Towba Abukar ♥️ Profile Banner
Towba Abukar ♥️ Profile
Towba Abukar ♥️

@A24073Towba

1,382
Followers
861
Following
997
Media
6,935
Statuses

I’m only here to listen

Barnet, London
Joined August 2023
Don't wanna be here? Send us removal request.
Pinned Tweet
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
7 days
R/Wasaare Hamza Abdi Barre oo loo diiwaan geliyey R/Wasaarihii ugu nasiibka badnaa burburkii kadib oo nasiib u yeeshey inay amaankiisa Sugaan wiilal & gebdho Somaliyeed mudane reer kheylo weyne iyo reer kheylo khuute kama khadan karan guulaha ilahay ku siiyay adigane leh🇸🇴💪🏿
0
4
21
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Oroma iyo amxaara ardigey imaahee aka heeyga ii keen uu yiri waan abaabihaa 👏🏻👏🏻👏🏻💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴 badeena bahdilaad loma rabo🤣🤣
11
13
64
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Dalxureeye 🇸🇴👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻♥️♥️❤️❤️ thank you 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯🇹🇷
6
8
57
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Dagmada ceeldheer oo naanta sidaa quruxda badan ciyaalka ugu ciideen ilahay baa mahada leh oo Dalxureeye noo soo diray wili shaqaa noo taal ilahayoow noo fududeey 🇸🇴🇸🇴🌺🌺💜💜💜👇
0
9
37
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Engineer naaji no one can deny he’s young politician and passionate about the lives of somali people and he’s our future leader. Thank you for all that you doing for us and our future is safe because of young ones like you who understand what Somali needs. Keep up the good job!🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
21
7
35
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Ceeldheer oo si mug leh ugu celebrated Independence Day what a beautiful to see you deserve it. Your die for if this is your night ilahayoow u naxariiso geesigii u shahiiday in aan aragno quruxdan amiin well done ceeldheer carfoon hanbalyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️👏🏻👏🏻🥰
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
10
31
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
1 month
Shiikhuna shariif halaga qariyo video 😁😁 Dalxureeye nama xaqirin guul iyo gobanimo nacab nooma talin🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅✅💯🌺♥️🤩
1
6
30
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo reer ceeldheer waa muteeysateen magaciin jiro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺♥️💯💯👇
2
1
29
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
25 days
Qoladii N&N eheed oo shaatiga soo badalatay 🙃 Wallee inaadan wadaniyad fake ah aadan nagu gaadeyn KDS waa wolf in sheep skin shamelessly trying to be funny 😹
Tweet media one
17
3
30
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Reer ceeldheer hanbalyo hanbalyo hanbalyo waa guleeysateen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰❤️❤️♥️🙏🙏💜💜 thank you Dalxureeye 🇸🇴💜💜🌺
Tweet media one
2
7
29
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Marka aysan dantooda ka dhex Arkin dalku waa xaraash !! Hanbalyo 1da lulyo Dalxureeye thank you 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣♥️🥰🥰
0
5
27
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
11 days
War hala geeyo meeldheer islaantan waxeey ku xadgudubtay kharannimdeena dhiiga loo shubay una shubeen dhalinyaro somaliyeed waxeeyna isku mid ka dhigtay khawaarij oo baneesatay dhiigena maalkena iyo diinten iyo dowlada somaliyed ay maanta ka tahay sharci dajiye golaha shacabka 😢
8
6
28
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Islaam yacquub siyaad oo markhaati furay 👇👇👏🏻👏🏻❤️
5
5
28
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
5 months
Tweet media one
0
1
23
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
5 months
Dalxureeye dadxureye diinxureeye xafiidu laah we love you mudane madaxweyne 🇸🇴♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Tweet media one
4
5
25
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
12 days
"Waxa Canshuurta diidan oo in uu sharciga sareeyo diidan waa kuwa daawooyinka dhacay keena..." Ugaas Cali Xaashi.🇸🇴🇸🇴✅✅
3
6
26
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
18 days
Waxaa ogaanay in uu khawaarij gacan saar lalaah maantana waxaa ogaanay in uu itoopiya kala heshiiyay khaata afar dakatdood oo aa idinka ledihiin ilana khabta somaliya eeyna maanta miiska la soo fariisteen saxiixisa farmaje hala soo saaro Maxkamad intuu dilay iyo waa khaainulwadan
Tweet media one
15
7
26
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Marka aysan dantooda ka dhex Arkin dalku waa xaraash !! Hanbalyo 1da lulyo🇸🇴👏🏻 Dalxureeye 🇸🇴💜🥰🌹
1
3
25
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
@Kooshinnnn Adiga are you gay? Activist khabiilkisa hanoo danbeeyee kooshin???
