HORNAFRICMEDIA Profile Banner
HORNAFRICMEDIA Profile
HORNAFRICMEDIA

@HORNAFRICNEWS

1,007
Followers
643
Following
1,075
Media
2,022
Statuses

Will provide you accurate information &will reeducate you the sensative topics both sides.We will avoid to act as Western Media which most people Fed up.Scholar

Canada
Joined February 2023
Don't wanna be here? Send us removal request.
Pinned Tweet
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
5 hours
Puntland waa indhaha umada Somaliyeed waxayna hada ay u xuub siibatay Cududa dhaqaalaha umada Somaliyeed. Ma noqon doontaa Hogaanka Dimuqraadiyada umada Somaliyeed?
0
0
1
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Xildhibaan ka Sheekaynaya Cabsida Baarlamaanka Somaliya ka Jirta & Sida Nisa Xildhibaanadu uqa baqayaan. Wax walba marka waa in ay Ansixiyaan.
11
20
73
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
2 months
Gaalkacyo, Puntland, Beeraha Bal Milicso. Markaan.
13
17
71
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
2 months
Prof Afyare warned & compared Hassan Sheikh Gov as soccer amusement where the administration is playing the field,setting the rules and getting to be a refree where the PM becomes typical Loyal and Parliament gets to be his rubber stamp. Hornafricmedia.
3
21
43
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
6 months
Somaliland Anagu Ma Dilin ee Maamul Baadilay...Daawi
4
6
42
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Somali Minister of Education used UNESCO aid as a weopon against Somali Federal States. As result, thousands of Somali children with no longer going to school as the funding from UNESCO ended up wrong hands. How long Somali Gov will continue to use int aid as a weapon?
10
15
37
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Boosaaso VS Baraawe. Dadkii usoo qaxay deeganada Puntland Xiligii Dagaalkii sokeeye ayaa ka helay Shaqo, Amni, soo dhawayn iyo ayagoo qaar ka mid noqdeen Gollaha Deegaanada Puntlan.Baraawe oo ah deegaanka uu kasoo jeedo waa lagu haystaa meesha Puntland uu ka yahay Mulkiile.
4
7
35
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Xildhibaan Abiib oo Banaanka Keenay Boobka ka Jira Villa Somaliya. Maxaa ka ogtahay Dhaqaalaha aan Cadadka lahayn ee Xassan iyo Xamse Xambaartaan Bil-walba. Daawo Src R Daljir.
3
17
37
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
5 months
Xassan "Waxuu yaqaan Tuugsiga"
5
16
31
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Faysal Cali Waraabe oo Kaba La dulmaray Goodax Barre.
8
13
30
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
2 months
Madaxwaynaha Puntland Saciid Abdulaahu Dani oo kusoo noqday Puntland ayaa Gacmaha ku Sita Guulo la taaban karo. MD ayaa mudo dhow ka hirgalindoona Mashaariic badan Gudahana Puntland. Puntland ayaa noqon doonta Sanadaha Soo socda meel aad uga horumarsan Gayiga Somaliya.
Tweet media one
9
5
28
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Sheikh Abdirahmaan oo sheekaynaya Talooyinka Ismaaciil Cumar Geelle soo siiyay Xassan Sheikh. 1. Dhaqaalle Samee. 2. Qabiilkaaga Dhaqaalle u samee. 3. Damac Waalan oo Xukuna la imow. Sidaas baad Somaliya ku Xukumi kartaa.
6
17
28
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
The self appointed regime in Muqdisho and semi- autonomous Puntland legitimacy. Watch..
3
15
28
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
4 months
Shir Beesha Hawiye iyo Itoobiya u dhexeeya oo ka Furmay Kenya.Shirkaan oo looga hadlayo Gobolka Awdal oo Muse Bixi u saxiixay Bada Lughaya Dalka Itoobiya ayay ahayd in Dadka deeganka iyo umada Somaliyeed ay wax ka ogaadaan.Xassan ayaa u diray Shirka BEESHIISA& GABADHIISA.
