Ilyas Osman Lugatoor Profile Banner
Ilyas Osman Lugatoor Profile
Ilyas Osman Lugatoor

@HELugatoor

958
Followers
11
Following
117
Media
142
Statuses

The 7th and Curent Vice President of the Puntland Government | former Puntland Aviation Minister

Garowe
Joined September 2022
Don't wanna be here? Send us removal request.
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
3 months
Hambalyo🇸🇴
Tweet media one
11
11
101
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
8 days
Waxaan u mahadcelinayaa @LeilaAliElmi oo ka mid ah Baarlamaanka Sweden, oo nagu soo dhoweysay Xarunta Baarlamaanka ee dalka Sweden, Waxaan boggaadinaya dadaalka dadka Soomaaliyeed ee ka dhex muuqda Siyaasadda adduunka oo reer Puntland si gaar ah ugu suntanyiin.
6
16
99
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
6 months
Ciid Mubaarak.
13
8
83
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
4 months
Ciid Mubaarak.
Tweet media one
9
2
65
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Waxaan cawa kulan iskugu jira Afur iyo Casho sharaf ah sagootin ah ugu sameeyay duleedka Garoowe ee Caasimada Puntland Isimada dhaqanka Soomaaliyeed ee ku sugan Garoowe iyo Qaar kamid ah Isimada dhaqanka deegaanada SSC.
1
7
37
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Another project that we plan to carry out at the Bosaso Airport, when the current projects at the airport are finished
5
7
32
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 months
Waxaan maanta tababar usoo xiray guutada 15-aad ee Ciidanka Duufaan oo mudo Afar bilood ah tababar uga socday Xerada Ciidamada ee Bixin.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
8
30
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
3 months
Waxaan maanta ka qeybgalnay todobaadka dhiirigelinta cunista Kalluunka iyo cuntada kale ee Badda, waa fursad xirfadleyda kalluunka ee Puntland lagu barayo sida cunto ahaan loogu diyaariyo Kalluunka, loo keydiyo isla markaana loo illaaliyo nadaafadiisa.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
8
10
30
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
9 days
Soomaaliya Mashaariicda ay Caalamka ka hesho oo Puntland ay tahay meesha keliya ee degen oo mashaariic laga qaban karo 4% baan ka helaa, inta kale waxay noqotay inay Puntland u ciqaabnaato horumarka ay samaysay iyo Soomaaliya waxay tartay.
8
5
28
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
4 months
Ciid Mubaarak.
Tweet media one
8
0
24
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
On the second day, we are going to the capital of Rwanda, Kigali, for the Africa Conference on Aviation and Aviation, which we have received as the hosts of the conference from the Puntland Government. #AVAF22
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
5
21
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
6 months
Maanta waxaan daah-furay wejiga 1-aad ee dhismaha Wadada Birta-dheer iyo Xaar-xaar, oo 5-tii KM ee u horeysay la dhamaystiray. Dhismaha wadadan ayaa lagu dhisayaa Barnaamijka Dowladda ee iskutashiga.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
4
21
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
9 days
Soomaaliya Mashaariicda ay Caalamka ka hesho oo Puntland ay tahay meesha keliya ee degen oo mashaariic laga qaban karo 4% baan ka helaa, inta kale waxay noqotay inay Puntland u ciqaabnaato horumarka ay samaysay iyo Soomaaliya waxay tartay.
