Sharmaarke Ahmed Profile Banner
Sharmaarke Ahmed Profile
Sharmaarke Ahmed

@SharmaarkeJaan1

7,936
Followers
3,390
Following
999
Media
13,432
Statuses

Garyaqaan, La taliye sharci & faaleeye guud. محامي , مستشار قانوني ومحلل عمومي.

Joined February 2020
Don't wanna be here? Send us removal request.
Pinned Tweet
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Inta Af Englishka aqoonta u taqaan Twitterkana jaamacada u taqaan waxaan u sheegayaa in aan bartaan joogi doono anigoo aan Englishka aqoon u ictiraafsanayn ee uu luqad qalaad ii yahay Twitterkana u aqaan sida Facebook oo kale ee aanan Jaamacad u aqoon.
54
31
420
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Madaxweyne jooga xili Doorasho oo khudbad akhriyey hadana aan olole kusoo darin khudbadiisa oo aan ka ahayn @M_Farmaajo ma arag weli, taasi waxay cadayn buuxda u tahay inuu nin qaran yahay qarankuna u baahan yahay qof qaranimadu ku weyntahay sida Farmaajo.
Tweet media one
16
19
173
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
1 year
امير المؤمنين ورئيس الوزراء جمهورية الفيدرالية الصومالية وسيد شعوب الإفريقية حمزه عبد بري حفظه الله ورعاه
Tweet media one
10
10
171
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Anigoo ah mujaahidka weyn ee ee markale midnimo waxaanu is haynaa Mujaahid Bihi ee dadkaygoow yaynaan isku nicin laba mujaahid baa is hayee waana iska dhamaanayaa jihaadkaasi ee dhexdhexad ka ahaada. Somalilander midnimo doon ah oo afka taagaya.
Tweet media one
13
12
104
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Gabadh reer Banaadir ayaa waxaa guursaday wiil reer Sanaag ah waxayna degeen degmada Badhan, gabadhii waxay ku wallacday Bajiye iyadoo Badhan joogta oo aan lagaba aqoon Bajiyaha, wuxuu ku qasbanaaday wiilkii inuu Boosaaso usoo qaado si ay Bajiye u hesho.
20
9
100
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
The liberation of the SSC regions and the building of a government for these regions is a matter for both children and the elderly, and it is a matter that will never be abandoned by anyone else. I wish success to all the people of SSC. #SSCKhaatumo #Somalia
18
15
85
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Waxa ii diiday inaan xildhiban isu sharaxo shuruudihii beesha oo aan ku dhacay. Beeshu waxay ii aqoonsatay bilaa dhiig waxayna igu eedaysay inaanan marna la qiiroon oo waxay jecelyihin ama necebyihiin aanan la rumayn. Qad ama Qof beeleed noqo!.
Tweet media one
23
16
83
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Markii aan maqlay baddii Somalia ayaa la iibsaday!!. Waardiyahaan maalintaa galay ilaa hadda kama bixin waxaan subax walba kusoo maraa socod xeebta, weli ma arag cid kale oo aan Soomaali ahayn. Jumca wanaagsan Boowayaal & Baayooyin.
Tweet media one
18
3
80
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Waxay dadku jimcayaasha sawir usoo dhigaan anigu ma fahmin laakiin dadkaaga dhinac ka raac wax ka wanaagsan garan maayee dadkaygoow jumca wanaagsan. Sawirkayguna waa kaa anigoo bilaa Make Up ah,raalina ahaada kan dambe ayaan soo marin doonaa make upka ragga.
Tweet media one
15
5
79
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Twitterku intuu ka yaabay sawirkayga ayuu iskiis u saaray. Ee kan haduu saaro mar kale kala guurnay bal maxaa isaga ka galay suuradayda, waa idin salaamay anoo saan ah. Ciid mubaarak
Tweet media one
9
3
77
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Reerkayga waa ku abtirsadaa caymisna waa kula jiraa oo magta & qaaraankanu wadaagnaa laakiin ma awoodo inaan gardaro ku raaco been faaniyo dad kale oo aanan ka maarmayna maago,soomalinimada igu yar o laangaab an dunida ka ahay wax ka hooseeya kuma qanci karo.
