Innaa Lillaah Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.
Allaha u naxariisto Guddoomiyehii hore Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS Khabiir Prof. Jawaari.
Waxaan Ilaahey uga baryayaa inuu Janatul Firdows ka waraabiyo. Samir & iimaan dhamaan reerkiisa, ehelka & guud ahaan Umadda Soomaaliyeed.
Madaxweyne
@HassanSMohamud
“Waxaan Ummadda soomaaliyeed iyo caalamkaba u caddeynayaa, Itoobiya waxaan isku haysannaa qaabka sharci-daarada ah ee ay dooneyso in ay Baddeen kusoo gaarto, waxaan oggolnahay in ay Baddeenna ku timaado hannaanka sharcigu oggolyahay, sida Yugaandha ay
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO SOO DHAWEEYEY XUBINNIMADA SOOMAALIYA EE GOLAHA AMMAANKA QM
Muqdisho, Juunyo 06, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran u soo dhaweeyey in Soomaaliya loo doortay xubinnimada Golaha
#Somalia
has been elected to the United Nations Security Council for the 2025-2026 term. This significant achievement highlights the country’s unique diplomatic efforts and its unwavering commitment to global peace.
#Somali
#UN
#UNSC
#NewYork
So heartwarming to witness the great & commendable advancements
@SoDMA_Somalia
has made under the an unwavering commitment & leadership of Chair
@MahamuudMoallim
. The revival of SoDMA & entrusting it with such huge ‘life & death’ responsibility was indeed timely & wise decision.
National Consultative Council Meeting commences in Mogadishu under the chairmanship of H.E. President
@HassanSMohamud
. Attended by FGS, Federal Member States and Banadir Regional Administration leaders, the meeting will discuss immediate national priority agendas, including
President
@HassanSMohamud
presided over a welcoming ceremony for the Türkiye’s domestically produced TCG Kınalıada Corvette, which docked at Mogadishu Port on the occasion of Türkiye’s National Sovereignty and Children's Day.
In his address aboard the navy warship, the
President
@HassanSMohamud
visited the districts of El-Dher and Haradhere, inspecting the government-led stabilization efforts. The President met with army commanders, commending the SNA's resolute commitment in the ongoing offensive aimed at eliminating international terrorists.