𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕 Profile Banner
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕 Profile
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕

@Kabadhe

1,377
Followers
328
Following
190
Media
1,671
Statuses

The pen will give wise counsel and direct you to your goal; it is your unfailing friend, so always keep it to hand and never let it go 🖊 Hadraawi♡

Netherlands,UK,Somaliland
Joined June 2009
Don't wanna be here? Send us removal request.
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
The celebration of the 29th National Army of the Republic of Somaliland happened today in the Boocame District, which is very close to the Garoowe Majeerteen's Capital city.👏👏👏👏 Cudud iyo ninkaan xoog lahayn ciil ba wow dhimane Caawana Garoowaa cashadu Ciidanka u taale👊👊
2
22
85
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
5 months
Weligood ha ciyaane, hayska ciyaane....
0
24
83
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Celebrations have commenced in the districts of the Sool Region, including Yagoori, Samakab, Gumays, and Adhicadeye, following the election of Prof. Faratoon as the Speaker of the House of Representatives of the Republic of Somaliland.
10
34
81
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Rabbiyow ha naga dumin adaa noogu deeqaye.🤲
Tweet media one
38
15
81
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Muj Saleban Dahir Afqarshe was a member of the SNM freedom fighters movement. He was a man of peace and perfectly reflected our nations efforts to build from nothing and be democratic and peaceful. He was Dhulbahante tribe AHUN. This proves that SNM was not just Isaq tribe only.
2
28
77
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
10 months
I extend my warmest congratulations to the National Intelligence Agency of the Republic of Somaliland. The National Intelligence Service has, in a remarkably short time, restored the prestige and security role of the Republic of Somaliland in the Horn of Africa and the
Tweet media one
12
20
67
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
BREAKING NEWS;- 👇 Four of the wounded people who were taken from Lasanod to Mogadishu Somalia, were removed from the hospital today by Somalia's intelligence agency NISA, after it was revealed that the 4 men are members of al-Shabaab.
12
31
65
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Message to the adversaries of the Republic of Somaliland and those aligned with them: Since yesterday, the enemies of the Republic of Somaliland have been celebrating more intensely. The spies who were collaborating with our enemies and have regularly supported the adversaries
Tweet media one
9
15
63
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
6 months
@JustAwHirsi Waxaannu ku faraxsanahay haddii aannu reer Somaliland in aannu Lixdankii Midnimada shanta Soomalida ee Geeska Africa ku dhaqan isla doonay, oo aanu hibaynay Qarannimadii Somaliland una huray Shanta oo isu yimaada. Waatii aannu lahay; "Dibi keligay lay qalay Qoys qudha
13
20
65
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
6 months
@faisalroble19 Mr. Faysal, since the first of January, I have observed that you are not sleeping day and night. Please consider your age and the direction of your grief; you appear disappointed with the recognition SL will receive. There are numerous cemeteries named "recognition cemeteries,"
22
15
64
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Pres Bihi did not send his children 2 Study in the UK US, Malaysia or any other foreign Cntry. They got same education as other children in SL. Meanwhile Faysal and Ciro keep their children in Finland whilst calling on the children of SL 2 come out & protest bcause It's our turn.
Tweet media one
10
14
59
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
The genocide that took place in the city of Burco on December 20, 1984 resulted in the massacre of many of Burco's businessmen. Isir duuggii shalay, haddaan ilaawo dib ii addoonso.
8
33
61
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Waar boowe na gadaaya xabadda😂 Ramadaan Mubaarak😍
15
14
56
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Haji Faarah Oomaar and Queen Elizabeth ll 1954.
Tweet media one
5
17
54
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
If you're a guest in another home you must be polite. The young Somalilanders hired by Farmajo as mercenaries who were paid to insult SL and the Farmajo opposition, thought they were from Somalia. Now they're insulting the people of Mogadishu to continue to make Mr Farmajo happy!