1
1
23
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
13 days
Thank you Dalxureeye 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💪🏿💪🏿❤️♥️✅ wadanka anaa iskala waraabow maalin wacan 🇸🇴🇸🇴❤️💪🏿
1
4
25
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
3 months
Reer ceeldheer ma qoslaan ineey khawaarij baqtigooda ka tilaabsadeen beey shirib iyo guuroow ku kor khabsadeen bal dhageesta waxeey dheheen qawaarij waa hoogtay maanta 😁😁💯🥳🥳🥳👍
2
6
23
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
5 months
Ciid Mubarak family and friends ♥️♥️🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🌹 ku ciida nabad iyo caano
Tweet media one
6
1
23
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
#JUBBALAND :- Markii ugu horreysay hub fara badan ayaa looga furtay Argagaxisada dagaalkii dhexmaray kooxdaas & ciidanka dowladda.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
5
22
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
1989
Tweet media one
9
0
22
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
3 months
Fuleeygii qawaarij ee saakay duleedka ceeldheer ku soo sirmay ku raxeesta ayagoo dabada sii rogaaya awey janadii ay raadinayen waxaa laga dilay 20 waxeeyna rogeen dabada nacala tulaa caleeg qawaarij iyo kuwa khalbiga kala jira guul iyo gobanimo Macawiisleeyda iyo xoogada dalka🇸🇴
1
10
23
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
1 month
Dalxureeye horay u soco kuwa aanan waligood raali kanoqoneynin inaa dowlad noqono ku gaardi 🇸🇴somaliya 🇸🇴💜♥️✅✅✅waa guleeysatay 🌺🌺💯💯💯🇸🇴🇸🇴💜💜
4
3
23
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
1 month
Aniga oo ku hadlaaya magaca Macawiisleey waceeysle ee kurba joogta waxaan halkan ugu mahad celinaa ilahya subhana watacala kadib Macawiisleey waceesle cade oo dagaalka kula juran kuwa ilahay garabkoda ka baxay khawaarij bahdilayna waxaana leeyahy walaalayal waa Mahadsanid ♥️💯🇸🇴
5
6
23
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Dalxureeye hanbalyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ and thank you 🤩
Tweet media one
0
4
22
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Tweet media one
1
0
21
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Dalxureeye na hogaami 🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺💯💯
4
4
20
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
4 months
Tweet media one
2
0
21
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
FG. Goobtu waa balidoogle diyaaradu waa Hanti Somaliyeed duuliyuhu waa Muwaadin Somali ah haddii Aad Donto HAWIYE ugu yeer 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Nacab nooma talin Dalxureeye thank you 💯💯🥰🥰♥️♥️🇸🇴🇸🇴🌹❤️👏🏻
2
1
20
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
3 months
Dalxureeye thank you muqdishoo safe waaye 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👇👇❤️🥰🥰💯🌹🌺♥️
0
6
21
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
30 days
He Was The lion of East Africa, 😢 we never forget ilahayow u naxariiso amiin ilahayoow amiin 😢😢
Tweet media one
12
1
20
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
3 months
Halyeey kharan our hero 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺💯 kharankii oo khofa 🇸🇴🇸🇴🌺♥️♥️💯
Tweet media one
3
5
20
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
10 days
This is our boys ayaga oo wax ku bartay wadan nabadana jamacado ku dhameeyay kadibna maanta dhiiga u shubaya wadankoda 🇸🇴🌺💪🏿✅haadaa nahay shacabka somaliyeed uma dulqadaneyno kuwa baraha bulshada isku dayaya ineey niyada ka jabiyan kuna been aburanaya afkana kala jira qawarij👇
