Bal ka warrama dad aanan waddanka meel uga bixin, oo waxbarashadoodii dalka ku qaatay; haddana faan u arka in aysan af-Soomaaliga qori aqoonin? “Aniga af-Soomaali waxba kuma akhriyo, waxna kuma qoro”, ayuu la soo taagan yahay, oo ay weliba taa la qumman tahay!
Dhaqanguur!
Hanuunsan = guided/ on the right path
Habawsan = misguided/ misled
Hagaagsan = functioning
Hallaysan = malfunctioning/out of order
Habaysan = well organised/ orderly
Near miss = sigasho
Narrow escape = dirqi ku baxsasho
Close shave = sigasho
Fadlan ii sheeg erey kale oo af Soomaali ah, oo la macna ah “sigasho”. Mahadsanid.
Waa sannadkii 2002dii, goobtuna waa Nairobi. Bal waxa aan qaamuusyo soo urursaday daya! Intaa waxaa aan raadinayay meel ay ku kala wanaagsan yihiin. Maanta aaladda internetka ayaa baahidii qaamuus kitaab ahaan u daabacan loo qabay dadka ka kaafisay.
Sovereignty and territorial integrity form a bedrock of a nation’s existence. Defending them is not just a right, but a duty vital to preserving a nation's independence, identity and its people's welfare. Compromising on these is like eroding a country's soul.
#SomaliSovereignty
!
Kulan wadasheekeysi oo xiise badnaa ayaan xalay la qaadannay Guddoomiye Jawaari, Eng Cabdulqaadir Aaden Cadde iyo qoraa Maxamed Turunji. Dhacdooyin taariikhi ahaa ayaa diiradda lagu saaray, si fiican ayayna nooga haqabtireen waayihii xaasaasiga ahaa ee ay u soo joogeen.
Waxa aan intii aan dalka joogay fursad u helay in aan la kulmo dhalinyaro badan oo dalka wax ku bartay, dadaal badanna ku bixiyay in ay aqoontooda kobciyaan. Waa dhalinyaro dhaqan, qiyam iyo akhlaaq hawl-gudasho iyo hami sarreeyaba leh. Rajo weyn ayaa muuqata. Guuleeysta🙏🏾
“Codka iyo muuqaalka isma laha, waa la isa saaray.”
“Sawirka dhab ma aha, waa photoshop.”
“Codka bani’aadam ma aha, ee waa artificial intelligence.”
“Qormadan hal’abuur dad sameeyay ma aha, ChatGPT ayaa qoray.”
………..
Xamar, marka la sifeeynayo qoraal si wanaagsan loo habeeyay ama dhar iyo labis si fiican qofka ugu soo baxo, oo uu ku qurxoon yahay, waxaa la yiraahdaa “wuu fadhiyaa”.
Farmajo's speech tonight starkly unveils his own political insolvency, revealing a profound lack of both principle and purpose. This showcases a critical void of viable alternatives to the very administration he critiques, emblematic of a deeper crisis within his politcal stance.
Dhaqan NGO qaran ma dhiso! Aan ka dhuxulo qaadanno taariikhyahanada mawduuca sooyaalka qaran-dhiska baaca aqooneed u leh, aanan la imaanno garashada waxa duruufaheena ummadeed waaqac ahaan la gaarka yahay.
Dad badan oo ChatGPT ku xammaalanaayay, oo ku asturnaa, ayaa markii kulamo is-arag foolka fool ah la isugu yimid, wax u ciidmiya waayay. “ChatGPT-yoow hadal”!
“Dalkeenna Itoobiya illaa bilowgii 1990s laga soo gaaro bad buu lahaa. Si ay wax naga noqdeenba, waxa aannu is aragnay innaga oo bad la’aan ah! Haddaba, heshiiska aynu galnay waa mid ina siinaya dhul badeed 20km gaaraya iyo berrigii loo mari lahaa, oo abadi ah.” Damac waalan!
Extremely delighted that we, SADC, have been presented with the Queen's Award for Voluntary Service 2018. It is an immense recognition and honour to the work we have been doing for the vulnerable Somali youth in the London Borough of Ealing.
Wonderful news! SADC has been awarded The Queen's Award for Voluntary Service. This is an immense recognition and honour for we do for the community. Special Congratulation to our amazing volunteers!
@Yasmomar
,
@FadumoYz
@khaliifa2003
@Najmaa_Mx
~
#QAVS2018
Inna Lillahi wa inna ilayhi raji'un. It is with sadness that I heard about the death of the intellectual titan Dr Shabbir Akhtar.
I last spoke to him in May, when he had to cancel our scheduled interview due to ill health. He remained to his last days a strong, humble believer.
The biggest hunger crisis in the world is unfolding in Sudan, and it is manmade. As of now, more than half of the country’s 45 million people urgently need humanitarian assistance.
The qualities of a successful politician include that you can influence people; second gain their cooperation, and finally secure their loyalty. However, in Somali political context, there is no need 2 go through all these stages; the loyalty is ready if you are armed with money!
Anas was a wonderful young man. Everyone who knew him really loved him. Anas had accepted the affliction and the excruciating test he was through with stoical patience and fortitude. May Allah have a mercy on his soul and grant him jannah.