Fartun Hassan Malin Profile Banner
Fartun Hassan Malin Profile
Fartun Hassan Malin

@fortunhassan

41,589
Followers
4,732
Following
1,212
Media
13,320
Statuses

BA | leadership | Worked in Local radio and Ministry of Information Culture & Tourism Federal Government of Somalia | United Somalis & great somalia again |🇸🇴

Merca Muqdisho Hiiraan
Joined October 2019
Don't wanna be here? Send us removal request.
Pinned Tweet
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
9 months
Riyo qurux badan ❤️
14
17
111
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Sawirkan ma aqano qofka qaday lkn wan jecladay Hoyo ajar aan laso kobi karin allaha siyo abaalkedana jano allaha ka dhigo dhaman #Hoyoyinka somaliyed ❤️
Tweet media one
45
44
470
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
1 year
HIIRAAN STATE SOMALIA 🇸🇴 😎
Tweet media one
60
34
385
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Mogadishu magalada jaceylka naxariista cafiska iyo dulqaadka ❤️
59
41
349
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Qurux dabiici ah #calmadow ❤️gobolke ka tirsan tahay nala wadag
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
38
50
274
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
3 years
Nin 2$ oo quutil yoonka ah maalintii dhan raadinaaya Xaaskiisana ay wadato iphone 12 pro max Soomaaliyaa laga helaa🤪 Aloow Raggeena somaliyeed 🇸🇴 noo dhaaf🤲
Tweet media one
81
22
266
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Ciidanka xooga dalka somalia ❤️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
17
28
247
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Marko cadey beaches mel jawi macan ❤️❤️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
15
41
220
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Baraawe : dhismahas dher ee bada dhexdeeda ah waxa lo yaqana #Jilaani waa goob uu ku xidhnaan jiray nalka haga maraakiibta - waa xusuus iyo taariiq muhiim ah o ey ledahay #Bawaawe #somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
13
41
227
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Marka Cadey minin Ow Cismaan ❤️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
23
27
223
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
13
41
206
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Somalia beaches ❤️🔥
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
15
46
199
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Afgooye Waa Degmo ka Tirsan Gobolka Shabeelaha hoose somalia Waa Magaalo leh dhul bereed ad u wey aad u Qurux badan Afarta xafadod e ugu waweyn waxa loyaqan Xaafada Xaawo taako: Xaafada 21ka Oktoobar: Xaafada Damaleey Xaafada Dhagaxtuur
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
20
41
198
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
jambalul qofan tagin muxu duni ka joga ❤️
Tweet media one
33
8
195
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Inta fuleynimada isku og wa xanaqi donan 😂😂😂
Tweet media one
84
12
196
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
18
35
189
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
1 year
Dad is heysta oo ayaga un isku muuqda iyo Dal qurux baddan oo eey heeystaan balse aan u muuqan Kismayo cadey ❤️
Tweet media one
13
21
182
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
3 years
(Merca) Marka cadey Shabellaha Hoose Somalia waxey caan ku tahay Muufo iyo malaay ama kaluun ❤️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
13
17
172
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Horta maxaa loo waayay Gabar Wadaad ah oo furato meel ragga lagu quraan saaro 😂😂😂
105
4
180
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Halkani waa wabiga halista badan ee #Beledweyn bulshadu waxey u diyar garobayan sidey u hakin lahayen biyaha xoga badan ee ka imanaya wabiga
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
19
32
172
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Jaziirada #Abaaydhaxan waxay Muqdisho kaga beegan tahay dhinaca koofureed, qiyaas ahaan waxa ay caasimadda u jirtaa ku dhawaad 17 KM. waxey u dhexeysa #jaziira beach iyo #Nimow beach
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
15
33
177
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Liibaantii #Qoryoleey dhul barwaqo abaar laheyn xili walba cagaran
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
10
27
165
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
1 month
#Eid #Mubarak ciidan teeda xigtaa waxaa noo rajeynaya dhamanteen farxad iyo caafimaad ❤️
Tweet media one
25
7
172
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
1 year
Gen. Odawa Waad ku mahadsan tahay shaqadii aad qaranka usoo qabatay ❤️
Tweet media one
2
16
169
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
2 years
62 years ago Kanna Siib, Kanna Saar🇸🇴 Happy Independence Week to my people, #Somalia 🇸🇴 Haa Noolato #Somalia Ha israacdo 💙
Tweet media one
8
14
164
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
2 years
Inteey kala maqan yihiin Inteey isku maqan yihiin 7 calan kala wataan Dawarsi kula daba socdaan damiirkuna eber ka yahay Cawaalow ilmada qari 💙
Tweet media one
34
27
159