Tweet media one
15
2
76
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
1 year
Siyaasiyiinta soomaaliyeed oo dhan waxay ka shirayaan @M_Farmaajo , dadka qaar baa ku doodaya maxaa loogu casumi waayey shirka! Xagee ku aragteen qof laga shirayo oo loogu yeero meesha looga shirayo? Siyaasi baqdin weyn ku abuuray siyaasiyiinta soomaaliyeed.
Tweet media one
25
15
76
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Ka: Sharmaarke Jaanle Ku: Saaxiibadayda Twitterka Ujeedo: Salaan & Duco Saaxiibadayda Bartaan Twitterka waxaan idinku salaamayaa dhaman salaanta Islamka Asalamu calaykum ka dib waxan idiinku ducaynayaa inaad farxad caafimad & nabadqab ku joogtaan rugihiina.
Tweet media one
14
6
75
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Shahiid @MursalIse & saraakiishii kale & ciidamadii ku shahiiday dagaaladii Aadan Yabaal & masjid C Guduud waa shahiideen iyagoo geerina u toog hayay balse inaga uun baa u damqanaynee iyagu xanun is daaye waxay ku dhinteen jihaad & sharaf janada gala IA.
20
19
68
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Inaan Somali ahay ma la i gartaa? Xalay su,aal dadka shaki gelisay bay ina weydiisay @fadumaSuni qaar baa dadkii qaylo & muran afka ku shubtay si loo garto inay soomaali yihiin, oo Soomaalida ma qaylada muranka wax diidista iyo su,aal badi baa lagu gartaa?!.
Tweet media one
14
5
69
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
5 months
Dhahar Haylaan Maakhir Puntland
14
12
68
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 months
Niman 30kii sano u damaysay siyaasada geeska africa saamayn kulahaa oo markasta awood kuleh iyago xil haya & iyagoon haynba ayaa cabaad weyntu meelahan wareejinayaan, @FarahMaalimM & @HonAdenDuale cabaad weyn iyo aabayaashoodba wax ma yeeli karaan. 💪 4 ever.
Tweet media one
Tweet media two
14
17
71
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
9 months
Anigu Uur kutaalada aan qabo walee waa lama ilaawaan. #Somalia_Somali_Baa_Leh . #NoXabashi .
1
21
65
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Waa Calankayga .. Waa Wejigayga.
Tweet media one
Tweet media two
9
8
69
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
6 months
Ciid wanaagsan dhamaan ummada islaamka ah gaar ahaan Soomaaliyeed dhamaantiin farxad ku ciida. Acmaashii bisha barakaysan allah ha inaga aqbalo ciidan ciideeda samo barwaaqo farxad allah ha inagu wada gaarsiiyo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
24
2
67
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Allah hakuu Naxariisto Abwaan Geesi ilaahay hoygaaga haka dhigo janadiisa fardawsa. Maansooyinka riwaadaha iyo hadaladaadi waa waari doonaan inta dunidu jirto anaguna kuma ilaawi doono. Alshabaab waanu iska kicinaynaa waana dhamaynaynaa dhowaan.
17
14
54
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
@DrMaryanQasim xushmad & ixtiraam bay inaga mudan tahay waana mid ka mida halyeeyada haweenka soomaaliyeed, waxaa inoo muhiim ah aqoonteeda aragti siyaasadeed shalay ninkii ay ku taageersanayd haday maanta diiday laguma eedayn karo qaran dumis. 🙏🙏🙏🙏
Tweet media one
7
8
59
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
9 months
Mudane madaxweyne @HassanSMohamud wiilkan oo kaalinta koowaad galay hadii aanu ahayn qabiilkaaga u dhaaf kaalinta uu galay oo haka boobin xilkana u dhiibo wiilka aad adeerka u tahay oo la jeceshahay laakiin wax lawada arko ha isku dayin inaa bedeshid.
Tweet media one
Tweet media two
22
8
60
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Gabadhaan taageertay gobolkayga oo la iisheegay inay reer Muqdisho tahay waxaan leeyahay mahadsanid waan kugu soo dhoweyn doona gobolkeena Dhahartii dooga ahayd indhaha ku arag,Buraan biyeheedi ku dabaalo xeebta Ceelaayo & Buuraha cagaarka ahna soo daawo.
