Omar Salah Profile Banner
Omar Salah Profile
Omar Salah

@omar_sollas

3,349
Followers
1,104
Following
501
Media
3,938
Statuses

Student of History-Context is everything jecel taariikhda iyo sooyaalka๐ŸŒ kasoojeeda Guri Garaadtooyo๐Ÿ‘ณ๐Ÿปโ€โ™‚๏ธ SSCKh- Togdheer &Doollo,Caqligu waynaanta maha๐Ÿ’ฏโœ๏ธŽ๏ธŽ

Qalbigeedaโฆ๐Ÿซ‚
Joined March 2020
Don't wanna be here? Send us removal request.
Pinned Tweet
@omar_sollas
Omar Salah
27 days
Gaashaan biraan jabin.! SSC-khaatumo militry Force in salinta OOG๐Ÿฆ Guutada madaafiicda Goobta๐Ÿซก
27
37
214
@omar_sollas
Omar Salah
1 month
๐Ž๐Œ๐†!๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚ maxaan idiin sameeyaa deee ๐ˆ๐ฅ๐ก๐š๐ง ๐Ž๐ฆ๐š๐ซโ€™na ma'dhacayso idina calaacal madaysaane kkk Banaanka utuura kulahaa meesha ma Villa Morgan hargeysa ayay moodayaan๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
43
42
194
@omar_sollas
Omar Salah
22 days
Gunnimo halkii u hoosaysay Oo dal ama umadi gaadho waatan! halkani waa Baydhabo wxaa kasii horaysay dhowr bilood Hargeysa, Next Garoowe.... Soomaali Awelba shacabka kaliyaa damiir kalahaa isna waakaa-Aduunyooy xaalkaa ba.
Tweet media one
118
12
148
@omar_sollas
Omar Salah
5 months
Astaamaha hogaanka dhabtaa 1-Hartibuu mideeyey ilaa daarood 2-shalay Garxejis Oo isaaqnimo lagu gumeeyuu udoodayey 3-Markale samaroonbuu lahaa reeryada SNM iska dulqaada 4-hadana Habar Gidir Oo xamar laga xaaqayo waa gar inuu udooda Garaad qoys maahe waa Garaad soomaaliyeed.
24
29
136
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
Xalay ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ wxaa kadhacay Olole lagu dalbanayo in SSCKh laga saaro ๐Ž๐ซ๐จ๐ฆ๐š๐๐š. Sidee u aragtaa hadii Dhamaan dalka laga saaro Oromada....???
29
24
131
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
๐†๐š๐ซ๐š๐š๐ ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ ๐†๐š๐ซ๐š๐š๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข Oo ka jawaabay kalmadi isaaqu ka Qayliyeen Eeโ€œ๐๐š๐ฌ๐š๐› ๐ฒ๐š๐ซ๐ขdaโ€™โ€™ Sidoo kale sharxay Astaamaha ๐๐š๐ฌ๐š๐›๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ฌ๐š๐› ๐ฅ๐šโ€™๐š๐š๐ง๐ญ๐šโ˜Ÿ๏ธŽ
26
20
132
@omar_sollas
Omar Salah
22 days
Laaacaanoodo caawa roobsatayโ›ˆ๏ธ
26
13
126
@omar_sollas
Omar Salah
12 days
From Hargeisa to jilib Alshabaab) From Burco to jilib (Alshabaab) From Burco to jilib (Alshabaab) From Germany to jilib(Alshabab). That's why somaliland looking for recognition and not gonna get forever,but the only reason is to burn southern Somalia๐Ÿ’ฏ Xasidnimo laguma faaiido!
Tweet media one
36
38
131
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
๐…๐€๐‚๐“๐ฌ waa xaqiiqo aan la'dafiri karin Inay Ardayda maamulada ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ galeen Imtixaan ๐๐š๐›๐ข๐ข๐ฅ,halka Ardayda Maamulka ๐’๐’๐‚-๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ Galeen Imtixaan ๐๐€๐‘๐€๐๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Halkani waa caasimadii SSCKh iyo imtixaankii Qaran Oo socdaโ€ข
24
14
115
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
๐‚๐ž๐ง๐ญ๐ซ๐š๐ฅ ๐›๐š๐ง๐ค ๐Ž๐Ÿ ๐’๐’๐‚-๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ Bal ila eeg bilicda iyo horumarka kamuuqda muddo yar SSCKh. Waa Aqoontii Oo Qofa:- Wasiirka wasaaradda maaliyada @AHHirad Abdiqani haaji hirad waa nin wax badan kukordhin kara maamulkaa curdinkaโ€ข Horaa loosoconayaa๐Ÿ’ฏโœ”๏ธŽ
17
33
108
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
Laascaanood iyo munaasibada maalinta xorriyada 01-july-2024 Oo si wayn looga dabaal degayo 1july waa maalinta rasmiga ah ee LA' helay gobanimo dhaba|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Somalia great AgaiN & AgaiNโœŠ
14
26
107
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