3
9
21
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Balanteenu waa shaqo❤️❤️❤️💯🇸🇴 guuleeyta ssc khatuma💜
Tweet media one
1
3
20
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
25 days
Markhaati waxaa fura gobta xitaa hadeey kaa soo horjeedaan lakin gunta waa xaqiir thank you ayuub siyaad runtaa is dul istaajisay waana gobanimo dalxureeye waa noo daadalay labaada sanuu xafiiska joogay ilahay hanoo xaafido✅✅✅🇸🇴🇸🇴💜🧡💯
2
4
20
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Ceel waaq waxaa gordhaw ka dagtay Diyaradii u horay say oo sida cutubyo ka tirsan ciidamada Qalabka sida kuwaaso manta la wareegayo Amniga guud Ceel waq waxaa sidoo kale halkaas ka dagay masuuliyiin Fidiralka iyo Jubbaland🇸🇴👇 shaqaa socoto👇🇸🇴
1
3
19
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Abaayo Muno Salaad Gabeeyre Aabo Alaahyaraxmo Adeer Salaad Gabeeyre Qalbigeenuu ku qoran Yahay Waligeen ma iloobeeeyno 😢😢😢😢😢
Tweet media one
2
3
20
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
3 months
Sunta ka ilmeeysiisay nuclear option cbb lagu daray qawaarij lagu rifaaqay ciilqabe khalbiga timo ku leh waa wasiirkena gaanshaadhiga ilahayoow noo xaafid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯🌹🌹♥️♥️💜 halmar markuu hadlo cabaadkoda waa layaabnaa beenksata ee keenan waxuu ku burburiya 1 second cajiib🇸🇴
Tweet media one
3
3
19
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
13 days
Waa run soomaliya waa wadan xor ah waa run mudane madaxweyne haqana ku adimtay ana nagu matashay mashaa allah guul iyo gobonimo 💪🏿💪🏿🇸🇴🇸🇴💯💯✅✅✅♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴
0
5
20
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
22 days
Fool ku guule dalxureeye wadankan adiga kasaray ku meelgaar dorashada ku timidna mid ka balaaran keenay teendhada afsuyooni maamulgoboleedyada dhisay maanta lagu faanaya khawaarij adiga dalka ka xureeyay oo maanta caruurtena waxbarsho u fariistay after 20 years maanta waadorasho
Tweet media one
0
6
19
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Dumar caayoow saana kuu danbeeso adoo bahdilan ayay shacabka ku bara Aŷan😁😁😁
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
11
2
19
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Run badana 👏🏻👏🏻👇💯
1
4
18
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Halkaan waa. Xarar haadle waxeey udhaxeysaa Lunqarar iyo galnaagood oo hoos yomaado deganka maalin cadaawe oo hoos taga dagamad ceeldheer oo geesiyada xooga dalka mushaaxayan 💯♥️🥰 yaa yiri Galgaddud wabi maleh👇👇😁
1
2
19
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Ceeldheer carfoon in ragii lahaa sidaa ugu xarakoodan maanta walaalayaal faatoxo kuma imaan wilashaa aya naftooda geed u saaray khaarna ugu shahiideen wilana u tagan ineey u shahidan waxaa mahad leh ilahay oo khawaarij gacantoda ku cadabay ♥️kadibna Dalxureeye 🇸🇴one ❤️👇
0
6
19
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
4 months
Xalfada caawa lagu dabaaldagayo wasiirka arimaha gudaha mudane hoosh oo ka dhaceysa garoowe magalamadaxda puntulan ♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴
2
5
19
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Ciidamada Xoogga dalka ayaa miinooyinkaan ka soo saaray wadada xariirisa Mesagawey iyo Baraak Sheikh Caamir ee Bariga Gobolka Galgaduud.
