Xildhibaan Barkhad Batuun Profile Banner
Xildhibaan Barkhad Batuun Profile
Xildhibaan Barkhad Batuun

@BarkhadBatuun

15,762
Followers
1
Following
230
Media
279
Statuses

Official Twitter account of Somaliland's most popular vote MP.

Republic of Somaliland
Joined June 2021
Don't wanna be here? Send us removal request.
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
"Umadda aan ka soo jeedo maaha dadka laga tirada badan yahay ee waa dadka laga gardaran yahay"
Tweet media one
100
72
898
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Saaxiibkay @OsmanDubbe waxa aan leeyahay anniga Calankaygu waa kan. Isaga ayaan ku hoos dhashay, ku dhaqmay, ku dhalay, wax ku bartay, ku hoos dhimanayaa idam Alle. #calankayguwaakan #somaliland
Tweet media one
294
112
664
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Fannaanada Sahra Ileys iyo Fannaanada Aamina Wabar waxa ay ahaayeen labo fannaan oo heeso muujinaya meeshan u socdo iyo waxa aan u taaganahay bulshada u qaaday maanta ayaan casuumad Boqor Axmed u sameeyey ku kullanay!
Tweet media one
67
43
631
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
1 month
Tanni waa Taariikh.! Wiilka taagan Magacisu waa Barkhad, waa wiilki hooyaddi ku umushay maalinti coddeynta doorashadeydi iyada oo safka taagan.! Wiilka yar Magaciisu waa Batuun waxa uu noqday wiilki ugu horreeyey ee Hooyaddi isna ku umushay Xannanaddii an xafadda Daami ka dhisay.
Tweet media one
65
35
608
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
The place and the work of my father and family proud to be!
60
78
573
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Amiira iyo Aabaheed, Alxamdullilaah Allow na aqbal.
Tweet media one
40
23
562
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Shaqo waa sharaf.!
Tweet media one
52
51
541
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
28 days
Alxamdullilaah, Axlaam Barkhad waxa ay noqoneysa gabadhi 2aad ee qoyska Jaamacad u galleysa Idam Alle, Jaamacadda Qur'aanul Cadiim ayey ardeydeeda ka mid noqon doonta mid Kitaabka Alle dadka barta dalkana anfacda Alle ha ka yeelo.
Tweet media one
56
22
536
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Farxad ayaa inoo ballan ah Idamka Alle faataxa.
Tweet media one
50
18
513
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Dhiddidka iyo dhimbiisha dabka ee birta ka soo boodeysa waa dhuunigi lanagu koriyey iyo dhaxalkii la nooga dhintay. "Shaqo waa sharaf, shaxaads'e maaha sharaf" Muruq-maal.
Tweet media one
48
48
510
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 months
Arrinta Xildhibaan Maxamed Abiib waxa lagu haysta sow maaha Mas'uuliyaddii lagu doortay ee aheyd metalaada dadka iyo ka hadalka masiirka umadda jooji oo juuq xukumadda ha u odhan hana la xisaabtamin? Gollaha Wakiiladdu waajibkiisa ha qabsado Xildhibaankana ha difaaco dulmi dida.
Tweet media one
170
32
500
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
10 months
Alxamdullilaah, Aabo Aamira aqoonta aad kuuliyadda shareecada ee Jaamacadda Gollis ka dhammeysay Alle mid diinteeda, dadkeeda iyo dalkeedaba ku anfacda ha kaa dhigo.
Tweet media one
43
9
490
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Muwaaddiniinta Somaliland, maanta oo kale ha muujiyaan midnimadooda oo Madaxweynahoodana ha isbarbar taagaan, caalamkana ha tusaan calankooda iyo ciiddoodu in ay ictiraaf rabaan. Wasiirka Arrimaha Debadda Somaliya waxa aan leeyahay ; (1/1)
Tweet media one
61
74
475
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Asxaabta ku dawakhday labada account ka saxda ah, waxaan hadda Facebook-gayga soo dhigay link-ga accountkayga saxda ah. Mahadsanidiin.
31
30
489
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Dadka danyarta ah ee dumarka iyo caruurta ah ee dawladdu saartay marnaba Xisbi ahaan ma taageersanin. Wax dhaqanka, diinta iyo dawladnimada ku fiicanna may aheyn. (1/1)
Tweet media one
166
59
461
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 months
"Like father like a son."