๐ˆ๐ฅ๐ž๐ž๐ง ๐ฌ๐ข๐ง๐ฃ๐ข๐ ๐š๐š ๐ฆ๐šโ€™๐†๐ฎ๐ฎ๐ซ๐จ๐Ÿฉต ๐€๐Ÿ๐ค๐š๐š๐ ๐ฎ ๐ˆ๐ฅ๐ž๐ž๐ง ๐Œ๐šโ€™๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐จ|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐’๐จ๐ค๐ž๐ž๐ฒ๐ž ๐ข๐ฅ๐ž๐ž๐ง ๐Œ๐šโ€™๐๐š๐š๐š๐ฅ๐จ|๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ Soomaalinimadu waa dhiig Aan marna kala dheeraanayn๐Ÿฉธ, Dhiiggu waa ma'guuraan nina Dhaladki kama tago-One Loveโค๏ธ
10
29
104
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
Qurux iyo Qadiyad badhax la Oo Qalinku hogaaminayo. Hambalyo iyo bogaadinbaan udirayaa ardayda maanta galay imtixaanka shaadigaa Ee DFS๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Xamar waa caasimada dalka Cidna loo sii mari maayo wixii inaga jira Guuulaysta๐Ÿฉต๐Ÿ‘
Tweet media one
12
18
104
@omar_sollas
Omar Salah
29 days
Eber miyaa Eber miyaa๐Ÿคฏ SNM-siwalba waa u jabeen๐Ÿ˜‚ runtu way qadhaadhahay๐Ÿ’ฏ Hargeisa State Of Somalia.|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
29
24
103
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
Cutubyo katirsan ciidamada ๐๐จ๐ฅ๐ข๐œ๐ž๐‚‚ka ๐’๐’๐‚-๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จโœฐ Ayaa maanta tababar loogu soo xidhay saldhiga dhexe ee Police-ka Caasimada Sโ€ขSโ€ขCKH Ee magaalada ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐๐Ÿฉต Horaa loosoconayaa By OSโœ๏ธŽ๏ธŽ:
12
18
102
@omar_sollas
Omar Salah
4 months
Beerka ka ogsooni๐Ÿฉต On behalf of the people of ๐’๐’๐‚๐Š๐ก ๐ฐ๐ž ๐ญ๐ก๐š๐ง๐ค mr Ambassador @AbukarOsman1 and his team for sharing the that situation & recognition of #SSCkh by the FGS with the UN Security Council in New York. Also Congrats A great today for Somalia|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐”๐๐’๐‚|๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ณ
5
21
99
@omar_sollas
Omar Salah
4 months
Othoman Empire And Darvish Empire Alliance Again & AgaiN. President of #SSC -Khaatumo, H.E. Abdikadir Aw-Cali visited the Turkish|๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ทEmbassy of Somalia|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดin Mogadishu today, where he was cordially received by the Turkish Ambassador to Somalia Mr-Alper AktaลŸ. SSCKh-to the world๐ŸŒ
Tweet media one
8
14
99
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
๐‚๐ข๐ข๐ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ ๐€๐ฌ๐ฑ๐š๐š๐›๐ญ๐š ๐๐š๐š๐ฅ๐ข๐ ๐š๐š ๐„๐ž ๐€๐š๐ง๐ฎ halkan saaxiibada ku nahay๐Ÿค
Tweet media one
23
3
98
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
๐‡๐š๐ฉ๐ฉ๐ฒ-๐Ÿ๐Ÿ”-๐ฃ๐ฎ๐ง๐ž||๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด From villa SSSโ€ขkhaatumo LA๐Ÿฉต
5
23
98
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐&๐๐ข๐ฆ๐œ๐š๐š๐งโœฐโœฐโœฐ Astaamaha GobanimadaSSC๐Ÿฉต Gobanimada waa loodhashaaye layskama dhig-dhigo'By O'salah.
12
25
99
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
Habmaamuus iyo shahaado sharaf lasiiyey-Raxmo yar๐ŸŽ–๏ธ wasiirka-Arimaha Gudaha Dfs wasiirka-biyaha & tamarta Dfs xildhibaan-sanyare Oo Dfs ah Ayaa shahaado sharaf siiyey Gudoomiye kuxigeenka jamaahirta dhalinyarada SSCkh ๐‘๐š๐ก๐ฆ๐จ ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐œ๐š๐ซ๐š๐› Oo loo yaqaan (Raxmo yar)โ€ข
Tweet media one
15
17
97
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
๐Š๐ข๐ข๐ง ๐ฃ๐š๐ฆ๐š ๐ƒ๐ก๐จ๐จ๐๐ข๐‚ƒOo maanta siweyn loogu soodhoweeyey caasimada ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ Sidoo kale qurba joog tiro beela ayaa weli ku qul-qulaya SSCkh.
9
14
96
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
โ€œHa'karaamo seegine habaar laygu kariwaayeโ€™โ€™๐†๐š๐›๐š๐ฒ๐š๐š-๐€๐›๐ฐ๐š๐š๐ง-๐€๐š๐๐š๐ง ๐‚๐š๐ซ๐š๐›โœฐโœฐโœฐโ€ข
Tweet media one
8
15
95
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
๐’๐’๐‚-๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ ๐ญ๐จ ๐ญ๐ก๐ž ๐ฐ๐จ๐ซ๐ฅ๐๐ŸŒ tani waa tagtay waxba lagama qaban karo haku wareerina. ๐ฌ๐ง๐ฆ iyo ๐ข๐ฌ๐ซ๐š๐ž๐ฅ mooye dunida in takale waala shaqaynaynaa๐Ÿ’ฏโœ”๏ธŽ.
