Suldaan Seermo Profile Banner
Suldaan Seermo Profile
Suldaan Seermo

@Seermoh

521
Followers
560
Following
193
Media
323
Statuses

“You must be the change you wish to see in the world.”

Joined June 2019
Don't wanna be here? Send us removal request.
Pinned Tweet
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
Waa isku meel laakiin waa kala muuqaal. Waxaa u dhaxaysa labada sawir mudo shan sano ah, waa horumar iyo wax uu qalbigu ku farxo
Tweet media one
Tweet media two
1
4
16
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
Brigadier General Mahad Anbaashe "Laasanood will remain as we advised in 2007 when the blessed government of Somaliland came"
Tweet media one
0
5
27
@Seermoh
Suldaan Seermo
26 days
Maanta ayay somaliland badbaaday hadda kadib waa nasasho
7
1
18
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 months
Xoolo lakaala dhaca ayaan arki jirnee ma waxaad aragteen maalin lakala dhaco, niman calanka shaydaanka sitaa horta miyaanay is qaban waa maxay xishood darradan iyo indho adkaantan🤔
Tweet media one
2
3
16
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 year
Xogo wardoon oo lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijiyay in Liibaan Xumo Talis Somaliland gudaheeda uu ku suganyahay, Kaas oo dalka ka soo galay dhinaca xuduuda u dhaxaysa Dawlad Degaanka Ethopia iyo Somaliland eeHawdka isagoo xijaab iyo Mask xidhan. Call the police hadii aad aragtan.
Tweet media one
0
5
12
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 months
Bal kawarn hadaad cod siiso ninkii halayaygaagi mishimay ee waliba lasoo taagan hadda hala dilo?!
Tweet media one
2
0
12
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 year
Beelaha Habar-Heclo oo ku dhawaaqay in Doorashada Madaxtooyada ay galayaan Saddexda Xisbi.
Tweet media one
2
2
8
@Seermoh
Suldaan Seermo
3 months
Alla maxaad nasiib darro ina haysata dadkayguna aanay ogayn.😒😒
Tweet media one
0
1
7
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 year
Isagoo niikinaya lama qaban waa geesi qarankiisa udagaalmay.
Tweet media one
0
1
6
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 year
Population distribution in Somalia 1. Galmudug/Hirshabelle/Benadir states, (51%) 2. South west (20%). 3. Jubaland ( 20%) 4. Puntland (9%)
Tweet media one
0
4
6
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 month
3 qodob uun ayaa lagu haystaa xildhibaan maxamed abiib beenta iyo munaafaqada heego waa lasoconaa.
0
1
6
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
“No one is as special as you are; no one is as pure as you are.”
Tweet media one
0
0
6
@Seermoh
Suldaan Seermo
3 months
Oday muuse ordaaye wuxuu doonayaa inuu sidii caadada iyo hiddaha u ahayd inuu dagaal yacyacooda qaado kadibna ciidanka iyo saanadaba kasoo cararo, shacabka somaliland haka kacaan oo ha diidaadn in ciidankooda, hubkooda iyo dalkoodaba khatar lagaliyo. NB: muuse ordaaye waa kii uun
Tweet media one
1
3
5
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
I did not know how to reward her except to marry that girl. She knew something that the people of Dhulbahante did not know.
Tweet media one
0
0
4
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
Libaax libaax dhalay wofkasta oo somaliland ahi waa inay profileka saarta sareeye guuto mahad canbaashe xafidahullah.
Tweet media one
0
1
3
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
Labnimadu waa inaad leedahay Labo xiniyood ragganimo waa inaad garatay wixii laguu abuuray ee aad u nooshahay.
0
0
4
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 months
Waa dhaqan ugub ah in wax kasta oo dhaca niiko lagaga fal celiyo waa layaabe adigu see u aragtaa.
4
1
4
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
Isma dhiibayo
Tweet media one
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 months
Caawa odaygii wadnahaa istaagi gaadhay 😂😂😂
0
0
4
@Seermoh
Suldaan Seermo
25 days
Ilaa 34 xubnood oo dhawaan is casili doona xukuumda gabbalkeedu dhacay ee kulmiye iyo muuse iyo ina kaahin oo dagaal gacan kahadal ahi dhexmaray dhawaan lasoco isagoo faahfaahsan. Xubhanaha is casilidoona waxay ubadan yihiin beelaha HJ iyo arab.