2
5
20
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
8 days
#oslo waxaanu booqasho ku tagnay xarunta Baarlamaanka #norway . Waan u mahadcelinaynaa Xildhibaanad #marianHussein oo nagu soo dhoweysay xarunta Baarlamaanka dalkaas.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
2
20
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
5 months
Waxaan maanta daah-furay Shirweynaha Shaqo abuurka dhalinyarada Puntland. Dowladda waxa ka go’an inay dhiiri geliso shaqo abuurka dhalinyarada, anaga oo siin doona muhiimad gaar ah.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
19
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
1/2 Waxaan xalay xarunta PDRC Garoowe kaaga qayb galay kulan looga hadlayey Khasaaraha ka dhashay Dagaalkii Laascaanood iyo sida ugu haboon ee nabad loogu heli kaaro shacabka Gobolka Sool.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
5
18
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
4 months
Waxaanu caawa kulan soo dhoweyn iyo Isxogwaraysi ah la qaadanay Isimada dhaqanka #SSC -Khaatumo ee kala ah Garaad Jaamac Garaad Cali, Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdullahi iyo Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
2
17
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 months
Degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal waxaan galabta kaga qayb galay isu soo bixii u dambeeyey ee Xisbi Siyaasadeedka KAAH. Dangorayo waxay muujiyeen taageerada baaxada leh ee ay la garab taagan yihiin Xisbigooda KAAH waana uga mahadcelinayaa,
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
5
5
17
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 months
Munaasabada 26 Sano guurada kasoo wareegtay markii la aas-aasay dowladda Puntland 1-dii August 1998 awgeed waxaan hambalyo la wadaagayaa laamaha kala duwan ee dowladda iyo Shacabweynaha reer Puntland meel ay joogaanba.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
17
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
1 month
Caawa waxaan kulan isxogwaraysi ah la qaatay wefti uu hoggaaminayey Guddoomiyaha dhaq-dhaqaaqa Awdal State Dr. Cali Ibraahim Baxar.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
17
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
5 months
Shirweynaha 5-aad ee Golaha Guud ee Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaan maanta furay. Warbaahintu waxay door muhiima ku leedahay dowlad dhiska iyo horumarinta bulshada,sidaas darteed Dowladda waxa ka go’an illaalinta Madax-banaanida Saxaafada iyo xoojinta xidhiidhka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
6
3
17
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
22 days
Waanu u mahadcelinaynaa Jaaliyada reer Puntland ee dalka Holand soo dhoweynta iyo matiqaadka wanaagsan ee ay noo sameeyeen. Waxa naga go’an inaan xoojiyo isku xirka dowladda iyo Jaaliyadeheena ku dhaqan dalka dibediisa si ay ula socdaan horumarada kala duwan ee dalka ka socda.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
3
16
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
5 months
Waxaan maanta daah-furay wejiga 1-aad ee ololaha Talaalka Xoolaha oo lagu daaweynayo 750,000 oo Neef. Sida aynu ognahay Xooluhu waxay laf dhabar u yihiin dhaqaalaheena, waxaana waajib inaga saaran yahay Illaalinta Caafimaadkooda.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
3
16
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
6 months
PRESS RELEASE: 05 APRIL 2024.
Tweet media one
4
5
16
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
5 months
Caawa waxaan kulan casho sharaf ah la qaatay weriyeyaasha Puntland oo uu maanta usoo dhammaaday Shirweynihii 5-aad ee Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP oo lagu doortay hogaanka cusub ee Ururka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
15
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
1 month
Maanta waxaan ka qayb galay Shirka Maamul baahinta iyo kobcinta wax soosaarka Kalluumeysiga ee Degmooyinka Xeebaha ah oo ka kooban 13- Degmo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
6
5
15
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
6 months
Waxaan maanta Xafiiskayga ku qaabilay Qunsulka Sweden ee Soomaaliya Danjire Johan Bergqvis. Anaga oo ka wada hadalnay Geedi socodka Dimuqraadiyada Puntland, Mashaariicda horumarinta iyo qodobo kale.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
2
13
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 months
Waxaan Xafiiskayga ku qaabilay Wakiilo ka socday Hay’adda Build-up iyo Xarunta Horumarinta Cilmi baarista Puntland (PDRC) oo labaduba wadashaqayn dhow la leh Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC, aniga oo uga mahadceliyey garab istaagooda Dimuqraadiyada.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
2
14
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
10 days
1/2 Waxaanu booqasho ku tagnay xarunta Baarlamaanka Sweden oo ay nagu soo dhoweysay Xildhibaanad Leila Ali Elmi Oo Ka mid ah Golaha Baarlamaanka Sweden kana soo jeeda Puntland.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
5
14
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
5 months
Today we had an important meeting with the @SwedAmbSomalia We discussed the Political issues of Somalia, cooperation between Puntland and Sweden and other issues.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
12
3
14
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Dhalinyaarada iyo Haweenka oo ah Laf-dhabarka Bulshada ayuu fursax Siyaasadeed siinaya Urur Siyaasadeedka @KAAHPParty .
Tweet media one
1
2
12
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
29 days
Waxaanu maanta safar shaqo kusoo gaadhnay magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub. Jaaliyadda Yurub gaar ahaan reer Belgium waan uga mahadcelinaynaa sida wanaagsan ee ay noo soo dhoweeyeen aniga iyo weftigii aan hogaaminayey.
