Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Profile Banner
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Profile
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

@Shukrifiican

6,300
Followers
692
Following
706
Media
5,401
Statuses

Saddex caruur ah hooyadood, ku nool London, ka timi Muqdisho Soomaaliya, jecel doogga iyo bisadaha.

London, England.
Joined June 2014
Don't wanna be here? Send us removal request.
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Waxan maanta furayaa albaabka wadnaheyga kaas uu soo garaaci karo keliya, nin Soomaali ah, muslina ah. Deggan London, ka weyn 40 heysta aqoonta guud ee mujtamaca, laheyn lamaane & bidaar. Sidoo kale waa inuu nin afkeena qori kara, dhageyste wacan & yahay aftahan hadalka heli og๐Ÿ˜œ
387
28
438
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Rag haasaawuu isku dhaafay dumarkana hubqaad. Ninka hadal yaqaanka ah ayaa garan og sida gabdhaha loo kasbado waana kan ay dumarka ugu jecel yihiin inay la hasaawaan. Gabadha taqaana sida loo labisto ee og dharka ay kuso baxeyso taas ayay ragguna jecel yihiin la haasaawideeda๐Ÿค”
101
33
309
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Bal gabdhahaas meesha ay ka qaawan yihiin i tusa? Ragga qalbiga iyo maskaxduba qaawan tahay waxaan leennahay diidnay dulmiga aad diinta ugu soo dugaashaan.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
106
10
271
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
2 years
Gabdhaha waxbartay halayga gaarsiiyo muuqaalkaan ๐Ÿ˜
64
20
278
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
2 years
Sheekh Umal waxa uu Khadiijo Diiriye ku maagay reer Muqdisho way og yihin ciddii kale ee u heysatay in wadaadku surwaalka dhaliilay halkan haka ogaadeen. Diinta ma waxaa loo bartay keliya in dumarka uun lagu baacsado? Sheekha haloo sheego dambiyo kaloo waaweyn baa dalka ka jira!
124
49
260
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Mar baan soo ahaa abbaayo dharka u dhaqda walaalaheed kadibna waxan noqday marwo dheriga u kariso saygeeda, maantana waxaan ahay caruur hooyadood. Marka haddii aan shalay ahaa abbaayadiin, kadibna noqday dumaashidiin, haddana ahay hooyo Soomaaliyeed sow cizi sharaf iima sugnaan?
65
15
251
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Wiilashi dalka ku noolaa waxay yiraahdeen gabar social media caan ka noqotay guursan meyno mana rabno gabar nagu dhinac ordeyso. Toloow gabdhahana nin aan social media isticmaalin ma heli doonaan madaama kuwi ay asxaabta kula ahaayeen baraha bulshada gabdho kale doonteen? Amakaag
70
19
241
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
10 months
Itoobiyaan dhul intii ay horey nooga qaateen ayaanan weli looga samrin bad looguma dari karo! #baddeenubeecmaaha
16
18
226
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
2 years
Caayda ugu badan oo ay CBB igu caayeen waxay ahay โ€œhabar 60 jir ah baa tahay orodoo iska cibaadeyso & hooyaday baa la eg tahay maxa meeshan ku keenayโ€ midda hore kama jawaabayo balse tan dambe waxan leeyahay maandheyskow hooyadiinba way iman laheyd haddi aysan damiin ahaan laheyn
68
10
185
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
U fiirso CBB waxa badi noqday Soomaalida intooda la ciilay, qabiil ahaan haloo takooro ama qeyb ahaan waxaase arrin ugub ah in Soomaali Sijuu badankood ku biireen kuwaasi. Mucjiso badanaa! Waryaarahe dagaalka aad Twitter uga jirtaan miya Farmaajo kursiga kusii heyn kara? Maangaab
163
8
178
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
2 years
Qac beey kaga siisay lolz waryaada raggiinaan jidadka u taagan gabdhaha nooga leexda suuxa idam Allee ๐Ÿ˜‚
82
14
168
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Dunida swimming pool waxa loo adeegsada in lagu dabaasho Soomaaliyana in laysku sawiro. Xeebaha dunida waxa loo tagaa dabaal, qorraxeysi iwm annaguna kubbad inaan ku cayaarno ama sawiro isaga qaadno annagoo suit xiran ama jilbaab & kabo taako leh. Dunidiba dhaafnay xaga hurumarka
56
11
170
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
2 years
Maxaa ka mid ah wixii aan Muqdisho kusoo arkay labadii bilood ee aan soo joogay?