Tweet media one
21
12
24
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
2 months
Madaxda Puntland iyo Aqoonyanada Puntland oo Shir uga Furmay Nairobi. "Inaan Shicib iyo Xukuumad, in aan Talada Isla Shiilno..Waxii jira la isu sheego.Runtii Sharaf weeye Maanta"
5
3
23
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
1 month
Maamulka Gobolka Banadir oo Hub ka dhigis ku sameeyay dadkii qoryaha ku haystay ilaa 1991 Magaalada Muqdisho. Gobolka Banaadir waa deegaanka kaliya oo Hal beel ay ku haysato Beesha Abgaal. Beesha Abgaal waa in looga dambeeyaa Gobolka Banaadir & Awoodiisa.
3
1
24
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
2 months
Suuj beach,Nugaal iyo Mareero beach, Bari, Puntland..
1
3
21
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
2 months
Bari, Puntland. Hadii aad ogtahay waxaad haysato waxaa kuu fududaan in aad la Xisaab-tami karto kuwa Indha LA. Quruxda Puntland reer Puntland ha soo bartaan.. Daawo
1
6
23
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
1 month
Regime in Muqdosho invited a group from Puntland& invested &promised 10 Million Dollars to destabilize Puntland.This shows the regime in Muqdisho is not ready the war on terror,but to keep in power and destabilize stable states.Puntland Gov should treat them all Terrorists.
Tweet media one
Tweet media two
8
8
23
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Marwo &Fawsiyo waa 2 Gabdhood oo Xildhibaano ah, aqoona leh. Mawo waxaa Xassan ka reebay Baarlamaanka Aduunka meesha Fawsiyo oo u Tartamaysa Urruka Midowga Africa loo xilsaaray Gudi dhaqaalle ku bixiya (Lobbying)& Gudi Qabanqaabo u Sameeya Xassan Cidii rabta in ay Barato waakaa
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
7
4
22
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
2 months
Nugaal, Puntland. Meelo badan oo Puntland ah baan maal mahaan idiin soo bandhigi doonaa si aad u ogaataan Quruxda Dalka Puntland.
1
3
22
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
2 months
Sanaag, Puntland. Deegaanada Puntland, Bilicdoodu iyo Horumarkooda waa idiin wadaynaa.. Puntland ma aha Xaafad iyo Xero Askareed.
5
5
20
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Cali Wajis & Umul ma waxay u hiiliyeen Xamse iyo Hassan mise Diinta? Bal Sheikh Hassan hanoo sheego. Daawo
1
5
19
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
2 months
Dakada Garacad Waxa Laga Sheegayo Waxba Kama Jiraan. Garaadka Guud ee Beesha Cabdiciise, Cumar Maxamuud oo Jooga Garacad ayaa Ganafka ku Dhuftay Hadalkii Been Abuurka ahaa ee Odagu uu Idaacadaha La Wadaagay. Daawo
2
7
20
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Mooshin ka bilowday Muqdisho kaas oo ay riixayaan ilaa hada Xildhibaano gaaraya ilaa 200, oo Xildhibaan. Mooshinkaan ayaa la rabaa in lagu tuuro RW Hamse oo loo arkay MATOOBO Ama BAKOORAD uu Xassan ku meel maro markuu-doono.
Tweet media one
6
5
21
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
4 months
DHAMAYSO FADLAN. Shalay MD Somaliya waxuu lahaa "Ninka Fadaraalka diidan waa nin Raba in uu sameeyo wax qayrul masuul ah" Maanta MD Xassan waxuu wataa 2 Xisbi, MD iyo Kuxigeen iyo Nidaam Doorasho oo Cusub. Ma shalay buu saxnaa, mise Daraad mise maanta? Daawo
2
9
19
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Puntland iyo Beesha Caalamka oo Heshiiyay.. Xassan oo laga maarmay iyo Puntland oo hada kadib toos u helaysa Xaqeeda. Daawo
8
5
18
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
24 days
Master of Corruption and the prediction of his second year.
0
11
19
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Puntland Goverment declared that it will no longer recognize the regime in Muqdisho.
7
5
19
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Hassan oo Doonaya in uu Habraaca Tastuurka iyo Sharciga Bulsho ee ah Miraha Tastuurka Labadooda uu Meel Marsado.
2
5
17
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
2 months
Puntland Civilization.