Tweet media one
5
4
58
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
1 month
Kuwa gurigooda ka cararay oo meelaha wareega cidna ma metelaane u tali dadkaaga ka tali dalkaaga gudoomiye @abdirisakasaid masuul laga jecel yahay gobolkiisa & guud ahaan Puntland. Dhahar Haylaan Puntland Somalia
10
13
55
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Daruuraha Dushooda hadii aad doonaysid inaad Shaah ku karsato ama aad jeceshahay doogga dhulka goglan dhirta kala jaadka iyo jabaqa codadka shimbiraha sidoo kale hadii qabowgu cimiladada yahay Buuraha Calmadow ee Sanaag soo Booqo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
5
12
53
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Buraan Sanaag Puntland Somalia
5
13
48
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 months
Calmadow Sanaag Puntland Somalia . Halkani waa Mirci Degmada Laasqoray dusheeda . @DhaloHassan
6
6
50
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
10 months
Xildhibaankaygi waa keenay ee 48da kale soo dedejiya aan doorashada galnee, Xildhibaan Caaqil Mursal Maxamud Cabdi baa igu meteli doonaa 5ta sano Barlamaanka 6,aad ee dawlada Puntland Somalia. Waana gudoomiyaha soo socda ee golaha inoo hogaamin doona IA.
Tweet media one
16
4
51
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
انا لله وانا اليه راجعون Waxan ka tacsiyaynayaa geerida walaalkeen Ahmed Bisle oo ka mid ahaa asxaabta aan twitter isku baranay kaftanay sheekaysanay si guud iyo si gaar ahba oo maanta ku geeriyooday qaraxii magaalada muqdisho isaga & intii kaleba AHU.
Tweet media one
33
5
46
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
9 months
Siciid Cali Cabdalle Somalia ayuu wax usoo bartay laakiin waxay u muuqataa inaanu diyaarad dagaal kaxayn doonin ee doonyaha aabihii Cali Dhega Libaax uu ku kaxayn doono Laasqoray, Ceelaayo, Bosaso,Qandala ilaa Garacad Cadan iyo mukala. Soo dhowoow boowe.
Tweet media one
15
6
45
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
5 months
Sanad guuro wacan Somaliland. Happy 18 May.
Tweet media one
16
6
47
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
8 months
Xeebta Laasqoray & kalluumaysato Soomaaliyeed. Ballanteenu waa shaqo . Lasqoray Sanaag Puntland Somalia
1
12
45
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Professor @MohamoudGaildon sidee u kala badbaadnaa aduunkana ugu badbaadnaa waad aragtaan oo waa la ina soo galay wadankeena gees walba waa laga soo galay. Cududa Danyarta oo loo bedeli awood siyaasiya xalkeena kujira. Agree with you professor thanks
4
11
44
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Sunta Nacabka iga Baydhi Ku xumee la socodkeena Iiso dhowoow Bbe Ha sikane wadnaha qaado Saadaali guusheena. Heesta aan maanta dhegeystay bay ahayd Jimce wanaagsan jaalayaal buuqa hadii aad badisaan ragoow💪😎 habluhu waa salaaman yihiin iyagu.
Tweet media one
21
4
46
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Garowe waxaa ka dilaacay Virus xun oo dadku la xanuusanayaan waxaa la dhahaa Viruskan JAMAAL2021 fadlan ka digtoonada afka indhaha dhegaha & sankaba xidha ha arkinina hana maqlina codkiisa hadii kale wa dhimanaysan waxaasa la isku wacyi gelinayay ilaa shalay!
Tweet media one
20
2
45
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Haku dhegdhegin wax kasta oo iska kaa fujinaya, waa qodobka aan ugu jeclahay qaanuunka nolosha. Doqoniinadu waa xanuun aanuu dareemin qofka qaba balse ay dareemaan dadka ku xeeran. Tana waa xikmad aan kaga durko doqonta deris & ehelba ha ahaadene adna qaado.
