mawldG1825 Profile Banner
mawldG1825 Profile
mawldG1825

@MusaKahin49384

931
Followers
907
Following
237
Media
929
Statuses

Climate change, Disasters, Food Security And Sustainable Environment Expert

Joined March 2024
Don't wanna be here? Send us removal request.
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Infront of Somaliland National museum and isaaq genocide memorial bomber jet
Tweet media one
Tweet media two
4
21
171
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
UN recognized the ETHIO-SOMALILAND MoU,and Somaliland territorial integrety
45
40
163
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
At last, the Ethio-somaliland MoU Location is Bull-xaar
33
18
116
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Ambassador Bashe cawil oo si fiican oo taxadir leh uga waramay Ethio-somaliland MOU halka uu marayo wanaagsan oo degenaani ku jirtana u faahfaahiyay
5
24
99
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Maansha Gabiley oo barwaaqo ah
3
17
97
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Allah yacizak, intaa yari waxay si qiime badan u muujisay madaxbanaanida somaliland iyo muhiimada 26th june
0
15
94
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Somaliland is Against all Stakeholders of Global and Horn Enemy and lastly it will be the winner
Tweet media one
28
14
90
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
The opening ceremony of Hargeisa airport airport of somaliland protectorate 1958
6
34
84
@MusaKahin49384
mawldG1825
2 months
Ethiopia waa somaliland, somaliland na waa Ethiopia,
56
6
75
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Hees cusub Sahra halgan iyo sahra ilays
4
22
75
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Allah yaraxma 1993 Professor Ibrahim Maygaag samater,oo 1993 sharaxaya ka go,naanshaha somaliland iyo aqoonsiga siyaabaha lagu helo
0
19
67
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
BERBERA PORT somaliland
5
10
64
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Abwaan Dheeg, bal aad u dhagaysta reer somalilandoow
3
21
63
@MusaKahin49384
mawldG1825
22 days
Somaliland highly trained commandos coming soo soon
12
12
61
@MusaKahin49384
mawldG1825
14 days
1978 Jabhadii AFRAAD, 3 Sano ka hor intaan SNM lagaga dhawaaqin london ayay reer gabiley hubka qaateen oo ay afwayne la dagaalameen, maalintana waxay hargeisa stadium ku wareejinayeen hubkii ugu badnaa abid ee somaliland lagu wareejiyo dawladii M X I CIGAAL 1993
10
16
61
@MusaKahin49384
mawldG1825
2 months
Mujaahid Boobe yusuf Ducaale, oo ahaa xoghayah warfaafinta SNM ayaa 1989 waraysanaya Mujaahid Mahamed Kahin Ahmed, meeshu waa furimihii degaalku ka socday
6
11
58
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Bankan waxaa la yidhaa balaad wuxuu ka mid yahay banaka ugu waawayn Hawd and reserve area, wuxuu isku xidhaa dulcad hatasheeka,dibiile, jiingada, xarshin ilaa laanqayrta ilaa ballli abaad oo xaga bariga ah calaydh iyo afmeer
6
17
55
@MusaKahin49384
mawldG1825
1 month
A and z
31
14
55
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Ilaahay janatul fardoza aclaa haku nageeyo daa,iman abadan awoowo Sheik isaaq binu ahmed iyo tarankiisii,waxay nooga tageen legacy,magac iyo taariikh aan duugoobay, waxay na degiyeen dhulka ugu qiimaha badan dunida ,islaamnimo iyo isjacayl synergy waana inta lanagu haysto
Tweet media one
4
7
53
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
GULF OF BEREBERA, is the real global interest and the epicenter of heavyweight trade, we as somalilander belong it and will surely keep it forever.
