MOGADISHU MUNICIPALITY Profile Banner
MOGADISHU MUNICIPALITY Profile
MOGADISHU MUNICIPALITY

@MunicipalityMog

11,304
Followers
615
Following
803
Media
1,499
Statuses

Official Twitter Account of Mogadishu Municipality / Twitter-ka Rasmiga ah ee Dawladda Hoose ee Muqdisho

Mogadishu,
Joined February 2015
Don't wanna be here? Send us removal request.
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
2 days
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md. Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimillada XFS Amb. Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa ka wada hadlay dhaqan gelinta ollolaha dalka looga joojiyey Bacaha & sharciga ilaalinta deegaanka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
9
29
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
6 days
Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka, Dowlad-goboleedyada dalka iyo G/Banaadir, kaasi oo loogu hadlayo amniga dalka, dhameystirka hanaanka dimuqraadiyeynta & fulinta heshiisyadii hore.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
6
13
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
8 days
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md. Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shir lagu soo bandhigaayay Dib-u-habeynta lagu sameeyay Xeerka Maamulada Degmooyinka G/Banaadir, taasi oo hageysa kala sareynta, xuquuqaha shaqaalaha iyo nidaamka shaqo ee Degmada.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
12
27
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
19 days
قام رئيس بلدية مقديشو، مساء اليوم، بجولة في بعض شوارع مقديشو، للاطلاع على التطورات الأمنية في العاصمة.
1
2
14
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
19 days
The mayor of Mogadishu went for a walk tonight in some of the streets of Mogadishu, observing the security development in the capital.
9
29
139
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
20 days
Guddoomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Md. Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka D/Hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraatka Md. Axmed Jumca Alromaith. Waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka walaaltinimo & midka iskaashi ee ka dhaxeeya labada shacab.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
5
12
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
22 days
The Mayor of Mogadishu and Governor of Banadir Region H.E Yusuf Hussein Jimale (Madaale), met today in his office the @NorwayInSomalia Ambassador Mr. Carsten Carlsen, they discussed potential areas of cooperation and various agenda items aimed at strengthening relations.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
4
12
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
28 days
The Mayor of Mogadishu and Governor of Banadir Region H.E Yusuf Hussein Jimale inaugurated the Community Consultation Forum for the Status of Mogadishu - Somali Capital & Rights of Banadir Region, which is attended by traditional elders, scholars, youth, women and civil society.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
9
15
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
28 days
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md. Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Madasha La-tashiga Bulsho ee Maqaamka Muqdisho & Xuquuqda G/Banaadir, kaasi oo ay ka qeyb galayaan Odayaasha dhaqanka, Culumada, Dhalinyarada, Haweenka iyo Hormuudka Bulshada Rayidka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
11
21
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
30 days
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md. Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Garoonka Eng. Yariisow Stadium ka daah-furay Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka G/Banaadir iyo Degmada Balcad. Waxa uu guul u rajeeyay dhamaan dhalinyarada iyo xulalka ka qeyb-galaya Tartanka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
5
17
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
1 month
Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada G/Banaadir Md. Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa ka qeyb galay Finalka Tartanka Kubadda Cagta Dugsiyadda G/Banaadir oo lagu soo gaba-gabeeyay Garoonka Eng. Yariisow Stadium, iyadoo ay guusha raacday Dugsiga Axmed Gurey.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
7
17
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
1 month
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md. Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa xariga ka jaray Waddo cusub oo laami ah oo laga hirgeliyay Degmada Yaaqshiid. Dhismaha waddadan ayaa qeyb ka ah qorshaha horumarinta Kaabayaasha, kobaca ganacsiga, dhaqaalaha iyo fududeynta isku socodka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
7
19
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
1 month
Mayor of Mogadishu & Governor of BRA, H.E. Yusuf Hussein, bid farewell to outgoing @IOM_Somalia Chief, @CelestinFranz . Grateful for his dedication and partnership in driving development and humanitarian efforts in Somalia. BRA_dsu #Mogadishu #Somalia @BRA_dsu
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
12
31
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
1 month
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md. Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa kormeer ku tagay Xabsiga Dhexe ee Xamar, asigoona gaarsiiyay Deeq kala gedisan oo isugu jira Geel, Raashiin, Dhar iyo agabyo kale oo bilaw u ah ka jawaabida baahiyaha aas-aasiga ee ka jira Xabsiga Dhexe.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
6
17
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
1 month
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa daahfuray Kawaanka Hilibka Suuq Boocle ee Degmada Dharkeenley. Duqa Muqdisho ayaa sheegay in dib-u-dhiska lagu sameeyay Kawaanka uu qeyb ka yahay Qorshaha lagu horumarinaayo suuq-yada Muqdisho.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
6
28
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
2 months
Duqa Muqdisho Md. Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa kormeer dhiiragelin ah ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidamada Amniga ee Howlgal ka wada duleedka Degmada Garasbaaley. Waxa uu gaarsiiyay 20-neef oo ari ah, asigoona kafaalad qaaday qoyska 4-askari oo isku dhigay gaari qarax siday.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
5
18
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
2 months
Maamulka G/Banaadir ayaa Aqalka D/Hoose ee Xamar kulan Duco iyo Quraan Aqris ah ugu sameeyay dadkii ku geeriyooday weerarkii xeebta Liido ee Degmada C/casiis. Duqa Muqdisho Md. Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa salaada kadib u duceeyay Dalka, Dadka iyo muslimiinta dunida.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
4
18
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
2 months
The Mayor of Mogadishu H.E Yusuf Hussein Jim’ale participated in a large demonstrating, where the people opposed the act of terrorism that recently killed innocent people. Thousands of people gathered at Lido carrying placards with slogans against the extremist group Al-Shabab.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
12
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
2 months
انضم محافظ محافظة بنادر وعمدة بلدية مقديشو السيد يوسف حسين مدالي إلى الشعب الصومالي في مسيرة كبيرة ضد جماعة الشباب الخارجية لاسيما مذبحة في شاطئ ليدو قبل ثلاثة أيام. وتجمع الآلاف من المجتمع المقديشاوي في ليدوا رافعين لافتات مكتوب عليها شعارات مناهضة لجماعة الشباب المتطرفة.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
8
@MunicipalityMog
MOGADISHU MUNICIPALITY
2 months
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Shacabka Soomaaliyeed kala qeybgalay isku soo bax balaaran oo ay ugu soo horjeedaan Kooxda Khawaarijta iyo xasuuqii dhalinyarada Soomaaliyeed loogu geystay Xeebta Liido ee Degmada Cabdicasiis.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
6
20