Tweet media one
5
7
45
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
8 qodob oo lagu garto jacayka guulaystay. 1: Xoriyad u sheekaysi aan waxba la iskala gaban. 2: Go,aan wadaagis hawlaha waaweyn iyo kuwa yaryarba. 3: Waqti isa siin aan la isku dirqin xili kasta keligay ila hadal. 4: Ixtiraam iyo isku kalsoonaan labada qofba.
Tweet media one
7
7
44
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Qofka waasha waxay kaga dhegtaa wixii ugu dameeyey ee uu ogaa marki uu miyirka qabay, ilaahoow caafimaad sii ninkan weyn ee siyaasi Warmooge lagu sheegayo waxaan u malaynayaa inuu bilaa camal yahay oo muuse qancintiisa darteed uu Photoshop u sheegayo. 🤣😂🤣
21
4
40
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Ciid wanaagsan dhamaan ummada Soomaaliyeed meel kastoo aad joogtaan farxad ku ciida.
Tweet media one
12
2
43
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Gabareey camerada iska ilaali oo ha is duubin sawirna ha iska qaadin adiga oo qaawan, xataa ninkaaga xalaasha kuu ah ha u duubin video sawirna ha u dirin ilaahay ka baq hadii aadan ilaahay ka baqayna ogoow rag la mood ayaa ku badan dadkaga ceebtadana iibiniya
7
9
40
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Dhiiran aan gabashada aqoon mid la bareerta aragtideeda, kalsooni dulqaad lagu daray cafis badnaan iyo dadnimo dumarnimo dareen gelisa kuwa daqaqami waayey qof darteed dad badani isu heleen nololna uwadaageen @LamaFarxiyo hambalyaan leeyahay hore usoco sister
Tweet media one
3
3
44
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Waxaan u xiisay tweetskii before space, inta lasoo dhigo sawir sanad kahor ah lagu soo dul qori jiray ereyo macaan sida noloshu waa sahal ee adigu ha isku adkayn, noqo qof dulqaad leh weligaana ha gelin dagaal. Waa aniga bilaabe so dhiga idina sawiradii 2021.
Tweet media one
19
0
43
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Anigu idinkaan ahay, idinkuna aniga ayaad tihiin macneheedu waa inagu waa isnahay,diin,dhaqan,dhalasho diir,midab & afba mar hadaan ka simanahay sow isma nihin? Soomaalida Somalia joogta Waxaa ka badan shacabka Istanbul jooga ee aan midnimo awood kadhigano.
Tweet media one
2
3
42
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Dhamaan ehel qaraabo iyo asxaaba waxaan leeyahay markale ciid wanaagsan farxad iyo samo ku ciida
Tweet media one
Tweet media two
15
5
42
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 months
Suldaanka guud ee Harti Suldaan Said Suldaan Abdisalaan & Maamulkiisa Puntland oo soo dhoweeyey Garaad Jaamac Garaad Cali & wafdi isimo dhulbahante oo uu garaadku hogaaminayay. Qasriga suldaanka Badhan Puntland Somalia.
Tweet media one
6
8
41
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Dhulka Uduga Dooga & Dahabka Calmadow Sanaag Puntland Somalia, Degmada Laasqoray dusheeda Buuraha dhereran kana mid ah silsilada buuralayda Golis. Dhul wax soo saar & dalxiisba ku wanaagsan oo ilaahay ina siiyey. 📷 @bilewarsame
5
13
42
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Ku jeesjeesiyad diinta islaamka iyo dhiirigelinta in laga bixi karo islaamka waxay ka hor imanayaan dastuurka JFS sidaa darteed ma jirto sabab ay usii meteli karto dad Soomaaliyeed oo islaam ah, xildhibaan iyo gudoomiye midna ma sii ahan karto Sacdiya Salaad.
Tweet media one
12
9
39
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Marka dhirta la gubo,ama la gooyo dhulku xaaluf buu noqdaa,ugaadhu waa guurtaa dadkuna si adag buu ku dul joogaa, raxmada roobku way yaraata dhaxan daran habeenki & dhibcir kulul dharaartii yaa laga dhaxla e dhawra degaanka & dhirta #Charcoal #Reduction #LPG .