33
25
164
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Aniga iyo gabadha aan ayeeyda u ahay waxaan idin leennahay sanadguuro wacan Soomaaliyeey.
13
17
158
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Dadka weli Farmaajo u jidbeysan waa saddex qeyb. Waa qeyb qarash uu siiyay ku difaaca, kuwa qabyaalad ku difaaca & qaar kuwaas hore qeylo dhaantooda iskala qiirooday. Kuwa ugu dambeeya dad yar yar ayay u badan yihiin waxana laga gaday oraahda waddani oo ay aamineen inay run tahay
89
10
161
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Dadka baraha bulshada jooga waa dad garab ah, waa kuwaa ila shaqeeyay oo durba dalabkeygii helay๐Ÿ˜‚ Waryaarahee araajidi waa la xirey ee iga daaya farriimaha yaanu odaygu carooninee. 40 jir aan bidaar laheyn ma joogo been dheh. Dumarka yaan la niyad jabinin rag waa tuban yahay
70
4
157
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
8 months
Kuwiinaan siyaasadda ku asaasaqat horta Cumar Mahdi AUN goormaa idinkugu dambeysay codkiisa? Cunfiga & Carada way idin deyn lahaayeen qalbigiinana wuu ilaawi lahaa sida wax loo noco.
21
5
153
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Ninka guursado gabar qurux-badan waa in uu yeeshaa indho ka badan kuwiisa balse ninka guursado mid caqli-badan waa inuu yeeshaa maskax ka weyn tiisa. Farqiga u dhaxeeyo Quruxda iyo Caqliga waa in aad kala adeegsato indhaha iyo Maskaxda ileyn labaduba waardiyeey rabaane Maalinsan
18
16
148
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Twitter haddi leyga wareysto waxa iigu yaabka badan waa in afar oday oo is eryaneyso dadku aaminsan yihiin inay siyaasadda ehel u yihiin. In dhalinyarada qaarkood laga iibiyay fekerka ah Twitter inan Afkeena wax lagu qori karin, looguna tala galay kaliya xikmad af qalaad ku qoran
19
13
148
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Dadka baraha bulshada caanka ka noqday badankood kama caqli iyo cilmi badna dadka kale ee caadiga ah keliya waxa ay caadeysteen u bareerrida waxa ay dadkaas kale ceebta u arkaan. Lama kala indheer garadsanee waa lakala indho adag yahay uun.
24
11
145
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Imagine 60+ year old Faarax ๐Ÿค”
Tweet media one
36
3
131
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Jaceylku waa nolol, nolshuna waxaa fududeeya lacag. Waa laba isu baahan balse haddii ay laba daran mid dooro noqoto waxaa la qaatay jaceylka, maxaa yeelay lacag la,aan waa la noolaan karaa balse jaceyl la,aan lama noolaan karo. Ma i maqleysaan gabdhahiinaan lacagta ku waashay? ๐Ÿค”
35
5
128
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Sow annaga maaha kuwa inta nin naag leh shukaansada ama guursada haddana ka maseyra naagtii ay guriga ugu soo galeen? Sow isla annaga maaha kuwa gurigooda u dumiya naag baa leyla guursaday kadibna mid kaloo naag leh guursada? Dumarka dhibaato iyagaa isugu filan warna isuma hayaan
37
11
132
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Naag marka ninkeeda uu la guursado way maseyrta kadibna su,aasha ugu horreysa oo ay weydiiso waa "maxay heystaa naagtaasi oo aan anigu heysan gacaliye? Waa su,aasha ugu adag ee ragga la weydiiyo jawaabna u helin abid maxa yeelay laftoodu ma garanayaan waxay naagta kale ka rabaan
68
7
131
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
1 year
Muuqaalkaan ayaan shalay dhigay Tiktok way xannibeen iyaga oo ku andacoonaya in uu yahay (unoriginal content) micnaha aniga malihi lolz cawaan waa uun cawaan waxa ay diidayaan taageerada Falastiin #FreePalaestine
14
20
126
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
2 years
Laba Agaasime gobol, macalin jaamacadeed iyo Samafale ayaan la sawirnahay sow ma nasiibsan? Tolkeeyoow barakooba
Tweet media one
10
7
127
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Dumarka in ka mid ah is qaawin ayay qurux ka raadiyeen ragga qaarna kuwaa qaawan ayay u qoraan masha ALLAH qarsoodi ah kadib marki gole leysugu yimaado isla iyagaas ayaa ku andacooda in gabdhihii ay duurka galeen mid la guursadana aysan jirin. Laba wejiile waaxid ๐Ÿ˜† Jimce suuban
52
13
129
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Mucaaradka mar mar waxan is iraahdaa doqomo ayay na moodaan! Heedhe naga xishooda oo ILAAHAY uga baqa ummadiisa maxaa yeelay cunfiga & colaadda aad Farmaajo u qaadeen way idin dhego, indho & dareen tireen. Dadka aad qixineysaan waa dadkiini u tura ugu yaraan soonka inta lagu jiro
12
18
118
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
9 months
Lafti Nagaa uga nasta intaan caawa. Duco sow dadkeennaa nooguma filna?
