Amaal shire Profile Banner
Amaal shire Profile
Amaal shire

@Amaal_Qaran

17,100
Followers
284
Following
2,171
Media
14,201
Statuses

وَيَسِّرْ لِي أَمْرِي﴾

Somalia
Joined April 2020
Don't wanna be here? Send us removal request.
Pinned Tweet
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
noloshu maxay ku bartay?
Tweet media one
200
41
740
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Quruxley❤👑
Tweet media one
117
27
813
@Amaal_Qaran
Amaal shire
3 years
Ilaa hadda kuma qancin inay jirtoh wax ka qurux badan xishoodka oo ay gabadhi yeelan karto✌🙄
Tweet media one
156
43
674
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
🤗🥰
Tweet media one
46
20
513
@Amaal_Qaran
Amaal shire
3 years
Nolosha ku mac walaltinimo❤🙏
Tweet media one
69
26
489
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
حيات بدان أبي لا معنا لها🖤
Tweet media one
34
19
400
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Gabadha Kaliya ee Hurdada udiiday Rag iyo Dumar Badan. Maxay Tahay sababta looga wada qayliyey ? @NacimaAbwaan 👸🏿
Tweet media one
102
37
354
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Tweet media one
0
8
332
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Hadii Lagu Yiraahdo Hal Erey Kaliya ku Tilmaan Shakhsi Noocee ah baad ku Tilmaami Lahayd Garaad Jaamac Garaad Cali ?.
Tweet media one
207
35
345
@Amaal_Qaran
Amaal shire
3 years
Becholar of public administration ✅
Tweet media one
Tweet media two
42
14
289
@Amaal_Qaran
Amaal shire
4 years
Xagayga gobad ka tahay🙏❤
Tweet media one
24
17
291
@Amaal_Qaran
Amaal shire
10 months
Abbe iyo gabadhisa @BarkhadBatuun
Tweet media one
19
12
286
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Qoyskan quruxda badan oo udhashay dalka Jarmalka ayaa dhamaantood diinta Islaamka qaatay.... ALLAHU AKBAR ❤
Tweet media one
26
21
286
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
One of my biggest dreams, I want to visit Kaaba.🕋❤️
Tweet media one
4
15
278
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Tweet media one
3
4
276
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Tweet media one
2
8
281
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
My mind always think about salary😂😂
Tweet media one
38
17
269
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
و قل رب زدني علما
Tweet media one
22
17
261
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Xamar jogis bay kaga bahan tahay naciima ileen gabadha dagal umayara🤔🤨 @NacimaAbwaan Queen always Queen👸🏿❤
48
42
261
@Amaal_Qaran
Amaal shire
11 months
Riyada wilkasta🌚
Tweet media one
59
13
260
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Inanti qiimaha badnayd “Ayaan ahmed Aydiid”waxay marba gobol fiirso akhirki anagay nagu danbaysay.soo dhawoow dumashi. Dhismo - dhaqma.
Tweet media one
15
10
252
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Magaalooyinka Hargaysa,Berbera iyo Burco waxaa ka socda mudaharaado looga soo hor-jeedo Raxma-yar. Waa Saado Cali nool walle Raxmo❤️
Tweet media one
32
15
249
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Despite growing risk, we uphold commitment to serve no matter what world humanitirian day❤️
Tweet media one
18
12
240
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Janatul duniyah hooyo ❤️
Tweet media one
9
18
244
@Amaal_Qaran
Amaal shire
3 years
Aqoontah iyo haybada ilahay ba siiyey @NacimaAbwaan karamo iyo sharaf korkaga ha ahaatoh qiimo badaney naciima👸👸❤
Tweet media one
19
15
241
@Amaal_Qaran
Amaal shire
3 years
Ceerigabo sanaag Axl ❤
13
42
235
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Yaa codkaaga siin laheyd !
