Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄ Profile Banner
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄ Profile
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄

@MoIS_FGS

2,599
Followers
5
Following
55
Media
108
Statuses

Ministry Of Internal Security- Federal Government of Somalia

Somalia
Joined December 2018
Don't wanna be here? Send us removal request.
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
6 years
War Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha, Dowlada Federaalka
Tweet media one
54
51
246
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
6 years
Ciidamada Amniga oo gacanta ku soo dhigay hoobiyaal kale oo Argagixsadu rabeen inay kuso tuuraan Xarunta Xalane.
Tweet media one
64
42
216
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
6 years
Wasaaradda Amniga waxay soo xirtay Sarkaal ka tirsan Booliska Soomaliyeed oo fal foolxun kula kacay Gabar Soomaliyeed oo ahayd xaaskiisi hore/ Xaafada Shibis. Marnaba looma dul qaadan doono in Ciidamadu ku xadgudbaan sharafta iyo xuquuqda muwaadinka Soomaliyeed.
24
39
187
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
On 3 July, FGS security forces raided Al Shabaab hideout in Warsame. The forces captured 4 operatives that were extorting money from the locals. Saving the public from the enemy is our number priority. Day and night operations will contuniue until we rid AS from our Country.
5
24
108
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Congratulations to FGS security forces for foiling yet attempt by AS affiliates targeting Somali people with VBIED. The nation is truly proud of your commitments and professionalism.
Tweet media one
3
19
97
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Digniin! Gacansiinta, hoysiinta, dhiirigelinta, qalqaalinta, taageerida, ugu deeqida ama u ururinta hanti ururada argagixisada waa dembi la mida ah fal argagixiso, lagulana xisaabtamayo qof kasta oo ka qayb qaata ama fududeeya arimaha halkan ku xusan.
9
21
74
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
3 years
Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa Magacawday Guddi soo baara Rabshadihii ka dhacay Khamiistii Garoonka Aadan Cadde ee Moqdisho
Tweet media one
3
7
68
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Thanks to JPP donors today Somali Federal Police received 10 new vehicles for the purposes of increasing police visibility and mobility @ greater Mogadishu.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
10
65
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Dhammaan waxaan idinka codsaneynaa inaan dhageysataan awaamirta ciidanka ee ku saabsan amnigiinna. Waxa ay naftooda u hurayaa in ay cadowga idinka badbaadiyaan. Ciidamada haku qasbina in ay qaataan go'aanno ad adag 3/4
14
9
55
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Abaara duhurki maanta waxa Agagaarka Zoobe ka dhacay qarax lagu xiray baabuur Surf ah. ALLA MAHADLEH cid wax kuma noqon. Waxaana gacanta lagu dhigay dhagar qabihi ku xiray gaariga dejiska. Hadana wuxu ku jira Gacanta laamaha Amniga. Ma jiri doono Cadow ka fakada laamaha Amniga
3
12
51
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Wasaaradda Amniga, Taliska Booliska iyo AMISOM oo booqasho u kuurgal marxalada iyo tababarka dufcadii labaad ee Ciidanka Booliska Hirshabelle ku tegay kuliyada jowhar ee tababarka. WAG waxa ka go'an dardar gelinta iyo kaalamyanta Booliska labadiisa heer.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
2
9
51
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
4 years
Dib u yagleelida laamaha Amnigu waxay soo celisay sharafti iyo cisigii Qaranka Soomaliyeed. Waxa guul laga gaaray dib u habaynta laamaha Amniga. Waxa muuqda dhaxalki dib u habaynta oo ay u horayso ka sifaynta cadowga goobaha ay ku sugan yihiin.
4
10
44
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Wasiirka Amniga H.E Mohamed Abukar Islow( Ducaale) oo shir gudoomiyey kulan ay isugu yimaadeen xubanaha Gudiga deeq bixiyayaasha horumarinta Booliska Soomaliyeed, ayna ka soo qayb galeen Wasiirda Amniga dowlad goboleedyada iyo Takiska Booliska.
Tweet media one
Tweet media two
1
16
41
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
WAG waxay cambaareynaysa weerarka wuxuushnimada leh ee argaggixisadu ku qaadeen dadka aan waxba galabsan ee ku sugnaa Hotelka Cascasey ee magaalada Kismaayo.