12
16
121
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Hooyaday macaan ILAAHOW ii xafid farxaddiyoo qof ah waaye masha ALLAH.
Tweet media one
15
2
116
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
2 years
Hooyaday macaan Xaliimo Xaaji Cali Jimcaale Diidaaye barasho wanaagsan. La,aanteed sidaan u noolaan karo ayaan mar walba ka fekeraa!
Tweet media one
10
2
112
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
7 months
Aniga iyo hooyadeey macaan Xaajiyo Xaliimo Xaaji naga guddooma hablayada iyo salaanta Ciidul Fidriga. Farxad kula ciida kuwa aad jeceshihiin.๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโœ…
12
3
111
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Haddii aan dumar nahay waxan ku doodnaa in raggeenu laheyn naxariis & dabacsanaan waxanse ilownay marka aan wiilasheena barbaarineyno ku dhahno "nin rag ah ma ooyo mana laga rabo jileec ee adkeysta" baayo u sheeg wiilkaaga inuu ooyo, welwelo ama murugoodo waa caadi oo bini,aadam.
25
6
112
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Baraha bulshada waxa laso dhigaa dad daruufeysan oo Soomaaliya jooga runti waagi hore waan iska ooyi jirey anoo is leh ma heysid lacag kaafiso balse beryahan dambe waan u diraa xitaa ยฃ10 oo eber u dhaanto maxaa yeelay waxan ogaaday ineysan saddaqo yaraan gelin. Fadlan sidaa yeela
8
13
106
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
1 year
Calanki Falastiin waa noo diideen in waddooyinka lala marno ilaa in bannaanbax jiro mooyee, hase ahaatee cimaamadoodu nalakuma heysto lolz #FreePalenstine (Cimaamadii Carrafaat)
Tweet media one
8
8
111
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
2 years
Raggu waa kuwa shaqo tagay iyo kuwa kaloo kuwaas shaqada tagay ka sheekeeya! ILAAHOW shaqo kuligood kala gaarto noo Sahal si ay doodda nooga dhaafaan . Shaqo la,aan lee sow maaha waxa Twitter idin dhex taagay 24/7 ?
26
5
106
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Tweet media one
12
2
105
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Horta wiilasha weli ma sidaan baa kor loogu xiraa? ๐Ÿ˜† kor laydiin xir dheh dhib badanee๐Ÿคฃ Subaxsan saaxiibayaal
Tweet media one
29
10
104
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Yaa ila qabo dhibaatada ah in marki aad qof yara murantaan xitaa haddi laga gardaran yahay aad murug ku joogto maalinkas oo dhan? Nin aan adeeg ka iibsanayay aya si qaldan iila hadlay anna xanaaq dartiis waan ku qeyliyay kadibna ka so tagay haddeer welwel ayaan ka joogi la,ahay๐Ÿ˜ช
42
4
100
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Martidii ka qeyb qaadatay doodaha #HeritageForum ee ka socda Jabuuti waxa lagu eedeeyay inay af qalaad ku hadleen aniguse wax caadi ah ayaan u arkay maadama dadkaan markoodi horeba laga dhex helay Twitter iyagoo af qalaad wax ku qorayo. Sow afka qalaad aqoon uma aragno? Maalinsan
20
6
99
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Qof garasho leh ee Farmaajo garab u ah yaa garanayo? U maleyn maayo inuu jiro haddii uu jirana waa mid gun ah ee garaadkiisa dhaafsaday gunno yar. Maalinsan
40
8
92
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
1 year
Tweet media one
4
11
100
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Markii aan damacno in aan haddiyad siino qof xoolo heysta waxaan ka fekernaa dhowr jeer wixi aan siin laheyn, balse qofka faqriga ah marnaba kama fekerno. Sidaa si la mida ayaa dowlada Soomaaliya heysato, maamul goboleedyada sida ay u kala xoolo badan yihiin ayay uga fekeraan.
