Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe Profile Banner
Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe Profile
Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe

@AadanMadobe

4,298
Followers
1
Following
188
Media
272
Statuses

The official Twitter account of the Speaker of the House of the People, Federal Parliament of Somalia.

Somalia
Joined April 2022
Don't wanna be here? Send us removal request.
@AadanMadobe
Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe
2 months
Waxaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan ugu hambalyeynayaa 26-ka Juun oo ah xuska 64-sano guurada kasoo wareegatay markii gobolada waqooyi ee dalkeena ay ka xorreebeen gumeystihii Ingiriiska.
Tweet media one
42
13
70
@AadanMadobe
Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe
5 months
Bismillaahi Waxaan hambalyo u dirayaa Ciidanka Xoogga Dalka oo u dabbaal dagaya sanad guuradooda 64-aad, aniga oo farxada munaasabadan la qeybsanaya dhammaan CXD, oo ay ugu horreeyaan saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda, xaasaskooda iyo caruurtooda.
Tweet media one
4
2
19
@AadanMadobe
Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe
5 months
Ciid Wanaagsan. Waxaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee Ciiddul Fidriga, anigoo Allah ka baryaya inuu naga aqbalo acmaasha wanaagsan.
Tweet media one
2
2
38
@AadanMadobe
Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe
5 months
Waxaan maanta shir guddoomiyay kulanka wadajirka ah ee Labada Aqal ee BJFS, waxaana uu ajanadaha kulanka ahaa marxalada 3-aad ee dib u eegista dastuurka, qeybinta nuqulka kama dambeysta ah ee soo-jeedimaha wax-ka-beddelka dastuurka cutubyada 1-aad ilaa iyo 4-aad ee Dastuurka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
22
7
71
@AadanMadobe
Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe
6 months
Waxaa maanta inoo soo gaba-gaboobay marxalada labaad ee dib u eegista iyo dhameystirka dastuurka oo ay Xildhibaanada labada Aqal uga doodayeen soo-jeedimaha wax ka bedelka cutubyada 1aad ilaa 4-aad ee dastuurka KMG ah ee JFS.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
33
10
65
@AadanMadobe
Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe
6 months
I extend my warmest congratulations on your election as the Speaker of the Parliament of the Republic of Serbia, H.E Ana Brnabić. I look forward to create strong parliamentary ties and mutual cooperation between our countries. 🇸🇴🤝🇷🇸
7
8
49
@AadanMadobe
Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe
6 months
Maanta, waxaan shir guddoomiyay kulanka 24-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaana la guda galay ka doodista cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah oo ka hadlaya matalaadda shacabka iyo doorashooyinka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
2
31
@AadanMadobe
Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe
6 months
Ramadaan Kariim, Waliba guud haang umédé Islaamké gaar haang shi’ibké Soomaaliyeed ingké hambalyeeyeyi billi barakeysing ee Ramadaang, waliba Ilaahey ku tuugeyi iné soongké niing ké dhamaayi barwaagé ii nebid.
17
9
78
@AadanMadobe
Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe
7 months
Maanta waxaan shir guddoomiyay kulanka 17aad ee Labada Aqal ee BJFS oo ajandihiisu ahaa ka doodista soojeedimaha wax-ka-beddelka Dastuurka, Cutubka 2aad, Xuquuqda Aasaasiga ah iyo Waajibaadka Muwaadinka Qodobada 10-aad ilaa 20-aad.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
3
23
@AadanMadobe
Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe
7 months
Waxaan maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 4-aad Kulankiisa 15-aad ee Golaha Shacabka BJFS, waxaana uu ajandaha kulanka ahaa ka doodista arrimaha siyaasadda iyo go'aamada masiiriga ah ee dalka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
6
25