Jubaland State House Profile Banner
Jubaland State House Profile
Jubaland State House

@JSStatehouse

23,500
Followers
10
Following
663
Media
1,320
Statuses

The Official Account Of The State House of Jubaland State of Somalia.

Kismayo, Jubaland
Joined June 2009
Don't wanna be here? Send us removal request.
@JSStatehouse
Jubaland State House
4 days
Madaxweynaha Dowladda Jubaland H.E @PresidentMadobe ayaa caawa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka kooban Haweenka labada gole ee BJFS iyo ururada bulshada rayidka ah oo howlo shaqo u jooga magaalada Kismaayo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
10
@JSStatehouse
Jubaland State House
9 days
Madaxweyne @PresidentMadobe ayaa maanta booqasho ku tagay deegaanka Buuloxaaji ee Gobolka Jubada Hoose oo dhawaan laga xoreeyay khawaariijta. Madaxweynaha ayaa meel fagaare ah kula hadlay dadweynaha deegaanka oo uu sheegay in lasoo gaarsiin doono adeegyada bulshada.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
8
30
@JSStatehouse
Jubaland State House
11 days
Madaxweynaha Dowladda Jubaland H.E @PresidentMadobe ayaa maanta dadweyne kala duwan salaada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
18
@JSStatehouse
Jubaland State House
12 days
Madaxweynaha Dowladda Jubaland H.E @PresidentMadobe ayaa munaasabada ciidul Adxa ugu hambalyeeyay guud ahaan shucuubta islaamka, Ummada Soomaaliyeed iyo shacabka Jubaland.
1
13
51
Jubaland State House Retweeted
@PresidentMadobe
Ahmed Sheikh Mohamed Islam
17 days
Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Ciidamada geesiyadda ah ee Jubaland iyo xooga dalka oo maanta guulo muhiim ah ka gaaray howlgalka deegaanada Jubaland lagaga cirib tirayo Khawaariijta oo maanta si rasmi ah u bilowday.
Tweet media one
35
14
138
@JSStatehouse
Jubaland State House
18 days
Madaxweynaha Jubaland H.E @PresidentMadobe ayaa caawa casho sharaf ugu sameeyay Madaxtooyada wafdiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Kusimaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo wafigiisa oo maalmihii lasoo dhaafay howlo shaqo u joogay Magaaladda Kismaayo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
7
19
@JSStatehouse
Jubaland State House
19 days
Madaxweynaha Jubbaland mudane H.E @PresidentMadobe ayaa saaka si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee Jubbaland. Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee sanadkan ayaa waxaa galaya Arday gaaraysa 4,357 kuwaas oo isugu jira Wiilal iyo Gabdho.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
10
30
@JSStatehouse
Jubaland State House
21 days
Madaxweynaha Dowladda Jubaland H.E @PresidentMadobe ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiiradda oo lagaga hadlay qodobo kala duwan oo ay kamid yihiin arrimaha Amniga, howlgalada ay wadaan Ciidamada Jubaland iyo xooga dalka iyo xaalada guud ee Siyaasada dalka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
2