Tweet media one
9
5
45
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Muj Luqmaan yare Numberkiisa ila baafiya, dhiirigelin wayn baan u hayaa ?💰
Tweet media one
5
6
42
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Farriintan waxay toos ugu socotaa kuwii reer Somaliland ee Soomalia u ilmaynayey. Kuwii u Hambalyeynayey ciyaartoygooda, iyo kuwii la ooyayey maalmihii la soo dhaafay. Fadlan si wacan u akhrista jawaabta walaalkiin Madaxwayne hore Hirshabeele Somalia, Mr Cosoble. Marba dhan u oy
Tweet media one
Tweet media two
14
14
35
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
The district of Las Anod has been directly taken over by the Al-Shabaab terrorist group led by Abdi Madobe. The Republic of Somaliland has repeatedly informed the world that Las Anod is under AS control. Should the IC now suggest that the SL's army should withdraw from LasAnod?👇
Tweet media one
2
10
33
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
"This war is jihad and we are going to Paradis" by Garaad Jaamac Garaad Ali One of the terrorists who was a former tradition leader, has declared Jihad against Somaliland's National Army.
13
12
33
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Maxaabiistii Jamhuuriyadda Somaliland ku soo qabatay Dagaalkii 18th March way nabad qabaan dhaawacoodiina waa la daweeyey. Odaygii beenta badanaa @HShPrez2Ware iyo Kacaan orphans maqal ma jiraa?
2
13
32
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Jaandheer is a part of Somaliland's culture. We have our own traditional dance. But unfortunately, we learn how to imitate others. When Joe Jackson and the like are dancing their cultural dances and playing their songs, we're playing with them, but nobody can try our Jandher.😣
0
5
31
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
@FarahJuxa 32 sannadood haddii Hawiye Salaad addimo Majeerteen waxay lahaayeen, "Puntland looma sheegin" Maanta se xaalku waa:- Hawiye looma sheegin in Majeerteen oo lagu daray Sandaladdii Warsangeli, oo lagu daray wixii Jareer iyo Raxanwayn joogay in tiradoodu guud tahay 172 kun.🤣
10
4
32
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Beeni raad ma leh. Beentaada Hore runtaada danbe ayay aamin tirtaa! Shalay waxay yidhaaheen Sarkaal Ciidan Qaran ayaannu qabanay, Waa Ciise Muuse, Dacarbudhuq ayuu ka yimi. Mid iyaga ka mid ah ayay Dirayskii ka bixiyeen si ay guul been ah u sheegtaan, oohin iyo been wada socda👇
1
11
31
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
7 months
@RAbdiAnalyst All the leaders, military forces, businessmen, ministers, and MPs in Somalia, including Fiqi Interior Minister, Minister of Religious Affairs Robow, and many others, are associated with al-Shabab. No one can differentiate between Al-Shabaab and the failed state of Somalia.
5
9
30
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
6 months
@AnalystSomalia Haddii uu Dameer ciyo, iyo haddii uu aamuso dadka Somaliland waa isugu mid. Caqliga kugu jiraa waaka aan xumaan u arkayn Hooyada sedkeedii go'ay ee iyadoo Foolanaysa inaadeerkaa nolosha ku gubay adna aannay ku dhibayn. Sababtoo ah qof kudaafad ka soo toosay Bulaacadi ma
Tweet media one
2
6
31
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Wershedda Biyaha Laascaanood ee ku taala Goojacade way shaqaynasaa, Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland ayaa ka ilaaliya in kooxaha nabad diidka ahi burburiyaan ama bililiqaystaan.
0
14
29
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Early this morning the National Army of the Republic of Somaliland came upon and chased away a robbery group from Majertenia in Bocame town. The army showed that they were fully in control of the Bocame district and residents of the district welcomed them with open arms🤝💪
Tweet media one
Tweet media two
2
7
28
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
@SahalMagazine @Nasriforward10 Sahal stands for:- Sade, Absame,Harti Awrtable, and Laylkase= Sahal.