0
5
13
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
3 months
Maanta waxaan Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo aan uga hadalnay. 1. Amniga Guud. 2. Dhacdooyinka todobaadka. 3. Ololaha Doorashada Goleyaasha Deegaanka ee Garoowe, Godob-jiiraan iyo Dangoroyo iyo qodobo kale .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
3
13
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 months
Bulshada Caasimada iyo guud ahaan Shacabweynaha Sadexda Degmo ee #Garoowe , #Dangorayo iyo #Godob -jiiraan waxaan ka codsanaynaa inay codkooda ugu hiiliyaan #Xisbiga #KAAH iyo masuuliyiinta u sharaxan inay majaraha u qabtaan oo ah dad aanu ku xulnay Karti iyo Hufnaan Shaqo.
0
2
12
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
4 months
Hambalyo Kooxda Kubada Cagta ee Homboboro oo ku guuleysatay Koobka Horyaalka Kubada Cagta Puntland. Waxaan bogaadinayaa dedaalka iyo ciyaar wanaaga ay muujiyeen Kooxda COMSED ee gashay kaalinta 2-aad iyo dhamaan kooxihii kala duwanaa ee ka qayb galay mudadii uu socday Horyaalka
Tweet media one
1
0
11
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
6 days
Waan u mahadcelinaynaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka #Norway oo noo sameeyey kulan soo dhoweyn ah. Jaaliyada ayaan la wadaagay warbixin guud oo ku aadan xaalada guud ee Soomaaliya, si gaar ah horumarada Amni, dhaqaale iyo Dimuqraadiyada Puntland ka hana qaaday.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
11
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Waxaan Galabta Madaxweyne @ahmedkaraash kala qayb galay Kulan Afur iyo Soo dhaweyn ah uu u sameeyay qaar kamid ah qaar kamid ah Isimada SSC oo kala ah. Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, Suldaan Mustafe Awseed ,Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdullaahi iyo Garaad Cabdisalaan Xasan.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
11
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
4 months
Waxaan hambalyo diirran u dirayaa guud ahaan Ardayda reer Puntland ee saaka u fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga ah ee dowladda Puntland oo tiradoodu dhan tahay 21801 Arday oo isugu jira Fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe iyo Fasalka 4-aad ee dugsiga sare.
Tweet media one
0
1
11
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
6 months
1/2 Markaan Arkay:- Dastuurka dowladda Puntland Qodobkiisa 81-aad Markaan Arkay:- Talo soo jeedinta Wasaaradda Caddaalada, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqancelinta Puntland Puntland.
4
0
11
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
6 months
2/2 Markaan Tix geliyey:- Fadliga Bisha Barakaysan ee Ramadaan iyo Munaasabadda Ciidul-Fidriga. Waxaan Cafis u fidiyey Maxaabiis tiradoodu dhan tahay 50 Maxbuus oo ku kala jira Xabsiyada kala duwan ee Puntland.
0
2
11
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
6 months
Saaka waxaanu salaadda Ciidul-fidriga kula tukanay Garoonka Kubada cagta eeMire-Awaare Garoowe qaar kamid ah Shacabka Puntland. Eebbe ha inaka aqbalo Acmaasha iyo Soonkii bishii barakaysnayd ee Ramadaan.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
3
11
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Garowe International Airport.