Tweet media one
15
26
92
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
Diyaarad sida imtixaanka shihaadigaa Ee wasaaradda waxbarashada Df-Soomaaliya๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Ayaa kasoo degtay Garoonka diyaaradaha Ee Caasimada ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐’๐‚-๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จโœฐ Wasiirka waxbarashada SSCkh Md-Abdihakim Jaamac Dalmar Ayaa la'wareegay imtixaanka. Bar ama Baroุชโ˜œ๏ธŽ
12
18
92
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
๐–๐ก๐š๐ญ ๐š ๐ฉ๐ข๐œ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž! Qadiyahidii Qaranku ka dhiman waayey Oo kulmay mulkiileyaasha Gobolada waqooyi matala๐Ÿ’ฏ H:e-๐€๐›๐๐ข๐ค๐š๐๐ข๐ช ๐€๐ฐโ€™๐Ÿ๐ข๐ซ๐๐ก๐ข๐ฒ๐ž & Alfanan-๐๐ข๐ฆ๐œ๐š๐š๐ง ๐ก๐š๐ฌ๐š๐ง ๐ก๐ข๐ฅ๐š๐š๐œ ๐Ÿ“Caasimada dalka mogadisho๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Tweet media one
7
17
94
@omar_sollas
Omar Salah
4 months
Kulamo Awliyaad Oo sharafle๐Ÿฉต Hogaamiye-Abdiqadir Aw'cali Garaadkii Guud-G-Jama G-Ali Gudoomiye-Abdulahi timacade iyo Dhamaan xildhibaanadii heer federal Ee #SSC -khaatumo Mogadisho Soomaaliya_|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Tweet media one
16
24
91
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
#Breaking_News_from_jbouti ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ Madaxwayne @IsmailOguelleh Oo Qasriga madaxtooyadiisa ku Qaabilay Madaxwayne:- Abdiqadir Ahmed Aw'Ali Firdhiye. Sawirkaa Muuse juudaan halaga qariyo yaanu koomo geline๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
Tweet media one
13
12
89
@omar_sollas
Omar Salah
26 days
Gabadh Rag iyo Rabbi'le๐Ÿค๐Ÿฉต๐Ÿ‘‘
6
17
89
@omar_sollas
Omar Salah
19 days
intanuu Eeday-balse Aadbaan usoo dhowaynayaa xadhiggiisa waayo doqontu hal marbay jaanis heshaa markaana way dayacdaa! yaa xasuusta jaaniskaa..? kkkk Dhacdadana reer Awdal waa u shiidaal waa haday gartaane.๐Ÿ’ฏ
18
17
88
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
๐“๐ก๐ข๐ฌ ๐ข๐ฌ ๐ฆ๐ฒ ๐›๐ž๐จ๐ฎ๐ญ๐ข๐Ÿ๐ฎ๐ฅ district ๐ฐ๐ข๐๐ก-๐ฐ๐ข๐๐ก it's part of cayn region, I'm very proud of my Home land #SSC_khaatumo ๐Ÿฉต Magaalada waxay caanku tahay Balli wayn Oo Geedka Gobka ladhahaa ka dhex baxo waaa magaalo cagaaran inta badan. yaa yidhi SSCkh bad maleh?๐Ÿ˜…
17
15
87
@omar_sollas
Omar Salah
18 days
Read the body language!๐Ÿ‘‡๐Ÿป๐Ÿ‘‡๐Ÿป Asias wuxuula yaabanyahay ninkan wadankiisa lagu soo duulay Ee iska qoslaya.!!!๐Ÿ˜‡
Tweet media one
33
7
88
@omar_sollas
Omar Salah
27 days
Kalmadii Ay Eedeen waatan mxaase ka dambeeyey๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚ 1500+ ciidana oo dhintay 400+ maxaabiisa op la qabtay 220 Tikniko+ Oo laga furtay 7 tangi 120+ suug 5Bebe intakle xisaab maleh Dhamaakii wixii la odhan jiray soomaalilaan.๐Ÿ’ฏ Hamablyo ciidanka xoogga daraawiishta SSC-khaatumo๐ŸŽ–๏ธ.