Tweet media one
100
20
481
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
10 months
Adduunka haddii aynu is arki weynay Aakhiro Alle Albaabadda Jannaddiisa ha isku keen tuso wallaalo Khadiija.
Tweet media one
49
12
458
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Jimce wanaagsan.
Tweet media one
26
14
429
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Jimce wanaagsan, Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir waa daaci weyn oo diinta Alle dadkeena barayey muddo 40 sanno ah, Alle Aakhiradiisa, Aduunkiisa, Ubadkiisa, iyo Ardeydiisaba ha barakeeyo.
Tweet media one
57
34
408
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Xabadda lugta la igala beegsaday waxa aan u fahmay in la rabay inaan naafo noqdo oo lugaha aan xaqa iyo xuquuqda muwaadiniinta ku baadi-goobayo la iga curyaamiyo balse may dhicin oo Alle ayaa i bad-baadshay Alxamdullilaah! Xadhig iyo Xabad iga joojin mayso in aan xaqa sheego.
Tweet media one
149
67
395
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
7 months
Aabo Axlaamay Alle kuwa kitaabkiisa ka shaqeeya ha dhigo Adiga iyo dhammaan ubadka kale oo dhan.
38
31
407
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Tweet media one
31
16
397
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Jimce wanaagsan
Tweet media one
24
15
398
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Saddex sano ka hor ayaan kula kulmay makhaayad ku taal magaaladda Hargaysa. Halkan hoose ka akhri qisada Farxaan oo dhammaystiran:
Tweet media one
30
36
386
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Anuu odhan maayo intaan @AbdikarimMoge u tago kaalay oo Baloodh ii habee ama qofkan ayaan wadaaye baloodh u habee ee waxa aan noqon doona mid Abdikariim runta u sheega haduu wadada saxda ah ka leexdo.
Tweet media one
56
38
383
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Jimce Wanaagsan.
Tweet media one
28
13
381
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
"Waasan oo baryiyo maalmihii wacna way soo socdaan" Insha Allah.
Tweet media one
17
35
347
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
"Halgama Farxaan yare iyo Hoggaamiye Cirro.!"
Tweet media one
18
33
345
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Account-kan malihi, qofka isticmaala waxaan u sheegi lahaa in uu magaciisa saxda ah ku qorto.
Tweet media one
54
40
335
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
It's always good to be with you!
Tweet media one
23
17
320
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Saaka iyo Somaliland!
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
30
43
310
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 months
Muddo maalmo ah oo aan ku jiraya Cisbitaalka Hargeysa Aniga oo caafimaad Alle i siiyey ayaan ka soo baxay saaka, waxa aan u mahadcelinaya Maamulka guud ee Cisbitaalka Hargeysa, Shaqaalaha, Dhakhaatiirta, kal-kaaliyayaasha caafimaadka, Askarta Amniga Cisbitaalka dhammaantood.
Tweet media one
100
10
322
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Tweet media one
48
28
296
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Habeen wanaagsan dhammaantiin.
Tweet media one
31
9
307
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Jimce wanaagsan, Safar kheyr qaba oo Somaliland sumacadeed siyaasaaddeed sarre u qaado Allow ka yeel, soo duceeya qaranka loo adeegayayaaye.
Tweet media one
48
15
302
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Walaalkay Sheekh Mustafa Mohamed Suleman Tubeec , Oo uu dhalay Boqorkii Codka Somaliyeed wuxu galabta iigu yimid xaafadda; isaga oo dalka Norway uga yimid hambalyada guushii doorashadayda, iyo ta @AbdikarimMoge , oo labadoodaba aabbo saaxiib ahaayeen.
Tweet media one
17
36
294
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Anigu marnaba ka dhaqaajin maayo Xisbigeygii i dhisay! Siyasaaddu dan maahe waa dadnimo.
Tweet media one
38
22
262
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Ra'iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane' Abdulkadir Kamil iyo Dawladda Jabuuti waan uga mahadcelinaya in ay igu maamuuseen Billada ugu sarreysa qaranka Jabuuti. Billadan waxa aan u hibbeyn doona shacabka sharafta badan ee Reer Somaliland ee aan huwanahay codkooda.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
30
37
250
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Jimce wanaagsan.