0
0
4
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
This is the preliminary announcement of the #Somaliland recognition
Tweet media one
0
2
4
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
Nin jamaaleh baan ahay Joogiisu dheeryahay Mana ihi mid jaad xuna Junudiisa laga dido
Tweet media one
0
0
4
@Seermoh
Suldaan Seermo
9 months
Dunidu waa maalma'ee Isaar gaactaada midig Wadnaha igusoo majiir Inadhaha igu eeg macaan Mulkiga nafsadaada keen Intaan meertada aduun Midkeen ay katuurin meel❤😍
Tweet media one
0
0
4
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 months
Muse ordaaye ama daacuun reerkisa gobol ayuu ka dhigayaa habarjeclada kaba qaadka u ahna inuu wax taro daaye badh uu qori udhiibo oo uu dab ku shido iyo kuwa gaajo gidaarada ugu bakhtiyaya ayuu ka dhigay. Tolkaygiyow goorma ayaad baraarugaysaan goorma is furdaminaysaan iisheega.
Tweet media one
Tweet media two
0
1
3
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 year
@MohamedAbdisam Maxkamad waa lasaari lkn hadda maaha waqtigeeda hala gaadho.
0
0
3
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 year
"Bal isugaay sangihii dhoodibaan, saaray kooraha'e"
0
0
3
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 months
Allah ha caafiyo waa caruurtii ay xalay beesha dhulbante ku xasuuqeen inta udhaxaysa qurulugud iyo buuhoodle.
Tweet media one
1
0
3
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
Nafta oo la hawlaa Higsi lagu abaaraa Hanka lagu dhaqaajaa Lagu hoodo gaaraa #Abwaan_Galxidh
Tweet media one
0
0
3
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
Tweet media one
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 year
@TvGeopolitics Nin weynoo futada faraha kula jiraa tahee horta isasoo daahiri markaa hadal.
0
0
3
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
"It is unacceptable that Larry Andre, the US ambassador to Mogadishu, constantly ignores the correct name of Somaliland and takes it from a region of Somalia and moves it to Berbera, Somalia. Knowing that it is not from Somaliland not one of Somalia" Ministry of Foreign Affairs.
Tweet media one
0
0
3
@Seermoh
Suldaan Seermo
3 years
Poet Yusuf Sha'ir has crossed the red line. SID should call yuusuf and ask questions.and I do not think he is right in what he is talking about, somalia and kenya should not be talked about by anyone claiming to be somaliland.
Tweet media one
0
0
3
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
A person resigns when he is ashamed, but I don't think he is resigning.
Tweet media one
0
0
3
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
Nin sheekha ayaa waxa uu lahaa Booyad, waxa uu u dhiibay nin darawal ah oo balwad leh. Maalmo kadib ayuu ka shakiyay markaasuu xagii hore kaga qoray "Nin ku aaminay ha khiyaamin" Ninkii Balwadda lahaa ayaa isna xagga danbe kaga qoray "waad na tuhuntee wallay naga tahay"🤣🤣.
0
0
3
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 months
Gobolnimada caynaba saraar way heli ama meesha waynu ku kala tagi. 40 sano xaafad uma afduubnaan karno, waxa aynu sugnaaba waa xisbiga #waddani iyo urur weynaha #Kaah iyo siday umalaamulaan golaha wakiilada iyo guurtida.
0
1
3
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
May God heal our great poet, one of the greatest thinkers in the world, Mohamed Ibrahim Warsame (Hadraawi) who is ill in Burao, Somalia. Pray to God to heal him.
Tweet media one
0
0
3
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
Sidaad ii tahay nafbaad Adigu neeftayda tahay
Tweet media one
0
0
3
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 month
Allah hau naxriiato dulqaranayn waa geeri runtii aad unaxdin badan dhulbahante markii uu dadkii caadiga ahaa madhiyay ayuu kuwii ilahay xiskoodi ka qaadayna ku daresadeen, runtii waa meesha ugu liidata ee dad gaadho.
Tweet media one
1
1
3
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
No one can change our borders! Somaliland are just like the other 54 countries in Africa! Copy & Pest to your Twitter followers & MP’s & other International Organisations.
Tweet media one
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
@Themainmansvibe Nio ragaa isku haybta ah iska dhaaf dad somalilander ah ayay dhibaysa sidaa awgeed wax ha target garayn.