Tweet media one
206
13
244
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Eid mubarik with Abdirsaq khalif🖤🤍
Tweet media one
23
17
234
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Amal suldan Ali shire👑💯
Tweet media one
25
9
217
@Amaal_Qaran
Amaal shire
3 years
Saw iskuma ogin inay nabadu masariif tahay❤
Tweet media one
23
8
211
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Madaxiisu waa cadaaday ciradu waa astaanta cimriga , Ma jiraa hal erey ama xikmad oo aad ilaawi doonin oo ka dhaxlayso shiikh mustafe oo aad ka faa'iday intad dhegaysanaysay hadii ay jirto fadlan nala wadaag oo nooga faa'idey 🙏 Ilaahay ha karaameeyo shiikh mustafe xaaji
Tweet media one
42
25
212
@Amaal_Qaran
Amaal shire
11 months
Wehelkayga🫶🏽🫀
Tweet media one
10
16
209
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Nolosha aadamuhu dhankasta waxay ku qurxoontahay "Nabadda" intaad markasta iska dhaadhicin lahayd "caddaw baan leeyahay" ka dhaadhici maskaxdada adduunka dadka jooga oo dhami way ku jecelyihiin. Naftaada iyo waxkasta ood qabanayso waxaad ku dareemaysaa xasilooni iyo jacayl.😅❤️
Tweet media one
36
24
213
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Iron lady❤️😊
Tweet media one
21
20
203
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Dhararaha quusta jooga rajaa lagu qaabilayee naftayahay qosol soo amaaho.
Tweet media one
15
23
207
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Maxay kula tahay?
Tweet media one
106
14
205
@Amaal_Qaran
Amaal shire
11 months
Qur aanka Xageed Marinaysaa🌹
Tweet media one
7
18
201
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Xaliye marka aragto maxa kugu so dhacana😅
Tweet media one
105
17
194
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Tweet media one
8
11
190
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Waligaa Shil Diyaaradeed Maku Dhimatay?
Tweet media one
164
12
193
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Dalka norway xaliimo cadaana ayaa faarax soomali ah guur ka dalbatay ayadoo jilbaha u dhigatay dhulka kana sugasay sheeko suprise iyo inuu ilmeeyo😂😂 Yaa usheega in aabihii haduu doono kujiro Arsenal abtigina goojacade Aderkiina macawisley Awoowgi 77 kii ku dhintay oo
Tweet media one
67
16
191
@Amaal_Qaran
Amaal shire
3 years
Jawigah ceerigabo ❤
Tweet media one
15
28
186
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Qofti walashiin ahayd amal 10k ba gayseen ilma aderayaal wad mahadzan tihiin😩🥰
Tweet media one
32
23
188
@Amaal_Qaran
Amaal shire
3 years
Horta maxa haweenka loo bara sida nimanka loo dhaqaleeyo, balse nimanka loo barin sida haweenka loo dhaqaleeyo!?
61
9
191
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Morocco
Tweet media one
45
14
170
@Amaal_Qaran
Amaal shire
5 months
“Waxan heystaa $46 milyan oo dollar, waxaana shirkadeeyda ka shaqeeysa 41 qofood” Isxaaq Cawaale.
Tweet media one
39
6
175
@Amaal_Qaran
Amaal shire
10 months
Reminder!!! That you need to be ready for your life battle,no matter win it or loose,but to face it with plan and hope.
Tweet media one
14
15
166
@Amaal_Qaran
Amaal shire
4 years
Imisa love ayay mudan tahay hooyadani?Jannada ifku waa haween❤❤
Tweet media one
6
12
162
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
ما مضى فات والمؤمل غيب ولك الساعه التي انت فيها.
Tweet media one
16
5
165
@Amaal_Qaran
Amaal shire
3 years
Calmadow sanaag Gobolki cagarna❤ My home
Tweet media one
11
37
160
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Wad shihiiday walal😰
Tweet media one
32
17
159
@Amaal_Qaran
Amaal shire
3 years
Ciidanka soomaaliya waa sharafta iyo karaamada qaranimadeena wa in la taageera 🇸🇴
Tweet media one
3
23
164
@Amaal_Qaran
Amaal shire
6 months
Inantan yar masaajid baannu isugu soo galnay, ilaa maanta intaan qur’aanka akhriyaayey iyadu marna way tukanaysay marna way ducaysanaysay. Marna ima soo eegayso, ilaa ciyaalka waxa aan uga bartay inay marna ku eegaan marna kaa jeestaane, halkaan anigu iyada daawanayo
Tweet media one
12
11
166
@Amaal_Qaran
Amaal shire
3 years
Sidaad u ogtahay inaanu aqallku sees la'aan u taagnaanin,u ogoow inaanu cilmigu diin la'aan u taagnaanin. Aqoonta diiniga ah ayaa ugu muhiimsan wax la barto . Diinteenna suubbani waa milxinta iyo macaanaynta shay kaste.💞❣
Tweet media one
Tweet media two
25
25
164
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 month
Saddex naftaadaada ka ilaali✍️✍️ 1:Cadhada 2:ciilka 3:Cuqdada Saddex Naftda bar 1:Naxariista 2:dulqaadka 3:Caawinta Saddex Camalka uga baq 1:Xanta 2:Beenta 3:Dulmiga,
20
24
167
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Somali girl in Harar, 1953
Tweet media one
7
16
157
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Yaa soomaalia???