Tweet media one
17
7
244
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Marin kasta oo guusha loo maro, maskax macalin baa ka dambeysa! "Like father, like son" ๐Ÿ“ธ @ChiefEidleh
Tweet media one
14
11
243
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Hooyo Aamina maalmo ka hor ayaan ku booqday meheradeeda khudaarta oo camiran, maanta ayaa Aniga oo la socdo Xildhibaano badan oo goolaha wakiiladda ka tirsan oo xaaladda dabka ee suuqa soo kormeerayey mar labaad aan si kaddis ah kula kulmay meheradeedi. Shalay & Maanta!
Tweet media one
Tweet media two
27
29
226
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Waxa uu yahay Mufakar iyo Macalin Nololeed Maanso-yahan mar la arag ah! Marnaba aan la ilaabi karin sidii uu maskaxdiisa iyo muruqiisaba ugu hibbeeyey danta guud iyo ka hadalka danaha Umadda! Dulmi-diid, Dood-yahan, Damiir-same Deeqsi dun wanaagsan ayuu ah. ู‡ุฏุฑุงูˆูŠ ููŠ ู‚ู„ูˆุจู†ุง โค๏ธ
Tweet media one
24
27
229
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Jimce wanaagsan dhammaan Shacabka sharafta badan ee aan jeclahay. Alle dalkeena iyo dadkeena ha dhigo kuwo horumar waara gaadha mar walba, Amnigeena iyo Umadnimadeenana ha inoo adkeeyo, Qarannimada maanta aynu muujiney ee Qabyaaladdii baabisay ha inoo dhowro.
Tweet media one
15
11
224
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Rabbigayow' Raxmadaada iyo Roobkaaganu kugu waydiisaneyna Wanaaga dhexdayada aanu iskugu sameynayno. Allow naga aqbal, Qof waliba Mas'uuliyad ha iska saaro il naxariiseedna ha ku eego kuwa u baahan kaalmadiisa si Rabbi inoogu naxariisto.
Tweet media one
Tweet media two
17
14
218
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Madaxweynaha Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane @IsmailOguelleh waxa aan uga mahadcelinayaa in uu igu qaabilay Qasriga Madaxtooyadda Jabuuti isaga oo Aqlabiyaddii Shacabka sharafta leh ee Reer Somailand uga mahadceliyey codkii faraha badnaa ee ay igu doorteen.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
23
24
211
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Maanta laga bilaabo xisbiyadda Waddani iyo Ucid waa xisbiyo qaran, ee maaha Xisbiyo Mucaarad ah, maadama'o xukuumaddii ay mucaaradi lahaayeen muddo xileedkeedi sharciga ahaa dhammaatay. Marka aragti sharci lagu eego "Legal prespective".
Tweet media one
86
33
208
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
4 months
Ciid Mubaarak.
Tweet media one
6
6
212
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Galab Jimceed oo wanaagsan.
Tweet media one
17
12
204
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Sarkaalkan ila sawiran waa Kabtan Ahmedyassin Awfarah oo ka tirsan Ciidamada Ilaalada Badda Somaliland. Waa nin aqoon ahaan dhisan, waana nin dhallinyaro ah oo ku faana shaqada ciidannimo. Waa nin hubqaadkiisa dirays aad u sarreeyo. Saraakiisha aan ugu jeclahay ayu ka mid yahay.
Tweet media one
21
13
202
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Waxa aan murugada la qeybsanaynaa shacabka Muqdisho ee maalin walba masiibo aan la aqoonin meesha ay ka timid dhiigooda iyo dhaqaalahooda dhayalka u daadinayaan. Waxa aan Alle ugu baryayaa inta dhimatay Jannooyinkiisa, inta dhaawaca ahna in uu booga dhayo.
Tweet media one
17
17
200
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Umadda Muslimka ah waxa aan ka codsanaya in ay igu soo duceeyaan wallaalkay Khadar oo xaalad adag ku jira, Wallaalkay wuxu ahaa qofki i soo koriyey marki Aabahay dhintay.
Tweet media one
106
18
198
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Beelweynta Gabooye ee ku nool Waddanka Mareykanka waxa aan idin leeyahay Madaxweyne Muuse iyo Weftigiisaba si sharaf, milgo iyo maamus huwan isku hareero taaga.