0
0
11
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Waxaa maanta xarunta dhexe ee urur Siyaasadeedka Kaah kulan kula qaatey Xoghayayaasha guddiyada ururka, Guddiga fulinta, Guddoomiyaasha Gobolada Karkaar iyo Nugaal Ururada haweenka iyo Xubno kale. Ujeedka Kulanka ayaa ahaa sidii aan u dardar-gelin lahayn hawlaha shaqo ee ururka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
10
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
6 months
Maanta waxaan Shir-guddoomiyey Shirka dar-dargelinta Amniga ee maalmaha Ciida. Kulanka ayaan uga hadalnay sidii loo xoojin lahaa Amniga guud ee #Puntland , si gaar ah goobaha ay isugu imaanayaan bulshadu maalmaha farxada leh Ciida.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
10
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
5 months
Maanta waxaan Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada. Kulanka ayaa maanta uga hadalnay Amniga guud, Geedi socodka hanaanka Dimuqraadiyada, horumarinta Garoomada, shirarkii nabadaynta ee gobolka Mudug,, kormeerka iyo dayactirka wadooyinka iyo qodobo kale.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
2
10
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Waxaa Manta ka qayb galay Shirka golaha Wasiirada Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweyne @ahmedkaraash Kulanka ayan uga hadalnay xaalada guud ee Amniga, si gaaar ah xaalada Laascaanood iyo garab istaaga Shacabka kasoo barakacay Xasuuqa Maamulka Hargeysa ka wado Gobolka Sool.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
9
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
5 months
Maanta waxaan kormeer shaqo ku tegey xarunta Guddiga Doorashooyinka #Puntland ee #PEC . Guddiga waxaan ka dhegaystay warbixin ku aadan shaqada socota, hawlihii qabsoomay iyo qorshaha ku aadan doorashada Goleyaasha deegaanka ee degmooyinka hadhay.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
9
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
6 months
Shirka Agaasimayaasha Guud ee Hay’addaha Dowladda ayaan maanta Shir-guddoomiyey Anaga oo uga hadlanay dar-dargelinta hawl-fulinta Hay’addaha Dowladda, dibu qaabaynta hanaanka shaqo ee Hay’addaha Dowladda, soo bandhigida Barnaamijka Xukuumada ee 2024-2029 iyo qodob kale.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
9
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
12 days
Anaga oo ku guda jirna safarkeeni shaqo ee Qaarada Europe waxaan Dusseldorf kulan muhiim ah kula yeelanay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Nordrhein-Westfalen (North Rhine-Westphalia) Mr. Andre Kuper iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedkaas.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
9
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
4 months
Caawa waxaanu kulan la qaadanaya Madaxda Xisbiyada Siyaasadda ee kala ah Mideeye, Horseed, Sincad, Ifiye, Mustaqbal, Shaqaalaha, Runcad iyo Kaah. Anaga oo isku raacnay in Doorashada degmooyinka #garoowe #dangorayo iyo #godobjiiraan la qabto inta ka horeysa 1-da August 2024.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
9
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
5 months
Waxaan galabta furay Horyaalka Kubada Cagta Puntland oo ay ka qayb gelayaan 10 kooxood oo ah kuwa heerka 1-aad kana qabsoomaya Garoomada Kubada Cagta ee Mirre Awaare Garoowe iyo Cawaale Gaalkacayo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
0
9
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
3 months
Galabta waxaan booqasho ku tegey xarunta dhexe ee Xisbi siyaasadeedka KAAH,Aniga oo kulan kula qaatay masuuliyiinta Xisbiga iyo xubno ka socday Degmooyinka Dangoroyo iyo Godob-jiiraan oo dhowaan ay ka qabsoomi doonto doorashada Qof iyo Cod ee Golaha deegaanka degmooyinka Puntland
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
8
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Bosaso International Airport.
Tweet media one
0
2
8
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Today I left for a business trip to Kigali, the capital of Rwanda, where I will participate in the aviation conference that will bring together the different countries of the African continent.
0
2
7
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Waxaa cawa xarunta dhexe ee ururka kusoo dhaweeynay Madaxweynaha Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Siciid Cabdullaahi Deni. Madaxweynaha oo cawa soo booqday Ururka ayaa waxaa wabixin ka siiyey shaqooyinka ururka Sidii loo dardargelin lahaa.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
7
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
1 year
Tonight I attended a meeting organized by the Ministry of Public Affairs of Puntland which discussed the selection of local councils in Puntland districts and the allocation of women to participate in elections.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
3
7
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
I welcomed the Vice President of Puntland, @ahmedkaraash to today at Gen Mohamed Abshir Airport in Garowe who has been on a trip abroad for the past few days.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
8
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
4 months
Caawa waxaan booqasho iyo Salaan ugu tegey Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Cali Shire.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
8
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
3 months
Galabta waxaan hoygiisa Garoowe ku booqday Suldaan Siciid Maxamed Garaase.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
1
8
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Today I attended a meeting in Garowe to conclude the conflict between the brotherly clans of Hassan Ugas, Mohamed Ugar and Bah-dubeys. The Puntland government is giving great importance to the peace of the brotherly clans and
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
8
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
5 months
Tweet media one
0
1
8
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
This conference which was inaugurated by the President of Rwanda @PaulKagame , during his visit to Puntland, the development of airports and international flights in Puntland was presented. The conference was attended by more than 1,100 people from 84 countries.