1
10
39
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
On 11 July FGS security forces conducted a targeted operation in Mareeray Village two terrorists were killed and 4 captured. The relentless pursuit of terrorists continues, FGS will find and destroy you.
1
9
39
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Wasaaradda Amniga oo Bulshada iyo Madaxda Gobolka Banadir la wadaagtay Qorshaha dhaqan celinta isa soo dhiibayaasha. WAG waxa ka go'an soo zero gelinta dhalinyarada fikirka qaldan lagu majaro habaabiyey.
0
14
32
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
H.E Mohamed Abukar Islow( Ducaale) congratulating SRCC Francis Madeira and Amisom Police Component for their support and assistance in completing biometric registration for all regional forces. "Excellent cooperation"
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
2
4
32
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Howlgal ay ciidamada ammaanku ka sameeyeen tuulada Ugunji ee Gobolka Shabeellaha Dhexe 3dii Bishan, xilli habeen ah ayey ku soo qabteen horjooge sare oo ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab. 1/4
1
6
32
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
On 02 July, SFG security forces carried out carefully crafted operation in Afgooye District capturing 5 members of the terrorist organisation AS designated to target elders and members of the community .
0
7
31
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
02 July, Holwgal laamaha Amniga Dowlada Federaalku ka fuliyeen Degaanka Afgooye waxay gacanta ku soo dhigeen 5 ka tirsan Cadowga umada Soomaliied AS, Kuwaas oo u qaabilsana beegsiga madax dhaqameedka
2
3
28
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Wasiirka Amniga Gudaha, Mohamed Abukar Islow (Duaale) oo isugu yeeray Saraakiisha laamaha Amniga si loo dardar geliyo Amniga Caasimada loogana hor tago cadowga umada Soomaliyeed.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
4
26
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
30/August holwgalada laamaha Amnigu ka fuliyeen Muqdisho waxa gacanta lagu soo dhigay dhagar qabe AS u qaabilsana qaraxyada umada Soomaliyeed lagu waxyeelaynayo. Laamaha amnigu way uga daba geli doonan God kasta oo cadhowgu is leeyahay ku dhuumo.
0
8
25
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Guul uso hoyatay Dowlada Federaalka iyo Ciidanka Booliska Soomaliyeed Gaar ahaan Hirshabelle state. Ka miro dhalinta qorshaha xiliga kala guurka ( Transition Plan) iyo hanashada gacan ku haynta Amniga goobaha hada Amisom ku sugan yihiin
0
4
25
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Wasiirka Amniga H.E Mohamed Abukar Islow iyo wafti u hogaaninayo oo booqasho ku tegay Turkey, kadib marku ka helay dhigiisa casuumad resmi ah.
Tweet media one
1
6
23
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Wasiir ku Xigeenka Amniga Gudaha, DFS, Xil Abdinasir Seid Musse iyo wafti uu hogaaminayo oo ka qayb galay shir ku saabsan siyaasada mamnuucida miinada, oo ka dhacay Wadanka Norway magaalada Oslo
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
6
24
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Minister Duale, Co-Chairing JPP Executive Board Meeting participated by FMS Minister's of security, Police Commissioners at both levels, Donors, UNPOL, UNDP. Successful day for the Somali Police Force
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
7
21
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
6 years
Wasiirka Amniga oo maanta daahfuray shir dhamaan hay'adaha dowlada ee ay khusayso isugu yimaadeen si loo yeesho wadatashi lagu lafa gurayo qorshaha istiraatiijiyada qaran ee ka hortaga walxaha qarxa ee Wasaarada Amnigu masuulka ka tahay.
Tweet media one
Tweet media two
2
8
21
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
6 years
Wasiirka Amniga H.E. Mohamed Abukar Islow ( Ducaale) oo maanta la kulmay Safiirka dalka Turkiga u Jooga Somalia, Waxyna ka wada hadleen tababarida iyo tayaynta Booliska Soomaliyeed.
Tweet media one
Tweet media two
2
6
22
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Ciidamada Amnigu waxa ay dawooyin iyo gargaar degdeg siiyeen dadkii gaariga saarnaa, waa ayna sii daayeen 4/4
0
4
19
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Wasaaradda Amnigu waxay tacsi tiiranyo leh u diraysaa dhamaan dadki ku waxyeeloobay dhacdadi foosha xumayd ee argagixisadu ku soo qaaday shacabka Soomaliyeed. Waxa socota baaris dhamaystiran oo lala wadaagi doono bulshada Soomaliyeed.