18
35
86
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž ๐Ÿ๐ข๐ซ๐๐ก๐ข๐ฒ๐ž Oo booqday wasaaradaha intii uu maqnaa la'dhamaystiray๐Ÿค๐Ÿซ. Wasaaradda maaliyada & Bank dhexe Ee #M_SSC -Khaatumoโœฐ Source:-Halbeeg-media. ๐‡๐จ๐ซ๐š๐š ๐ฅ๐จ๐จ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ง๐š๐ฒ๐š๐š ๐›๐ฒ ๐Ž๐ฌโœ๏ธŽ๏ธŽ
9
17
85
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
Wacdarihii Xalay Laascaanood iyo daqiiqadii calan saarka||๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hadaad calanyohow liciifilahayd Hadaad lixdankii lixsaac kulahayd Hadaad luulyo mar'leego lahayd Fanaankaagu luuqda labashubay Hadaad lulatoo markale lalmate Ma'luuf-luufoow markale lulo๐Ÿ‘ SSCkh waa Astaanta Qaran๐Ÿฉต
6
22
85
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
๐‡๐ž ๐๐จ๐ข๐ง๐  more decision ๐ฉ๐ฅ๐š๐งs! Mw-Abdiqadir Aw'ali (firdhiye) Oo safaro Guulo badan kadib maanta dalka dib ugu soolaabtay Hogaamiyaha Aqlabiyada shacacabka Gobolada SSCKh. ๐‡๐จ๐ซ๐š๐š ๐ฅ๐จ๐จ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ง๐š๐ฒ๐š๐š๐š๐Ÿค๐Ÿฉต๐Ÿ‘
14
22
85
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
Senior Adviser to the Federal Government of Somalia,& Executive Director of the Center for East African Studies,Institute of African Studies, Zhejlang University Dr-Hodan Osman, the new Ambassador Of๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด to @ChineseSomalia ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณdefinitely the right person & right job๐Ÿ‘ Snm&Taiwan๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜‚
8
18
85
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
๐‚๐จ๐ฆ๐ข๐ง๐ -๐ฌ๐จ๐จ๐ง ๐ก๐ข๐ฅ๐š๐š๐œ๐š ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ &๐ก๐š๐›๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐ŸŽ๐Ÿ'๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ'๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Muqdishoโœฐโœฐcaasimada dalka Ninkii raba ha'uxishee ha'caashaqo xabashideee Anaa xamareeeeeeey kujecelโค๏ธ๐Ÿค๐Ÿฉต Fanaanka Qaranka Nimcaan Hassan Hilaac By-Omar Salahโ€ข
7
21
82
@omar_sollas
Omar Salah
27 days
Anigu cidna tartan kulama jiro hadaan kula jirana SNM kulama jiro SSCKHMF๐Ÿซก๐Ÿฆ๐Ÿฆ๐Ÿฆ 25/August/2024 maalinta Guusha ciidamada SSCkh๐Ÿ”ฑ๐ŸŽ–๏ธ Awoodd Geesku waa kuwan๐Ÿ’ฏ
5
24
81
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
Laba sawir oo isu Eeg๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚ Waa maxaabiista Space-ka iyo Maxaabiista jeelka laascaanood ku xaraysan๐Ÿ˜‚โ€ข
Tweet media one
Tweet media two
37
13
79
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
Mw-firdhiye iyo dekeda Daroleh The chairman had the honor of welcoming at Red Sea World a distinguished delegation,led by Mr Abdikadir AwAli (Firdhiye), the leader Administration of SSC-Khaatumo-Somalia|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด The delegation visited The Terminal Doraleh port|๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ SSCKH TO DE WORLD๐ŸŒ
Tweet media one
7
13
79
@omar_sollas
Omar Salah
1 month
โค๏ธGabadhihii qaaliga Ahaa Ee libaaxyada dhalijiray๐Ÿค๐Ÿฉต๐Ÿฆ๐Ÿฆ. ๐Ÿ“Laascaanood Sool SSCKhโœฐ
8
12
81
@omar_sollas
Omar Salah
25 days
#Ceerigaabo waa lagu kala baxayaa bal cidda difaacda la Arki doonee dilkii salmaan ee xalay dhacayna waala eeday. wuxuuna La'midyahay dilkii Hadrawi sangub Ee #laascaanood kadhacay S/land -na Eeday kuna jabtay๐Ÿ’ฏ
8
15
78
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
Full video-design Of SSC-kh State House in Las-Anod Cityโœฐ Qaar baa yidhi waa hotel intay Middle house-kaliya Arkeen loll SSC-Khaatumo Gaabin mayso๐Ÿ’ฏ
7
12
79
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
๐†๐š๐›๐š๐๐ก๐š๐ก๐š ๐’๐’๐‚-๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ Oo dhiiri gelinaya guuto cusub Oo kusoo biirtay ciidamada jiidaha hore Ee Military-ga ๐’๐’๐‚-๐ค๐กโœฐโšœ๏ธ Gabdhuhu waa laf'dhabarta Guud Ahaan Soomaalida|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
6
12
79
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
๐‡๐จ๐จ๐ฅ๐š๐›๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ญ๐š ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ž ciyaartan waxaa looyaqaan hoolaban inta badan waxaa laga ciyaara Gobolka sanaag. Garaad jaamac Garaad ismaciil & Ahmed Cilmi Cismaan karaash Ayaa maanta ku ciyaaray Degmada xudun G.sool Hoolaban hoolaban hilimaahee๐Ÿ‘
11
18
77
@omar_sollas
Omar Salah
1 month
#Very_hilarious ๐Ÿคฉ mxaadka fahamtay Alaabtan๐Ÿ˜‚
Tweet media one
29
12
76
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
Ex-Hogaamiye:-Saleebaan ciise Ahmed kaar-(๐—๐š๐ ๐ฅ๐š-๐“๐จ๐จ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž-) Ayaa Hospitalkiisii Private-ka ahaa kuwareejiyey wasiirka caafimaadka maamulka ๐’๐’๐‚๐Š๐ก Dr-Yusuf Suleiman Sancad. Caasimada G-Cayn Buuhoodleโ€ข
Tweet media one
6
12
77
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
Cutubyo cusub Oo kusoo biiray Ciidamada #SSC -Khaatumo๐Ÿ”ฑ From Boocame to salinta OOGโ€ข
3
13
73
@omar_sollas
Omar Salah
1 month
Maakhir waaba Another level dhaaraysaa Awdal iyo SSCba five-bay ku dhaaftee๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚ Hambalyo jamuuriyada maakhir
Tweet media one
19
9
73
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
โ€œMuuse biixi #MOU wuxuu ugalay in Gobolka #Awdal Eithopia๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น Qaadato si Hargeysa iyo Burco Aqoonsi u helaanโ€™โ€™ wxaa sidaa yidhi:- Xildhibaan- @AyubIsmailYusuf Oo Dowlada #Soomaaliya |๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Ku matala Gobolka Awdal runtii waa hadalkii ugu caddaa Ee lagu qeexo xaqiiqada OMU loogalay!๐Ÿ’ฏ
Tweet media one
12
14
74
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‚๐š๐๐จ๐ฐ ๐Ÿ๐ข๐ซ๐๐ก๐ข๐ฒ๐ž๐Ÿฆ 05-August-2023 baa la'doortay 15-August2023 Caleemasaarkii 25-August-2023 wuxuu sooo Afjaray rajiimkii 33jirka Ahaa Ee la'odhan jiray Somaliland wuxuu kasoo dhalaalay100% wixii shacabka SSC-khaatumo u doorteen sanad kaliya๐Ÿ’ฏโœ”๏ธŽ.