Tweet media one
Tweet media two
0
3
18
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
1 month
Laashinkaan ila dhaheesta wax yar oo cabiraya qawaarij dhibka ay umada ilahay iyo diintiisa ay ku haayan 💯💯👏🏻👏🏻❤️🇸🇴
0
9
18
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
3 months
Gabar yeey naga soo harin intuu cadawga noo jooga waceesloow gala dagaalka 💜♥️♥️🌹🌹❤️❤️👇 tixdaan yar ila dhageesta meshaa ayeey noo mareeysaa gabar yeey naga soo harin ama wa no more qawaarij guushana anagaa leh 🇸🇴🇸🇴💜💯
1
8
18
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
3 months
Astaan kharan beautiful smile kana muuqata heybad haq ayaa u leedhay inaa kugu xarakoono ♥️🇸🇴🇸🇴💯💯❤️❤️💜🌺🌹🥳 dalxureeye ilahayoow ku xaafid🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
0
4
18
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Waa tix yar oo guubaabo iyo dardaran ah bal ila dhageesta somaliyey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌺🌺♥️💯👏🏻 halgankena waa guulweystay viva Macawiisleey CIdmaada xoogadalka 🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹 Dalxureeye thank you 🙏
0
3
17
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
1 month
Thank you mudane for everything you do for us 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅✅♥️♥️♥️♥️💜❤️
Tweet media one
Tweet media two
0
5
16
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
@galkacyoonline Galkacyo online ma waxeey isku bedashay gay activist kuwa xaxuuqda qaniiisiinta wax xumaana igama aha just question?? Suaasha iga jawaaba??
0
1
16
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
4 months
♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️❤️❤️ guul iyo gobanimo somaliya waa is raacday thank you for your hard work Dr hamsa abdi bare 🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️
3
6
17
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Awey khawaarij geesayaalkii xooga dalka waa kuwan idin leh nigama hareeyno waa idiin soo soconaa ninkii dhoofku yimid ay geerida dhibeeysaa waqtigii qawaarij waa dhamaday 🇸🇴❤️❤️💯 halkana waa bariga Galgaddud 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️💯💜
0
5
17
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Marwo Fahiima quuje waxeey tiri 🥰🇸🇴Xalal cune xeer ilaashe xurmiyo garashiyo xaqdhowre xil aan xaaran lahayn adaa xamse nagu Xukumay 🇸🇴Anigana waxaa Iri waa runtaa Nacab nooma talin ✅✅✅✅✅✅🇸🇴🇸🇴🥰🌹 xafiidu laah 💯💯💯💜💜💜🌹🤲
Tweet media one
1
2
17
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Tweet media one
3
0
17
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
5 months
2
4
17
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Cidanka xooga dalka iyo Macawiisleeyda galgaduud bari ayaa sidii xayawaanka oo kale hunting gareeynaya khawaarij godkeey galana kasoo saray shaqo wacan guul iyo gobanimo 💯💯🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌹🥰 khawaarij inuu ilahay garabkoda ka baxay bal fiirsda meeshey nafgalisay fuleynimo 👇👇💯🇸🇴🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
7
16
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Waaw Maashallah Banadir is Booming 💖💖✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💜🤩
Tweet media one
3
4
17
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
5 months
Balanteenu waa dhameestirka tastuurkan nagu raagay oo kumeelgaarka ah 🇸🇴♥️♥️🌺🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴❤️❤️
Tweet media one
0
4
16
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
21 days
Aniga oo ku hadlaayo afka haweenka is garab taagay Macawiisleey iyo ciidanka dalka somalia Dalxureeye adiga mahad mudan oo noo horseday guusha ilahay ayana mahadoo dhan ıskala oo noo kaa keenay mar2 kuguna hadeeyay inaa qawarij la dagaasho waxaana balan ah inaa joojin alx🇸🇴♥️♥️🌺
1
4
17
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Ardayda magaalada Jowhar iyo imtixaanka maanta ❤️❤️❤️💜💜♥️🇸🇴🇸🇴🥰 Nacab nooma talin thank you Dalxureeye 🇸🇴 and pm Hamsa abdi bare💜💜🌹🌺🌺🌺🥰🥰🥰