7
5
20
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
On 7 July FGS security forces conducted an operation in Mogadishu capturing 4 members of the terrorist organisation AS. The hunt for terrorists continues unabated.
0
3
19
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Wasiirka Amniga H. E Mohamed Abukar Islow ( Ducaale) oo Saaka kaga qayb galay Magaalada Jowhar xafladi qalan jebinta 200 oo Ciidanka Booliksa Dowlad Goboleedka Hirshabelle.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
5
20
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
On 15 August SSF conducted an operation in Afgooye district in the process capturing an AS operative involved in IED attacks against the Somali citizens. SSF will hunt, destroy and dismantle AS and its affiliates.
0
5
21
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Wasiirka Amniga Federaalka oo shir gudoomiyey Joint Police Program,at ka soo qayb galeen taliyaha booliska ku xigeenka booliska, xubnaha maamul goboleedyada iyo dhamaan deeq bixiyayaasha ku bahoobay kaalmaynta boliiska. Guul Somali Police
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
6
20
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Dardargelinta Sugida Amniga Caasimada, Laamaha Amniga oo isla Goobti falku ka dhacay ku guulaystay inay gacanta ku dhigaan dhagarqabayaal dil u geystay Askari Soomaliyeed.
3
4
16
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Wasiirka Amniga, taliyaha booliska, Safiirka dowlada Turkey, taliyaha Ciidanka gaarka u tababaran ee Turkey, Saraakiisha Tababara Ciidanka Haramacad oo dhagax dhigay Xurnta Ciidanka Haramacad.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
6
20
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Labadii cisho ee la soo dhaafay waxay laamaha Amniga DFS howlago is dabo joog ah ka fuliyeen degaano ka tirsan G/Shabeelaha hoose. Howlgaladaa waxa lagaga hortegay qaraxyo umada Soomaliyeed lagu wax yeelaynayo.
0
3
20
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
We condemn in strong terms, the heinous and ruthless terrorist attack against innocent civilians at EX Control/ Mogadishu, our thoughts and prayers are with those that lost their lives and wish a speedy recovery for those injured. We will get rid of The evil perpetrators.
11
10
18
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Nasiib-darro, 4 qof oo kamid ah dadka shacabka ah ayaa ku dhaawacmay intii uu baacsiga socday. Gaariga ay ku jireen dadka shacabka ah ayaa iska dhagatiray dhowr digniin oo ay ciidamadu ku siiyeen inuu istaago, balse uu dhanka ciidamada u soo dhaqaaqay 2/4
0
5
19
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
6 years
Wasiirka Amniga Gudaha oo shir gudoominaya, shir ay isugu yimaaden UN, AMISOM iyo UNSOS oo ku saabsan xog waraysi iyo wada tashi ku salaysan Amniga.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
2
5
19
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Warsaxaafadeed ku saabsan kulan dhexmaray WAG Dowlada Federaalka iyo Gudoomiyayaasha iyo Saraakiisha Ciidanka Gobolka Gedo, oo lagu lafo guray Amniga Xuduudaha Dalka, gaar ahaan Gobolka Gedo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
7
16
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Wejigii koowaad ee Dib=u habaynta Ciidanka Boliska Soomaliyeed oo si rasmi ah uga bilowday Commando Policia. Caafimaadna la marinayo Askari kasta oo ka tirsan boliska Soomaliyeed si loo ogaado xaaladiisa caafimaad
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
4
18
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Hay'adaha Amniga DF ee ka howlgala degaanka Bariire ayaa Jab laxaad leh u geystay dhagarqayaasha Alshabaab oo hoobiyayaal kuso tuuray shacabka degaanka Bariire, kana gubay gaadiidkay Wateen, hoobiyayΓ shi ay tuuraayeen iyo dhagar qabayaashi oo la laayey.
1
5
16
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
6 years
Wasaaradda Amniga Guddugu waxay cambaaraynaysaa falkii foosha xumaa ee ururka argagixisadu ah ay maanta ku soo tuureen hoobiyayaal Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.
1
1
16
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Excerpts from Minister Duaale's speech at the Somali Partnership Forum Meeting.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
4
16
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Wasiirka Amniga H.E Mohamed Abuukar Islow (Ducaale) oo kulan la qaatay Safiirka China u fadhiya Somalia, Ambassador Qin Jian, kulankan oo ahaa mid lagu xoojinayo iskaashiga dhanka Amniga ee labada dal.