Tweet media one
21
23
193
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Waa ii sharaf in aan maanta dib uga billaabay Buulkaygi ahaa Xafiiska Ololaha Doorashaydi Baarlamaanka Ololihii labaad ee Aqoonta Ardeyda xaafadda DAAMI ee Hargeysa ee awood dhaqaale u waayey in ay wax bartaan. (1/1)
Tweet media one
Tweet media two
25
34
192
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Waxa aanu hadda dhagax-dhignay Xannaanadi hooyadda iyo dhallaanka ee Xaafadda Daami, Xannaanad waxa aan ugu magac daray "Maamo Xaliimo Biritish" waxa mahad iska leh Alle oo noo suura galiyey, Madaxda dhaqanka Xaafadda, Maayir-xigeenka iyo Maamulka Dawladda Hoose ee Hargeysa.(1/1)
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
28
20
194
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
6 months
Doorashadda Madaxtooyadda ee dhawaan dhici doonta Cirro 9ka subaxnimo maalinta doorashadda waa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Insha Allah.
Tweet media one
41
17
195
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฒ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป, ๐—”๐—น๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ถ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ต.
Tweet media one
14
2
186
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
1 year
Alxamdullilah, "Like father like a son"
Tweet media one
25
2
184
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Hooyaddani hantideedi ayey ku wayday mashaqaddi dabka suuqa waaheen baabiyey, Dadnimada wanaagsan iyo damiirkiisa qofeed ayaa faray Cirro in uu fadhiga ku dhageysto fariimaha waayeelka warkoodana uu weeleeyo. Somaliland wada-jir iyo Midnimo umaddeed.
Tweet media one
33
15
182
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Abwaan Yuusuf Cisman Cabdulle Yuusuf Shaacir Waa Abwaanki 1aad ee ka gabyey qadiyada Hayb-sooca kana tiryey Gabeyga Dulmane. Muddo 20 sanno ah oo aanu is naqaanay wuxu ahaa dadka jecel in la dumiyo deyrka dulmiga, Dawladnimadana dadku u sinnaadan!
Tweet media one
19
7
180
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Doorashooyinka Somaliland, waxa ay dunida tuseen in ay yihiin kuwa hab dimuquraadiyad ah ku dhaca; halbeegooduna yahay ilbaxnimo bulsho, tartan xor ah, isqancin, isku tanaasul, cunfi iyo cadho la'aan, oo horseed u noqda nabadgalyo iyo wadajir ummaddeed. (1/1)
Tweet media one
22
29
180
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Madaxweynaha maalmaha dhow Insha Allah.
Tweet media one
29
13
181
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Wallaalkay maanta mas'uuliyad culus ayaa korkiisa la saaray dabaal-dag iyo damaashad maaha waxa aynu ku garab istaagayna ee waa duco iyo dardaaran dadweyne, Alle ha ka dhigo mid hoggaamintiisu horumar caasimadda u horseeda oo aan lagu hungoobin.
Tweet media one
24
20
180
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Alle, waxa aan uga baryeyna Madaxweyne Mustafe in uu u fudeydiyo Mas'uuliyadda mar 2aad fuushay ee shalay Goolaha Baarlamaanka Dawlad deegaanku ugu doorteen Madaxweynaha Dawlad deegaanka Somalida.
Tweet media one
32
16
175
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
"Shacabku uma baahna hoggaamin muran iyo ila- meerayso ah, ee waxa ay u baahan yihiin hoggaamin maareeyn iyo maamul yaqaan ah."
Tweet media one
61
21
171
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
7 months
Quruxda sawirkanni leeyahay waxa ka sii qiimo badan Ninka Salaadda ku hoos tukanaya diyaaradda! Allow Amniga iyo jiritaanka Umadda Jamhuuriyadda Somaliland noo barake Hargeysa hoyga horumarka.
Tweet media one
7
22
177
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 months
Allow' hammigayga iyo hiigsigayga oo horumar adduun iyo aakhirba leh ii hir-galli yaa Rabbi.
Tweet media one
39
4
178
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
10 months
Alle ha inooga dhigo sannadkan mid badhaadhe iyo barwaaqo nololeed inoo wada hor-seeda.
Tweet media one
5
6
173
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 months
Madaxweynaha maalmalaha dhow Insha Allah.
