Hersi Ali H. Hassan Profile Banner
Hersi Ali H. Hassan Profile
Hersi Ali H. Hassan

@HersiAHassan

12,252
Followers
8
Following
309
Media
458
Statuses

Official account of the Chairman of WADDANI Party. Former Party Leader. Former Minister of Presidential Affairs Ministry of Somaliland.

Hargeisa, Rep. of Somaliland
Joined May 2013
Don't wanna be here? Send us removal request.
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
8 months
Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya.
126
82
351
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
16 days
The nation of Somaliland is one, not two. WADDANI Party condemns the news reported from the Prime Minister of Somalia. Whatever the purpose, it seams dividing to our people which is daydreaming. The opposition and the government of Somaliland are one, Somaliland and its people
Tweet media one
141
81
355
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
3 years
Thank you Mr @GavinWilliamson on bringing Somaliland's case for recognition Infront of the UK Parliament. #Somalilandrecognition
Tweet media one
24
37
293
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 months
Jabuuti waa dal aynnu walaalo nahay, oo saaxiibbo nahay. Haddii la innaga gardaran yahay annagu qarankayaga ayaannu la jirnaa, laakiin Muuse wuxuu doonayaa colaad aanu waxba ka tari karin.
287
45
281
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
6 months
Dad wada jira, dal mid ah iyo isbeddel khayr qaba. Rejada shacabka, 2024✌
Tweet media one
113
38
278
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 months
Boqor Buurmadow wuu imanayaa, iyadoo roog cas lagu soo dhaweyn doono oo aan cidna la hadli karin!
105
30
194
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
21 days
QARANKII uu jebiyay, ayuu @musebiihi inna leeyahay: "waan difaacayaa!" Waa lagu beddelayaa, kii difaaci lahaana waa la keenayaa. QARANKA difaaciisana waxa ugu horreeya in la mideeyo, oo bulshada, ciidanka iyo hoggaankuba ay mid ahaadaan, meelna u wada jeedaan. Xisbiga WADDANI,
184
33
207
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 years
Today is a National Day, irrespective of political differences we have with the current government, we support and encourage every effort made towards improving Somalilands image internationally, in order to achieve our common goal, which is a recognised Somaliland.
13
40
205
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
6 months
Kaadhadhka ha la soo dhaweysto! DOORASHO ayaa aynnu aadnay. Isbeddel khayr qaba!
69
47
196
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
3 years
The president is using the power for the wrong reasons, by silencing via threats anyone who opposes him, criticizes him, and in some cases unlawfully detains and imprisons them. He tried that with me today. And my message is, we are not afraid of being questioned or detained,
Tweet media one
72
28
196
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
3 years
Waxa aan maanta si rasmi ah ugala wareegay Dr. Cabdiraxmaan Cirro xilkii guddoomiyanimo ee xisbiga Waddani. Waxa aan Ilaahay ka baryayaa in uu ii fududeeyo Xilkan culus ee aan maanta la wareegay
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
21
22
183
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
4 months
Maanta oo Qarannimadii dhaawac gaadhay, hoosudhacna ku yimid, waxa aynnu doonaynnaa in aynnu dunida, shacabkeenna, dadka Soomaalida ah iyo cid walba u muujinno jiritaankeenna. Waynnu jiraynnaa, waynnu joogaynnaa, himiladeennana waynnu hananaynnaa!
Tweet media one
102
32
187
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
8 months
Waxa aan saaka safar u soo ahay dalkii hooyo, ka dib muddo aan arrimo gaar ah, kuwo shaqada xisbiga la xidhiidha iyo kuwo Qaranka ahba aan u joogay dalka Ingiriiska, kuwaas oo dhammaantood guul ku soo dhammaaday. Waxa aan guud ahaan bulshada Somaliland ugu baaqayaa wadajir iyo
109
27
189
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
4 months
🟢⚪️🔴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
13
31
187
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
6 months
Waxa aan bogaadinayaa qaraarka Golaha Ammaanka ee QM ee maanta soo baxay. Go'aankan waxa uu mar labaad guul u yahay dadka reed Falastiin oo u muuqda in ay masraxa siyaasadda kaga adkaadeen rajiimka daalinka ah ee Netanyahu. Shacabka xaq u dirirka ah ee Falastiin oo u jilibdhigay
Tweet media one
38
24
179
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 months
WADDANI dalka ayuu midaynayaa, bulshada ayuuna walaalaynayaa oo uu isu soo jiidayaa.