0
0
3
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 year
Captan shayse waa qofkii ugu horeeyey ee somali ah oo markab soo xidh. Waagii hore waxaa maraakibta somalia usoo xidhi jiray russian. #Somali #somaliland #muqdishoport #berberaport
Tweet media one
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 year
Ugu dambayn waa taa somalia caalamka oo dhan eryanaysa😁
Tweet media one
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
We have a culture of ability and masculinity.
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
It is the tribalism and hatred that you have instilled in somalis that is reflected on somali children. They are the ones who have become neglected and miserable.
Tweet media one
0
1
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 month
Wargaysa israel times oo sheegay in aqoonsiga somaliland muhiim uyahay dhaqaalaha iyo amniga israel.
Tweet media one
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
Tweet media one
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
How do you see #kenya opening a #Somaliland Consulate.
Tweet media one
Tweet media two
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 year
@FahimaAli49 Allah haka dhigo kii dadkeena mideeya.
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
businessman muhamed is always concerned with his country and his people may God bless him.
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 months
Run aynu isu sheegno madaxweynahayagu waa cirro xisbiguna waa kaah, no more munaafaqad.
Tweet media one
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 year
Fihima Yusuf Quje walshy kugu digan maayo lkn waan arkaa in taladaadi kusoo urtay, waan arkaa inaad ka qoomamaynaysid dulmigii iyo gafkii aad ku been abuuratay Somaliland iyo reer sheekh isxaaq. Waxan ku leeyahy caano daatay badheeked la qabay, kusoo noqo dadkaagi iyo dawladadi.
Tweet media one
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
#Israel  was one of 35 countries that recognised  #Somaliland 1960 after it received its Independence from Great Britain. Unfortunately,SL voluntarily united with their neighbouring Somalia after they committed us #IsaaqGenocide SL regained Its freedom 1991. #RecognizeSomaliland
Tweet media one
0
1
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞 𝐒𝐚𝐜𝐝𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐚 𝐪𝐮𝐮𝐦𝐮-𝐥𝐮𝐮𝐝 𝐛𝐚𝐚😟
Tweet media one
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
Switzerland and Somaliland #Somaliland #Switzerland
Tweet media one
Tweet media two
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
5 years
Allah ha'u naxqristo madaxwaynihii hore ee dalka masar muhamed mursi oo ahaa halyay islaam balse ay gaaladu dhagartay
Tweet media one
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 year
@AbdinasirSola Kula yaabi maayoo maalin kasta waad isku xaartaa.
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
3 months
the poet Hadrawi, spoke earlier about the problems we face today.
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
Calankii #Somaliland euu hiiliyay
Tweet media one
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
Sawirkaa micnihiisa qofkii shaqaale ah ayaa dareemaya.
Tweet media one
0
1
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
@MohamedAbdisam si fiican ayaad uhadashay
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
Halkan waa dalka indonesia, gaar ahaan tuulada TORAJA, markuu sanadku dhammaado waxay qabuuraha kasoo saaraan dadkoodii dhintay. Way u qubeeyaan, u lebisaan, kadibna qofkasta markii uu noolaa wixii uu jeclaanjiray ayaa loo keenaa.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 year
6,000 oo askari ayaa maanta loo diray jiida hore ee goojacade.
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
@Garduurawi Brother Muse Bihi said that he saw this in the people of #Somaliland . He knows right and wrong if he speaks he has got people to support him in a tribal way and not look at what is causing harm to the #Somaliland Nation. Bad leaders come from bad people.
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
The reason why Somali leaders are hated and frustrated by everyone is that the leaders have less fear of allah and have made their goal of amassing wealth and becoming president. Do you agree with me?
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 year
Way imaan ayaamuhu Way samaan amuuruhu Arrinkuna wuxuu noqon Sida anigu aan rabo✍️
Tweet media one
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 months
Xirsi ali muxuu kusoo kordhiyay xisbiga waddani ilaa 2017?
Tweet media one
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 year
Cabdisalan germany, bakayle, teere iyo inta lamidka ah ee dadkooda iyo dalkoodaba khiyaamay ee cadawgooda lasoo saftay waxay nooga dhigan yihiin gabadh jidhkeeda ka ganacsanaysa.
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
Markaan wab kasiiyaa indhaha wahab ka duula ☕️🫖
Tweet media one
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 months
“Tan anaa ka talin doona, qaadkaaga iska cun adigu” waxa hadalkaa leh waa nin orom ah.