5
1
29
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Ciidanka Qaranka JSL iyo u diyaar garowga Ciiddul Waddan 18 May. Cudud baan ku keenaye xornimo cidi namay siin👊👊👊
0
8
27
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Congratulations on the opening ceremony of Garadag University! The people of Garadag, as well as all Somalilanders, have truly achieved remarkable success. While certain individuals, sadly, are resorting to arming their children and causing vulnerable people to flee their homes,
Tweet media one
Tweet media two
1
8
27
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
اللهم ارحمه واغفر له ونور قبره ونق خطاياه كما ينقا الثوب ابيد من الدنس وأعط كتابه باليمنى واخلفنا من بده خيرًا منه واجعله من النبيين والصديقين والشهداء والصالحين وحسن الائك رفيقًا وأدخله الجنة الفردوس الاعلى وارحمنا من بعده يا أرحم الراحمين ويا أحسن الرازقين ويا خير الوارثين
Tweet media one
2
5
26
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Thank you for correcting me. I think my sources told me the wrong date. But we are 100% sure that this picture, is not Sultan Ali Shire, was in fact Haji Farah Oomar in Aden. @zatawa2 Magaca hoosta ku qoran ayay ka jareen kadibna waxay yidhaaheen Waa Suldaan ina Ali Shire.
Tweet media one
4
3
23
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
"Annaga meel haddii laysku galo guusha nala siiye Goolkaanu kaga laadanaa gulucda koonaaye U gadoodnay geeshkii Berma iyo gedihi Berlin'e U galgalanay sidii Aar gurduur loogu soo galaye...." Muj Ina Ina Weled London iyo maanta 💪💪💪💪
0
7
27
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
9 months
Maalinta adag waa la kala hufmaa, wakhtiga adag waxaa hadli kara oo hogaaanka iyo talada la wareega ragga inta Lab. Wakhtiga wanaagsani wuxuu sameeyaa oo kor u soo qaadaa kuwo haddii ay qadhaadhaato qol isku xidhaya, ama dumarka iyo caruurta la qaxaya. Suldaan Siciid Yusuf
Tweet media one
0
9
23
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
The AlShabab terrorist group has congratulated & thanked the militia fighting in Lasanod, praising them 4 painting the Lasanod Tower with the AS flag. This message further proves that Somaliland's claim to the interl community, stating that AS is present in LasAnod, was true.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
12
15
26
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
"Somaliland waxay soo martay maalmo badan oo fulaygu shakiyay" Madaxwaynihii hore JSL Muj Ahmed Maxamed Maxamuud "Siilaanyo"
Tweet media one
0
8
24
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
A photo that reflects the beauty of the Republic of Somaliland. This picture is worth one million words.✅
Tweet media one
0
6
24
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Ummulo silcayaad intaa Adnaay u adeegaysaa Abaydin dhashaad habtaa Ubaxa waddankaad dhistaa Xanuun ku asiiba iyo Inkaarta kuwii ku neceb IL iyo cowri ba la'aw✅ Abaalka Dr Adna👌
Tweet media one
2
6
24
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Waa Mujaahid u dhashay Dalka Jamhuuriyada Somaliland oo isagoo Mugdisho jooga sidaa geesnimada leh Dalkiisa JSL ugu qanacsan. Maamulka Beerta ku jira ee Somalia na u sheegaya in uu reer Somaliland yahay. Thank you Mujaahid💪
6
5
25
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
If you want know who's Faraax Macalin watch this Vedio. "Xitaa annaga mar buu naga cod saday in aannu ku shubano bal se waannu ka diidnay"
1
7
25
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Why did MSF make the decision to leave Lascaanod? MSF decided to withdraw its staff from Laascaanood after realizing that nurses and medical workers, who were regularly paid by MSF, were fighting alongside the mixed militia (Huwan). Additionally, medical workers from Lascanod
Tweet media one
8
9
24
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Xadkii Jamhuuriyada Somaliland ee dhanka Dowladda beerta ku jirta ee Somalia ayaa maanta la soo xidhay.✅ Waxaa ciidamada aad iyo aad soo dhoweeyey Somalilanders kii xadka deganaa oo ku faraxay in laga eryey Ciidan Beeleedkii Majeerteenia.💪
1
6
24
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
6 months
@AnalystSomalia Whether a donkey brays or remains silent, it remains a donkey. We don't pay attention to people with the same mentality as donkeys because they are lagging far behind Somalilanders and our blessed country, the Republic of Somaliland. You come from a country known to the world as
2
2
22
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Somalia President cries for Queen Elizabeth! @HassanSMohamud cries at Queen Elizabeth ll Funeral, but he has never cried about the massacre of his people by Al-Shabaab everyday. It is the cry of beggar, begging the UK Government. Oohinta tuugsiga.😂
Tweet media one
8
3
19
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Gudoomiyeyaashii SNM soo hogaamiyey xiliyadii adkaa. Afarta Mujaahid ee dhintay Alle haw naxariisto. Mujaahid Siilaanyo na Alle cimriga iyo caafimaadka haw barakeeyo. Aamiin aamiin.