14
20
74
@omar_sollas
Omar Salah
28 days
Waa wasiirka warfaafinta @SSCKhaatumo Mudane:- #Najiib_Barkhad waa wiil hoog Afatahana waa ninka saaxafada kasaaray maamulka hargeisa. waa sawirka caawa baraha bulshada qabsaday๐Ÿ’ฏโœ…
Tweet media one
11
20
71
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
Libaaxan iyo libaaxyada la socda lama joojin karo caawa haday ceerigaabo galaan๐Ÿฆ๐Ÿฆ๐Ÿฆ Karaash Afxakamaha Nool2024
Tweet media one
11
10
72
@omar_sollas
Omar Salah
4 months
Meeshan rabay roob maygu helay- #Congrats Mr. @AHHirad 20+ of international financial, and economic expertise now he is the finance minister Of @SSCKhaatumo State of Som๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hambalyo mudane:-soodhowooowwaxaan filayaa inaad Guulweyn ku hogaamin doonto dhaqaalaha #SSCKh โ€ข
Tweet media one
5
12
70
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
๐’๐ฎ๐ฉ๐ซ๐ž๐ฆ๐ž leader of ๐’๐’๐‚๐Š๐ก Garaad jama Garaad Ali๐Ÿ‘‘ The most popular traditional leaders in somalia his popularity has only increased He motivated his youth to take his leader & It's a proud moment in mosque,when our youth are actively engaged in changing All scenarios.
10
17
69
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
Intan miyuu yidhi.?wax cusub maahee hala yaabina:- 1886-British protectorate|๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง 2024-Oromo protectorate|๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น History repeats itself. Shalay Daraawiishbaa laga ilaalinayey maantana Qalasyo๐Ÿ’ฏ Beesha isaaq ceebtii & jabkii ka raacay dagaalkii2023-kii ayayla cabaadayaane daaya๐Ÿ˜‚
Tweet media one
16
14
69
@omar_sollas
Omar Salah
1 month
โ€œ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ญ๐š๐ฅ๐จ ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ข'๐ฅ๐ž ๐†๐ฎ๐ฆ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ก๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ซ๐ ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š๐šโ€™- maguushuhu muxuu khalad madoobaad Qoraayaa ๐ช๐จ๐ซ๐š๐š๐ฒ๐š๐š! Codadkii Salah Qasim & Khadra daahir Cige. Meel-wasiir @AhmedMoFiqi joogo wel-wel kama qabo๐Ÿ’ฏ OUR SEA IS NOT FOR SALEโ€ผ๏ธ By OM.
11
27
72
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
#๐๐ซ๐ž๐š๐ค๐ข๐ง๐ _๐๐ž๐ฐ๐ฌ๐Ÿ”ฅ Qaybo kamida hubkii qaniimada Ahaa Ee caabud-waaq Ayaa soogaadhay Deegaanada SSCkh Qalasyadii ayaa hada isku xidh xidhaya Snipers-kan waxaana loo gudbin doonaa jiidaha hore Ee salinta OOG & CEERIGAABO. SNM-tii wadnaha taabta bal๐Ÿ˜‚
Tweet media one
28
6
69
@omar_sollas
Omar Salah
4 months
#Hogaamiye_firdhiye_in_Rome INTERNATIONAL MILITARY LAW AND LAW OF WAR๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ช @SSCKhaatumo Albaada Ay hal sano kaliya Garaacday Ee ku gaadhay shirar caalamiya #Somaliland 34sano magaadhin.
Tweet media one
11
11
70
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
Proud to be somali beoutiful cultureโค๏ธ๐Ÿค|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด โ€œMaanaa dadkay caasiyoo cidakale uguuraโ€™โ€™๐€๐›๐ฐ๐š๐š๐ง (jaamac kadiye Cilmi-1990kii-) Dhaqankaa Qurxoon Gabdhahaa Qurxoon Calankaa Qurxoon Dadkaygaa is jecel Dadka intay ka guuraan Oromo & xabashi jeclaanaya damiirkoodu waa maxay_____?