119
31
171
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
3 years
The Human Rights Agency in Somaliland has reported 114 cases of unlawful imprisonments of journalists, politicians, authors, and other civilians being detained without any charges being brought forward.
Tweet media one
55
33
173
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
5 months
Ciid wanaagsan! Caasimadda Hargeysa ayaa aan idiinka soo dirayaa tahniyadda ciidka. Caafimaad, raynrayn iyo nayaayir ku ciida.
36
36
170
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
1 month
✌️
Tweet media one
34
12
162
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 years
Murashaxa aan wato ee aan dhisayo ee Muuse ka baqayo waa Cabdiraxmaan Cirro.
51
27
152
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
8 months
The agreement that came out today between Somaliland and Somalia seems to have brought down Somaliland, and we are waiting for any secret or information that the delegation will bring to the home. The WADDANI party does not accept anything that jeopardize the sovereignty of
101
45
152
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
7 months
Waxa aan soo dhaweynayaa xeerka doorashooyinka isasaarka ah ee ay labada gole codka aqlabiyadda ah ku ansixiyeen, waanan ku hambalyaynayaa goloyaasha shaqadaa Qaran ee ay guteen. Doorashadu waa ay dhacaysaa, isbeddel khayr qabana waa uu imanayaa, waynnuna guulaysanaynnaa!
Tweet media one
50
25
151
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 months
Xisbiga WADDANI waxa uu qaadhaan $10,000 oo dollar ah ku darsanayaa dhismaha dhakhtarka Caynaba International Hospital. WADDANI waxa uu Caynaba u arkaa xuddun muhiim ah isuna haysa Somaliland; sidaa awgeed mar walba waxa uu u taagan yahay in uu wax ku darsado horumarka iyo
Tweet media one
52
31
142
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
12 days
Halkani waa SARAAR! ✌️
Tweet media one
38
17
149
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
6 months
Waxa aan hambalyo u dirayaa kooxda Dawladda Hoose ee Burco oo galabta ku guulaysatay Horyaalka Horyaallada Soomaalilaan oo todobaadyadii u dambeeyey ka socday magaalada Berbera. Waxa aan sidoo kale bogaadinayaa dedaalka ay muujiyeen dhammaan kooxihii kale ee horyaalka qaybta ka
Tweet media one
19
22
141
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
8 days
Farriintaydani waxa ay ku socotaa, qofkii wanaag doonaya. Waxaana aan rejaynayaa in ay anfacdo qofkii waano qaadanaya!
103
35
196
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
7 months
Innaga oo qarannimo ku galbinaynna oo midaysan ayaa aynnu murashaxeenna kursiga ku hubsanaynnaa, Ilaahay idankii.
Tweet media one
46
17
138
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 years
Maanta laga bilaabo, Muuse Biixi iyo golahiisii hore ee wasiirradu ma haystaan sharciyad ay waddanka ku maamulaan, si waafaqsan qodobka 88(1) ee dastuurka. Sii socoshada xukunkiisuna waxa ay ku suntanyahay xoog-ku-haysasho iyo kelitalisnimo. (1/5)
70
30
130
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
3 months
Cidda DEMBIILAHA ah ee u baahan in lala xisaabtamo Muuse ayaa kow ka ah.