Tweet media one
0
8
16
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
4 years
The beauty of our Country. Janaale Somali's bread basket of fruit and veggies. My Allah bless our soldiers for getting rid of terrorists from this beautiful land of ours. Long live the nation
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
3
14
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Dardargelinta howlgalada xogtu hagayso ee laamaha amnigu fulinayaan waxay sare u qaaday ugaarsiga dhagar qabayaasha dhibaataynaya umada Soomaliyeed . 03/08 Waxa degaanka bullalow/Afgooye lagu so qabtay dhagar qabe AS u qaalibsana dilalka qorshaysan iyo qaraxyada.
1
4
14
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Wasaradda Amniga Guduhu waxay beeninaysaa qoraalada carabiga ku qoran ee la soo dhigay baraha bulshada.
Tweet media one
1
4
14
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
WAG waxay bulshada Soomaliyeed la wadaagaysa warsaxaadeed ku saabsan baaritaan hordhac ah oo laamaha Amnigu ka sameeyeen dhacdadi argagixiso ee ka dhacday Xarunta Gobolka Banaadir
Tweet media one
4
4
14
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Howlgalo laamaha Amnigu ka fuliyeen 30/09/2019 degmeda Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir waxay gacanta kuso dhigeen dhagar qabe ka tirsan dhagarqabayaasha caadaystay daadinta Dhiiga umada Soomaliyeed.
0
4
14
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Southwest President H. E Abdicasis Hassan lafta gareen, State Minister of Internal Security,H.E Mohamed Boono Boono, officially presiding the opening of the training program for Lower Shabelle recruits @Gen Kaahiye training academy, part of operation Badbaado.
Tweet media one
Tweet media two
0
1
14
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Wasiirka Amniga Gudaha , oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo dhaweeyay Taliye ku-xigeenka cusub ee ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jen. Cusmaan Maxamed C/llaahi Kaniif. waxaan u rajeynay inuu Alle la garab galo xilka culus. #Nin lagu seexdow ha seexan. πŸ‡ΈπŸ‡΄οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄οΈ
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
5
14
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Laamaha Amniga howlgalo ay ka fuliyeen Degamada Kaxda GB waxay gacanta ku soo dhigeen Xubin sare oo ka tirsan dhagar qabayaasha caadaystay daadinta Dhiiga umada Soomaliyeed.
1
3
13
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Tayanta iyo dhisida ciidamada booliska dowlad gobeleedyada waa muhiimada koowaad ee WAG. Waxa maanta loo soo xiray tababar 200 oo ah dufacadi labaad ee Ciidanka Booliska Hirshabelle.
0
2
12
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
The Ministry of Internal Security would like to extend holiday greetings to Somalis everywhere on this day 26 June. We celebrate our nation, our heritage, our families, our communities, and our culture.
0
3
9
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
On next 26 june will be the freeing of the oppression and violence of al-Shabaab. No more forced recruitments of our chidren; no more forced extortion; no more killing of innocent civilians MOIS wishes all Somalis a bright, safe, and happy holiday of june 26 and July first.
0
3
10
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Agaasimaha Guud Wasaaradda Amniga, Mudane, kooshin oo shir gudoomiyey shirka Agaasimayasha Guud ee Wasaaradaha Amniga dowlad goboleedyada, iyo Gobolka Banadir loogana hadlaayey isku xirka, iskashiga iyo wadashaqaynta Amniga, 08/12/2019, Maida Hotel Muqdisho.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
6
10
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
H.E Minister Duaale co-chairing PSC meeting for the joint security sector governance programme,participated by OPM, FMS Ministries of Security, Banadir Region, donors UK/SW/EU. At FGS/ MoIS, Strengthening the capacity of security institutions is our 1 priority
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
6
10
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Ciid wanaagsan dhamaan umada Soomaliyeed. Waxaan kaloo hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Dhamaan ciidamada kala duwan ee ku howlan Sugida Amniga meel kasta oo ay ku sugan yihin, Ciid Wanaagsan, Guulaysta.