Tweet media one
27
7
174
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
๐˜๐˜ข๐˜ฅ๐˜ช๐˜บ๐˜ข๐˜ฅ ๐˜ฎ๐˜ข๐˜ข๐˜ฉ๐˜ฆ ๐˜ธ๐˜ข๐˜ข ๐˜ฉ๐˜ข๐˜ญ๐˜จ๐˜ข๐˜ฏ, ๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ. โœ”๏ธŽ
Tweet media one
9
9
173
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Muddo ku siman 25 sanno waxa aan taageere u ahaa kooxda Manchester United caawa waxa aan taageero buuxda u ahay Liverpool laba arrimood aawadood: Midabka casaanka oo aan siyaasad ahaan iyo ciyaaro ahaanba xiiseeyo ciddi xidhan iyo koobka oo aan jeclahay in uu ka dego dalka UK.
Tweet media one
53
12
168
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Jimce wanaagsan.
Tweet media one
17
7
168
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
1 month
Wada-jir & Wax-qabad. WADDANI
Tweet media one
23
7
163
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Boodhadhkii Magaaladda ku dhajisnaa ee olalaheyga waan ka wada jaray, kaliya waxaan ku daayay kii xaafadda DAAMI ku yaalay, Sababtuna waxay tahay Ilmaha yar ee ee xaafadda dagani markuu arko sawirkayga subax kasta in uu hammi galo in barito uu dalka Madaxwayne ka noqon karo.
Tweet media one
25
15
157
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Tweet media one
12
5
152
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Thanks to my Party leadership for paying a visit to my house. Hopefully, my leg will recover and heal in the upcoming days and I'll feel fine Insha Allah.
Tweet media one
Tweet media two
45
10
149
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Sawirkani waa Masaajidka Nebiga scw, Dayax Dunida nuuriyey oo dulmigi iyo dulligi shirkaga suuliyey ayuu ahaa, Saligiisa aynu badino waa Habeen Jimce aha'e. (ู…ูุญูŽู…ูŽู‘ุฏ ๏ทบ) ุนู„ูŠู‡ ุงูุถู„ ุงู„ุตู„ุงุฉ ูˆ ุงู„ุณู„ุงู…๐Ÿ’—
Tweet media one
16
9
146
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Waxa aan saaka booqasho iyo isbog xaadhasho ugu tagay Madaxweyne kuxigeenka Somaliland, oo ah odeyga labaad ee qaranka, sidoo kalana ah Aabbahay oo kale oo dhawaan wax iga tirsaday. Is waraysi, waano iyo wax isku sheeg ka dib waxa aan ka raalligaliyey wixi shaqsiyan u iga shegtay
Tweet media one
31
14
151
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Waxa aad ii hurteen naftiini iyo maalkiina codkiina waad igu darteen, dhib badan ayaa idinku gaadhay, Damiirka iyo dadnimadu waxay i faraysa in aan wixi aan hayo idin hibeeyo, Gaadhigi aan watay ayaan dartiin u iibiyey oo aan jeclaaday in aad iga guddoontaan.
11
9
140
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
6 months
Calanyahow' ha dhicin.
Tweet media one
11
11
142
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Dadku waa doorasho doon ee maaha dagaal doon.
Tweet media one
44
15
133
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ ูˆุตุญุฉ ูˆุณุนุงุฏุฉ "Ciid Mubarak dhammaan Umadda Soomaaliyeed iyo Shacabka Somaliland ee sharafta weyn naga mudan, meel walba oo aad daafaha dunida ka joogtaan idinka iyo Shucuubta kale ee Muslimiinta ahba Ciid Wanaagsan. Alle Sannadkan kiisa ha inagu wada gaadhsiiyo
Tweet media one
3
7
132
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Waxa aanu saaka Aniga iyo Boqor Axmed salaan iyo hambalyo ugu tagnay Caruus Mubarak iyo Caruusad Fadxiya Fiska. "Dadku waa isku dhoone ha dhammaado takoorku" Jimce wanaagsan iyo sannad wanaagsan.
Tweet media one
21
10
134
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
11 months
Waxa uu Alle innaga dhigay qabiilo iyo qoysas ku kala duwan afkaaraha iyo aragtiyaha siyaasiga ah balse, wuxu Alle ina siiyey dal iyo dawladnimo aynaan ku kala duwanaan karin difaacoda iyo danahooda guud.