77
36
130
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
4 months
Waxa aan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan bulshada Jamhuuriyadda Somaliland, meel kasta oo ay joogaan. Waxa aynnu hiigsigeenna ku gaadhi karnaa: isku duubni iyo midnimo. Dedaal iyo halgan joogto ah. Qorshe iyo nidaam. Sharci iyo hay’ado dawladeed oo cago adag ku taagan,
47
34
132
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
4 months
Iyada oo xuduuddii Qaranka badh maqan yahay, nabadgelyadii dadlka werwer ka taagan yahay, dhaqaalihii burburay oo dadkii reer Somaliland qaybsamay ayuu leeyahay: "Qaranka difaaciisa ayaa la igu dooranayaa"! Allaa kariim!
85
33
127
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
7 months
Waxa aan goor dhaweyd nabad imid caasimadda Hargeysa, halkaas oo aan soodhaweyn ballaadhan oo aan ka mahadcelinayo kala kulmay madaxda xisbiga, taageerayaasha iyo bulshaweyntaba.
36
25
126
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 months
Labada codba waa WADDANI!✌️
Tweet media one
37
12
126
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
7 months
Si kasta oo afka looga yidhaahdo "horaa loo soconayaa" dadku indhahooda ayaa ay ku arkaan in iyaga iyo dalkiiba ay dib u soconayaan! Markaa, gaadhi raabuqay ma rinji baa wadi?!
89
19
126
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
3 years
Delegates from both Ucid and Wadani parties are on their way to Kenya to meet with the International community to have a discussion with them regarding the upcoming election next year.
Tweet media one
10
10
126
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
3 years
I have taken over the responsibility of the Chairmanship of the party and handing over of the papers was officially done today. I accept this job, I am ready to start working. Thank you to the former Chairman, Mr Abdirahman Irro and everyone involved.
Tweet media one
14
17
116
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
3 months
Waa nasiibdarro Somaliland ku dhacday in toddobo sano Muuse reefis ku wado, WADDANI ayaase isbeddel khayr qaba u horseedi doona.
100
25
123
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
1 year
Backtracking Is Not An Option! "Before the war, we sent a recommendation to the President. After the uprising, before the war started, the president asked us for advice on the issue of Las Anod. We started our efforts to find a solution for this problem by asking the Speaker of
Tweet media one
124
24
121
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
11 months
Taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxaan leeyahay, haddii aynnu doorasho sugaynnay dalku wuxuu u jehaystay DOORASHO ee aynnu iska daynno hadaltirada oo u diyaar garowno doorasho, oo aynnu dalka midnimadiisa ka shaqaynno! Waxa aynnu wax ku noqon karaynnaa dadkii ina dooran lahaa oo
Tweet media one
38
21
122
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
7 months
Waxa aan hambalyo u dirayaa guud ahaan ciidanka Qaranka JSL, xaasaskooda iyo ubadkooda, meel ay joogaanba, oo ay maanta tahay maalintoodii, isla markaana ay ku beegan tahay sannadguuradii 30-aad ee aasaaska ciidanka Qaranka. Ciidammada Qaranka ee kala duwani waa cududda uu dalku
23
18
114
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
1 month
Halkani waa Gabiley!✌️
27
18
115
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
1 year
Wajaale market was one of the pillars of Somaliland economy, and I am really sorry that the fire caught yesterday. Everything happens according to destiny of Allah, but there is a need to investigate the root cause of the fire in Hargeisa, Jigjiga and #Wajaale . WADDANI Party
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
30
24
111
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
27 days
Sagaashankii cisho ee u dambeeyay iyo safarkii sagootinta ayaa uu Kulmiye ku jiraa!
Tweet media one
63
22
111
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
3 months
Maddaalayaasha xisbiga WADDANI ee Burco shaqada adag ka wada. Guul! Labada codba waa WADDANI✌️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
21
19
109
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
8 months
WADDANI National Party represents the national interests of Somaliland; however, we lack sufficient information regarding the contentious agreements that Lame-duck presidents have been signing recently; these documents must be presented to parliament as soon as possible. Our
Tweet media one
Tweet media two
51
22
106
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
1 month
Kulmiyoow, danta aannu u heshiinnay annaga ayaa naqaanna, ee tiinna ka taliya!