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
1
17
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
5 months
0
3
15
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
5 months
Tweet media one
1
6
15
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
5 months
0
3
15
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Dalxureeye guuleeyso Nacab nooma talin 🇸🇴🇸🇴💜💜👇👇🌺🌺💯💯❤️
0
3
16
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
23 days
Ambassador Fardowza Maxamed Qanyare Afrax hogaamiyahii Weynaa Maxamed Qanyare Afrax gabadhiisa Hambalyo ✅✅💜🌺💯❤️ waa i metashay🌺💜❤️ ilahay hakugu xaafido xilka loguu dhiibay sis💜💜
Tweet media one
3
1
16
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
19 days
Hooyo somaliyed oo xoogeda with smallku shaqeysaneso oo agoon ku korsaneysa iyadana u marqaati fureeyso nabada ay manta heysato una mahad çelineyso ilahay subhana watacala kadib dalxureeye yaa lah shiid waaye maanta waa nin weyn oo murqo weyn lakin xaaraan dhiig dadka ku naaxay👇
1
5
16
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
3 months
Tweet media one
0
1
15
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Alle ayey mahadi u Sugnaatay Maantay waa maaliin kale oo uu qarankeenu horay U dhaqaaqay & dhalin yaro cusub oo kusoo biiray Hogaanka CXD🇸🇴🇸🇴👏🏻♥️💜🌺 Dalxureeye thank you 🇸🇴🌺❤️💜🌹🇹🇷
Tweet media one
Tweet media two
0
1
15
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
3 months
Qawaarij cbb iyo ciilkhabe khalbiga timo ku leh dhageesta waxeey reer muqdishoo ugu jawaabeen beentaa maalgashateen iyo ilintii yaxaaska 😂 reer muqdishoo is not easy weeybaraarugeen 💯🇸🇴💜🌺 nacab noma talin💜💯
0
4
13
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
3 months
Kuwaan ayaa raba ineey shacabka reer muqdishoo wax u sheegaan waa wasiir caytame from buuqland kulane jiis ciilqabe ciil kısa gaarsiiyay markii xil lagu aaminaay khawaarij gacan saar la yeeshay bac kasiii reer muqdishoo dhalinyaro iyo duqoow iyo ciilqabyaal khalbiga jabisaynabad
Tweet media one
Tweet media two
1
2
15
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Weligood ha Ciyaan Diyaaradii kowaad ee Siday Ciidamo Dowlada Fadaraalka Somaaliya ayaa ka dagtey Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Maamulka jubalan 🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️
Tweet media one
Tweet media two
1
1
15
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
5 months
Sharafu dhimatay imaanka ala idinka qaad 😂😂😂 itoopiya dalaq yahuu
Tweet media one
2
4
15
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
@JibrilQoobey Don’t worry saciid dani itopiyanka kuu diiday oo sidaa kuu bahdilay in aa calankaga kor u qaado waan kaa xureeynaya sidaa qawaarij ceeldheer ugu xureeyay ee maanta calankoda ay u dabaaldagayan
0
2
15
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Islaam yacquub siyaad waa markhaati furay gobta ineey marag furto ma dhibto 👏🏻🌺 guntana waa ciilkhabe haqirid badan bal dhageesta 👏🏻👏🏻♥️♥️🤣🤣🤣
1
6
15
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Taliye mahad salaad waa taliyaha na baray muqdishoo ineey nabad noqon karto shaqadisa reer muqdishoo weey mahadiyeen waxeeyna ula baxeen mahadkii la mahdiyay thank you taliye we never forget you and we always going to honour you💯🇸🇴🇸🇴❤️🌺🌺👏🏻🥰💜♥️♥️♥️♥️💜💜🥰🌹
Tweet media one
0
2
15
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
1 month
Mashaa allah reer ceeldheer cadawgii khawaarij waa ka guuleeysaten 💯💯💯💯💯💯✅✅🇸🇴🇸🇴💜💜👍🌺
0
7
15
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Sawirka ardayga ugu da’da yar ee galaya imtixaanka shahaadiga ee fasalka u dambeeya ee dugsiga sare.🇸🇴 Nacab Nooma talin 🇸🇴alxamdulilaah ❤️in caruurtena ay qalinka noo qaateen thank you dalxureeye and pm Hamsa abdi bare 🇸🇴❤️🙏🌹👇
Tweet media one
1
2
14