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Beyturaas marka cadey ❤️
Tweet media one
15
17
155
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Dhola cadeytu wa quruxda wajiga
Tweet media one
10
13
156
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Adale #beach waa degmo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxay ku taalaa Xeebta Badweynta Hindiya, waxayna Muqdisho dhinaca Waqooyi uga beegan tahay ilaa 180Km. waa mel dalxiska ku fican aadna u qurux badan ❤️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
24
26
158
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Garowe Dalxiis ma u aadna ❤️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
24
18
156
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
2 years
New Banderadley Mudug #Somalia ❤️
Tweet media one
26
14
152
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Sodhawada Jimco wanaagsan 🙋‍♀️📸 En suldan
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
12
20
154
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Raiisel wasaaraha cusub 😂😂😂hayeeey🙈
Tweet media one
53
8
153
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Batalaale beach 🏖 🏊🏼��♀️🍹
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
8
30
146
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
17
21
150
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
1 year
Sawirka aan ugu jeclahay sawirada Madaxweynaheyga Mudane @HassanSMohamud ❤️
Tweet media one
19
10
146
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Nin geel jire ah iyo gayigoo nabada maxa ka wanagsan tolow 🤔
Tweet media one
20
6
149
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
greece 🇬🇷 qofke jeclaan laheyd ina waqti qurux badan iyo sheeko ku wada qadataan aniga @Najmahshirwa 😉
Tweet media one
Tweet media two
31
12
135
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Samareeb #Galmudug #Somalia @MrQoorqoor wan ku amanaya dadalka iyo dhabar adeyga u sameyay hambayo galmudug hoyada dowlad goboledyada 👏🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
25
9
141
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
marko shabeellaha hoose somalia waa meshan ku dhashay ❤️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
16
11
137
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
5 months
Marwalba ii faraxsanow 🧡
Tweet media one
13
6
145
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
8 months
Waxbarasho Dugsi hoose ,Dugsi Dhexe ,Dugsi sare ilaa heer Jamacadeed free lacag la,aan ah ayaan lagu xasuustaa Madaxwayne Siyaaad Barre Allah u naxariistee #Somalia waxey aheeyd Dalka kaliyah Ee africa oo waxbarashadiisa lacag la’aanta ahayd. Hamabalyo Maalinta macalinka,
Tweet media one
25
13
144
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
7
26
139
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Jihaan saxiib walal daris intaba wan aheyn welcome twitter abayo please follow ku sharfa 🙏 @qurux_jihaan ❤️
Tweet media one
31
0
138
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Dadku waxey dhahan twitter ka waa meel ka wanaagsan instagram iyo facebook aniga halkan waxan ku arkay qabiil iyo goboleeysi taageero aan lagu ogeyn iyo in qof walba qofkiisa qaldan uu tageero u muujiyo xata hadusan aqoon rer marka ahay runta iska sheega mugo 😂
42
5
135
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
2 years
Subax wanagsan oo Qurux badan 💙🙏
Tweet media one
9
15
138
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Beledweyne Hiiraan Somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
14
18
133
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Garaad Wiil Waalba wuxu yiri,,Saca Naasa Adag Iyo Weedha Maxaa Kulmiyay, tagitanka.Gedo iyo basitaanka maxa kulmiyey 🤔😡
29
6
132
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Quruxda dabiiciga ah ee somalia Natürliche Schönheit von Somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
6
20
133
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
7
25
130
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Aashuun waa magaca aan u aqano waxey kaso qeeyb qadatay nolosha qooysas baddan #Barisamaadkii
Tweet media one
36
12
129
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Waa sawir qiiro leh qof walbana farxad galinaya dadal inta kasii badan ban ku rajeynaya ❤️
Tweet media one
Tweet media two
4
19
130
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Natürliche Sacadadiin island
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
6
24
122
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Soomaaliya oo guddoomisay shirka golaha qaramada midoobay kulanka 75aad ee golaha guud
Tweet media one
Tweet media two
5
23
123
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Ceelbuur #Galguduud #Somalia Ceelbuur waa magaalo qeyb weyn ku leh wax soo saarka dalka iyo dhaqaalihiisa, magaalada waxaa lagasoo saaraa Burjikada dabqadka laga isticmaalo dhammaan magaalooyinka iyo gobollada dalka Soomaaliya,
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
10
21
123
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Tweet media one
Tweet media two
11
25
122