17
8
98
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
8 months
Adinka (badi Soomaali) dorraad buu madaxweyne idiin noqday, haddana shalay buu idiin soo laabtay, berri ama saadambena wuu idinka tagayaa balse aniga waligiis adeerkeey buu ahaa mid aan aabbahay wax dhaamin wuuna ahaan doonaa abidkiis taas ayaana keenaysa in aan jeclaado โค๏ธโœ…
Tweet media one
19
4
98
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
6 months
Jimco & Ciid wanaagsan. Farriinta Ciidda ay Fiicaneey maalinka Jimcaha kasoo dhex dirto gaarigeeda waxa ay maanta ku qaadaa dhigeysaa heesta Kutubeey Xamuudeey. Haddii uu jiro qof Ismaaciil Aarka kaga horeeyay fadlan ila wadaaga? Fasiraada heesta qaarkiin muhim ayay u tahay lolz
17
3
97
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
1 year
Tweet media one
7
5
92
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Ma tahay qof raba inuu ka reysto xanuunka qabyaaladda? haddi ay jawaabtu Haa tahay ka leexo dhageysiga qudbadaha siyaasiga reerkiina Ma tahay qof raba inuu u noolaado sida uu rabo? Haddi jawaabtu Haa tahay samee waxa kula gudboon xitaa haddi aysan farxad gelineyn kuwa kugu dhow
17
7
95
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Qalbi laba qof inuu wada qaado ma ogeyn! ๐Ÿค”
30
4
92
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Gabdhaha & wiilasha faraxsan uun markay indhahaagu arkaan waa dhibaato. Adeer jirkeena annagaa leh adigana kuuma aan dooran inaad noo ilaaliso. Argagixisadu weligeedba waxa dhiba faraxadda dadka. Aan idin xasuusiyee ninkani waa macalinki wax soo baray madaxdii Al-Shabaab ahna CBB
Tweet media one
92
4
90
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
6 months
Afka hooyo aad haloo barto Maayga dadka ku hadlana ha ii cudur daaraan haddii aan erayada qaar si qaldan ugu dhawaaqay ama aan u fasiray. Kuusoow Kuntuwaareey AUN ayaan ku xusuustaa heestan โ€œMuno walaaley Megel ka roonโ€. Jimco jeer suuban saaxiibayaal
15
8
88
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
1 year
Lab miyaa wax dhala?
28
11
87
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
8 months
Tweet media one
7
5
90
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Wiil ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ laga celiyay oo gabar Xamar joogto lagu daray aya durba furay marki la weydiiyayna wuxu yiri "hooyo naagtan waa Shamuuto ama Al-Shabaab" Sababtana wuxu ku shegay inay maalintiyo dhan indha shareer & Jilbaab xiran tahay habeenkiina goono & qamaar soona hoyato saqda dhexe
41
4
86
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Waan qarracmaa markaan u jeedo qoraal qof horey usoo daabacay marka uu qof kale soo qaato ee aanan xusin xuquuqda qoraalkaas. Dadka sidaa sameeyo ma indha adeeg bay ka tahay mise aqoon darro? Maandheyskoow dadka waxooda uga leexda ama magac-dhaba si aan tuugo la idinkugu maleyn.
17
6
82
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
8 months
Fadlan qeyb ka noqda joojinta dawooyinka la isku caddeeyo si aan u badbaadino jiilka soo koraya. Muuqaalkan waxan idinkula wadaagayaa sawir aan qalbiga u roonayn raali iga ahaada.