1
5
17
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
28 days
Again, Hassan Sheikh Advisor repeated that no Eithopian Troops legally or illegally will remain in Somali Soil at the end of this Year. Watch.
0
4
17
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
4 months
Somali Family Gov,how it runs and who is who. Verse From Quran.Nisa 4, 135. O ye who believe! Stand out firmly for justice, as witnesses to Allah,even as against Yourselves, or your parents,Or your kin, & whether It be (against) rich or poor: For Allah can best protect both"
Tweet media one
6
4
16
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
1 month
Ciidanka Puntland ee Buuraha ka Dagaalama waa kuwaan. Bal siday u qalabaysan yihiin markaad fiirisid Malala barbardhigi karaa kuwa Bacaha wata. Hadaad arki Jirtay Ciidan Reer Galbeed ah oo Raran ama.dhan kasta ka diyaarsan maanta Puntland baad ku arkaysaa. Daawo Hornafricmedia.
0
3
17
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Puntland oo leh Xeebta ugu dheer Somalia waa Xaqiiq in Qayraadka uu Xassan Sheikh Xaraashayo uusan ka hirgali-doonin....
1
5
14
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Abaanduulaha Amniga Gobolka Nugaal oo Digniin u diray Xassan iyo Xulafadiisa. Daawo
2
5
16
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
2 months
Is Hassan Sheikh Idiot or Insane? There is no strong institutions in Somalia but there is an invented constitution by Hassan Sheikh. All Somalis are fearful but will you recommend them to accept your dynesty Government?
9
2
16
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Dawlad baan ahay Dadna kama kicinkaro Xarumaha Dawlada ayaa ka dhacday Xamar, taas oo keentay in Markii dambe la maciin bido MD Galmudug Qoor Qoor lagana dalbado in uu Xaalka Dajiyo. Dawlad baa Xamar ka jirta intaas baa Markhaati noogu filan. Xamar waa lagu Kala adkaaday.
6
2
15
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
27 days
Head of the NIS in Somalia, Abdulaahi Sanbalooje accused to Qatar Government the architecture of Shabaab in Somalia.According the head of the Nisa,Qatar created and financed Shabaab in Somalia. Base on this information,Abdulahi got a political freedom&now he is at UAE for deals
2
3
15
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Xasan Maah maah Somaliyeed baa leh, Nina Caadadii ma daayo, Bahalna Ceeriin Ma daayo. Musuq qof bartay ma dayn karo.
0
3
14
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Fariinta Jabuuti Ay Siisay Xassan Xulusow oo ah Lix Madaxweyne kuma wada joogi kartaan ee Shanta MD Eri. Dardaaran uu sida Kiniiniga u liqay Xassan..
6
11
15
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
1 month
Yusuf Garaad oo ku Tilmaamay MOU'dii dhexmartay Somalilamd iyo Eithopia in ay tahay Qatartii ugu waynayd ee Somaliya soo wajahda. Daawo...Hornafricmedia .
2
6
14
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
4 months
Maxaadan Ogayn? Raga soo weeraray Hotel SYL waxaa la siiyay Dharka Ciidamada iyo ID, danta laga lahaana waxay ahayd in lagu Aamusiyo Beesha Xawaadle oo hadaladii ay hawada Mariyeen laga xumaaday. Xassan Dagaalka Shabaab Daacad kama aha. Bal Gen Jayte ka dhagayso.
1
8
15
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
No Freedom &No safety in Muqdisho, where EU project employees in Muqdisho unable to express their freedom of thought. Samara G who works EU project in Muqsisho becomes the last victim of abuse of power.Does EU fund its projects in Muqdisho to Misogynistic regime?
Tweet media one
Tweet media two
0
2
14
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
19 days
Part2. Gabaygii Xassan Xabaalo loo tiriyay.. Daawo
0
9
15
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Xassan Sheikh , Wasiiro iyo Xildhibaano kasoo jeeda Puntland oo Xasaanadii laga qaaday loona sheegay in aysan kasoo dagi-karin Puntland. Xasaanada marka laga Xayuubiyo qofka macnaheedu waxaa weeye in qofkaas yahay Looma Ooyaan la Xalaalaysan karo.