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Mogadishu magalada jaceylka naxariista cafiska iyo dulqaadka inabada cadi maha wey tagtay masha allah allow u siyadi billicda❤️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
16
18
120
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
1 year
Beautiful Muqdisho To Balcad,
6
23
121
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Jamaame waa degmo ku taala Gobolka Jubbada Hoose, waxay Muqdisho u jirtaa 440km sidoo kale Kismaayo u jirtaa qiyaas dhan 60 km. jamame wa magalo waxso sar ka qudarta ku wangsan waxa ku ooli jiray warshadii #suufka , shirkaddii #Somalfruit
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
10
26
119
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
1 year
Dalxoreeye @HassanSMohamud ❤️🙏
12
12
116
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Lamadaya #Sanaag #Somalia Dal wan lenahay dadbanan laheyn 😌
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
10
28
117
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
2 years
Intuu qabtay @Laftagareen axmed madobe iyo guudlawe ma qaban Habeen wanaagsan inta waxqabdka jecel,
Tweet media one
23
4
112
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Muzamil Isxaaq oo Shahiiday Xarigaas uu haayo imisa qof ayaa kusoo badbaaday ugu dambayntii isaga ayaa sidaasi ku shahiiday .Allah waxa uga baryayaa in uu janadiisa geeyo #Dawlada somalia waxan ka rajeynaya iney daryeeli donto qoyskii u ka geriyoday 😢 #xigasho #salmaan
Tweet media one
25
16
111
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Sida aan qabiil ugu ordeyno midba midka kale usan waxba ugu ogoleyn hadan qaran ugu ordi laheyn hormar aynu gari laheyn 😌
16
15
110
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
2 years
Madaxweynaha JFS Mudane @HassanSMohamud ayaa wacad ku maray inu uu soo celin doono #SomaliAirlines qorshihiina ey bilabatay 5years 5 diyaradood oo somali leedahay aya no balan ah, 💙🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
16
14
110
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Hadii aad ogaan leheed sida deg dega ah ee dadku kuu iloobayaan markaa dhimatid ka gadaal. Uma noolaateen in aad cid raali Galiso aan rabigaa ka eheeyn 😌
10
4
108
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
3 years
Halkaan waa deegaanka #Jiibey oo ka mid ah deegaanada ugu quruxda badan ee ku teedsan #wabiga_Jubba waxaa uu udhexeeyaa #Jamaame iyo #Baar_sanguuni . #Somalia . Jubbaland TV.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
4
21
109
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Waxan aad uga xumahay in aan waxba laga qaban Hotel Curubo Hotel Juba iyo Hotel talex waxey ahayen ilaha dhaqale e Dowlada waxey fursado shaqo u noqon lahayen dhalinyaro badan an manta shaqo heysan faidada laga helilaha lagama helayo #tiyatarka iyo #stadium #mogadishu 🤔 #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
21
24
111
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
kuso dhawada jicib 😉
Tweet media one
34
6
110
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Madaxda ayaa is bedesha laakiin sawirkaanu isma bedelo ☹️
Tweet media one
14
10
106
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
walashey iga yar gulahaga wan ku farxa @ecstaticyasmin welcome twitter follow halagu sharfo
Tweet media one
17
3
106
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
2 years
#SomaliNationalArmy 21 October 1981🇸🇴💙
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
14
16
103
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
2 years
Waxan la dagaaleynaba show somali maaha balo ku dagtay 😬
Tweet media one
26
17
105
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
2 months
Ree arizona iyo dhamaan intii tagi karta maalinta Ramla Ali hala garab istaago 29 of June @SomaliAthlete
3
20
106
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Dafaca dalkiisa qofka 43 sano xabsi ugu jiray aya manta u qalma inu dalkan hogamiyo wuxu yaqana macanka wadaniyada iyo dal jaceylka ❤️😢
Tweet media one
14
7
102
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
3 years
ragg & Dumar Waa la Fadhiyaa Maktabadii Lafoole College 77 - Somalidii Xiligas Waxbay Akhrinjireen, #xigashosomaliarchive
Tweet media one
9
10
100
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
1 year
Subax wanagsan oo qurux badan waxaan noo rajeeynayaa dhamanteen rajooyinka aan leenahay rabi ha inoo rumeeyo💛
Tweet media one
3
13
103
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#Jowhar shabellaha dhexe somalia waxay leedahay Goobo Qadiim ah Sida Warshadii Sonkarta ee #IsnaayBiyaasa Jowhar waxey caan ku tahay Beeraha,Sida Bariiska Galayda masagada, Sisinta, Qasabka Cambaha, Muuska, Iyo Qudaarta Nuucyadeeda kala duwan,
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
18
101
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Ag joogedu waa nolol ducadeedu waa guul lugaheda hoostodana waxaa yaala jano #hooyo
Tweet media one
7
8
99
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
2 years
Hadad Farmaajo jecleed Farmaajo Waa tagay balse hadii aad Dawladnimada #Somalia 🇸🇴 jecleed Dawladnimada waa ay jiri donta Mana tagidonto waligeed!!