Tweet media one
3
10
39
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Qofku wuxu qaangaar yahay marku madaxiisa kuwada hayn karo laba aragtiyood oo is diidan, si kastoo ay u jiraan wax aan ku kala duwanahay aan dhawrno waxa aynu wadaagi karno, saxibnimada ha goyn walaalnimadana ha dilin hayso taada ana tayda haygu colaadin.
8
4
39
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Madaxweyne Burka dhegta salkeeda dhunkashadii lagaga dhigay iskama soo dhiqine waa la safray, madaxweyne Burka hala doorto dalkuba bilaa buuq buu noqonayaa Burna waa laga dhergi
Tweet media one
Tweet media two
12
1
40
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Adigoo weyn jacayl maku galay oo gabadhii makugu daadisay? adna intaad xanaaqday dadkii ma u diiday inay badda galaan!. Car yaa i dhaafa! Dadkii intay kaa tageen meel kale maka galeen badda!!. Hal qof bad ma ilaalin karo. Jumca Wanaagsan. #Ujeedo .
Tweet media one
16
2
42
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Waxaan ahay Geel jire Twitter kula jooga waxbadan ayaan kaa faa,iiday mudadii aan halkaan aan wada joognay. Adigu maku faraxsan tahay inaan sii wada joogno oo faa,iida ina mayga heshay? mise buuq baan meesha la soo doontay oo Aamus baan idinku dhegeystaa?.
Tweet media one
5
1
41
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Buraan magaaladaydi Buuruhu ku hareeraysnaayeen Rabka Dacarta Qar dhidar & Dul garanuugeed ayaa afarta jihoba ka xiga, waxay kujirtaa god hoose oo ilaashan waxa dhex mara 3 tog oo mid weynyahay 2da kalena kaas biyaha ku daraan waxay leedahay Beero waaweyn.
7
7
40
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 months
Waxaan raali gelin buuxda siinayaa naftayda caqligayga & garaadkayga waxaan cambaaraynayaa caadifad ku ciyaartay caqligayga muddo yar oo kooban. Markale raali noqo naftaydaay.
11
2
38
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
1 year
Xabsiga ugu weyn ee Jinku dunida ku leeyahay laguna xiro dhamaan argagixisada waaweyn ee dunida jinka dhibaateeya, xabsigan waxa la dhahaa Halalow & Hay booqan wuxu ku yaala Qardho Karkaar Puntland Som. Caasimada laga xukumona waa Buur Ceelood Ceelbuh Sanaag.
15
10
39
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Shacabkeena guulaystay oo Al shayaadiinti iska xoreeyey waxay mudan yihiin amaan & dhiirigelin ee ma mudna dacaayadayn raqiis ah, arintani maaha siyaasad waa is xoreyn iyo xumaan tirtirid qofkii ka dhex raadiya siyaasad kama duwana AS.
Tweet media one
2
10
38
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Ilaahoow waxaan kaa magan galay weriye reer Mudug ah oo sadex luqadood ku hadla sida weriyahan. Yarkan carabka ah wuxu maray interview kii ugu adkaa noloshiisa ما اسمك امي؟ Xataa su,aasha waa la weydiiyey? @xduulane1 @MikaelMohamed5 qosol bilaash ah. 🤣🤣
15
5
39
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Dear @Sadia_Elmi1 and the @Nomadicvoice11 I would like to take a moment to express my sincere appreciation and gratitude for the amazing hosting of the space and selection of weighty questions that reflect life's reality. Thank you .
Tweet media one
Tweet media two
12
12
39
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 months
Sanad guuro wacan dadkaygoow Hambalyo dawlada Puntland ee 26 sano jirsatay hogaan & shacaba Hambalyo sanada badan oo nabad barwaaqo & horumar ah baan inoo rajaynayaa insha Allah.
Tweet media one
3
5
38
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
#PLTurns23 Buraan Haylaan Puntland Somalia. Amni Horumar Deganaan Dawladnimo. Ilaahay ha inoo siyaadsho, dhamaan dalkeena & dhulalka soomaaliyeed amaan, nabadgelyo horumar & nidaam wanaagsan baan u rajayn. Hambalyo sanad guuro wacan dhamaan dadkaygoow.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
10
39
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Muuqa guud waa gabadh geenya ah qurux joog & jiidhba leh masha allah muuqaal dareen ka muuqdo, qof daymoonaya wax uun ku dhaliyey dareen, dhaygag, layaab, kedis ama lama filaan ah, akhris & daawasho midkuu yahayba @Nuuraiimaan madaxeeda waxbaa ka guuxaya.