5
1
14
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
1 month
Puntland elites led their young generation to become hopeless. visionless & stateless.The south Somalia elites' ideolagy is how to make a profit where North is fighting to have a secession. What is Puntlander's vision? Is it to be part of Looting school of the south or else ?
0
3
13
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Habraaca Tastuurka iyo Heshiiska Bulsho ee Miraha Tastuurka oo Xassan siduu rabo u qoranayo..
7
7
13
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
2 months
Gaalkacyo,Puntland oo ah Meesha kaliya ee Somaliya looga Dabaal dagay SYL, waxaan ka xusaynaa Mid ka mida Halgamayaashii SYL oo ah Abdirisaq Xaji Hussein oo ka soo jeedaa Deegaankaas. Daawo
1
2
13
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
4 months
RW Geedi oo ka Sheekaynaya Beel u dhigatay Isbaaro Xamar in Dawladii uu hogaaminayay ka hirgasho. Daawo
5
2
11
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
2 months
Gaalkacyo, Puntland, Deeganada kale ee Puntland horumarka ay ka gaareen dhanka Beeraha baan idiin soo bandhigi doonaa. Cidii Rabta in ay Xaafad kale u hibayso Horumarka Puntland waa soo dhawaynaynaa, waayo waqtiga ayaa Macalin ah.
1
3
13
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Maxaa Ismaaciil Cumar Geelle u diidan yahay in ay Dawlad Somaliya ka dhalato? Hantida umada Soomaaliyeed ee u dhacay Bal Daawo.
2
7
12
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
4 months
Hirshabelle Halkaas Bay Maraysaa. "Somali heshiis ah, Daris-keedana la heshiis ah" In badan oo kalana sug. Xaafad Dawlad ma noqon karto.
5
5
12
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
27 days
Puntland waxay Dooratay MD Saciid A Dani,Cid kasta oo doonaysa in ay dhaliisho ama wax u sheegto waa loo baahan yahay laakiin Puntland in Qalalaase Siyaasadeed oo Damac shaqsi ah Xamaarsan lagu hogaamiyo waa mid Shicibka iyo Dawlada Puntland aysan marna aqbalayn.
Tweet media one
2
0
13
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
DF ahayd ee intaas lagu soo waday Qori iskudhiibka waxaa laga dhigay Xaafad, waxaa go'aan lagu gaaray in Wasiirada, dhaqaalaha iyo Waxbarashada gees looga riixo Puntland, ugu danbayna Tastuurkii Xaafad laga dhigo lana yiraahdo "LOO-JOOJI MAA"Maxaa laga dhaxlay? Puntland Republic
Tweet media one
3
6
13
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
22 days
Damaca Hassan Hoover iyo Dareenka dadka Somaliyeed.
0
6
13
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Bassirou Diomaye Faye waa Madaxwaynaha Cusub ee Dalka Senegal oo u hadlaya Qaarada Africa meesha Muqdisho looga hadlayo MUDULOOD&HAWIYE. ALX, Alle asagaa umada u qaybiyay Caqliga, Aqoonta iyo Aragtida dheer. Maxaa kuu baxay?
2
6
11
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
1 month
Prof Hassan oo u sharaxaya kuwa Korontadu ka tagtay waxa Puntland tahay. Daawo.
3
2
12
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Waraysi uu siiyay BBC Xafudulaah Sanator Abdirahman Faroole.. Dhamayatirka Waraysigaan Naga suga.
4
3
12
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
1 month
Caalamka oo soo qaatay Ardada Puntland ee Imtixaanka u Fariisatay. Daawo
1
3
12
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
14 days
Bilaha soo socda waxaan socdaal ku maridoonaa deegaanada Puntland oo dhan si aan u ogaano baahiyaha ugu waawayn ee Dhalinyara, Waxgaradka, Siyaasiyiinta iyo Waayeelka Puntland qabaan & sidii wax looga qaban lahaa. Maamulka Fashilmay ee Muqdisho waa in aan waqti lagu lumin.
Tweet media one
2
1
10
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Puntland waxaa dagan dad Hal qoys ah hadaan si kale u dhigana waxaa dagan Daarood,dadka ugu badana ay yihiin Beesha MJ,sidaas Daraadeed Puntland waa DG kaliya ee Somaliya ka go'ikara.Somaliland waxaa la daga,Harti&Godobiirsay oo aan ogolayn go'itaanka ama gooni u istaaga B/dhexe
Tweet media one
7
1
11
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Prof Hassan oo u sheegaya Xaafadiisa waxa Puntland tahay. Ruwaada Hassan kuwa haysta waa u cashar.