9
11
82
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
2 years
Gabdhaha guur doonka ah waxan uga digayaa ragga qaar sida siyaasi & fanaan maxaa yeelay waqti idin heli mayaan cidlo ayaad abid ahaan doontaan. Taas beddelkeed ragga sida kale u xamaasho raadsada iyagoo daalan bay guriga ku soo laabanayaan una baahan marwo & meel ay ku nastaan๐Ÿ˜ƒ
20
6
79
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Sawirkan aan profile ka shalay saartay dacwo badan ayaa ka timi. Mar waxa ay yiraahdeen sawirki hore ayaa ka qurxoon ee soo celi mar kalena qoortaada ayaa qaawan! 1) Kii hore ma qurxooneyne make up ayaa ii marsan 2) qoorteydana ma qaawanee indhihiina ayaa qaawan maandheyskoow. ๐Ÿ˜œ
20
2
77
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
2 years
Soonqaadkani ma awoodaan inaad ka tanaasushaan ku afuridda Bur, Bajiye iyo Sambuus si aad u heshaan Ajar iyo caafimaad wada socda?
11
10
78
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Adeegsiga erayada wanaagsan ee aad adeegsato aalaaba waxa ay isu beddelaan baasaboor aad ku mari karto qalbigayada aadanaha oo idil adiga oo aan u baahan wax Fiiso ah. Laakin waa marka aysan eryadaasi is yeelyeel ku imaan. Arooryo suuban ilma adeerayaal.
6
10
74
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
8 months
Fadlan codsigeygan aqbal wax kaa dhibi meyso ana wax baan ka dheefi doonaa.
9
6
73
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Ragga gabadhaha ku eedo in ay lacag jecel yihiin mid aan idin iraahdo. Gabadha waxa ay farxad heshaa marii ay hesho agabki ay isku qurxin laheyd, gogoshaada ugu qurxin laheyd, kadibna Jeenan macaan kuugu karin laheyd. Iska bixi lacagta si aad u hesho gabar iyo gogol udgoon.
17
5
75
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
2 years
Dhibaatooyinki aan Muqdisho kusoo arkay hubaal in deegaannada kalena ay ka jiraan!
24
7
63
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
"Ninku kuma filna xabbad sigaar ah maalinki oo dhan kumana filma hal xaas noloshiisa oo dhan" Raggu way isu fadwoodeene dumaroow iska ogolaada xaaska labaad ama sida aniga ka xarooba guurka gabigiisba!
Tweet media one
35
3
71
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Guul iyo guul darraba @somaliboxer garabkeeda ayaan nahay. Fadlan taageero iyo jaceyl haloo muujiyo gabadheena.
Tweet media one
6
6
69
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Waxaan arkaa sawiro qurxoon ee laga soo qaaday waddanki oo dhul doog lihiyo ka muuqdaan duunyo aaran joogta, kuwaaso beryhaan lagu harqiyay Twitter. Haddaba ilaa iyo intee dhulkeennu sidaa aaran usii ahaan karaa sideese looga hortagi karaa in abaari ku dhufato mar kale? Weydiin!
10
4
72
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Sariirta ma tagtay saacad hore ee hurdo maku sari weyday? Ma sawiratay waxan jirin oo ma saluugtay nolosha? Salaw & ma dareentay xanuun madaxa saaqay? Markaad garan weyday si laguu hayo, saaxiibadaa naf maka soo doontay ee Twitter su,aalahagi maso dhigtay? Si aad jawaab ugu hesho
19
4
72
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Reer Wanlaweyn waligoodba cajiib bey ku ahaayeen cayaar dhaqameedka ๐Ÿ‘‡
9
8
67
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Yaa ila mid ah oo misaskaan sida qaldan loo dhigo dhibsaday? Hotel Decale oo la sheego inuu yahay mid casri ah waxa uu u baahan yahay qof casriga la socdo oo sidan wax ka bedelo! Miisas circle ah looma safo si circle ah maxa yeelay si sax ah isulama saftaan ๐Ÿ˜† Jimce wanaagsan.
Tweet media one
21
5
70
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
2 years
Ma jiraa qof aan ku farxin guusha ay maanta wiilasheena soo hoyeen? I think Al-Shabaab xitaa way ku farxeen lolz
12
9
67
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Aniga ma dooran qabiilka & qoyska aan kasoo jeedo waxaanse doortay qofka aan ahay. Sidaasi daraadeed aniga ayaa ka masuul ah qaabka aan u labisto, u hadlo ulana dhaqmo bulshada balse masuul kama ihi qalad uu sameeyay qof igu qoys ama qabiil ah.