Tweet media one
7
2
38
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
10 months
Markii aan maqalnay in Muuse Amhar uu baddii ka iibiyey Abaagadha Abiy shir degdeg ah ayaanu ku yeelanay xeebta badda cas halkaa oo aanu ka bilownay qorshihii looga hortegi lahaa damaca waalan ee Ethiopia #HalinchMaya #No_MoU_No_4sale #SomaliaSoomaaliBaaleh .
Tweet media one
Tweet media two
13
1
37
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
اللهم أخمد هذه النيران و اجعلها بردا و سلاما على إخواننا في الجزائر . نعوذ بك يا الله من هذا العجز ونحن نرى إخواننا ولا نستطيع صرفا ولا دفعا ولا وصولا اليهم، اللهم إنا نستودعك اخواننا اللهم احفظهم بحفظك ورعايتك.
Tweet media one
6
1
34
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
SSC Khaatumo state of somalia
Tweet media one
2
5
38
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
7 months
Weligaa Meer Meerka 100 maku martay. Meermeerka Bosaso Bari Puntland. 🎥 Jama Farah.
6
9
36
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Soomaalinimadu waa summada keli ah ee dunida kale aan kula dhaqmo la igu garto oo la igu qiimeeyo, wax ka hooseeya Soomaalinimada kuma gaari karo dalalka jaarka ah iska daa inaan duni fog ku tagee, ogow qabiiladeena laguma aqbalo qofna vissana laguma bixiyo.
2
7
38
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
AHU Abwaan Gaariye.
Tweet media one
1
2
39
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Aniga & Taliyaha CAP S/Guuto Saxardiid Maxamed Ahmed Colow oo saaka iska diiwaangelinay seejada PSU magaalada Garoowe. Reer nugaaleedoow anigu musharax baan ahay Bari & Sanaag kasoo wareegay ee Mayerka caasimada ii doorta oo isugu hiiliya codkiina.
Tweet media one
13
6
38
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Su,aal muhiimad weyn u leh bulshada degan gobolada Sool & Sanaag waa xildhibaanka keliya ee tiraba dhawr jeer weydiiyey su,asha masuuliyiinta ay khusayso ee golaha fulinta xukuumada JFS xildhiban @AlimahdiQalato waa nagu meteshaa waajib gudashadaada.
5
8
38
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
4 years
الكاتبة الصومالية آسية ابشر نشرت هذه الصورة في صفحتها الفيسبوك وفوق صورتها صورة مريم قاسم وكتبت عليها قدوة.....ياتاج رأسي مرسم, واقر بأن @DrMaryanQasim هي افضل قدوة لدي الصوماليين وخاصة للبنات. ربنا يحفظكم يا اغلي البنات واحلي امهات .
Tweet media one
0
2
34
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Madaxweyne @HassanSMohamud waaku ceebowday Puntland shacab iyo dawladba uma soo dhoweyn sidii uu mudnaa, waxaana ceebta ugu badani ku dhacaysa dawlada oo aan xata salaan sharaf siin madaxweynaha JFS, madaxweyne naga raali ahaw nin xanaaqsan baa na haysta.
Tweet media one
12
4
37
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
10 months
Maamul ay wada dhisteen dadka degan Sanaag , Sool iyo Cayn oo SSC la dhaho ma jiro waa been cad dadka reer Sool & Buuhoodle degan been abuurka hanaga daayeen waxba lama dhisan kamana mid nihin maamulka ay samaysteen. Hala kala xishoodo
28
3
35
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
9 months
@YonisYasin1 Wararka adigaa alifta oo iska qorta markaas ayaad breaking 😂, farmaajo hadii uu qaraabo isticmaalo qaraabadiisu laascaanood bay joogtaa qaaqlayaasha kuwad u bixisayna qaraabaday u badan yihiin, warkaaan jirin si loo rumaysto sax oo pl kubedel khaatumo
5
1
37
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
U malayn maayo in aan KAAH ka sii mid ahaanayo, sida wax u socdaan maaha mid macquul ah.
