaan daarana dalka iyo dadkaan haysata, waa tan wasiirka #Gaashaan dhiga kaa dhigtay adigoo horay AS uga tirsanaan jiray #Rooboow wasiirka diinta ka dhigtay #Ahmed Madooba-na madax sheeganayo. Dal ba’oow yaa ku leh🙂
15
19
43
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Diyaaradaha Hubka Sida ee ka dagay Somalia🇸🇴. Maamulka cusub ee Soomaalia ka arimaya ayaa u muuqada Calooshood u shaqaystayaal ah dalkana gacanta u galiyay cadaw Shisheeye oo ay horboodayso Emaaraat (emirates) israa’iil iyo Ethiopia. Shacabka Soomaaliyeed aanu baraarugno.
6
11
41
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
4 months
Markasta annaga ka shacab ahaan, waxaan ayidaynaa oo aan Taageeraynaa Siyaasiga shacabka u hadla oo u damqada Culsyska saarana tooshka ku ifiya, #Abdirahmanoow Halkeedii ayaa dhigtay, Talooyinka Madaxwaynaha & 2bada Gudoomiye aad ujeedisay waxaan rajeynayaa in ay dhagaystaan,
8
7
42
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Goobo hor leh oo ciidankeenu lawareegeen🇸🇴
2
6
37
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
#XAMAR ❤️
18
1
35
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
#Taleex waa degmo ku taal gobolka Sool.Xarun ayay u ahayd Daraawiishti uu hogaamin jiray Sayid Maxamed. Waa magaaladii Afrika u horeysay ee Ciidamadii Ingriisku diyaarad ku Duqeeyaan.waxaana la dhisay sida taariikhda laygu sheegay 1913kii. Waxaana lagu dhisay Caano geel.
1
9
40
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Halkaa waxa ka cad @M_Farmaajo inuu ahaa #Wadani yaqaana dalkan cid u wanaagsan iyo cida neceb oo isbaarada u dhiganaysa inuu horu maro, waa sababta aanay heshiiis u ahayn labadan dal ee dhibka somalia ka shaqeeya @HassanSMohamud wixiisu kuma salaysna danta dalka iyo dadka.
Tweet media one
2
11
38
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Shalay iyo maanta #Said Deni Shalay wuxuu kacabanayay zoom maantana asagaa zoom-ka kasoo dhex hadlaya.
6
12
35
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
1 year
#Congratulations to the people of Khaatumo State of Somalia on their free and fair election, and all the best to the newly elected SCC-leader Abdikadir Ahmed Cali Firdhiye.
0
8
37
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa lagu soo dhaweeyey deegaanka Kala-baydh ee koonfurta laascaanood Garaadka ayaa ku wajahan magaaalada laaascaanood oo uu ka baxay Oktobar 2007 markaaas oo Soomaliland la wareegtay gacan ku haynta laasacaanood.
0
7
38
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
3 years
ONCE BEATEN TWICE SHY😂 WADANINIMADU HA WAARTO🇸🇴
Tweet media one
3
4
37
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
8 months
@Yaska Walaashy Sharaf Karaamo iyo Qaymo badan baad Bulshada dhexdeeda ku Leedahay. Dadka aan Twitter Sxbada Kanahay kuwa ugu Wadanisan ugu Daggan uguna dhawrsan baad Ka mid tahay. “NIN AAD CIISHAY BAA KU CAAYA”
Tweet media one
11
1
37
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
“Waxaan cadaynaynaa in aan soo afjartay argagixisadii ku dhuumaalaysanaysay #HIIRAAN ” waxaa la isu furay Beledweyn iyo Buulobarde. -waxaa khawaariijta laga diley 127 dhagar qabe. Hambalyo Ciidankeena🇸🇴💪🏿
2
6
32
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Waxaa sidaan👇🏻yiri madaxweyne @HassanSMohamud Hadaba maanta waxaa looga fadhiyaa in uu xasan cadeeyo warkaas oo uu cadeeyo in dhalin yaradaas la iibsaday iyo Inkale,
15
12
35
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Waxaan Fariintaan u dirayaa Maamul-Goboleedka #Somaaliland Xoog iyo jajuub cidna laguma maamuli karo Qarnigaan hadda lajoogo, shacabka aad Xasuuqayso calanka Soomalia bay harsanayaan, @musebiihiyoow ogoowna Daraawiish Dagaal kama baqdaan balse waxay ogyihiin wuxuu yahay dagaal.
3
12
36
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
4 months
Ciidanka Qaranka & Dabaaldaga Munaasabadda 1da luuliyo🇸🇴👊
0
7
34
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
7 months
“Caqligii Wanaagsani Itaal inuu Karoonyahay Bal Eegoo u Fiirsada” Inantaani Waxay Ka Caqli Badantahay Kuwa Badan oo Soomaali ah.