28
11
101
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
3 years
Gedo Kuraasta taal kuwa isku haya Shacabka haraadka ugu dhimanaya danba kama lahan miyaa miyan dadka loo naxeyn 😢
Tweet media one
Tweet media two
13
26
94
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
1 year
Dalkaagu waa #Somalia 🇸🇴 Dadkaguna waa #Somaali 💙
Tweet media one
8
14
101
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
3 years
Markuu alle kaa qaado wax aanad fileyn inaad waayi doontid wuxuu ku siin doona wax aadan fileyn noloshada inaad heli dontid 😊💛
11
7
99
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Noole walbaa wuxu xasinooli daremaa markuu Nabad heysto
Tweet media one
11
9
95
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
3 years
Madaxweyne waanu ku jecelnahay lakiin kursiga iska dhiib tokadada waku dhamatay xilku waa waregto markaa soo labato waxanu kaga fadhina dorasho iyo danaha shacabka ood ka shaqeyso 😷
Tweet media one
51
6
97
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
3 years
Qofwalba somalia 🇸🇴 ah wuxuu rajeynayo allaha siiyo wadanka allaha noo dajiyo nabad waarta Dadkana allaha ka dhigo kuwa is jecel oo wax wada qabsada kana fikira aayaha waddan kooda iyo jiilalka danbe ee iman doona yaa Rabbi 🤲
24
13
93
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
#LagBadana #National #park waa xadiiqadii ugu weyneyd ee waddanka laga dhiso 1980-meeyadii, wana halka ey jogen duur joog aad u badan waxey ku tala #jubada #hoose waxeyna u dhawdahay #kismayo #Somalia 🇸🇴❤️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
9
25
95
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
1 year
Subax wanaagsan gacalayaal sidii cadada aheeyd waxaan no rajeynaya marwalba farxad iyo Cafimaad, #HobyoGodan 💛
Tweet media one
10
14
92
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
hadiiba hubka dhulka yaalo xamar waa nabad 🤣
Tweet media one
17
5
94
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
2 years
Dadkas uu isku Soo sawiray si uu tiktok like uga helo asoo #ATMIS ilalineyso maanta hal qof kama noola ayaga iyo caruurtodaba waa la dilay, dadka iyo dalkaba badbado ayey u bahan yihiin koley is casili maayo ee waa in xilka qadis lagu sameya @HassanSMohamud @HamzaAbdiBarre .
Tweet media one
Tweet media two
23
23
89
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
2 years
Aadan yabaal To Maxaas ❤️
12
11
92
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Waxaa lacataan idin muuqata ka haray kunka shilin kasoo hada kasii dabar go’aya dhamaan gobolada dalka waxa is weydiin mudan wasiirada maliyada iyo bangiga dhexe maxey qabtan maxa hortagan in dib lo helo lacagii somalia laheeyd? @MofSomalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
11
7
91
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Buuraha surad baa u dheer hankana somalinimo gobtuna silic wey martaa abaartuna wa sunee hadu jiray saban xumaa waxaa xiga bari samaad sagsaaguna waa dhamaan. ❤️
Tweet media one
7
9
89
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Maanta markii an twitter ka furay sawirkii ugu horeye aan arkay ayu aha aadban uga helay farxada ardayda wajigoda ka muqata ❤️
Tweet media one
5
7
91
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
2 years
Beledweyne allahayow balaayada hareer mari 😔
Tweet media one
13
13
90
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
2 years
Abe maxamed cali ceeryan iyo hooyo shariisfo nuur iyo 7 ruux oo ay dhaleen iyo 4 ilmahooda eey sii dhaleen gabi ahaanba waxeey manta ku naf waayeen qaraxyadii saaka khawaarijta arxanka darane eey ka fulisay Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan,😢
Tweet media one
60
13
88
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
8
13
88
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
1 year
Dooni mayno dawlad Isaaq Boorame oo Buluug ah midnimaa soo dhaw #Somalia flag 🇸🇴 #Boorama #BlueRevolution 🇸🇴💙
10
23
85
@fortunhassan
Fartun Hassan Malin
4 years
Khurux dabiici ah masha allah meshan magaceed iyo gobolkey ka tirsantahay ishega fadlan
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
14
13
83