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
3 months
8
1
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
@SiadStar5 @Eastafrican12 Fools are known to be ignorant of thieves who give birth to thieves and I know them
1
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 year
"Hadaad adigu toosan tahay muhiim maaha dadka kuu arka inaad qaloocdo"
Tweet media one
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
who can tell us the meaning of this picture
Tweet media one
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
3 months
Dhalinyaradaas caawa ka mudaharaadaysa ceerigaabo, waxay u eegtahay sidii uu dagaalka laascabood ku bilawday, sidaa awgeed Xabad uma baahna in lagu xaliyo ee xikmad ayay ubaahantahay.
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
"Waxaad arkaysaa mid oranaya dumarka ayaa sabab u ah fasahaadka, waxaana leeyahay waa runtaa, waxaana cadayn u ah inay 9-bilood uurka ku sideen, wiil sidaada u xun oo hadhow iyaga fasahaad ku sheegaya." -Axmed Deedat.
Tweet media one
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
Anigoo u odaya qoladii guulaysatay Waxanu u booga dhayeynaa kuwii aanu afku dhulka ugu dhufanay. Caaqil ina bahalkii #Somaliland #Somalia
Tweet media one
1
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
Guddoomiye Cirro iyo Hooyo Waayeel ah
Tweet media one
0
0
2
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
Madaxweyne Mudane c/rahman Cabdilahi ciro madawaynaha dhaartu u hadhantahay. Maw malaynsaysaa in uu doorashada dambe ee soo socotay guulaysanayo. Xagayga Haa. Adiga maxay kulatahay,? Haddii jawabtaadu tahay maya ? Sababee Hadii jawaabtaadu tahay haana ? Sababee? #waddani
Tweet media one
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
Allah hakuu naxariisto abwaan mufakir hadraawi. Usoo duceeya wll maanta duco ayuu inooga baahanyahy.
Tweet media one
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
they are two different peoples. ————————————————- the people of somaliland are dreaming and thinking about how to succeed in this life and in the hereafter, while those in somalia are dreaming of blowing up their country.
Tweet media one
Tweet media two
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 year
Hadaan degayee bal sheeg Darraad hadalkaad lahayd
Tweet media one
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 year
No one can change our borders! Somaliland are just like the other 54 countries in Africa! Copy & Pest to your Twitter followers & MP’s & other International Organisations. #somaliland
Tweet media one
0
1
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 months
Odaygaas miskiinka ah ee la dulmiyay xitaa wasiirada nagu metela muuse walhy inaanay xaqiisa siinkarin, waxa habarjeclo ku metela rajiimka muuse waa condom muuse daaduun leeyahay hadalkiisana walhy eray kuma soo celin karaan.
Tweet media one
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
#Somalia ma markay rageedi eedaay ee ay wax utari waayeen ayaa dumarki tuute loo xidhay, taas waxaan u arkaa ceeb weyn iyo qiyaamo.
Tweet media one
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
Hees xasuus leh iyo waqti xasuus mudan, ninkii heestaa lagu amaanayay hada waa lagu xamaalaa oo beraha iyo dooxyada lagu qodaa
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
Mudaaharaadku shalay ma xalaalbuu ahaa markaad qaylinaysay maantana waa xaaraan miyaa. Caqligu middaa wuu diiday mr kaahin.
Tweet media one
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
they are two hyenas that eat people.
Tweet media one
Tweet media two
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
which is more popular in #Somaliland and #Somalia .
Tweet media one
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
Waa ninkii xukumi jiray 5malyan oo dad ah dhul masaaxo ballaafhan hada waa xamaali, duniyeey warkaa ba'.
Tweet media one
Tweet media two
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
Sh. Cabdillaahi Sh. Cali Jawhar, oday tacab iyo tamar badan geliyay nabadgeliyada iyo horumarka Somaliland. Allah ha daayo oo cimriga Ha ku dheereeyo, Aamiin.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
1 year
"Gaadhigii nagala kaxaystay ha naloo soo celiyo" rag hubsayn oo ka hadlay Dhoqoshay.
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
4 years
Tabantaabo lays caawiya waa tu waajiba labo maalin oo kal qurxoon.
Tweet media one
Tweet media two
0
0
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
Hadii ninkaas maganta u ah Somaliland lagu wareejiyo kalii-taliska Djibouti xooga ku haysa wixii loogaysto waxaa masuul ka ah madaxda dalka ee uu uguhoreeya madaxweynaha, kuxogeenkiisa iyo dhaman madaxda sare ee Somaliland.
Tweet media one
0
1
1
@Seermoh
Suldaan Seermo
2 years
Tweet media one
0
0
1