3
18
52
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Shirka culimada somaaliyeed, culimada somaliland ma ogola
3
15
50
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Dadka reer somaliland waa mid, hore ayay u ahaayeen, waanay ahaan doonaan ,cadaawada la dhex dhigayna way dhamaanasaa
3
16
50
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Bal aad iila dhagaysta cadawga dhabta ah ee somaliland Ismail omer gelle, bal ufiirsada cida uu lahadlaayo
34
21
50
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Trainka ka bixi doona berbera ilaa Addis Ababa
8
7
50
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Insha allah weega dambe hala fisho aqoonsigii oo buuxa reer somalilandooooooow insha allah
3
5
49
@MusaKahin49384
mawldG1825
2 months
Mujaahid Abdilahi Huein Imaan (DARAWAL)allah yacizak Mujaahid wuxuu sheegay inaanay somaliland ka mudnayn inuu jabhad qabiil oo dumisa qaranka somaliland, aanu dalka iyo dadka midna ka mudnayn. Waa jawaab sax ah oo ku socota maahmaahda ah cadyohow ama ku cunay ama ku cideyay tks
9
7
45
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
G O O D N E W S- F O R' S O M A L I L A N D
2
6
44
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Maansha allah, waa inan yar oo reer somaliland ah oo waliba ku beegan inay tahay dhashii reer sh isxaaq ee yamanta ku beernayd
5
7
44
@MusaKahin49384
mawldG1825
11 days
Qorilgud Waa Geesiyaal dhiig leh, bal eeg fariinta ay dirayaan hablahan yaryar ee reer qorilugud
4
17
48
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Gabaygii hadraawi allah yaraxma waxaa ku jirtay tix ahayd duhur laysla wada jiro hadaan libinta la ii dayn allaylehe dalkaygiyo ha goblamo dadwaynuhu maanta ayay joogtaa tixdaasi
1
10
41
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
On behalf of somaliland and somalilander, Congratulations to you sir Gavin Williamson, we Will never ever forget the the struggle energy, and you synergy you paid for us and we are expecting you to continue that legacy for the recognition of Somaliland Have a good luch dear
1
5
39
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Maansha allah Xalay saqdii dhexe ayaa Djibouti laga soo tarxiilay oo airport ka la geeyay kuwii lahaa awdal ayaanu dagaal ka ridaynaa
10
8
34
@MusaKahin49384
mawldG1825
2 months
ERIGAVO soldier lady flying with her ultimate happiness for well coming the president of somaliland
1
7
38
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Abey ahmed oo si adag uga hadlay aqoonsiga somaliland
16
7
34
@MusaKahin49384
mawldG1825
2 months
Somaliland supports extremely the sovereignty of Great Ethiopia
4
11
36
@MusaKahin49384
mawldG1825
1 month
India oo soo jeedisay aqoonsiga somaliland
10
7
35
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Mujaahid Sahra Halgan, oo umada reer somaliland u soo jeedinaysa digniin culus oo run ah. Bal ila dhayso
3
11
33
@MusaKahin49384
mawldG1825
6 months
The lions
Tweet media one
9
4
34
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
1979,Djibouti, Allah yaraxma saaxiibaday 1-mawlid oo aniga ah 2-carab cabdilahi sh yussuf bulaale 3-mahamoud cilmi hasan -boodhley
Tweet media one
6
4
33
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Ethiopia has 46500000 muslim at the present time and are land among 120000000 Ethiopian population is the 9th most muslim populated country over the globe, Islam reached Ethiopia Before Egypt And turkey. They save islam as muslim was so week before it reached Madina. The first
Tweet media one
Tweet media two
22
7
31
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Allah Yaraxma, Sahra Ahmed Jama iyo heestii hargeisaay ha dheeliyin ha ha dhantaalmin waaligaa. Ammiin
0
8
31
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Waa nin reer Djibouti ah oo runta ku adimaya,oo waliba ciise ah
3
12
31
@MusaKahin49384
mawldG1825
29 days
Allah yacizak, waa madax masuul ka noqon kara qaranka somaliland, oo waliba hude u dhalad laandheere ah
5
9
31
@MusaKahin49384
mawldG1825
12 days
Ninka shirka ceel afwayn lagu gawracayay wuxuu ahaa suldaanka guud ee habarjeclo, suldaan abdilahi Mahamed kahin
7
10
31
@MusaKahin49384
mawldG1825
17 days
Gabiley, degmada wajaale somaliland
4
7
30
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Bal ila dhaysta geesigan yar ee reer somaliland siduu fariintiisa u gudbinayo
1
11
30
@MusaKahin49384
mawldG1825
2 months
Madaxwaynaha qaranka somaliland iyo soo dhawnta BEBERA
1
8
27
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Hadalba iska yaraa,Ethio-somaliland MoU is surely going to B U LL O-X A A R
Tweet media one
7
3
27
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Gabiley 1988 isaaqgenocide, gabiley siyaad millatary battalions commander colonel tuke and his soljers burning 🔥 a living SNM soldier cuptured and videoing in live clips to send SIAD BARE to show him how they are burning isaaqs
Tweet media one
8
9
26