3
12
71
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
Here supreme leaders Of Harti Sultana in Badhan Sanaag๐Ÿ‘‘๐Ÿ‘‘ ๐’๐ฎ๐ฅ๐ญ๐š๐ง ๐’๐š๐ข๐ ๐’๐ฎ๐ฅ๐ญ๐š๐ง ๐€๐›๐๐ข๐ฌ๐š๐ฅ๐š๐ฆ Sultan mahamud sultan Ali shire And ๐†๐š๐ซ๐š๐š๐ ๐‰๐š๐ฆ๐š ๐†๐š๐ซ๐š๐š๐ ๐€๐ฅ๐ข Garaad jama Garaad Ali Maakhir iyo khaatumo heeshisa Soomaalina heshiis La'Ah Loll
Tweet media one
14
17
68
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
#Breaking_News ๐Ÿ”ดโ€ขโ€ขโ€ข Hogaamiyaha maamulka SSCKh H:E-Abdiqadir Aw'Ali (firdhiy). Ayaa hada safar ugu duulay Dalka DJauuti๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ Isagoo Casuumad rasmi ah ka helay Mweyne Ismaciil Omar Geelleโ€ข
Tweet media one
10
9
67
@omar_sollas
Omar Salah
1 month
โ€œWaa maadays Adduunyadu dadkuna way matalayaanโ€™Jimce wanaagsan jamaahiirta ๐—โ€™kaโ˜•๏ธโ€ข
Tweet media one
13
1
69
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
Hada baleeg meeshan cajiib๐Ÿค” wixii rag ukaco rabina Aqbalo waa rumowdaa #SSCKhaatumo wlhi waxba lagama qaban karo๐Ÿ’ฏ #Jubaland kaliya naga horaysa #Putland haday geli lahaydna Buutbaan kula tuman lahayn Banaadirbayna ku xigi lahay๐Ÿ˜‚
Tweet media one
23
14
69
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
Naasa weyne heesku ku haboona๐Ÿ˜… SNM maalintaasay udhamaatay Ay dharka tuureen๐Ÿ˜‚
12
10
68
@omar_sollas
Omar Salah
5 months
#HARDTALK ๐Ÿ”ด "Soomaaliyeed markhaati ka ahaada mardambe wiilashayada joojin mayno Oog iyo Caynabana waa dhul Gobolka sool katirsan" Garaad mukhtaar Garaad Cali waa hadal xiligiisii yimi mahadsanid @GaraadMukhtaar .
5
12
67
@omar_sollas
Omar Salah
4 months
Heesta calanka Soomaaliya|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Oo laga shiday xarunta Golaha Amaanka (๐”๐ง๐ข๐ญ๐ž๐ ๐๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง|๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ณ ๐“๐ก๐ž ๐๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐€๐ง๐ญ๐ก๐ž๐ฆ ๐Ž๐Ÿ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š was played at the Security Council Headquarters, When Somalia was elected non-permanent member of the Security Council๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿฉต๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
5
13
67
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
๐–๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข iyo ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฅ๐›๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐ž wxa ka dhaxeeya Daaroodka kale kama dhexeeyaan xaqiiq๐Ÿ˜€ Dhul,Dhaqan,Dhiig,Dhalyo, Midab,muuq,maan,muruq iyo lah-jad-ba waa wadaagnaa๐Ÿ’ฏ Kulanna waa booqasho kaliyee yaan LA'siyaasadayn Hartiyoow Masayrkana joojiya iyo buuqa๐Ÿ˜‚
13
13
67
@omar_sollas
Omar Salah
4 months
#RASMi ๐Ÿ”ด Hogaamiyaha #SSC_Khaatumo Oo si toosa ugu kubiiray Shirka madasha Qaran|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด "Hakaraamo seegine habaar laygu kari waaye" Aadan Carab.
Tweet media one
7
20
65
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
Hogaamiyaha la'mahadiyey๐Ÿ’ฏ Salaadii jimce ayuu shacabkiisa kula Oogay masjid jaamica wayn Ee Magaalada laascaanood waa hogaamiye aan shacabkiisa ka dhuuman ee dhagaysta Oo kulma goor walba +Wasiirka warfaafinta mudane Najiib barkhadle Oo ka war bixiyey safaradii hogaamiyaha.
6
15
65
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
#BreakingNews_From_MGsho ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hogaamiyaha SSCKh H:E.๐€๐›๐๐ข๐ช๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐ฐโ€™๐€๐ฅ๐ข ๐Ÿ๐ข๐ซ๐๐ก๐ข๐ฒ๐ž Ayaala lakulmay qaarkamida Odayaasha dhaqanka Awdal SSCKH waxay garab u tahay cid walba oo utaagan ilaalinta & midnimada soomaalida danteeda gaarka ahna katashanaysa &deegaankeeda
Tweet media one
5
16
64
@omar_sollas
Omar Salah
27 days
Madaxwaynaha SSC-khaatumo Oo kusoo jeeda jiidaha hore fadhiisimada ciidamada militryga SSCkhaatumo. isagoo maalin guuleeda ciidanka Ee 25/August-2023 salaan ka qaadan doona dhamaan cutubyada ciidamada jiidaha hore.