Tweet media one
3
9
21
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Shacabka Deg Taleex Gobolka Sool Jamhuuriyadda Somaliland oo madaxdooda Jamhuuriyada Somaliland raaligelin ka siiyey kooxo tuugo ah oo magaaladda qas, dhibaato, iyo aflagaadooyin madaxeed ka sameeyey. Jamhuuriyaddan Barakaysan Jamhuuriyaddan Barakaysan Jamhuuriyaddan Barakaysan
1
6
23
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
"Hashaan gaada waynow Libaax uga gaboon waayey In aan Gorayo Cawl uga tagaa waa ha soo go'ay"
Tweet media one
0
6
22
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Maxamed Cabdi Yusuf waa Raysalwasare hore Somalia Muqdisho ayuu joogaa, wuxuu yidhi Hargeysa in diyaarado lagu duqeeyo sax bay ahayd. Weli qof reer Somalia ah oo hadalkiisa ka damqaday ma aragten? Wuxuu kale oo yidhi haddana waa in la duqeeyo haddii ay Somalia ku biiri waayaan.
Tweet media one
11
3
21
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Sida shaydaanku marka Qur'anka lagu shido aannu u xamili karin, ayaa qofka beenta badani aannu runta u xamili karin. Addoonta Kukuyada Gala Block ga.😂
Tweet media one
2
1
20
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
"Cudud baan ku keenaye xornimo cidi namay siine..." Gen. Muj. Faysal Cabdi Bootaan #RepublicSomaliland
Tweet media one
0
2
20
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
6 months
@faisalroble19 In hurdadu kugu yaraatay oo hadalku ku damqayo ayaa muuqata. Qof kasta oo Caddiifad iyo cadho hogaamisona waxaa soo baxa midibkiisa dhabta ah. Waxaa la yidhi Dameerta yari markay dhalato waxaa la moodaa in ay hooyadeed ka qurux badan tahay, bal se markay laba jir gaadho ayay
9
4
19
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Daraadto miyaad maqnayd? Da'daadu miyay yarayd? Dagaalkeenii xornimo Damiirkaagii qofnimo Miyuu dayr kaaga xidhay In aadan dagaalka gelin? Alle haw naxariisto intii xornimada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland u dhimatay, aamiin aamiin aamiin🤲
Tweet media one
2
4
19
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
9 months
Siyaad Barre Foundation!!🤔 Raghad Sadaam Xuseen waa gabadh uu dhalay Madaxweynihii hore ee Ciraaq Saddaam Xuseen. Maxkamad ku taal Ciraaq ayaa ku xukuntay 7 sano oo xadhig ah ka dib markii ay buunbuunisay xisbiga Baath ee aabaheed, isla markaana ka dhigtay in uu ahaa Xisbi
Tweet media one
Tweet media two
6
7
19
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
There are two-faced people who support the enemy of SL and try to deceive us into thinking they're real Somalilanders. The national parties of the rep of Somaliland must dismiss any supporters who are with the enemy of SL. Either you R with SL or against it. There is no in btwn
Tweet media one
1
2
16
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Xildhibaanka gudiga 33ka iyo Khaliif mabda'ooda ku raaca in aaan Somaliland jirin, ee isagoo Hargeysa jooga oo cashuurtii ummadda cunaya noqda Diyaaraddii Hargeysa ka kacaysey ee Hargeysa duqaynaysey, haddii sharciga iyo Dowladnimo wax ka qaban waydo, sow shacabku xaq uma laha
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
4
17
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Arrinta Laascaanood uma baahna Caddiifad, uma baahna mucaaradnimo iyo ku xumayn, uma baahna cid aan xogagaal ahayn oo iska hadasha, uma baahna Cadowga Qaranka JSL ee mar kasta doonaya SL oo fashilanta in lala soo safto. Waraysigan Wasiir Baashe Ali Jamac dhegaysta.👇
4
11
15
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Dulmi looma tabobarin.💪💪 #SomalilandArmy
1
5
18
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
4 months
This is the front wall of the failed Embassy of Somalia in Addis Ababa, Ethiopia. It has become a sewer and a dumping ground.