Tweet media one
5
2
38
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Buraan, Sanaag Puntland Somalia ceelka Kal Geel wiil reer Buraan ah oo aan dusha sare kaga boodin majiro,waagii aan yara sidaasan u boodi jiray, degmadaydu 1958 School bay lahayd, Waxbarashadana wa ku horaysay. Buuro, Beero & Biya Badan bay ku caan tahay.
3
10
36
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Ragga Soomaaliyeed waxay si qaldan u kaashadaan diinta Islaamka marka ay gabdhaha indhaha ka ridayaan, Dumaroow waxaan idinkula talinaya inaad diinta barataan si aad u kala fahantaan indha ka ridka & diinta saxda ah ee ilaahay xagiisa ka timi.
5
2
35
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
HAYLAAN waa gobol tirsiga maamul goboleedka Puntland waxayna ka go,een gobolka Sanaag, koobkii gobolada Puntland 2021 ayay marki ugu horeysay qaadeen; sawirkaan waxay ku galeen Muqdisho laakiin Senegal baa naga copy garaysay. Nagu dayda walaalayaal.
Tweet media one
3
7
35
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Siyaasadaha qaar aan kugu diido hadii aan rabo lkn Alshabaab iyo adiga oo la dagaalaya anigu adigan kula jiraa madaxweyne HSM wana kugu raacsanahay inaanay jiri karin wax u dhexeeya AS & Somaliweyn. Is cadeeya adigu yaa la jirtaa As & dawlada?
Tweet media one
9
2
34
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Africa ha midowdo. Tanzania & Somalia.
Tweet media one
5
1
35
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
@NoContextSomali Allah is not arab and religion from allah not from arab
1
0
33
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Dhamaan ummada soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa farxada munaasabada ciida waxan leeyahay sanadkaan sanadiisa samo farxad barwaaqo iyo nabad allah ha inagu gaarsiiyo. عيدكم مبارك وكل عام وانتم بخير.
Tweet media one
6
6
36
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Waxa aan la yaabanahay waxaan soo arkay 2 gabdhood oo isku haysta nin,mid ayaa ku dacwonaysa in heblaayo ninkeedi ka xaday halka mid kalena leedahay iyadu maxay u ilaashan weyday?ana waxan la yaabay goorta raggu noqday alaab la kala xado,taydu waa i ilaashata
Tweet media one
5
3
33
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
5 years
Gacayte Hotel Bosaso, Jmce wanaagsan walaaalayaal daljoogta aan dibada u baahnayn. @awkombee @MohamoudSlh @negeye143 @FardowzoI @isakgaani
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
5
3
34
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
10 months
Beesha Gaashaanbuur Cumar Warsangeli. 1: Caaqil Sayid Cali (Reer Xaaji) 2: Caaqil Mursal ( Xasan Yuusuf) 3: Caaqil Shiine A (Cisman Garaad) 4: Caaqil Cali Said (Garaad Cumar) 5: Caaqil Siciid Caaqil Cismaan (Caaqilka Guud) Suldaan Siciid Suldaan. 1/2
16
3
35
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Raadinta Like,Share, Follow & View lacag yar lagu helayo waxay tirtirtay macnihii nololeed dhaqankii umadeed xishoodkii bulsho,waxaa hada caadi ah wax 10 sano ka hor dhaqan xumo loo aqoonsana,waxa dhow waqti la garan waayi doono qeexida dhaqan xumo 1/2
8
6
35
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Reer twitterow 790 tweets anigu iskulama hadlayne idinkaan idinla hadlayey, hadaad hadal keliya ila wadaagi weydeen boowe/baaye idiinka tegey meeshan. Ninkii keligii isla hadli jiray yaa arkay hadaydinaan ku calaacalin markaan tago.
Tweet media one
7
2
36
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Berigii aan Farda fuulka ahaa, mar aan damcay inaan aniga & faraskayguba khaliijka u dhoofno si aan uga qayb qaadano tartankii orodka fardaha laakiin waxaanu uga baaqanay markii dawlada badani diideen inay tartamaan baqdinta ay naga qabeen darteed.