6
14
38
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
6 months
#Breakingnews 📰 Mahad Salaad oo Xogtii Haayada Sirdoonka Qaranka Gubay, Qaatayna Inkabadan 28 baabuur oo Haayadu Lahayd #Lacag & agab kale oo #NISA leedahay. Wuxuu Sharuud Uga dhigay in Lasiiyo Lacag u dhiganta Gaadiidkaan oo uu Guriceel Gaystay. Wuxuu Sheegay Mahad in uu
7
18
37
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
3 months
War Saxaafadeedka Ugaaska Beesha Sade. 5Taan Qodob oo Muhiimka ah buu kusoo koobay. 1. In si deg deg ah ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u qaadato mas’uuliyadda shacabkii ay ku xasuuqday deegaanka Shiilmadow ee degmada Caabudwaaq 15kii July 2024, iyaga oo difaacanaya amnigooda
Tweet media one
1
7
36
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
7 months
2
2
36
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
8 months
Waa heybad Ilaaheey uu MW Farmaajo siiyay, meesha uu cagta dhigaba inay canaasiirta cabsi & cabaad isku daraan. @M_Farmaajo laguma dhihi karo “Xamar kusoo dhowoow” oo waa magaaladaada. Waxaad tahay Madaxweynaha keliya ee Somalia soo maray ee Xamar ku dhashay, kuna barbaaray.
5
13
35
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
3 months
War weyn ayaa Caabudwaaq kasoo dhacey.! Maxay kula tahay adiga .? Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax oo ka hadlayay dhacdadii maanta ka dhacay deegaanka Shiilamadow, ee hoosyimaada magaalada Caabudwaaq, ayaa si si cad u sheegay in Ciidanka dowladda DFS ay ku kaceen falal
0
6
36
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
1 year
“Waxaa jiray Nin #Sheegoow la dhoho oo Libaax Libaax dhalay ah”
8
18
36
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
26 days
Siyaasigaan Xasan sheekh wuu anfacayaa😀
10
8
37
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Walaal mayoow wasiir ilayaas
4
7
34
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 months
#Wasiir madaxa nafuran shaqadiisa dhabtaa waa sidan ! Wasiirka Ticktock❌❌❌
9
4
35
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
7 months
Su’aashaan Ma Sidaan bay Sax ku Tahay? Wadankii Ugu Horeeyey ee Orod Gabar Uur leh U dirsaday? B_ Dalka Kenya? T_ Dalka Jabuuti ? J_ Dalka Somalia ? X_ Dalka Itoobiya?
11
6
35
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
My dear brothers and sisters in NFD please let us Vote for our brother @FarahMaalimM , The well experienced educated and professional, anti imperialism, anti neo-colonialism and Pan-Africanist!...
Tweet media one
2
5
34
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
1 month
MADASHA SIYAASADDA ARIMAHA DIBADDA SOOMAALIYA. Ka faa'iideyso fursaddan Dahabiga ah oo ku soo biir. Halkaan👇🏻👇🏻 Riix.
2
13
36
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
11 months
#GAARIGAAS ADUUNKA GAARAY ISKA SOO CESHA😀
12
3
35
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 months
""AIRPORT BALANBALLE"" Waxkasta oo dadaal, Wakhti maskax iyo Maalba la galiyaa waxay soo baxaan wax qurux badan oo noqon kara dhaxal wanaagsan. Dadka reer Balanbale Qurba joog iyo Qaran joogba waxay dadaal galiyeen siday garoon diyaaradeed u dhisan lahaayeen waana ku
2
7
33
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
7 months
انا لله وانا اليه راجعون Liibaan Golcad farriintii ugu dambeysay ee furimaha dagaalka uu ka soo diray, Wuxu ku Geeriyooday dagaal ka dhacay Shabeellada Hoose Isagoo Sooman Dalkiisana Difaaya. “Qaranka ha u baqina inta aa nool nahay"
10
11
34
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 months
Maamulka Galmudug: Natiijada Imtixaanka dugsiyada-dhexe ayaa lagu dhawaaqay, iyada oo Kaalinta koobaad ay Gashay Nasro Jaamac Salaad oo reer #Caabudwaaq ah. Sidookale 10-ka arday ee Kaalimaha hore Kagalay Imtixaanka Maamulka Galmudug 6 kimida waa reer #Caabudwaaq . Degmada
Tweet media one
5
8
33
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
1 month
Somali Nationalists strongly defend with their own nation and vigorously supports its interests, especially to the exclusion or detriment of the interests of other nations. Thank you for defending your country in every language everywhere in the world.
Tweet media one
4
5
34
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
#Walaalnimadu waa wehel🥰
Tweet media one
4
5
34
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 months
Maamulka Galmudug waxaa ku waajib ah in ay dadkaan Mooryaanta ah Talaabo ka qaadaan cid kasta oo colaad iyo fowdo ummada ka dhix bilaawda dowladda waa in ay talaabo ka qaadaa dulmi iyo daalimnimo aan geed loogu soo ganban ayaa ladhihi karaa Waxaan. Xagee lagu arkay horumar
19
6
33
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
2 years
Waraysi xiiso leh✌️
2
7
33
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
1 year
#Mogadishu Stadium:- Waxaa dhistay dowladi dhexe ee Soomaaliya oo u madaxaweynaha ka aha maxamed siyaad bare. 1980-gii waxuu aha garoonka afrika ugu weyn. Kadib Iyadoo ciidanka shisheeye Saldhig ka dhigteen waxaa ka raray @M_Farmaajo Xarigana ka jaray.
3
7
32
@Gaashaan22
Gaashaan Guureeye🇸🇴 غاشان جوراي
3 months
𝐂𝐀𝐀𝐁𝐔𝐃𝐖𝐀𝐀𝐐: Ugaaska oo shir muhiim ah shir gudoomiyay. Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax ayaa maantay guddoomiyey shirweyne ay ka soo qeyb galeen maamulka degmada Caabudwaaq, Golaha Odayaasha Guurtida iyo ururada bulshada. Shirka oo si weyn loogu lafa-guray
Tweet media one
Tweet media two
1
8
33