2
14
65
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฆ๐š 3/3-Qodob & Suaal Oo maanta iiga muuqday:- 1-Boorama calankii s/land'na diiday calankii Awdal'na diiday 2-Boorama s/land kalatage risaaladii Awdal state'na ma gaadhin 3-Boorama waa mid waase bilaa hogaan oo jihayn bay rabta โžค๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฆ๐š maxay rabtaa? By OS
Tweet media one
42
8
63
@omar_sollas
Omar Salah
1 month
Caawa iyo Jig-jiga๐Ÿ”ด๐Ÿ”ต๐ŸŸข๐ŸŽ‰๐Ÿ”ฅ
3
13
65
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
๐„๐ข๐ ๐ฆ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค ๐…๐ซ๐จ๐ฆ ๐‹๐š๐ฌ-๐€๐ง๐จ๐ ๐‡๐จ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐ฌ๐œ๐ค๐ก ๐ƒ๐ซ-Mohamed j..ismil (๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐ž) Oo salaada ciida kula Oogay shacab tiro badan masjid๐Ÿ•Œ Jaamica waynee Laascaanoodโ€ข
2
13
64
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
Warbal intan isha mariya Dadkiina wax ilaawowโ˜Ÿ๏ธŽโ˜Ÿ๏ธŽโ˜Ÿ๏ธŽโ˜Ÿ๏ธŽ Independence 2012 Dissolution 2017 Restoration 2023 Establishment 06-02-2023 Interm Administration by:-Federal Goverment 19-10-2023 ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ ๐’๐ญ๐š๐ญ๐ž ๐Ž๐Ÿ ||๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Tweet media one
12
16
62
@omar_sollas
Omar Salah
1 month
Calanka kaliyee malaayiin geesi nafta u hureena mudana in loo dabaal dego๐Ÿ’ฏ Sannad Guuro wacan ๐ฃ๐ฐ๐ฑ๐จ Happy 40th Anniversary ๐Ž๐๐‹๐… Dhulkii gobanimada๐Ÿ”ต๐Ÿ”ด|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
6
14
64
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
๐Š๐ฎ ๐ƒ๐ก๐š๐š๐ง๐ญ๐ž๐ž๐Ÿฆ๐Ÿฆ๐Ÿฆ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ sanadka qaniimadu waa badaa Goojacade,Caabud-waaq & tan Shabaab ahoow Ama Gooni-goosad Ahoow Ama belo kale Ahoow Qoomiyadda D5 sanadka waa soo jeesatay waana hubaysantee wixiii cagaloow iskaga carara๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
11
6
62
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐ฆ๐š๐š๐ค๐ก๐ข๐ซ Oo furmay iyo ๐„๐ฑ-wasiir Ambโ€™Jamal M.Hassan Oo sheegay in shirka 2-Qodob: ๐Š๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ๐š๐š๐ง:- 1-Reer maakhir Oo dib utashada 2-Ilaalinta midnimo soomaaliyed Oo reer maakhir kamuuqata|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐Ÿ“Muqdisho Somalia 04/08/24
Tweet media one
7
9
63
@omar_sollas
Omar Salah
1 month
๐…๐š๐ก๐ฆ๐š ๐ข๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ & ๐ฅ๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐๐Ÿฉต waa fanaanadii qaaday heestii Ama dhaantadii shiidaalka unoqotay dagaalkii lagu jabiyey maleeshiyaadkii SNM/S/Land. Welcome to SSC-kh inadeerโค๏ธ Daraawiishta iyo Mareexaan waa isu baadi celiyaan๐Ÿ‘‘๐Ÿ‘๐Ÿ˜‚
4
10
64
@omar_sollas
Omar Salah
26 days
1 saac kaliyey kula wareegi karaan tuulada #Qorilugud waa qayb kamida ciidanka military-ga @SSCKhaatumo Ee jiidaha horee #Gobolka_Cayn Oo fadhiya Buuhoodle,Horufadhi, Ceegaag, hagoogane,kalshaale,Maygaagle ,magan ilaa 5Geed. waxaa booqasho ugu tagay Mw-Dr maxamed Abdi shiine.
9
10
61
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
๐“๐ก๐ž ๐ฌ๐ฎ๐ฉ๐ซ๐ž๐ฆ๐ž ๐†๐š๐ซ๐š๐š๐ of SSCkh Garaad Jama Garaad Ali the one and only โ€œ๐ƒ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐ค๐šโ€™ ๐ ๐š๐ฅ๐šโ€™โ€™ today visited the Tukaraq dc of sool region. Here Another Amazing wards ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐ฐ๐š๐š ๐ฃ๐ข๐ก๐จ-ceesaantiina, ceelkiina &caqligiinu haydin deeqo kuwiiyoow!๐Ÿ˜‚
4
6
61
@omar_sollas
Omar Salah
5 months
Amazing wedding๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’ Qalas iyo Qalasad๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘โ€ข
5
11
61
@omar_sollas
Omar Salah
1 month
Mar hadaan cagahayka ku carari karaayo oo Afcarabiya weeye muusoow waaku fahanay๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
13
12
61
@omar_sollas
Omar Salah
1 month
๐‚๐จ๐ง๐ ๐ซ๐ž๐ฌ๐ฌ๐ฐ๐จ๐ฆ๐ž๐ง4|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด|๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด|๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ congratulations to @IlhanMN they can't stop you forever๐Ÿ’ฏ๐Ÿ‘ Guulayso Goorwalba libaaxad.!
7
12
63
@omar_sollas
Omar Salah
15 days
Wlhi wuu ooyayaa kwran๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
30
11
62
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
๐—๐ฎ๐๐ฎ๐ง-baan tagay fardana๐ŸŽ layguma soodhowayn beendhe ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ก๐ข๐ข ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐’๐‚-๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ H:E-Ahmed Cilmi Cismaan (Ahmed Karaash) Oo gaadhay Degmada Xudun Ee Gobolka Sool #Ahmedkaarash waa qalas Naf & maalba uhuray SSCKh.