Tweet media one
6
3
33
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Ninka Keliya ee laba nin iska dhaleen oo aan Hooyo dhalin waa kan Dhaqan dooriskan waxaa taageerada siinaya waa inta follow garaynaysa ama soo qaadaysa videoskiiaa oo meel walba noogu keenaya,waxaan idinka codsanaya inaad joojisaan faafinta dhaqan xumadiisa.
Tweet media one
19
4
34
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Soomaaliya Soomaali Baa leh الصومال تنتمي لصوماليين Somalia Belongs to the Somalis #SscStateOfSomalia #AwdalStateOfSomalia #SomalilandStateOfSomalia #MarkaleMidnimo #BlueRevolution Laascaanood Sool #SSC Somalia. 📷 @DhaloHassan
3
12
35
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
10 months
Dalka meel fog baa laga keenay Hambalyo ciidanka Policeka Soomaaliyeed sanad guuro wacan
Tweet media one
7
2
34
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Muuqaal dareen gaar ah leh, ilaahow badbaadi Qardho & dadkeeda , ciidanka & dhalinyarada u taagan badbaadinta dadkooda allah ha guuleeyo iyagana dhibaato haka ilaaliyo.
7
5
31
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 months
Mahadsanid gudoomiye @abdirisakasaid waxaan cidna mooganayn shaqadii aad kaso qabatay doorashooyinka GD Degmooyinka Puntland iyo sidii aad u tayaysay shaqaalaha PEC maantana in halkii laga sii waday adna aad ku faraxsantahay shaqada socota waa guul.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
5
33
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 months
Shirka mucaaradka Puntland oo maanta muqdisho ka furmay waxa kasoo Bixi doono waa in puntland laba usii kala qaybsantay oo warqad ku qoran laakiin ka fog xaqiiqada, dhulkan maakhir waxa ka taliya suldaanka guud iyo isimo kale siyaasina waxba loogama oga
11
5
32
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Congrats to my little cute sister @Nuuraiimaan for reaching 80K followers, qof saamayn leh dabci wanaagsan ixtiraam badan kasban karta malaayiin dadkeeda ah guulayso markasta, waxan kalsooni ku qabaa inaad ka badan kasban doontid. Congratulations 🎇🎆🎇
Tweet media one
0
5
31
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Reer Sanaag dadka kama duwana ee keliya waxaanay dirsan jirin metele u qareema laakiin doorkan maanta ah waxay dirsadeen xildhibaan garanay sababta loo soo doortay una qaremaya gobolkiisa iyo gobolkay mushkilada wadaagan ee sool xildhiban @AMQalato guulayso
8
9
31
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Caqliga soomali galbeed waa caqli kalsoonidu ka maqan tahay, waxay arkaan Isqabashada qowmiyadaha waaweyn ee Ethp inay fursad ka helayan ay ku xukuman Ethp, ma arkan inay xukumi karaan xaalada oo degan, Burburka Eth waa dhibta Somali galbed S/land & somalia.
Tweet media one
6
2
32
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
7 months
Sawirkani waa 2009 & Bosaso xarunta Jaamacada Muqdisho professor Aden Xerow kaso jeeda Awdal wuxuu ahaa profka loogu jecelyahay jaamacada nin furfuran kaftan badan ardayda oo dhana farxad gelin kara. Meel aad joogtidba Nabad ku ahaw macalin.
Tweet media one
10
1
31
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
3 years
Qofna kuma raaco (Follow) inuu ila aragti yahay ama jecelyahay waxa aan jeclahay, sido kale kuma naco qofna inuu iga aragti duwanyahay, dadka baraha bulsho aan raaco waa kuwa aan hab dhigaalkooda & cabirkooda keliya ka helo, aragtida qof kasta waan ixtirama.
7
4
31
@SharmaarkeJaan1
Sharmaarke Ahmed
2 years
Shan sano ka hor wuxu sheegay madaxweyne @M_Farmaajo inaanu mar labaad is sharixi doonin hadii mudo xileedkiisu dhamaado hadana weli kama maqal inuu musharax yahay waxaana ka filayaa inuu ka dhabeeyo balan qaadkiisi kana haro doorashada.
Tweet media one
10
1
30