Senator Maryan Farah kahiye Profile Banner
Senator Maryan Farah kahiye Profile
Senator Maryan Farah kahiye

@senator_farah

9,967
Followers
28
Following
101
Media
210
Statuses

A Member of Federal Parliament of Somalia-Upper House, Chairperson of foreign affairs Planning & investment @AqalkaSare .

Muqdisho, Somalia
Joined January 2022
Don't wanna be here? Send us removal request.
@senator_farah
Senator Maryan Farah kahiye
2 days
Assalamualaikum Warahmatullahi Wabarakatuh Waxaan halkan si mug iyo miisaan leh ugu mahad celinaynaa dhammaan intii Xafladda arrooskeena @Abdijaliilsamow kasoo qaybgashay iyo intii noogu soo hambalyaysay. Waxaan leeyahay Allaha idin barakeeyo dhammaantiin;caafimaad,
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
268
69
1K
@senator_farah
Senator Maryan Farah kahiye
13 days
TAARIIKH MUGDI AH OO CAAWA DUL HOGANEYSA HOGGAANKA SARE EE JFS. Waxa keliya ee aan sheegayo amase aan halkan Xildhibaan @FawziaYusufAdam ugu soo gudbinayo ayaa ah in aan hameyn iyo maalin u taagnahay Taageeridda Go'aankeeda sharafta leh. Xildhibaan Fowsiya waxay mudnayd lama
Tweet media one
35
61
320
@senator_farah
Senator Maryan Farah kahiye
18 days
DALKA MEEL KHATAR AH AYAA LOO WADAA. Xildhibaanada labada(2) Aqal @AqalkaSare @Golaha_shac_JFS JFS,waxaan weydiinayaa sababta looga aamunsan yahay Safaaradda tira-beelka ah ee Madaxweyne Xasan Shiikh dalal badan isaga kala safraya? Maxay tahay sababta aynu uga aamusanahay oo
Tweet media one
130
101
585
@senator_farah
Senator Maryan Farah kahiye
18 days
Waxaan Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka ugu hambalyeynayaa munaasabadda ciidda barakeysan ee Al-adha Waxaan Alle ka baryayaa in uu naga aqbalo acmaasha wanaagsan.
Tweet media one
26
17
275
@senator_farah
Senator Maryan Farah kahiye
22 days
SOOMAALIDA DAMIIRKOODU NOOL YAHAY MAANTA DULMIGA HA DIIDAAN. Ummadda Soomaaliyeed ee wanaaga,wadajirka iyo damiirku astaanta u yahay, waxaan u soo jeedinayaa in ay si dhab ah oo islaamnimo ku jirto uga hor imaadaan Xabaalaha lasoo faagayo. Xabaalaha oo lasoo faago xukuumaddu
7
33
104
Senator Maryan Farah kahiye Retweeted
@Abdijaliilsamow
Abdijaliil Osman
1 month
DOCUMENTARY: @HassanSMohamud Iyo @HamzaAbdiBarre Laba sannadood kaddib, Halkeey Dalka ku wadaan? ~2022-2024.
Tweet media one
4
11
37
@senator_farah
Senator Maryan Farah kahiye
2 months
UMMADDEENA CADDAALAD AYAA DEEQDA. Maxakamada Racfaan ayaa maant oo taariikhdu tahay 15 May,2024 si dhab ah oo ku qotonta caddaalad ugu hiilisay Marxuumad Luul. Runtii ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Haweenkeena gudaha iyo dibeddaba si gaar ah ayey ula socodeen iyagoo mar walba
4
15
64
@senator_farah
Senator Maryan Farah kahiye
2 months
DIFAACA MAATADA IYO CID WALBA OO AAN ISDIFIICI KARIN WAA WAAJIB SAARAN MADAXDA QARANKA GAAR AHAAN XILDHIBAANADA LABADA AQAL. Waxaan in muddo ah eegayey masiibadii ka dhacday tuulooyinka Jambaluul iyo Bagdad,taas oo ahayd dil wadareedka loo geystay shacab Beeraley ah oo isugu
4
23
95
@senator_farah