3
5
11
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
27 days
Is PSF in Puntland a deep state, Parallel state or state within a state? Puntland Goverment should never accept institutions that independent from the state millaterilly,economically,politically & socially. West create foreign agents to avoid accountability & transparency
Tweet media one
4
3
11
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
13 days
Wiil Koonfurta Somaliya ka Yimid oo aad uga Xumaaday TV& Radio Muqdisho Beenta ay dadka u sheegaan. Ninkaan oo ku Nool Norway ayaa aad ula yabaabay sida Xassan Boqorka Norway magac uga raadsaday dadkana beenta ugu sheegay.
0
5
11
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Man who can't control his backyard wants to dictate the Blue Economy of other peaceful states.. Is Hassan Sheikh going to use Turkey as a weopon to Puntland & Somaliland? Puntland has a marine Force that protects its ocean.
Tweet media one
5
2
11
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
2 months
Allow waa kugu Mahad, in aad na siisay, Caqli, Cilmi,Ilbaxnimo, Cibaado, Dhaqaale, Amni, Dhul aad u wayn una qurux badan, 2 badii Badood, Xeebihii ugu badnaa, Nidaam kala dambayn leh & Dad u hogaansan Kala dambaynta. Puntland Waa lama Huraan.
Tweet media one
1
2
11
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
2 months
Waxaan is lahaa Mudo 2 Sano ah Haday kasoo Wareegtay Hamse waa Fiicnaan laakiin Shalay Maanta u ekaa.....Daawo
9
3
11
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
2 months
Beerta Bilan, Gaalkacyo, Puntland. Ganacsato kasoo jeeda Puntland ayaa Bilaabay in ay Maalgashadaan Dhulkooda Hooyo. Sidaas si lamida ayaa laga doonayaa Qurba Joogta Puntland in ay Umaal Gashadaan Puntland dhamaanteed.
0
3
10
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Madaxwaynaha Puntland Saciid A Dani Xafidulaah, oo helay Taageeradii ugu badnayd Ebed oo uu ka helo Gudaha Puntland Republic iyo Qurbaha.Go'aanka Geesinimada leh ee uu Qaatay ayaa waxaa soo dhaweeyay Shicibka Puntland meel kasta oo ay Joogaan. MD ayaa helaya Tahniyad&Bogaadin.
Tweet media one
2
2
10
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
MH Somaliya Farmaajo oo Bogaadiyay soo dhawayntii diiranayd ee ay u sameeyeen Dawlada iyo Shacabka Puntland. Waxuu kaloo sheegay in uu booqan doono SSC Markuu soo laabto. Daawo
2
1
11
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Aqoon yahanada Puntland waxay ka miisaan iyo Aragti dheeryihiin Xaafada Xamar fadhida . Waxayna arkaan wax badan oo aysan arki karin hadii aad iga cod sataana waan idiin cadayn karaa. Xaafada Xamar waa ilmo yar oo Xalay dhashay marka loo fiirsho Puntland. Puntland ha u baqin.
Tweet media one
1
0
10
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
4 months
Eithopian Airline rejected to co-operate Somali aviation,but instead cooperated Somali state Somaliland. As a result, it was almost collided another airline. Addis regime and his Eithopian Airline need to be punish.
0
3
11
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Dalxoreeye VS Damdamis-Xorayn waaye. Waxuu isu bixiyay Dalxoreeye laakiin waxaa loo yaqaan Damdamis-Xorayn waaye waxaana u dhaaranaya maanta Dumarka iyo Caruurta oo leh Villada baan kuugu soo galaynaa.. Waakaas Ninka Xamar Xulumaa...
4
0
11
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
2 months
Xaafada Xamar Maanta waxay ku Faanayaan in la sameeyay Ciidanka Bada.. Puntland 15 Sano ka hor baa la sameeyay ilaa hadana waa shaqeeyaan ayadoon Madaxda Puntland Maraakiib Dushood la saarin Amni Xumo aawadeed. Puntland First.