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Boliiska waa saxiibka 🌺🌺❤️♥️💯❤️🇸🇴💜🌹 thank you taliye macalin mahdi❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯
1
4
15
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
12 days
Reer suuqbacad maxeey ka dhehen cashuurta/5
2
6
15
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
20 days
Labadii maamul ee itopiyanka dhisten Somaliland iyo puntulan waxaa bexeeso oyintooda shalay ilaa iyo maanta kadib markeey ku baraarugeen in rajadii kala gooyta dhulka somalieed eey khabeen dalxureeye soo afjaray marka hal wax eey baraha bulshada ka wadaan waa kala kheybin umada😂
Tweet media one
Tweet media two
6
2
14
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
1 month
@Heritage941 What’s wrong with that 🤔
3
0
12
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Ilaaheeyoow kuu naxariiso geesi aan ku aftirsado ❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯👏🏻👏🏻👏🏻🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Tweet media one
0
1
14
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
3 months
Noorwey iyo birimada kharan bile dalxureeye ayeey u shidantahay maashaa allah dhalinyarada simaliyeed caawa waa madaxaa nafuran madaweyne Hassan he is role model abaha kharanka 💜💯💯🇸🇴🌹♥️♥️❤️
2
4
14
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
3 months
Tweet media one
2
1
14
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Somaaliyay yaa xasuusto fuleeygana isma kharin karo wax baa bodaya geesigana isma kharin karo makalamodka uu u ilka cadeeyaa watch this🤣🇸🇴🌺
2
4
14
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
3 months
Noorweey madaxaa na furan bal hadana ku nasta baraanburkaan oo abaha kharanka loo baaranburay♥️♥️💯💯💯🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌺❤️💜💜
3
5
14
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
2 months
Alx maanta waxaa xasuuq ba an loo geystay dofaradii ilahay garabkoda ka baxay qawari waxaana laga dilay horjoogahooda meeskisa waa kaa nacalad ilahay haku ridee naarta haku waaro ✅✅ waxaa mahad iskale ilahay kadib Macawiisleey reer waceeyle iyo ciidanka xooga dalka dalxureeye🇸🇴
0
4
14
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
3 months
Habartaan waxeey ku walaatay shacabka reer muqdishoo gumeeysi ay ku juraan war hooy reer muqdishoo loma oyaan ma joogee waxaa joogo kuwa waxna diida waxna yeela shar iyo qeyr leh ee loma oyaan mahee waxeey diiden in adoo kale oo u bartay in cashuurtoda la siiyo ay dhageestan 🤣
Tweet media one
Tweet media two
2
1
13
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
4 months
Xeebta jasiira muqdishoo capital city of Somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️
Tweet media one
Tweet media two
3
2
13
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
5 months
@HESharifShAhmed Shariif afartuulaa kuu bahan school maleh 30 Somali ka hareen xildhaan adaa i ah ilahay ka baq ee kuwaa caawi puntulan xilabaana u joogo oo matala ugu baq ilahay kuwa matasho oo qawaarij dilo pray
1
0
13
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
3 months
Ileen hogaamiye Dani is not easy he can do yoga 🤣
3
1
12
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
3 months
Taliyaha ciidanka lugta General Dayax Cabdi Cabdulle iyo saraakiil la socota oo maantay gaaray degmada Ceeldheer oo KHAWAARIJTA Loogu dhigay Cashar Aysan Filaneynin Taliyaha oo Halkaasi kula kulmay saraakiisha ciidanka ayaa ku amaanay sidii ay isaga difaaceen weerarkii 💜🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
0
3
13
@A24073Towba
Towba Abukar ♥️
3 months
Sawirkan khawaarijkii ceeldheer soo weraray kama daalo inaa fiiriyo naxdinta ka muuqata wajiigisa markeey nafta ka dhaceeysay waxaa isleeyahay meeshuu naarta ka galayay ayuu arkayay iyo geesiyal ticket kiisa u jaray kadibna cagta wajiga kasaaray alxamdulilaah 💯🇸🇴💜🌺🥳
Tweet media one
3
1
14