Senator Maryan Farah kahiye
2 months
SHALAY WAXAY AHAYD QABUURIHII REER MACALIN NUUR IYO DAB-DAMISKA Sidaan horey uga digay,boobka dhulalka Danta Guud ayaa imaan doona kaddib ansixintii Dastuurka oo ahaa mid baalmarsan dhammaan Xeer-hoosaadyada iyo acraafta kale ee labada Gole ee JFS. Xildhibaanno kale iyo aniguba
56
91
303
Senator Maryan Farah kahiye Retweeted
@Abdijaliilsamow
Abdijaliil Osman
2 months
Laba sannadood kaddib, maxaa ka hirgalay hal-ku-dheggii Madaxweyne Xasan Sheekh ee "Soomaali heshiis ah, dunidana la heshiis ah"? Wareysi gaar ah oo aan Xil. @AAbdishakur @senator_farah kala yeeshay: ~Xaalada ay Soomaaliya ku sugan tahay waqtigan
0
3
6
@senator_farah
Senator Maryan Farah kahiye
3 months
hambalyo geesiyaashayada @SNAForce
@senator_farah
Senator Maryan Farah kahiye
1 year
Hambalyo ciidanka xoogga dalka somaaliyeed ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด A hero is someone who has given his or her life to something bigger then oneself ๐Ÿ™ we celebrate with you each Day our heroic men and vigilant women ๏ฟผfor your Service. ๏ฟผhappy 63rd Anniversary to the Somali National Armed Forces
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
11
16
194
2
1
43
@senator_farah
Senator Maryan Farah kahiye
3 months
Eid Mubarak From My Hoyoo Mcn & I
Tweet media one
Tweet media two
47
20
511
@senator_farah
Senator Maryan Farah kahiye
3 months
ุงู„ุณูŽู‘ู„ุงูŽู…ู ุนูŽู„ูŽูŠู’ูƒูู…ู’ ูˆูŽุฑูŽุญู’ู…ูŽุฉู ุงู„ู„ู‡ูCiid Mubarak ilaahay soonkii iyo acmaashii suubaneed ha naga aqbalo, ramadaan kaan kiisa kale ilaahay ha ina gaarsiiyo anaga oo caafimaad qabna.
Tweet media one
41
25
460
@senator_farah
Senator Maryan Farah kahiye
3 months
DULMI DOONIMEYNO Waxaan codkayga ku biirinayaa dhammaan cid walba oo ka damqatay dulmiga iyo caddaalad darrada loo geystay @SeraGaid ,oo si cad u soo gudbisay fikarkeeda si waafaqsan sharciga xorriyadda hadalka. Waxaa la yaab ah in Wasiir aan shaqaba ku lahayn Shaqada ay hadda
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
51
61
277
@senator_farah
Senator Maryan Farah kahiye
3 months
Inna Lillahi wa Inna Ilaihi Rajioonโ€ โ€œTo Allah we belong and to Him is our return.โ€ Qur'an (2:156) My Dear Brother Senator Abdirizak May Allah grant him amongst the highest levels of Jannah and give patience to all the family and friends. We pray that Allah forgive his
Tweet media one
43
15
151
@senator_farah
Senator Maryan Farah kahiye
4 months
XILDHIBAAN MURSAL @MPMursalKhaliif Xildhibaan,markaan dib u eegay aragtidaada ku wajahan dib u eegista Dastuurka,taas oo aad meel walba horey ugu caddaysay sida aad ugu soo horjeedo xad gudbinka lagu hayo Dastuurka Dalka,haddana aan arkay meesha aad maanta 20/03/2024 ka taagan
Tweet media one
Tweet media two
81
61
260
@senator_farah
Senator Maryan Farah kahiye
4 months
Allahumma Ahilla Alayna Shahru Ramadan Bil Amni Wal Imaani Was Salamati Wal Islam Wat Tawfiqi Lima Tuhibbu Wa Tardha Ta Dhal Jalaali Wa Ikram ๐Ÿคฒโ˜ช๏ธ ๐ŸŒ™ Ramadan Mubarak โ˜ช๏ธ
Tweet media one
22
19
349