3
2
11
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
25 days
Xafidulaah MD Saciid Abdullahi Dani oo bilaabay Wadada isku xiraysa Garoowe iyo Garacad. Wadadaan oo dhererkeedu gaarayo 187 km ayaa la rajaynayaa in ay dhaqso u dhamaato. Garoowe ayaa ah Caasimada Puntland ayna lama huraan tahay in ay wadadu gaarto.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
2
11
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
1 month
@StateDeptSpox @SecBlinken @HassanSMohamud @UNSomalia It is not the intention of the regime in Muqdisho to eradicate Shabaab but to extend his term.He changed the constitution,reduce the power of the PM,Parliament,rejected to negotiate Fed states,installed Gov inst to his family&promoted corruption&nepatism.Not a leader but a dealer
3
2
9
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
4 months
Heshiiska Turkiga iyo Xassan. Wiilka Xassan Sheikh iyo Nin Turki ah ayaa waxay Masuul ka noqonayaan 10 Sano oo soo socota Bada Soomaaliya ayagoo bixinaya Shatiyada Kaluumaysiga Bada Soomaaliya iyo Shirkad ay samaysteen oo Kaluumaysi ah. Xassan Jeebkiisa waxaan ahayn ma arko.
13
4
10
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
24 days
Gabay ka Tarjumaya Dhaqanka Xassan iyo Dhaqdhaqaaqisa Qabyaaladeed. Dhagayso.
0
5
10
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Maxay Ciidanka Puntland uga baxeen Khaatumo?
1
3
9
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Sanbalooji "Puntland& Somaliland midna Sharci buu noo keenay midna Argagixo ayuu noo keenay anagoo guulaysanay" Caqliga Xaafada bal ila daawo.
0
3
10
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Warsaxaafadeedkii ka soo baxay Puntland Republic oo ay kaga Jawaabeen Xaafada Xamar Fadhida.
Tweet media one
0
2
10
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Prof Hassan oo Xaafadiisa Runta u Sheegay.."Puntland waxaa loo dhisay in ay is dhisto Somaliyana dhisto laakiin DG 'yada kale ee Somaliya waxa loo dhisay in Xiliga Doorashada Xildhibaan laga Doonto" Puntland waxay rabto waa in loo saxiixaa"
2
3
10
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Puntland Republic heshiisyada ay la gashay Dawlada Taagta Daran ma ogtahay? MH A Faroolle Xufidulaah baa kuu sheegiye dhamayao. Dhamayso
0
4
10
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Puntland Waqtiga, Ciidanka iyo Dhaqaalaha ay galisay Xamar Maxay ka faa'iiday ama ka baratay?
2
3
9
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
RH Geedi wuxuu sheegay in 1969-2024, ay ku taamaayeen in ay Nidaamka Hawiye Action Group hirgaliyaan maantana ay u hirgashay.. 55 Sano ka dib cidii Hawiye Action Group Raaciwaydaa Go'aankooda waa Dambiile Qaran. Heshiiskii Bulsho Shilimaad,Qabiil & Ku Darsi baa Xalaaleeyay?
1
3
10
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Jamhuuriyada Puntland ayaa waxaa ka bilaaban-doona Doorasho ka dhacaysa Gobolka Nugaal. Sadexda Dagmo oo ay ka dhicidoonto ayaa ah, Garoowe, Dangorayo iyo Godobjiir. Jamhuuriyada Barakaysan ee Puntland ayaa Tubta Saartay Taariikh ku cusub Gayiga Afrika.
Tweet media one
1
2
10
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Maalmaha soo socda waxaan idiin soo bandhigi-doonaa Bilicda Deeganada Puntland dhamaantood sida Sanaag, Nugaal, Mudug,Karkaar iyo Bari. Deegaanadaan ayaa waxaa usoo qaxay dad aad u farabadan Dagaalkii Sokeeye waxayna u soo dhaweeyeen dadkaas si aad u wanaagsan.God bless Puntland
0
5
9
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Habayn Maalin Ma Noqdo.. Qof aan ogayn hashiisyadii uu galay iyo Waxii uu yiri Shalay Magal iyo Muqaal Xagee Gaari Karaa? Beesha Caalamku Waxay Gacanta ku haysaa Waxaan oo Dhan.. Xasanow Madadaali dadkaaga.