Tweet media one
49
8
160
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
👸🏿❤
Tweet media one
11
15
158
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Horta sacdiyoh maxay samaysay wan fahmi la.ahaye🙄
Tweet media one
96
16
160
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Dood Furan: qof xiriir kaala dhaxeeyo ayaad ka dareentay gaabis inuu mar kasta waqti kuu heyn. ilaa imisa bilood ayaad u dulqaadan laheyd qofkaas?
Tweet media one
63
15
162
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
9
14
155
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Acmaasha wanaagsan ee aad samayso oodhami shukriga illaahay ma gooyaan. Se illaahaybaa yidhi wixii aad latimaado waan kaa aqbalayaa oo intaasaan denbigaaga ku dhaafayaa.💞
Tweet media one
10
23
157
@Amaal_Qaran
Amaal shire
10 months
ٱدْخُلُوهَا بِسَلَـٰمٍۢ ۖ ذَٰلِكَ يَوْمُ ٱلْخُلُودِ Enter it in peace. This is the Day of eternal life! Surah Qaf: 34 My favorite ayah and my motivation in this world. May Allah make us among those who will hear these words in Akhira
Tweet media one
17
17
144
@Amaal_Qaran
Amaal shire
4 months
Xornimmo, Xurmo iyo Xalaal ba inaad xoogsataa kaa xigto.
Tweet media one
12
10
153
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
حاول وتفشل ، لكن لا تفشل أبدًا في المحاولة
Tweet media one
15
13
155
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Culumada Somaliyeed Sheekhee ugu jeceshahay, Inaa Dhageysato ?
Tweet media one
41
10
154
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Geenyo aan la la simin gabdhaha kacay🤤🖤😅
Tweet media one
21
12
150
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Markaad ugu sarreyseed Figta saarantahaybaa Siibashadu u darantahay. Wakhtigu haydin wanajiyoh aniisa, xayat👸🏿👸🏿👸🏿❤🙏
Tweet media one
14
16
144
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Ninkan mansab noceyah bu agtada ka joggah
Tweet media one
53
13
147
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Maybe one day.
Tweet media one
5
17
143
@Amaal_Qaran
Amaal shire
10 months
Qof aan ilaahey ka Baqin waxba kama Aqbalo. ( ﺇِﻧَّﻤَﺎ ﻳَﺘَﻘَﺒَّﻞُ ﺍﻟﻠّﻪُ ﻣِﻦَ ﺍﻟْﻤُﺘَّﻘِﻴﻦَ ) 2024🙌
Tweet media one
11
16
147
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Don't be sad about the world and what is going on in it Because everyone is a guest 😊🙏💯
Tweet media one
13
10
146
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
🕋❤️💯
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
10
16
143
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Wa runtede hana lays la guursado hana laysla shuukansado😂😂 @fatimasamakab 😂😂
Tweet media one
34
10
142
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Magalada muqdisho hadii buug kaqor lagu dhaho maxa ciwaan oga dhigi laheed?
Tweet media one
61
10
145
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Ano heli kara wil hooyadey hooyo ama edo dhaha hi familkayga lagu salami mayoh😂😂
Tweet media one
35
5
144
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Ixsaan waa gabar samefale ah oo dad ka masakiinta ah caawisa. Maalin dhawayd ayaa qof meel tuulo ah jooga comment ga Instegram keeda wuxuu ugu soo qoray "nagu caawi hal ceel dad kii iyo xoolihiiba harraad bay u dhinteen." Iyaduna dad kaas hammigoodii bay u xaqiijisay muddo yar
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
15
21
145
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Nolosha aduunyada waxa ugu muhiimsan ee qof heysto waa caafimaadka iyo farxadda, waxa badankeen u halgamayna waa si farxad loo helo iyadoo ay sidaas tahay hadana Allah bes ayaa laga helaa.
Tweet media one
Tweet media two
15
12
144
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
🥰💯
Tweet media one
2
11
145
@Amaal_Qaran
Amaal shire
5 months
Weligaa hadaad aragto nin dumarka oo dhammi u sakhiranyihiin oo si sahal ah ay u ag tubanyihiin, wallaan wanaag loola doonayn mustaqbal xumo oo dhan baa sugaysa. Ninba ninka uu ka dumar yar-yahay ayuu ka nabad gelyo badanyahay.😅
58
6
144
@Amaal_Qaran
Amaal shire
3 years
Sawirkan Cinwaan ku haboon haddaad u hesho waxaan kuu aqoonsan doonaa Faylasuuf.
