Madaxtooyada JSL Profile Banner
Madaxtooyada JSL Profile
Madaxtooyada JSL

@MadaxtooyadaJSL

58,342
Followers
21
Following
391
Media
983
Statuses

Follow for the latest information from the Presidency of the Republic of Somaliland.

Somaliland
Joined November 2017
Don't wanna be here? Send us removal request.
Pinned Tweet
@MadaxtooyadaJSL
Madaxtooyada JSL
4 years
Lingaxan Hoose, Waxa aad si fudud ula socon kartaa dhammaan Wararka iyo Warbixinadda wasaaraddaha, Hay'addaha iyo Masuuliyiinta Xukumadda Jamhuuriyadda Somaliland. Si aad ula socotid, raac oo la soco Lingaxan Hoose. ( Follow the below link)⬇️
24
40
242
Madaxtooyada JSL Retweeted
@musebiihi
Muse Bihi Abdi
9 days
Warmest congratulations to H.E. @TayeAtske Selassie on becoming the new President of the Federal Democratic Republic of Ethiopia. I wish you success and look forward to strengthening the bond between our nations. #Somaliland #Ethiopia
114
160
691
@MadaxtooyadaJSL
Madaxtooyada JSL
18 days
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Dhalinyarada, Aqoonyahanka Koonfurta iyo Bariga Hargeysa. Kulankaas oo lagaga wada hadlay arrimo qaranka dan u ah. Kulankaa dhalinyaradu Madaxweynaha la qaateen waxa lagaga
Tweet media one
19
16
121
Madaxtooyada JSL Retweeted
@musebiihi
Muse Bihi Abdi
1 month
I received the certificate of candidacy for the President of the Republic of Somaliland. Ready to serve the people in the upcoming presidential election scheduled for November 13, 2024. Together, we can build a brighter future and a recognised nation. #Somaliland
Tweet media one
211
176
908
@MadaxtooyadaJSL
Madaxtooyada JSL
1 month
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane @musebiihi ayaa xalay kulan muhiima oo saacado qaatay la yeeshay dhalinyarada, aqoonyahanka iyo haldoorka Gobolka Gabiley.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
6
21
89
@MadaxtooyadaJSL
Madaxtooyada JSL
1 month
Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ee Magaalada gabilay.
0
24
75
@MadaxtooyadaJSL
Madaxtooyada JSL
1 month
Madaxweyne @musebiihi oo ciyaarta dhaqameedka saylicida la jabiyey dhalinyaradda hidaha iyo dhaqanka ee Magaalada Borama. #Saylici
6
32
117
@MadaxtooyadaJSL
Madaxtooyada JSL
2 months
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Gudoomay Safiirka Cusub Ee Dalka Itoobiya U Fadhiyi Doona Jamhuuriyadda Somaliland. Hargeysa-29-08-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka gudoomay waraaqaha aqoonsiga
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
29
107
317
@MadaxtooyadaJSL
Madaxtooyada JSL
2 months
Sawiradda soo dhaweynta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee degmada Garadag.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
15
68
@MadaxtooyadaJSL
Madaxtooyada JSL
2 months
Ciidamadu dalkasta waxa ay u yihiin dayr adag, Waxa aan idiinka mahadcelinayaa dedaalkiinna iyo difaaca Qarankeenna.
3
17
86
@MadaxtooyadaJSL
Madaxtooyada JSL
2 months
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane @musebiihi ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Caynaba.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
30
137
@MadaxtooyadaJSL
Madaxtooyada JSL
2 months
Madaxweynaha Jmahuuriyadda Somaliland oo si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanka ina Afmadoobe.
5
39
194
@MadaxtooyadaJSL
Madaxtooyada JSL
2 months
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kormeeray Dugsiga Farsamada Gacanta ee Burco Burco-17-08-2024-() Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu hoggaaminaayey ayaa booqasho iyo indha indhayn ku soo maray Dugsiga Farsamada Gacanta ee
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
16
71
Madaxtooyada JSL Retweeted
@musebiihi
Muse Bihi Abdi
2 months
Waxa aan u mahadcelinayaa guud ahaan Bulshada gobolka Daadmadheedh oo si sharaf iyo qiimo sare leh noogu soo dhaweeyay maanta magaalada Oodweyne ee xarunta gobolka Daadmadheedh iyo deegaanada ka tirsan. Mahadsanidin. Guul iyo Gobannimo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
62
69
416
@MadaxtooyadaJSL
Madaxtooyada JSL
2 months
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda Gobolka Daad-madheedh ee Oodweyne.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
17
51
@MadaxtooyadaJSL
Madaxtooyada JSL
2 months
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Ballaadhan Xalay la qaatay Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Togdheer. Burco: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa habeenimadii xalay kulan ballaadhan oo saacado qaatay oo lagaga wada hadlay arrimaha
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
9
58
@MadaxtooyadaJSL
Madaxtooyada JSL
2 months
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. @musebiihi oo si heersare ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Burco.
2
17
83
@MadaxtooyadaJSL
Madaxtooyada JSL
2 months
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey soo dhaweyn ballaadhan loogu sameeyey deegaannada Karasharka, Galooley iyo Qoyta. Burco-13-08-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalmahanba
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
8
37
Madaxtooyada JSL Retweeted
@musebiihi
Muse Bihi Abdi
2 months
Waxa aan u mahadnaqayaa bulshada degmada Sheekh ee sida sharafta iyo karaamada leh noosoo dhaweeyay maanta. Guul iyo Gobanimo. Somaliland Guul.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
59
65
418
@MadaxtooyadaJSL
Madaxtooyada JSL
2 months
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. @musebiihi oo bulshada iyo Xisbiyadda u soo jeediyay tartan doorasho oo caafimaadqaba.
4
34
137