3
4
10
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
2 months
Puntland First VS Somalia First. Ma jirtaa maanta wax la dhaho Somalia First?Waxaan ognahay in Somalia ku biirtay Bariga Africa, Calankiina lugu daray Calamadaas. Dadkaan sow uma fiicna marka in ay Dhahaan EAC FIRST ama Puntland First? intay Isticmaali-lahaayeen Somalia First?
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
2
1
9
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Oday Dhaqameedka, Shicibka, Aqoonyahanada &Siyaasiyiinta Puntland Republic oo taageray Go'aanka Dawlada Putland Republic ay qaadatay. Daawo
2
1
9
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
This pic is a symbol of Corruption which many int institutions need to learn something from it. The behavior of the regime in Power in Somalia for watching members of Somali parliament who needs to be bribe by holding their hands up.Yes I hold my hand up&need piece of the pie.
Tweet media one
0
4
9
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
4 months
RW Hamse oo Cadeeyay Meesha Musuqa Somaliya ka jiro. Maanta waxaa kulmay Beesha Caalamka iyo Dawlada uu Hogaamiye Hamse laakiin waxaa meesha aan imaan Wasilrka Maaliyada oo Xassan Xidid la ah asagoo ka fogaanayay in uu dhaco isla Xisaabtan dhexmara Beesha Caalamka &Dawlada Hamse
4
3
9
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
4 months
Madaxwayne Mukhalas ah oo Meeshii uu Joogay dadkii daganaa ka waayeen Amni, Kala-dambayn iyo Cadaalad ayaa doonaya in uu Ku Falaado Tastuurka Umada Soomaliyeed ka dhexeeya kaas oo ku dhisan Heshiis Bulsho.Daawo
0
4
7
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Kuwa ku matalaya Magaca Somaliya ee Xaafadaa marna ma leexin-karaan Siyaasada iyo Danaha Puntland. Kuwaan waa kuwii kula kulmay Eithopia, Nairobi ayagoo sita Magaca umada Somaliyeed hadana Xilalkii wali lagu sii Taxayo. Puntland Qiiro been ah Kuma shaqayso.Xagee laga Fulin?
Tweet media one
0
2
9
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
23 days
Wadaadada Somalida oo intii badnayd ka bad-baaday in ay Galaan Jeebka Xassan..Daawo
1
6
9
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Maareeye & Xassan Sheikh maxay ka midaysan yihiin? Bal iswaydii,Aqalka Sare waxaa Haysta Somaliland,Xildhibaanadii Somaliland waxay ansixinayaan Tastuurkii hadana waxaa laguu sheegi Somaliland waa Maqan tahay. Marna waa joogtaa marna waa maqan tahay.Sharcigaas makan Dameerahaa?
3
3
9
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Xaafada Xassan Sheikh oo Beenisay Wixii ay Qoreen Jaraa'idada Caalamku oo ay Kenya u sheegtay.Kenya ayaa sheegtay in Xalka Eithopia iyo Somalia uu ku jiro in Qayraad Bada Somaliya La Qaybsado. Ma Xassan Xaafadiisa baan Rumaysanaa Mise War Bixinta ay Kenya Sheegtay?
Tweet media one
7
3
9
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
4 months
Xassan Sheikh oo Sheegay in uu ogaaday in mudo 3 Sano ah uusan ku qaban karin Doorasho, hada 2 Sano maku qaban karaa? Waxuu kaloo ka sheekeeyay Marxalada adag ee lasoo maray iyo Wadajirka uu ka shaqeeyay waayo Tastuurku waa Wada Ogal. Hada maxaa u diiday Wada Ogal?
0
4
9
@HORNAFRICNEWS
HORNAFRICMEDIA
3 months
Ciidamadii Galmudug ee kula jiray Dagaalka Shabaab oo kasoo baxay si ay u difaacaan Dumarka iyo Caruurta jifadoodaa kuwaas oo dagan Damdamiska Xamar. Gobolka Banaadir ayaa u sheegay shacabka dagan Dam-damista in ay ka guuraan hantida Dawlada ilaa 20ka Bisha.
Tweet media one
6
1
9