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Madaxwaynaha somaliland oo si xor ah u dhex mushaaxaya shacabkiisa
1
5
25
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Allah yaraxma abwaan sooraan, oo niyad sami umuujinayaaqoonsige
2
9
27
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Waa geesi kun ciil ah oo daacad u ah dadkiisa iyo dadkiisa
0
6
26
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Dadka afka somaliga ku hadla,
7
8
26
@MusaKahin49384
mawldG1825
11 days
Buurmadaw oo duraya dagaal adsgna ku qaaday suldaanka guud ee beelaha habarjeclo suldaan cabdilahi suldaan cali
13
10
26
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Markaasu sax ahaaye maxaa badalay inanka
12
11
25
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Calanyahow ha dhicin ee waligaa dhisnow insha allah
0
3
24
@MusaKahin49384
mawldG1825
2 months
BARNI JIMCAALE, allah yaraxma xaaskii Cabdilaahi Suldaan Timace oo uu waraysanayo Wariyhii waynaa ee Idris Cigaal Nur. Gabay uu cabdilahi u tiryay Barni, ayaa waxaa ku jirtay. Barni ina jimcaalaan Helee Sow Badh-dahab maaha. xalimo British ayaa inoo faahfaahin oo qoyska ahayd
3
10
25
@MusaKahin49384
mawldG1825
13 days
ADDISABABA, duyaargarowga wafdiga madaxwaynaha somaliland ee saxeexa MoU, iyo garoonka diyaaradaha ADDISABABA
5
8
25
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
This is isaaq genocide reality in which one million civilians have been killed using all millatary hardware such as different fighter jets,bombers,tanks ,artillery and well trained and equipped battalions in hargeisa, Burao, berbera gabiley and erigavo in 1981 1991 +mercenaries
15
9
23
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Gabiley cod uma yaalo wadani
10
6
23
@MusaKahin49384
mawldG1825
13 days
War idaad iyo xaalada caawa ee beesha bariga burco oo shir degdega uga socdo ceel afwayn.
4
6
23
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
H A R G E I S A, somaliland
Tweet media one
1
8
22
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Alxaqiiqa aad u dhagayso
2
7
21
@MusaKahin49384
mawldG1825
22 days
Sool bari ragii diray weeye, ciidankana ragii jabshay weeyi wadahadal ragii furay weeyi, hawadadii ragii cunay weeyi
12
5
21
@MusaKahin49384
mawldG1825
16 days
Carabtu waxay tidhaahdaa qofka meeqaamkiisa gartaa, ilaahayna wuu gartaa (man carafa qadraho, carafa rabahu)
4
7
21
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Today's product The best one million UD ever seen in somaliland is displayed tonight
Tweet media one
0
4
19
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Allah yacizak sahra Halgan
1
5
21
@MusaKahin49384
mawldG1825
2 months
Allah yacizak inaadeer
0
1
20
@MusaKahin49384
mawldG1825
1 month
Beesha subeer awal iyo Boqorka africa boqor osman aw mahamoud buurmadaw
3
3
20
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Salaamaad,waa wareeey. khatar ayaa ku soo fool leh somaliland tana waa markhaatiga nool oo labada dhinacba ah hargeisana waxaa lagu cilinayaa muqdisho
5
11
19
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Allah yaraxma xaaji abdikarim xusein (abdi waraabe)
0
6
19
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Allah yaraxma abwaan sooraan,he was real comic
1
3
19
@MusaKahin49384
mawldG1825
2 months
Wajaale iyo safarkii guusha kulmiye
Tweet media one
Tweet media two
1
4
19
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
S A B A A X Early 1970th upto 1990th Once upon a time,it was master of the Road
Tweet media one
10
2
17
@MusaKahin49384
mawldG1825
2 months
Arabsio, magaaladaydii, meeshii ugu horreysay ee khudrad la beero somaliland, Gabiley 1947. Hidde u dhalad kii qaranka somaliland
2
4
18
@MusaKahin49384
mawldG1825
2 months
Heroes go alone and Nerer Afraid vs don't go alone like khalid binu walid Heroes counts the success ,but the count failure absolutely live is double sided paper ,which black and white
2
6
17
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Saxaafada israel iyo kuwa carabta oo aad dunida ugu baahinays muhima uu leeyahay Aqoonsiga somaliland
1
7
17
@MusaKahin49384
mawldG1825
10 days
Toloow maxaa isku beegay labadan maalmood ee isku xiga
16
6
45
@MusaKahin49384
mawldG1825
21 days
Bal Adba
6
6
17
@MusaKahin49384
mawldG1825
24 days
Alxaqiiqa,waa sobobtii uu tayaanigu xorriyad toos ah u siin waayay ee chapter 7 UN ugagakubaxsaday(trusteeship) si ay hakaasi ugu xayirnaadaan waayo boqor minilik oo reer Europe 1884 Berlin qaybta afrika ku jiray ayaa talyaaniga hortagna.somaliland ayaa lasoo dedejiyay masna wayl
2
6
16
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Heestii somalia italiana ka cabaajisay oo qiimahaheedu cirka isku shareeray fanaaniinta somaliland na ku tartamayaan sidii mid waliba mar dib ugu qaadi lahaa si uu ugu soo baxo
0
3
15
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Kal-qoray/geed-deeble Mega Water Reservoir Dam for Enhancing somaliland Adnancingly growing city water supply.