3
12
62
@omar_sollas
Omar Salah
4 months
Ceegaag Togdheer-SSCKH๐Ÿฉต waa magaalo koraysa Oo twon plan-keedu dhisanyahay horumar waynbaa ka muuqda Gobbaa degan geelkuu qalaysa.
4
8
62
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
๐“acsi-baa utaal labadii Heego Ee ๐‡๐š๐ซ๐ž๐ ๐ฒ๐ฌ๐š & ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž๐Ÿคฏ๐Ÿ˜‚ ๐ŸŽ๐Ÿ‘-๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ-๐Œ๐จ๐ ๐š๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ waxaa kafurmaya shirkii ๐Œ๐š๐š๐ค๐ก๐ข๐ซ๐ŸŸข Isla maalinta fanaanka caankaa Ee Hilaac Ayaa caasimada SSC Ee ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ imaanaya๐Ÿ”ต๐ŸŽ cabaad badan waa soosocda๐Ÿ˜„
Tweet media one
14
10
61
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
Madaxwayne:-๐€๐›๐๐ข๐ช๐š๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ฐโ€™๐€๐ฅ๐ข (๐…๐ข๐ซ๐๐ก๐ข๐ฒ๐ž) Ayaa Gudoomay Buugga ๐€๐›๐ฐ๐š๐š๐ง- ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ ๐ค๐ž๐๐ข๐ฒ๐ž ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข. Oo ๐Ÿ๐Ÿ”-๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’ ๐†๐จ๐จ๐ฃ๐š๐œ๐š๐๐ž lagu soo bandhigayo.
Tweet media one
4
17
60
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
3'da Heego ee ka masayray talaabooyinka Siyaasadeed Ee #SSCkh qaaday sanadkay jirto:- #Heego_SNM lama yaabin Oo waaba is haynay Gartay๐Ÿ˜‡ #Heego_Pland masayrkii cuqadad tii SNM kadaranbaan ku arkay๐Ÿคฏ #Heego_N &N waxay kaga dhegtay HSM & IOM farmajay is hayeene maxaa usalaanten๐Ÿ˜‚
Tweet media one
19
10
60
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
Sarreeyoow ma'nusqaamoow Aan siduuyahay Eege kaanasiib Kanna Saar..|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Caawa Ookale12:00 Habeenimo 26jun1960 Cabdulaahi suldaan-(Timacade) Hamabalyo All Soomaawayn๐Ÿฉต
Tweet media one
5
7
59
@omar_sollas
Omar Salah
22 days
My young brother 2023&2024 How it startedHow it's going! Successfully defended his thesis book, Congrats to your achievement is a proud years shows the incredible power of Gun and the power of pen๐Ÿ’ฏ Maanta ninka Awooda Qoriga๐Ÿ”ฅ & Awooda Qalinka isku wadin nin raga mahee ogaada.
Tweet media one
2
4
59
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
Tani waa taariikh 27-june-2024 ๐Œ๐š๐ญ๐š๐ฅ๐š๐š๐ ๐ƒ๐ก๐š๐›๐š ๐Ž๐จ ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Ayuu muujiyey @SomaliPM ๐Ÿฆ Mar hadii feker Goonigoosadka lagu daray listiga Argagixisada.! khataraha Qaranka:- 1-Argagixisada Alshabaab 2-Feker Gooni-Goosadka (SNM) AS &SNM hadda kadib waa iskumidโœ”๏ธŽ
Tweet media one
12
12
57
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
Abdiqani Ahmed Diihaal oo looyaqaanay(Dulqarnayn) 2017kii walalkii lagu dilay Canada walaashiina shil gaadhi kudhimatay halkaasuu kaqaaday xanuunka kadib Dalkiibaa lagu celiyey, 3maalin kahorbaa nin waalani tooray kudhuftay saakoo Jimcaa dhaawiciibu udhintay Alle haunaxariisto.
32
13
57
@omar_sollas
Omar Salah
2 months
๐†๐š๐ซ๐š๐š๐ ๐ฆ๐ข๐๐ž๐ž๐ฒ๐ž & ๐๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐จ Caana oo Gobolada dalka kayimi Ayaa laascaanood kukulmay. The bridge of united Somalia is #SSC_Khaatumo_State_Of_ ||๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
1
7
58
@omar_sollas
Omar Salah
4 months
From Laaska to Mogadishoโœˆ๏ธ 14-05-2024.
1
12
56
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
๐†๐š๐ซ๐š๐š๐ ๐ฃ๐š๐š๐ฆ๐š๐œ ๐†๐š๐ซ๐š๐š๐ ๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ข๐ฅ (Garaad mideeye๐Ÿ‘‘) Oo Qaybo kamida qurba'joogta Reer #SSCKhaatumo Qado sharaf ugu sameeyey Qasriga uu ka deganyahay caasimada maamulka SSC-khaatumo Ee magaalada Laascaanoodโœฐโœฐโœฐ. By Omar salahโœ๏ธŽ๏ธŽ
6
10
57
@omar_sollas
Omar Salah
3 months
Qaar badanbaa ka xanaaqay soodhowayntii wasiir fiqi Ee Guud Ahaan ๐”๐’๐€|๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ loogu sameeyey Gaar Ahaan tii Reer ๐’๐’๐‚๐Š๐‡ ugu sameeyen Ohio Columpos iyo Minneapolis Ee shahaadada Qalas lagu siiyey Reer SSCKH @AhmedMoFiqi waa uga duwanyahay dhamaan wasiirada kale DFSoomaaliya|๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
10
9
56