56
21
106
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
3 months
Bi'i waaye cay waxba idin tari mayso, codna idiin noqon mayso.
41
20
97
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 months
Bulshadu way ka ilbaxday in wax aad samaysay aad cid ku eedayso! Waa ayaandarro, cidna kaa dhegaysan mayso. Waannu soo jeednaa, runta ayaannu kuu sheegaynnaa, xaqiiqada ayaannuna dadka taabsiinaynnaa. Kana deyn mayno ilaa la beddelo, oo farteennu beddesho. Waana ta gubaysa!
58
16
105
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 years
In accordance to their constitutional rights Somalilander protested throughout the country to denote their will & demand for free, fair & timely elections. However, the distrubance, burtality & power abuse by the gov't sadly claimed 7 citizens & injured over 100. Internet was cut
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
42
31
102
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
3 months
Isbeddelka WADDANI waa mid walaalaynaya dadka reer Somaliland.
52
28
97
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 months
Halkani waa BERBERA oo aannu hadda maraynno, ka dib jarmaado aannu saaka ku soo galnay Hargeysa. Burco ayaannu mar kale ku sii jeednaa oo shaqo baaxad leh ka socoto. Hawshu waa bilow, ee halgan adag ha loo diyaargaroobo!
Tweet media one
19
10
103
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 years
Happy Eid Al Ad'ha to all  Muslims around the globe, particularly the noble people of Somaliland. May our good deeds been welcomed by Allah. This is a moment of sharring the happiness, publicly displayiny the basic Islamic fundamentals, forgiving and giving to the poor.
Tweet media one
23
14
98
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
1 year
Maxakamada sare ee Dastuuriga ah oo laga filayay in ay xalka qayb ka noqoto ayaa waxa muuqata in ay ku milantay xukuumaddii oo ay u tafaxaydatay in ay muranka daraf ka noqoto oo shaqadii Golaha Wakiillada soo gasho. Waxa aannu uga digeynnaa in ay hore ugu socoto talaabadaa
Tweet media one
70
23
100
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
1 month
Codkeenna ayaa aynnu KULMIYE ku beddelaynnaa, oo isbeddelka khayrka qaba ku dhalinaynnaa! Labada codba waa WADDANI! ✌️
65
14
103
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
7 months
I am utterly saddened by the tragic news of Abdinasir Muse Haji Abdi Haddi who was assassinated in Mogadishu, Somalia. My thoughts and prayers are with his family, friends, and the entire nation of Somaliland as they navigate through this difficult time. Abdinasir was a vibrant
Tweet media one
47
21
101
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
1 year
Waxa aan qormadan kaga xog-warrami doonaa; waxa aynnu ummad ahaan ka baran karno sooyaalka colaaddii degmada (Geeska Africa) gaar ahaanna 63kii sanno ee ugu dambeeyay. Laascaanood wixii ka dhacay iyo sidii xukuumaddu uga fal-celisay. Talo-bixintii aannu madaxweynaha la wadaagnay,
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
73
26
100
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
3 years
We've arrived in Buroa today. Accompanied by the candidate for presidency Mr Abdirahman Irro. The reception was overwhelming. Thank you for showing up in numbers. We know the nation wants change and we will deliver it on 13 Nov this year.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
21
15
97
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
3 years
We had productive talks with the delegates from the EU and International partners of Somaliland who are here in Hargeisa. We discussed few points including strengthening and improving the ties and the friendship between Somaliland and their respective countries.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
23
15
98
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
1 year
Goormaan himiladaydiyo Gaadhayaa hankaygoo Dalkaygow ku helayaa Adigoo hore u maray?