0
8
16
@MusaKahin49384
mawldG1825
2 months
Bal aad ugu fiirsada, horta reer somaliland meelna kama soo gasho gabadhani, laakiin waxay ka mid tahay dadka afka somaliga ku hadla
10
2
15
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
The black day
Tweet media one
2
4
15
@MusaKahin49384
mawldG1825
5 months
G A B I L E Y
0
5
14
@MusaKahin49384
mawldG1825
2 months
Maansha allah, safarkii guusha iyo soo dhawaynta madaxwaynaha ee caasimadii Gobta ee awawyada, ERIGAVO
0
3
15
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Ten million worth word of mouth caption , waxaanay ku beegantahay xadiithkii rasuulka ee ahaa khayrul kalaami maa qalla wadalla, oo macnihiisu ahaa hadal waa kii gaaban ee macnaha iyo xikmada ugu wayn gudbinaya
Tweet media one
0
5
14
@MusaKahin49384
mawldG1825
2 months
Where the world needs wholisticaly is Berbera port
1
4
14
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
The real two brother lions
6
3
12
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Waxaa mooday faras oo waan eryaday Waa 1967,aniga oo yar oo reerkuna geedi yahay kusocda dulcad iyo hartal sheekha area, kana guurayno durya xarunrii SNM ee ugu horaysay, ayaan aroor hore xoolihii lanala dareeriyay oo la yidhi wadaasi qaaliga haka baydhina inta geedigu idin
2
3
14
@MusaKahin49384
mawldG1825
2 months
Rajajda somalia ay ka qabto in hargeisa timaadaa waxa kaliya ay gilayaan in xukuumada somaliland hogaankeeddu isbadal ku yimaado, taasoo macneheedu yahay in kulmiye meesha ka baxo
2
6
14
@MusaKahin49384
mawldG1825
2 months
Alxaqiiqa, tuntu waa tan
0
6
14
@MusaKahin49384
mawldG1825
2 months
Maasha allah guulaha somaliland oo si aan kala go lahayn isaga soo daba dhacaya
2
2
13
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Every body,s own background,the nomads and Pastoralism livelihood Abdilahi suldan timacade(quruumahan hore u maray ee qaaq wax kaga siiyay, ninwaliba marbuu qaadan jiray qaanso iyo leeb eh, qarfo iyo marbuu seexan jiray qalanqal hoosteede,hayeeshee quluub wada jirtaa qaniya she)
2
3
12
@MusaKahin49384
mawldG1825
2 months
Amniga hargeisa yaalaa afrika iyo carabta midna ma yaalo
1
3
13
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Gabiley Waa kulmiye
0
3
13
@MusaKahin49384
mawldG1825
3 months
Beenaha faafay, Majeerteen iyo Madax Madaw. Maayarka Caasimada Somaliland Waxaa u Codeeyay 26000 oo qof, Tuulada Garawana waxaa ka Kodeeyay 25000 oo aan Waliba la Hubin
Tweet media one
1
1
11
@MusaKahin49384
mawldG1825
4 months
Hasha geela Cunta Ee Hadana Cabaada Where are the deplomatic muscles he wouldn't like to press somaliland Atlasly crying
0
3
12
@MusaKahin49384
mawldG1825
19 days
Gabiley ayaa Garbahaaray ah, musa bihina waa siyaad bare
13
4
12