Tweet media one
29
21
136
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
1 year
Madaxweynaha maalmaha dhow meel ku qorta Insha Allah, Magaciisuna waa: "Samo-wadaha Somaliland" C I R R O
Tweet media one
28
17
139
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Damiirka iyo dadnimadu midna ima faraayo in aan duunyo iyo dano gaar ah dhaafsado dadka Hooyadan iyo geesigan yari ka mid ka yahiin ee codkooda ii siiyey sidii aan calanka caddaaladda u sudhi lahaa Baarlamaanka.
Tweet media one
Tweet media two
35
15
131
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Shakhsiyan waxa aan soo jeedin laha in la baajiyo kullanka berrito ee Madaxweynaha iyo Xildhibaanadda xaaladda abaareed ee dalku galay dartii waayo? bulshadi doorashada bacadka noo joogsatay oo biyo la'aan soo wajahday in Qasriga Qado lagu cuno waxa ay ka hor imaneysa damiirka.
Tweet media one
Tweet media two
35
26
124
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Sharaf ayey i aheyd in aan maanta goob joog ka ahaado kullan gaar ah oo dhex maray odayaasha dhaqanka ee Beelaha Gabooye iyo Safiirka dawladda Ingiriiska ee Somaliland iyo Somalia Ms Kate Foster iyo Wakiilka Xafiiska Ingriiska ee Somaliland Mr. Stuart brown.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
16
7
122
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Waxa aan soo gaadhay galabta Caasimadda Dawladda Deeganka Somalida oo aan berri kaga qeyb galayo Munaasibadda caleemo-saarka Madaxweyne Mustafe Cagjar marti-qaad rasmi ah oo aan ka helay. (1/1)
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
13
8
122
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
1 month
"Like Father like a Son."
Tweet media one
22
4
124
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
Dhiiga dhayalka u qubanaya, dhimashada nafaha, dhaawaca joogtada ah iyo dhibaatada amni ee haysata shacabka Muqdisho waa masiibo iyo murugo joogto ah qof kasta oo damiir leh damqaysa.
Tweet media one
32
16
122
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ุฑู…ุถุงู† ู…ุจุงุฑูƒ ุนู„ูŠู†ุง ูˆุนู„ูŠูƒู….๐ŸŒ™
Tweet media one
4
2
124
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
4 months
Hargeysi waxa ay Astaan u tahay xorriyadda Somaliland ee 26 june 1960, 64 sanno kaddib horumar, nabad, qurux iyo billic wanaagsan ayey leedahay Beerta Xorriyadda ee umadda Somaliland Hargeysa Hadhwanaagx Allow dhowr Somaliland Hambalyo dhammaan umadda Somaliland.
Tweet media one
10
12
122
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
1 year
Dadkayga iyo dalkayga Somaliland ku dabaal-dega Xasillonida iyo xornimo xuska 32 guurada maalinta qaran ee 18 may, Alle sannado kale oo badan sarreeco nololeed iyo Somaliland oo sarreysa ha inagu gaadhsiyo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
26
10
116
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
5 months
President.
Tweet media one
15
5
114
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
Rooble-na waxaan leeyahay, haddii dhiiga shacabka Muqdisho waxba aanu agtaada ka aheyn anaga dhiiga shacabka Somaliland dheeman nagala qaalisan, Laascanoodna munaafaqad kaagama banaana ee maaree mushkiladaha muqdisho. (1/2)
53
13
114
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 months
Fiid wanaagsan.
Tweet media one
18
3
116
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
"Haddii aynu rabno Caasimad la cayna caasimadaha caalamka aynu cududeena iyo caqligeenaba la garab istaagno Mas'uuliyiintan oo runti wada hawlo horumarineed oo sal u ah Hargeysada quruxda badan'e aynu rabnoโ€. (1/1)
Tweet media one
5
15
113
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
"Dadku waa doorasho doon ee maaha dagaal doon."
Tweet media one
Tweet media two
26
13
107
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
2 years
๐—•๐˜‚๐—ฟ๐—ฐ๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ & ๐—ต๐—ฎ๐—น-๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ.
Tweet media one
17
4
108
@BarkhadBatuun
Xildhibaan Barkhad Batuun
3 years
๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ผ ๐—™๐—ฎ๐—ฑ๐˜…๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜„๐—ถ๐˜…๐—ถ ๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐˜๐—ถ ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ป, ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ถ๐—ฏ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฒ๐˜† ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ผ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—ฎ๐˜† ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐˜€๐—ถ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐˜๐—ผ.
Tweet media one
Tweet media two
32
7
112