7
6
68
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Searching ๐Ÿ”Ž CBB. Inkastoo macalimiintoodi waa-weyneyd qaarkood ๐Ÿšซ i saareen haddana yaryarka waan jecelahay lagu qalday waddaniyada faataadhugta aheyd.
19
1
68
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Dumarka quruxdoda ma siiso magac iyo maal balse waxa ay u furtaa waddo ay ku sameyn karaan labadaas haddii ay heystaan awood maskaxiyadeed. Sidoo kale raggu maalka iyo maqaamkooda kuma iibsan karaan gabar qurxoon balse waddo ayay u furi karaan ay ku kasbadaan gabar dammaaci ah.
5
8
67
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Inaan duqoobay oo indho yareeyay waxan ku gartay xalay dadki ii soo diray hambalyada ciidda magacyadoodii baan isku qalday saa nin oday ah ee xil iga mudan ku qalday wiil yar saan u qoray "ciid wanaagsan hooyo mcn farxad iigu ciid" odaygii oo dacwa ah baa hadda isoo wacay ๐Ÿค” yaab
18
2
64
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Horta Tigree ma Habargidirta Itoobiyaa? ๐Ÿคฃ in loo taliyo ma oggola
24
2
63
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Maalinta ciidda fadligeeda ayaan waxaan maagay cafis u fidi dadkii aad balooga saartay mise qofna iiguma jiro baloog. War aniga dulqaad badaniyaa horta?๐Ÿ˜ƒ kaftanka kadib waxan idin leeyahay Ciid wacan oo wanaagsan meel walboo aad dunida ka joogtaan farxad ku ciida idamka ILAAHAY.
16
3
65
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
8 months
Soonqaad wanaagsan saaxiibayaal
4
1
65
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
10 months
Sanad wanaagsan saaxiibayaal.
7
6
66
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Qof marki aad rabto in aad is tusto uma baahnid labis qurxoon ee waxa aad u baahan tahay maskax qurxoon Si uu kuu arko, istaag meel sare, adeegso aragtiyo abaabulan, adiga oo isha ku heyn doona awooddiisa. Hana ilaawin in uu yahay ibni,aadam adigoo kale ah #AqligaagaHakuuAdeego
5
4
63
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
2 years
Horta CBB makala yaqaanaan farqiga u dhaxeeya Madaxweyne, Suldaan iyo Boqor? ๐Ÿ˜‚
Tweet media one
30
6
58
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
6 months
Guuleystayaasha waan salamayaa
9
2
61
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
7 months
Haddii aad London degan tahay dharka ciidda u doono Hibo Shop. 42 Great Cambridge Road. London, N17 7BU.
8
3
60
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
1 year
Caawa waan faraxsanahay, Faraxsan darteed maadaama ay ku guuleysatay joojinta dawooyinka la isku caddeeyo. Hambalyo ila dhaha Faraxsan.?
4
11
59
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
2 years
Maama Shukri oo idin leh Ciid wanaagsan. Horta dadku ma og yihin in Ciidul Fidriga saddex maalmood tahay Carafana Toddaba?
18
4
59
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
2 years
Dhaqanka Soomaaliyeed ayaaba sidaa ah ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ
5
7
57
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Haddi inyar kaga so harto lacagta mushaarkaga ah fadlan u dir qaraabada, dariska ama saaaxibada ciddi aad ogtahay inay dhaqaalo xumo heyso si ay ugu ufuraaan. Ha yareysan lacagta aad direyso maxa yeelay baahida yaraan ma taqaano. Ka farxi famil murugeysan si ILAAHAY kaaga farxiyo
5
9
56
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Markii la rabo in waddan dib loo dhiso waa muhiim in dadkiisa laga bilaabo. Haddii aan dadka laga bilaabina waxa dhaceyso in isla iyagaas dumiyaan wixii la dhisay. (Dadku waa aasaaska Dalka) Aasaaskuna waa araxda dhismaha.
5
6
58
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Siyaasi waan garanaya sida loola macaamile yaa garanaya sida wadaad loola macaamilo? Sisaasigu wuxu noo hoos gala dastuur aynu wada degsanay xaq baana u leennahay inan kala doodno wixii aan ku diidno lkn ninka dastuurki ILAAHAY noo cuksaday isagoo dano gaara leh seen ka yeelnaa?