Tweet media one
36
11
93
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
7 months
Ma jecli qabyaaladda iyo kahadalkeeda, oo horana la iigama baran, imminkana iima qorshaysna, balse maadaama munaasabaddan ay xaafaddaydu isugu timid, waxaan xigaalkaya leeyahay: Somaliland isgoys ayaa ay maraysaa, xukuumadda maanta joogtaana waa taladiinnii, wixii ay ahaydna la
48
21
95
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
1 month
Saxeexa heshiiska iskaashi ee Xisbiga WADDANI iyo Urur-siyaasadeedka KAAH.
11
14
98
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
3 years
Last night's dinner with the Delegates from the United States. We discussed couple of issues including the democracy in Somaliland, and the upcoming elections.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
21
12
93
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 months
Waxa aan curashada sannadka cusub ee tirsiga Islaamka (1446) awgii hambalyo iyo bogaadin u dirayaa guud ahaan ummadda muslimiinta ah, meel ay joogaanba, gaar ahaanna shacabka reer Somaliland. Waxaan rejaynayaa in Ilaahay sannadka sannadkiisa uu innagu gaadhsiiyo nabadgeliyo,
Tweet media one
13
10
96
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
1 year
Waxa aan curashada sannadka cusub ee tirsiga Islaamka (1445) awgii hambalyo iyo bogaadin aan u dirayaa guud ahaan ummadda muslimiinta ah, meel ay joogaanba, gaar ahaan shacabka reer Somaliland. Waxaan Ilaahay ka baryayaa in uu sannadkan sannadkiisa inagu gaadhsiiyo nabad iyo
Tweet media one
21
14
95
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
1 month
KULMIYE waxa uu inna leeyahay: toddobaadka ugu dambeeya ayaannu Burco tegaynnaa, oo aannu Burco iibsanaynaa! Waase beentood. Burco IIB maaha, oo Burco gacani waxay bixiso iyo wax go' lagu qaado maaha. Reer Burco oo isku duuban ayaa beenin doona, xaqiiqada ayaa hortiina iman
Tweet media one
59
16
95
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 months
The Council of Liverpool City ( @lpoolcouncil ) has formally recognized Somaliland as an independent state. The WADDANI Political Party is very pleased about this development. We urge the United Kingdom Government to consider the people's aspirations, play its role and grant
19
15
94
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
9 months
Waxa aan mar kale hambalyaynayaa warmurtiyeedka shirkii TALO-WADAAG ee nuxurkiisu ahaa nabadda iyo wanaag-kuwada-noolaanshaha jaarka iyo dadka Somaliland guud ahaan. Waxa aan sidoo kale bogaadinayaa baaqyadii ka soo baxay Garaaddada beelaha Sool iyo beelaha kale, ee ay dadka kala
68
19
93
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
7 months
Ninka wakhtigiisu dhammaaday ee kii sharcidarrada ahaa ee loogu daray dhammaanayo, waxa uu ku xadgudbay oo suuqa ku laayay taageerayaashayadii iyo muwaadiniintii reer Somaliland! Sidaas oo ay tahay, oo uu dalkii qiiro-qiiro marayo, ayaa haddana waxa laga baryayaa doorasho qabo oo
51
17
89
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 years
WADDANI Party welcomes the unconditional cease-fire declaration made by the Somaliland government. We once more urge the parties to prioritize peaceful negotiations. WADANI is ready to participate in the efforts to find a peaceful resolution to the most recent Sool crisis.
12
12
91
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
11 months
Our aspiration is to one day see Somaliland recognised by the international community as a sovereign state, and we deeply appreciate all those who contribute to this endeavour! A country's foreign policy is inevitably influenced by its domestic political situation. Friends of
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
37
27
93
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
11 days
BURCO ilaa OOG: safarkii isbeddelka iyo walaalaynta bulshada!