Tweet media one
Tweet media two
5
6
15
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
10 months
"The people of the Republic of Somaliland elected Awdal as the president in 2003. I was the first president elected by popular vote in Somaliland since 1960. I urge the Awdal diaspora to contribute to our country's education, development, healthcare, infrastructure, and more.
Tweet media one
0
5
17
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
6 months
The map of Somalia resembles a corpse being carried to the grave.👇👇
Tweet media one
1
4
16
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Xanuun ku asiiba iyo Inkaarta intii ku neceb Il iyo Cowri ba la'aw👑 Arligan tiir baad u tahay Qaranka udub baad u tahay Astaan ummadaad u tahay Aayaadka Quraanka iyo Haddaan amar ina xannibin Qof lagu aamino dalkoo Aroorta hogaamisiyo Iraadaad shacab u tahay Dadkana ehel
Tweet media one
0
4
11
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Abwaan Hadraawi AHUN wuxuu yidhi:- "Annagu dir kalaannu nahay Xil iyo darejaaannu nahay Dad loo buriyaannu nahay Duudkii Nebigaanu nahay ..."SCW
Tweet media one
1
8
14
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Happy Independence Day, Somalilanders! May the spirit of this day fill your hearts with joy and hope for a brighter future.
Tweet media one
Tweet media two
1
1
14
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Ethiopia has established a buffer zone 16.5km into Somalia, as previously announced by the Pres of the Somali Region of Ethiopia, Mr. Cagjar, and the Ethiopian flag was raised in various cities in Somalia, such as Abalay. The governor of Hiran has confirmed. Ma garanayo Nooh😂😂
5
4
14
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
@hiirad7 Dameer hadii uu ciyo iyo haddii uu aamuso labadaba waa isku mid uun. Hadalkaagu iigma duwana Dameer Ciyey! Hadaad awood leedahay, hadaad garasho leedahay, hadaad caqli leedahay, Xafiiska Madaxwaynahaaga fadhiisto furihiisa askari African ahi ma hayeen. Af nooli waa hadlaa Eyna..
1
0
12
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
5 months
@EngNaaji @musebiihi Sababta aad 24/7 beenta u sheegaysaa wax kale maaha waxaad ku soo kortay guri iyo degaan aan qof run sheegaa joogin, oo daacadnimada iyo run sheegista ceeb iyo doqonnimo looga yaqaan. Markaa adigu waxan aad hadda sheegayso hadda eed kuma lihid, because ciddii ku soo ababisay
0
0
14
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Reer Awdal Qaranka JSL ayay difaacayaan. Madaxda Xisbiga Waddani na Huwanta ayay difaacayaan.!!
1
5
12
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
6 months
@AAbdishakur Your support for Congresswoman Ilhan Omar, who referred to the people of Somaliland as "people who claim Somalis," reveals your distinctiveness as an individual and a notably low level of intelligence, exposing the depth of your racism and evident animosity towards the people of
Tweet media one
0
1
13
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
5 months
@JustAwHirsi The Republic of Somaliland is progressing forward, while donkeys bray behind us.💪💪💪
3
2
12
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
6 months
@EngNaaji @Abdikarindahirr @SSTHawdReserve Saaxiib haddaad is tidhaaho is difaac uun digaar baad madaxa ku dhufanaysaa. Ragga wuu dagaalamaa, waa la dilaa, wax buu dilaa, waa la qabtaa waxna uu qabtaa intaas oo dhami waa astaamaha nin dagaalamaya. Maaha astaan nin Moryan ah oo Hooyadii iyo hablahiisa Isbaaro u
5
4
13
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
The former PM of the failed state of Somalia Mr Geedi is being investigated by African soldiers 4 carrying an explosive device. No 1 has ever seen a PM being investigated by foreign soldiers for the possession of explosives, except 4 the former head of the failed state of Smalia
Tweet media one
0
5
10
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Those who block everyone when the truth is told are cowards.😂 Fake Sheekh and fake DR can't bear to be told the truth. The Somalilander's debates are indefensible.👊👊👊 Waar Gala Block ga😅😅
Tweet media one
Tweet media two
3
0
10
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Hirsi's statement in London was contradictory. He stated that Waddani's leaders and supporters would stand by the Somaliland National Army. However, he also said, "We are against the atrocities committed by our National Army in LasAnod against civilians." Hadal "OO" ma yidhaaho!