0
1
10
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Minister Duaale attending the 6th Ministerial Conference ( Budapest Process) in Istanbul which brings together 53 Countries and IO's intended to address Migration legal or otherwise
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
9
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
20 Bisha June, Howlgal ay Ciidamada Amnigu ka fuliyeen degaanka Afgooye waxa lagu soo qabtay 2 qof oo lagu tuhun sanyahay inay ka tirsan yihiin Amniyat ka AS. Howlgalkaas wuxu qaatay saacado badan si looga taxadiro in aan bulshada dhib ka soo gaarin.
0
3
8
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
MoIS with International partners through the JPP program discussing current police priorities, achievements and and challenges.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
1
8
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
4 years
H.E Minister Duaale, sends his condolences and hearth felt sympathy to the Turkish People, Turkish Government and Minister of Interior for the loss of 39 GENDARMARIE & AFAD forces that were killed during an avalanche while trying to evacuate people
0
3
7
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 years
Wasiirka Amniga Dr. Mohamed Ahmed Sh. Ali oo maanta kulan la yeeshay Madaxa Howlgalka @IOM_Somalia , Mudane @CelestinFranzoo , waxayna kawada hadleyn xoojinta wadashaqeynta Wasaaradda iyo @IOM_Somalia gaar ahaanna arrimaha xasilinta, maareynta dhibaatooyinka, socdaalka iyo ......
@Drdoodishe
Dr. Mohamed Sh. Doodishe
2 years
Waxaan sidoo kale maanta kulan qoto dheer la yeeshay Madaxa Howlgalka @IOM_Somalia , Mudane @CelestinFranz oo aan kawada hadalnay xoojinta wadashaqeynta Wasaaradda iyo @IOM_Somalia gaar ahaanna arrimaha xasilinta, maareynta dhibaatooyinka, socdaalka iyo isku duubnida bulshada.
Tweet media one
3
3
26
1
1
7
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Wasiirka Amniga, wuxu maanta shir gudoomiyay Kulanka JPP kaas oo ay ka soo wada qeybgaleen wasaaradaha Amniga iyo Saraakiisha sare ee Boliska heer Federaal iyo heer Dowlad-golboleed, sidoo kale waxaa ka qeybgalay UN, UK, Germany EU UNSOM iyo UNDP. Guul ayu ku so dhamaday
0
0
6
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 years
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dr. Mohamed Ahmed Sh. Ali @Drdoodishe ayaa maanta kulan kooban la qaatay ku-xigeenka Wakiilka xoghayaha guud @UN , Marwo Anita Kiki @Kikigbeho , waxayna kawada hadleyn xoojinta wadashaqeynta Wasaaradda iyo hay’adaha Qaramada Midoobay. #soomaaliya
Tweet media one
1
0
6
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 years
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha @Drdoodishe β€˜Ku deeq dhigaaga oo badbaadi nafta walaalkaa’ #soomaaliya
Tweet media one
0
1
6
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 years
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha H.E.Dr.Mohamed Ahmed @drdoodishe ayaa tacsi u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan ehelada dadkii argagaxisadu ay ku xasuuqday #HayatHotel , sidoo kale inta dhaawaca ahna uu u rajayay inay helaan bogsiino deg deg ah
@Drdoodishe
Dr. Mohamed Sh. Doodishe
2 years
Waxaan murugada iyo tiiraanyada la qaybsanayaa guud ahaan bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan dadkii dhibtu kasoo gaartay weeraradii maleeshiyada Shabaab ay ku beegsadeen shacabka aan waxba galabsan. 1/4
1
4
10
0
2
6
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 years
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha H.E.Dr. Mohamed Ahmed Sh. Ali @Drdoodishe , ayaa Maanta soo kormeeray xarunta Machadka Sare ee daraasaadka Amniga, waxaana halkaas ku soo dhaweeyay masuuliyiinta Machadka. #Soomaaliya #Danqaran
Tweet media one
1
1
5
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
1 year
Wasiirka Amniga XFS @Drdoodishe ayaa maanta kulan la qaatay taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin. Kulanka ayaa looga hadlay dardargalinta howlaha amni ee caasimadda Muqdisho iyo guud ahaan dalka iyo in la xoojiyo hormarinta Ciidanka Boliiska.