25
21
93
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 months
Waxa maanta xisbiga WADDANI iyo urur siyaasadeedka KAAH si rasmi ugu bilaabmay wadahadallo daarran iskaashi siyaasadeed. Waaxana labadayada hoggaan aannu guddi farsamo oo gaar ah u saarnay dhammaystirka heshiiska.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
31
21
91
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
1 year
Ciid Mubaarak! Waxa aan munaasibadda Ciidul Fidriga ugu hambalyaynayaa dhammaan Ummadda Islaamka ah, gaar ahaan shacabka reer Somaliland. Alle ha inaga aqbalo acmaashii suubbanayd iyo cibaadadii aynnu soo gudannay.
Tweet media one
21
7
85
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
1 month
GUUSHA dhalinteeda ayaannu idinku hoggaaminaynnaa, yoolkeennu waa xaqiijinta rejada shacabka, ee isu diyaariya isbeddel khayr qaba!
Tweet media one
38
18
88
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 years
Police uses brutality against civilians to forcefully stop their constitutional rights of demonstrating peaceful protests. Theys use live bullets that injured members of elected MPs and senior party officers. (1/2)
Tweet media one
27
26
86
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
9 months
Waxa aan bogaadinayaa kulanka salaadiinta Habarjeclo, midnimadooda, wadajirkooda iyo in ay ahaadaan ul iyo diirkeed, lahaadaanna hal ujeeddo oo ah ilaalinta dalka, dadka iyo diinta oo intaba ay nabadgelyadu saldhig u tahay. Wadajirkaas ay muujiyeenna waxaan aamminsanahay in uu
Tweet media one
25
23
84
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
3 months
Ciid wanaagsan. Farxad iyo caafimaad ku ciida.
19
17
76
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
6 months
Dhammaan ummadda Islaamka waxa aan ugu hambalyaynayaa dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan, 1445H. Waxa aan Ilaahay weydiisanaynnaa sida uu bilowgeeda inoo haleeshiiyey inuu inagu mannaysto dhammaystirkeeda, inana waafajiyo cibaadada iyo camalka wanaagsan, inagana yeelo kuwa
Tweet media one
11
8
85
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
6 months
Dadka reer Somaliland ma aha Looma-ooyaan!
28
12
83
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 years
This was not the first time that may house was vigorously targeted. Last week, blazing tyres were thrown to my residence. We highly condemn these alarmist acts  which the gvt intends to itimidate the opposition leaders. (1/2) #Somaliland #Congress #EUcommission #Ukparliament
Tweet media one
84
24
77
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 years
From today, we do not recognize @musebiihi and his government as legal government. Any continuation of his role is not based on legal terms but on force and dictatorship, until it comes back to the constitution and consensus-based political agreement is reached.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
33
24
79
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 years
The decision to postpone the protests originally scheduled for Saturday was reached by the Opposition Parties out of respect to all the mediators. The elders of our community, the Business Men and the International Community have asked for us to give them time...
Tweet media one
18
9
81
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 months
Waxa aan xalay magaalada Hargeysa kaga qaybgalay xaflad ballaadhan oo ay beesha Muuse Abokor (Arab) ku dardargelinaysay taageeradeeda xisbiga WADDANI Xafladdan qiimaha badan waxa aan u soo hakiyay hawlihii shaqo ee aan u joogay magaalada BURCO, waana ii sharaf iyo waajib.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
20
12
79
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
1 year
Aniga iyo Murashaxa Xisbigu waxa aannu isku waafaqsannahay talo midaysan, waanan maqnahay oo Xisbiga hoggaankiisii, maamumlkiisii iyo murashixiisiiba dalkii ayay ku sugan yihiin oo uu shir muhiim ah uga socdaa, go'aanka Xisbiguna wixii halkaa ka soo baxa ayuu noqonayaa!
24
20
81
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
7 months
Waxa aannu saaka magaalada Hargeysa soodhaweyn ballaadhan ugu samaynnay siyaasi Cabdoo Axmed Aayir oo maanta si rasmi ah ugu soo biiray xisbiga WADDANI.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
21
19
80
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
8 months
It is completely unethical and unlawful to force journalists to appear ahead of a military court. This is what we understand to be a step toward installing military rule and withdrawing democratic values and governance. We implore on the government to release immediately
Tweet media one
36
18
82
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 years
Aqoontu haddii ay bulshada wax ka beddali weydo, oo halkii ay shalay joogtay ka kaxayn weydo, qiyamkii bulsho ay kor u qaadi weydo, hab-fekerkii iyo wacyigii dadkana ay wax ka tari weydo waxa muuqata in wax weyni qalloocan yihiin!