Tweet media one
4
3
11
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
@MohamoudGaildon 30 Sannadood baad hadlaysey, SL 30kaa Sano way horumaraysey welina way sii wadaysaa horumarka iyo badhaadhaha. Xasadka iyo xiqdigu naftaada uun buu dhibayaa, wuxuuna qaawinayaa shaqsiyadaada ciilka qabta. Aragtaye maxaad odhan ma ishaad wax kaga jari mise oohintaad qubi?🤣
1
0
11
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
"Sanadkii xumaada ba dar baa sahayda naanayse Ragga siinka bowdada marsaday way sejelanyiin" Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye Waar miyaan la noolaanayn?
Tweet media one
Tweet media two
1
2
10
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
5 months
@AhmedMoFiqi Adiguna Dameerow Hiigso Faras ka doolaal Daba soco ma gaadhide Faysal Cali Waraabe 300 oo sanadood buu talinayey waa reer Guuleeed Suldaan Sandaladda uu ka soo jeedaa 25 generation bay abtirsataa. Adigun Habargidir baad tahay oo Hobyo ayaa ka timi, Suldaanka Hobyo kugu xukumi
2
2
10
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Abwaan Muuse Cali Faruur 1993, Shirkii Boorame... "Calankeed Ethiopia ha jiro waa cid ii xiga....."
0
0
11
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
@HShPrez2Ware 70 jir ummadda horteeda been Isla soo taagaya oo sida caruurta u hadlaya ayaad tahay! Haddii bal hadda cadayn keen maxaad ku jawaabaysaa? Dhaqankani waa kii Farmaajo kaaga eryey Hirshabeelle sababtoo ah waxaad u muuqataa qof madhan caqli ahaan.
1
0
11
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
@Basraawi @FarahJuxa Waa qosol Pubtland oo qabyaalad ummadda ka wacdiyeysa😄😄😄 Saaxiib minority cannot rule majority, waa laysku fahmay bahashii Puntland iyo Degmada Boondheere hadda waa in Boondheere Saami badataa.🤣
2
0
11
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Faratoon diid, waa Qaran diid! Qofka Prof Faratoon diidan waa qof fulinaya laba amar oo Khaliif Dowdar ka yimi:- 1. Wuxuu fulinayaa Fariintii ahayd Xadka SL waa Oog 2. Wuxuu fulinayaa Fariintii ahayd nin Dhulbahante ahi yaanu xilka Gudoomiyenimo iiga danbayn. #VoteForFaratoon
Tweet media one
0
2
9
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Mr Jibril withdrew from the race for the chairmanship of the House of Representatives of the Republic of Somaliland after realizing that Prof. Faratoon had the support of 50 MPs. He came to the realization that he would lose both the 2nd chair and the Speaker of the House.👊
Tweet media one
4
2
10
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Allaaahu Akbar💪
Tweet media one
1
1
9
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
5 months
@4Xamarpeople Ha ciyaane, weligoood ha ciyaane..
0
1
10
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
@MoBakayle Farmaajo maanta been caadi ah buu kuu soo dhiibaye Aabe iga shaandhee dheh! Runtii waataane ku hoo baaruud😄😄
2
2
10
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
6 months
Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi AHUN oo Caddaawadii, nacaybkii, iyo Xasuuqii ummaddiisa lagu hayey ka hadlayey wuxuu Maansadii Daahyaley ku yidhi:- Cadawgaagu duurkiyo hadduu doogga cawskiyo dareemada ka badan yahay adiguna dab baad tahay Digo shidan hadduu yahay adna
Tweet media one
Tweet media two
1
3
9
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
@TerraAbdirizak Mugdisho dadkii lahaa baa qabsaday, Jaariyadnimadii way dhamaatay, Suuqayada Turkey ka dewersada, adiga iyo intii Farmaajo caqliga iyo caloosha ka fara xumeeyey. Dowladda Turkey waxaan ka codsanaynaa in laydin soo tarxiilo.