Tweet media one
69
8
140
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
👸🏿👸🏿❤
Tweet media one
4
23
136
@Amaal_Qaran
Amaal shire
9 months
“Waxan sugi doona malin qurux badan oo aan mala awalkayga ku abuuray”
Tweet media one
14
19
138
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Lacalla Hadii Adoo Vissa Lottery Maraykan uu kuusoo Baxay Diyaaradii ku Qaadi Lahaydna ay Kuu Taagantahay lagu Dhaho Jacaylkaagii baa Xanuunsan oo Xaalad adag ku sugan Wuxuuna ku leeyahay ii imow. Diyaarada Maka Hari Lahayd oo Jacaylkaaga Cisbitaalka Maku Booqan lahayd
Tweet media one
110
18
139
@Amaal_Qaran
Amaal shire
11 months
Waligaa ha shukaansan gabar aanan xaaskaaga xushmad u heynin kulahaa! 😂😂
Tweet media one
17
10
135
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Waa gabadh sanaag kaw dheh. 8marso 👸🥰
Tweet media one
12
10
138
@Amaal_Qaran
Amaal shire
4 months
Nala wadaag?
Tweet media one
46
8
133
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Macal cidayn gacalo👸🏿
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Ku Ciida Nabad, Nolol iyo naruuro.
Tweet media one
175
81
2K
5
6
136
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Naxariista alle waa shayga ugu qiimaha iyo qaayaha badan, Qur'aanka kariimka ahina waa hadalka kaliya ee laabtada ku beeri kara wanaaag,galgacayl iyo naxariis noloshuna waxay ku dhisantahay naxariista alle💟🌼💞
Tweet media one
8
12
132
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
لولا جبرُ الله ولُطفه، لتوقَّفت الحياة عند أوّل ابتلاء، فالحمدلله الذي يسكبُ على القلوب رحمتهُ وسكينته. ❤️
Tweet media one
12
8
127
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Qof bilaa xiriir ah miyaa jira hadda?.
Tweet media one
92
8
134
@Amaal_Qaran
Amaal shire
9 months
وجودُ أشخاصٍ تحبُّهم، يرفعُ قدرتك على تحمُّل صعُوبات الحياة. 💛 Lahaanshaha dad aad jeceshahay waxay kordhisaa awoodaada inaad u adkaysato dhibaatooyinka nolosha. 💛
Tweet media one
9
10
126
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Dhaawac Adeegaya! #RamadanKarem
Tweet media one
4
15
130
@Amaal_Qaran
Amaal shire
5 months
".. وَقُولُوا لِلنَّاسِ حُسْناً" “Dadka Hadal Wanaagsan ku dhaha”. "وَقُل لِّعِبَادِي يَقُولُوا الَّتِي هِيَ أَحْسَنُ ۚ .." “Adoomadayda u sheeg inay ku hadlaan hadba hadalka kiisa ugu wanaagsan”.
Tweet media one
11
6
131
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Lacalla diyaaradaan ayaaba Garoonka soo istaagtay waxaana lagu yiri Wadankaad Rabtid ee Dunida Kuyaal ayaa si Free ah laguu Gaynayaa. Wadankee Dooran lahayd?.. Hal wadan Dooro. ✈
Tweet media one
106
12
130
@Amaal_Qaran
Amaal shire
2 years
Qof cawi moyeh qof curyami hays oran🥰
Tweet media one
22
15
121
@Amaal_Qaran
Amaal shire
8 months
30 ramadaan ducooyinkaas Kaga faaidaysta maalinba mid Akhrista in aan idinla share gareeyo baan jeclaystay Ilaahay kuwa u dambi dhaafay oo naarta Laga xoreeyay hanagu daro Ramadan Mubarak ❤️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
18
21
130
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Ceerigabo🙈🔥
5
19
124
@Amaal_Qaran
Amaal shire
7 months
﴿قَالَ رَبِّ اغْفِرْ لِي وَلِأَخِي وَأَدْخِلْنَا فِي رَحْمَتِكَ ۖ وَأَنتَ أَرْحَمُ الرَّاحِمِينَ﴾
Tweet media one
8
12
125
@Amaal_Qaran
Amaal shire
1 year
Xidhiidho badan ayaa dhamaada iyaga oo aan dagaal dhicin keliya tamartii iyo dedaalkii labada dhinac ayaa si tartiib ah isu dhima ilaa wax walba ay ku noqdaan halkii ay kasoo bilaabmeen.
Tweet media one
9
14
123