20
5
55
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
2 years
Tweet media one
4
0
54
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Si aan siyaasadda uga fogaado waxaan si ku meel gaar ah usii jili doonaa jaceyl ku meel gaar ah. Si uusan jaceylkaas ku meel gaar ah iila sii fogaan waxaan iska sii dhigi doonaa doqon. Si aan doqonimadaas loo fahminna waxan ku qarin doonaa aftahannimo. Adinkana i kaalmeeya
33
4
56
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Odayaasha sheegta inay yihiin falanqeeyeyaal siyaadeed waa kuwa ugu dulqaadka yar dad inta adeegsata twitter. Faallo yar uma adkeysan karaan durba waxay dadka saaraan xanibaad (block). Koleey aniga inyar baan isku soo harnay mana garanayo iyaguna inta ay ii dulqaadan doonaan ๐Ÿ˜‚
14
3
52
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Maanta waa maalinki Carrafo ILAAHAY waxan ka baryayaa inuu u naxariisto guud ahaan mowtada islaamka gaar ahaan aabbahay, ehelkeyga, asxaabteyda iyo ummada Soomaaliyeedo dhan. ILAAHAY hana siiyo dowlada caadil ah oo dalka iyo dadkaba ugu adeegta, noo shaqeysa ee aan naga shaqeysan
5
3
54
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
2 years
Maanta waxaan nasiib u yeeshay inaan ka qeyb galo meherka wiilkeyga Mahdi Mohamud @daanda909 iyo gabadheyda Hodan Maxamed ILAAHAY ha isu barakeeyo fadlan adinkana hambalyo ila dhaha arooskan cusub. Waxaa igu wehliyay oo aan abaal badan uga hayaa wiilkeyga @Ibraahinnolosha
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
14
2
51
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Sheekh Nuradiin Xuurshow (war caddaaday) ILAAHAY ha u naxariistee oo tafsiir inoo soo jeedinayo. ๐Ÿ‘‡
10
9
52
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Si jaceyl hanaqaaday aan u helno horta waa inaan nafteenna jeclaano. Si siyaasad hanaaqaday aan u helno waa inaan siyaasadda barano kadibna bulshadeena ugu adeegno iyadoo barax tiran. Si dad diin leh aan u noqonana waa ineynu diinta ku qaraabanin kuna dhibaateynin dadka kale.๐Ÿ™
7
4
53
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
The Flag The Face
Tweet media one
Tweet media two
5
4
50
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Waxaa lagu jiraa beryihii u dambeeyay ee bisha barakeysan fadlan aan u duceyno dalka iyo dadka gaar ahaan gabdhaha uu guurku ka daahay in ILAAHAY rag kheyr qabo u sahlo haba lagu labeystee. Gabdhoow ogaada hadii aad 35 kor u dhaaftan fursada ilmo caafimaad qabo dhalidood waa 50%.
6
6
51
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Waxa marar badan la i weydiyay sababta keentay dhalinyarada badankood mashquul ku ahaadaan siyaasadda? Jawaab kale waan u waayay oo aan aheyn in ay shaqo doon yihiin madama dalkeenu laheyn hay'ado maxali ah ee shaqo bixiya. Kuli waxay u hanqal taagayaan siyaasigi shaqo siin lahaa
16
2
49
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
3 years
Ramla Ali @somaliboxer waxa ay dhiigga wajigeeda ku yaala u qubtay dalkeeda iyo difaacidda calankeeda. Dowlad iyo dad gaar ah ma dirsan iyadaa is dirtay iyadoo awoodda iney ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง oo ay baasaboor ka heysato metesho ayay dooratay ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด oo dalkii ay u dhalatay ah abaal bay nagu leedahay.
Tweet media one
4
8
49
@Shukrifiican
Shukri Fiican ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
4 years
Mucaarad ma noqon kartid haddii aadan aheyn qof dafiri kara wanaag kasto oo ay xukuumadu sameyso. Mana noqon kartid muxaafid haddii aadan aheyn qof dulmi kasta oo ay xukuummadu sameyso qiil u raadiya. Waa sababta aan labadaba u aheyn. Noqo muwaadin taageera maslaxada caamka ah.
2
2
47