28
13
80
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 months
Xisbiga WADDAN iyo ururka KAAH ujeedka ay isu kaashanayaan waa in Somaliland laga badbaadiyo hoggaanxumada ragaadisay ee ay bulshadu ku khasaartay. GUUSHA waa la isu kaashadaa, oo iskaashi ayaa lagu dhaliyaa.
34
23
76
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 months
Hoggaamiyaha guuldarraystay ayaa ay caadadiisa tahay in uu dadkiisa qaybiyo.
44
12
81
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 years
Our Political stance on the illegal extension of the Presidential term.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
24
22
78
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
1 year
Dadweynaha magaalada Burco ayaannu maanta kala qayb galanay xuska maalinta Qaran ee 18ka May, annaga oo ka kooban madaxda xisbiga WADDANI iyo masuuliyiin kale oo heer qaran iyo heer gobol & degmo ba isugu jira! Dawladnimada aynnu doonaynno saldhiggeedu waa nabad iyo midnimo!
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
13
75
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
11 months
Dawladnimo marka laga warramayo, waxa aanay laba isku diiddanayn in ay CADDAALADDU sees iyo saldhig u tahay, jiritaanka bulsho iyo horumarkuna aanu ka maarmayn oo la’aanteed aanu suurtagelayn, guud ahaanna waa mid uu aadamuhu isla qirsan yahay oo waaqiceenna maanta iyo
Tweet media one
28
24
75
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 years
We have had different meetings with ambassadorial level delegations from EU and Sweden. We focused on the current political situation of Somaliland. They showed their concern about the escalating conflict between the opposition parties and the government. (1/2)
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
39
12
75
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 years
Laascaanood waxaa ka dhacay ayaandarro weyn oo ka turjumaysaa siyaasad-xumada xukuumadda. Xisbiga WADDANI wuu ka soo horjeedaa in shacabka xabbad nool loo adeegsado. Dilkii Cabdi-Hadraawi iyada oo aan cid loo qaban, in lagu sii daro geeri iyo dhaawac kale waa guuldarro weyn.
33
11
76
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 years
As the earlier meetings between the parties failed, We ask the House of elders (Guurti) and the traditional elders to take the role of mediating between us and the government. We are soundly giving our confidence to the elders as we have declared earlier.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
23
15
75
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
20 days
Difaac afka laga yidhaahdo oo BEEN ah!
48
13
77
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
3 months
Codkiinna ayaa ay ku xidhan tahay in WADDANI talada dalka qabto!
41
22
73
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
10 months
Waxa aan bogaadinayaa go'aannada ka soo baxay shirka TALO-WADAAG ee beelaha Habarjeclo uga socday magaalada Burco, kuwaas oo aan u arko inay horseedi karaan nabad waarta oo dhexmarta dadka deegaanka, kana qayb qaadata xasilloonida guud ee mandaqadda Geeska. Si gaar ah, waxaan
Tweet media one
Tweet media two
31
24
74
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
3 months
Waxa aannu maanta dadweynaha magaalada BURCO kula shaahnay mid ka mid ah maqaaxiyaha ay kulmaan dhallinyarada, haldoorka iyo guud ahaan dadweynaha magaaladu, halkaas oo aannu isku xog-waraysannay kuna weelaynnay talooyinka kala duwan ee bulshada.ع
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
10
13
73
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
2 years
We as opposition parties nominated joint committee to investigate the different brutalities and inhumane acts faced by the peaceful protesters on Aug 11. We demand those who committed crimes agaist protesters should be brought into justice.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
33
20
73