0
0
9
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Tweet media one
0
2
9
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
@AbdinasirSola Adeerkaa Blue tig waa lagala noqday Bidaartii uu Xoolaha Hawiye ka toshayna Dib ayay ugu soo noqotay. Kkkk
Tweet media one
2
0
9
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
@kholoudyusuf1 Is this your hero?😂😂😂
Tweet media one
3
0
9
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
@AbdinasirSola Haddad damiir leedihiin oo dadnimo idinku jirto walahay maydaan kaftanreen! Maydinkaa Somalinimo ka hadli kara Villa Wardhiigley furaheeda Askari Burdian ah baa furaheeda haya Xasan Sheekh ayaa markuu suu gelayo la baadhaa si aanu isu qarxin. PM ayaa Mugdisho lagu baadhayaa eeg👇
Tweet media one
2
0
8
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
9 months
@cabdifatax Dalka JSL Koofiyad bacle uma baahna, sharci iyo xeer ummaddu raacdo oo Dowladnimo u horseeda ayaa SL u baahn tahay. Haddii buur la koray Kursi lagu helayo reer kastaa ba wuu kori.!! Wadada doorashada iyo codka yaan lagu bedellin wadada Jabhaynta iyo dhuljiifnimada.
0
0
9
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
"Deegaan ba Awr baa ka dul doobinaayoo Marka uu duryaa baa laga daba qufacayaa Nin kastoo dakano galay Qoluu dabada geliyaa Danbi dhacay masuul ma leh" Abwaan Gaariye AHUN
Tweet media one
0
1
9
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Eid Mubarak to you and your dear ones! May this blessed Eid Al Adha shower you with abundant blessings and happiness. I would like to send special greetings and thanks 2 the National Army of SL who re defending our dignity and decency as well as their families We wish you success
Tweet media one
Tweet media two
0
1
9
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
@FowziHerzi Waar gabadhu been badanaa Miyaanay soomanayn?
Tweet media one
1
0
9
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Tomorrow morning, the people of Hargeisa must gather for a demonstration at the House of Representatives of Somaliland to compel the MPs to elect Faratoon./1
Tweet media one
2
0
7
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
@NaciimaAbwaanQ Rabbi waxaan ka baryeynaa in uu Maalinta Qiyaame ee Alle hortiisa la taagan yahay adiga iyo Siyaad Barre meel idin wada geeyo aamiin aamiin aamiin.
1
0
6
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
1 year
Eid Eid Mubarak everyone! May Allah grant you and your families a wonderful and joyous Eid together. May Allah accept all our fast, salah, duas and Sadaqah during the holy month of Ramadan. Ameen.
Tweet media one
2
0
8
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
6 months
@EngNaaji @Abdikarindahirr @SSTHawdReserve SAWIRKA 1aad, ma garanaysaa miyaanu Raysulwasaare Hawiye oo Mugdisho jooga oo sidaa loogu dhex bahdilayo ahayn? Makaas baa Dal Difaacaya? Sawirka 2aad ma garanaysaa miyaanu Madaxwayne Hawiye ah ahayn oo Maydka Askar Kenyan u rukuucaya ahayn? Inta aannu dal dhis iyo Difaac Dal
Tweet media one
Tweet media two
2
0
8
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
2 years
Muj Ibraahin Gadhle wuxuu yidhi: Waar hooy dadkaygow durba miyaa illowdeen xili aan Digaag hoyan dadkeennii xeroon jiray? Is dhinac dhiga Mdxwyne Biixi iyo Siyad Bare maaha cay ku socota Mr Biixi bal se wa ammaan ku socota Mr Barre . Qurraaradii loogu xiiri jiray bay u xiisen.
1
1
7
@Kabadhe
𝕊𝕙𝕒𝕣𝕕𝕚𝕚𝕕
5 months
Car hal qof oo reer Somalia ah oo ciyaaraha ka socda Jamhuuriyadda Somaliland (Horyaalka horyaallada Somaliland) ka hadlaya, kooxaha kala taageeraya, falanqaynaya arka. Xitaa TV-yada Somalia iyo dhammaan warbaahinta Somalia ma werinayaan Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland. !!
Tweet media one
2
0
7