Tweet media one
0
0
5
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Wasaaradda Amnigu waxay bogaadinaysa dhamaan laamaha Amniga ee ku howlan ka hortegida iyo burburinta cadowga umada soomaliyeed . Guul iyo Gobanimo
1
0
5
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 years
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane @HamzaAbdiBarre , ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali ( #Doodishe ) iyo Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Mudane @AbdullahiMNOR . #Somalia
Tweet media one
0
1
4
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
3 years
The Director General of the Ministry of Internal Security of the FGS Mr. Yusuf Ali and the Commander of the Somali Police Force S / Gas Abdi Hassan Mohamed Hijar attended the 89th round of the INTERPOL General Assembly in Istanbul, Turkey.
Tweet media one
0
0
4
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 years
Wasiirka Wasaaradda amniga Gudaha H.E Abdullahi M.Noor β€˜Waxaan shaqadi ka joojiyay Taliyihi Ciidanka Booliska @GenHijaar kadib marki uu ku kacay falal iyo ficilo khatar gelin kara amniga dalka, habsami u socodka doorashooyinka iyo bad qabka bulshadda’ πŸ‘‡
Tweet media one
1
0
4
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 years
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali @Drdoodishe iyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya Dr. Axmed Cali Daahir ayaa si wadajir ah xariga uga jaray Xarunta cusub ee safaaradda #Soomaaliya ee dalka #Hindiya .
Tweet media one
0
0
3
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 years
Kacdoonka #Mogadishu Iyo Dabar-goynta khawaarijta. #mois #soomaaliya
Tweet media one
Tweet media two
0
0
3
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 years
Wasiirka wasaaradda Amniga Gudaha @Drdoodishe Iyo Hawlwadeenadda Wasaaradda oo ku sugan Xarunta Hawlgallada Gurmadka si ay gacan uga gaystaan taakulaynta muwaadiniinta #Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay weeraradii aragagaxisadu ku xasuuqday shacabka aan waxba galabsan.
Tweet media one
0
0
3
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
On 20th of June, FGS security forces captured two suspected al-Shabaab Amniyat operatives in Afgooye.The operation took several hours as the force was taking care to not harm any civilians.
0
1
2
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
1 year
Tweet media one
0
0
2
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
3 years
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Xil. Cabdullaahi Maxamad Nuur "Waxaan Sanad guurada 78aad ee aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed halkaan hambalyo uga dirayaa dhammaan Saraakiisha, Saraakiil xigeenada, Aliflayda iyo Dablayda Ciidanka, Caruurtooda iyo Xaasaskooda."
Tweet media one
0
1
2
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
3 years
Wasaaradda Amniga oo war saxaafadeed kasoo saartay dhacdooyinkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Tweet media one
1
0
2
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
5 years
Holwgalo Laamaha Amniga Dowladu ka fuliyeen Deeganka Afgooye waxa lagu soo qabtay sadex dhagar qabe oo ka tirsan AS, kana mid yahay madaxi AS u qaabilsana Cashuurta Degaanka Mareeray Afgooye. Isla howlgalka waxa lagu so qabtay 2 AK, 1 PKM, iyo ku dhowaad 500 rasaas ah.
1
1
2
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 months
Wasiirka Amniga Gudaha XFS Gen. Abdullahi Sheikh Ismail ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda ee Dalka Sweden Ander Hall oo ay ka wada hadleen Taagerada dhanka Amniga ee ay siiyaan Soomaaliya.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
1
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
3 months
SHIRWEYNAHA QARAN EE MAAREYNTA HUBKA, RASAASTA IYO WALXAHA QARXA. Shirka waxaa furay Wasiir kuxigeenka W. Gaashaandhigga XFS C/fitaax Qaasim waxaana ka qeybgalay Mas'uuliyiin ka socday Dowlladaa fadaralka iyo Dowladaha xubnaha ka ah DFS waxaa looga hadlay Guulaha lagaaray.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
1
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 years
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Dr Mohamed Ahmed sheikh Ali " #Doodishe " Iyo wasiiro Dowlaha Wasaaradda xildh. Mohamed Ali Xagaa, ayaa Taliska Booliiska Soomaaliyeed kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka Booliiska. #Soomaaliya
Tweet media one
0
0
1
@MoIS_FGS
Ministry Of Internal Security πŸ‡ΈπŸ‡΄
2 years
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Dr. @Drdoodishe iyo Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, Marwo @Kikigbeho , Ayaa maanta si wadajir ah ushir guddoomiyay Shirka Golaha Fulinta ee JPP kaas oo looga hadlay Amniga, Cadaaladda iyo Sarreynta Sharciga. #soomaaliya
Tweet media one
0
0
1