1
0
6
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Bilashada bishan barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan halkaan uga Hambalyeenaya Dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, Gaar ahaan shacabka reer Puntland. #Ramadaan_Kariim
Tweet media one
0
1
8
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Tonight I attended a meeting at the Puntland Presidency where the Puntland President H.E Said Abdullahi Deni held a meeting with Puntland Political Organizations and the Transitional Committee for Puntland Elections.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
2
8
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
5 months
Hambalyo Guddoomiyaha Ururka Warbaahinta Puntland Mudane Maxamed Daahir Caynsane, Guddoomiye Ku-xigeenka Maxamed Deeq Cabdalle iyo Xoghayaha Ururka Niciima Muuse Dalaf oo maanta la doortay. Guul baan u rajeynayaa guud ahaan Warbaahinta Puntland .
Tweet media one
1
1
7
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
1 year
Waxaan maanta Salaadii Ciidul Fidriga kula tukanay Garoonka Kubadda Cagta ee Mire Awaare Shacabweynaha ku dhaqan Caasimada.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
7
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
3 months
Waxaan maanta ka qayb galay kulanka dowladda iyo dadweynaha oo shacabka reer Puntland ay masuuliyiinta dowladda su’aalo furan ku weydiiyeen, sidoo kalena talooyina kula wadaageen.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
2
7
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Bosaaso Internet Airport
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
7
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
We have been thinking for 3 years about how to implement a plane connecting Puntland regions that are far apart. @MocaaDPL
0
2
6
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Waxaan maanta ka qayb galay shir uu Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ay la qaaten Isimada iyo Waxgaradka ka shaqeynayay nabadeynta beelo walaalo ah oo dirirtadu ku dhexmar deegaano hoostagta Gobolada Sool iyo Nugaal.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
6
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
1 year
Waxaa maanta Xarunta Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland uga qayb galay Qori-tuurka maalmaha olalaha Urur Siyaasadeedyada ee Doorashada si loo soo saaro jadwalka kala horeynta saddexda wareeg ee ololaha.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
6
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
3 months
Waxaan maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga Guud, Manhajdka Waxbarashada Maxaabiista, Xogaha Caafimaadka Puntland, todobaadka kor-u-qaadista cunista Kalluunka iyo qodobo kale .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
6
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Waxaan Shacabka Soomaaliyeed iyo kuwa Puntland ugu hambalyeeyay maalinta qiimaha badan ee 12-ka Oktoobar oo ku beegaan maalintii la yagleelay Calankeenna. Waa maalin nooga bahan in aan weynayno sababto ah waa maalintii laga dhabeeyay halgankii loo soo maray xornimada dalkeenna
Tweet media one
0
2
6
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Waxaan maanta safar shaqo ugu amba-baxay magaalada Kigali ee Caasimadda Dalka Rwanda oo aan kaga qaybgeli doono shirka duulista ee ay isugu imaanayaan dalalka kala duwan ee Qaaradda Africa.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
5
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
5 months
Waxaan maanta Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada #puntland . Kulanka ayaan uga hadalnay xaalada guud ee Amniga, Waxbarashada, Arrimaha Cadaalada, warbixin ku aadan banaynta dhulka Biyo mareenka ah ee Qardho, Qarshaha bandhiga jiheynta Hay’addaha dowladda.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
6
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
the meeting will be one of the Puntland culture that is involved in peace making official decisions
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
5
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
1 year
Guud ahaan muslimiinta calaamka gaar ahaan ummada Soomaaliyeed meel walba ay joogaan waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda ciidul fidri oo kamid ah malmaha qiimaha badan ee ku jira bishan. Waxaa Alle ka baryayaa in uu inaga aqbalo acmaashii gudashada rukniga Cimrada iyo soonkii
Tweet media one
0
2
5
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Garowe, capital of Puntland, participated in the Puntland Women's Conference for Local Government Elections today. The main purpose of the meeting is to enable Puntland women to participate in the Local Government Elections in Puntland.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
5
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
message:- The world invests in aviation and airports to find modern airports that can be compared to developed airports, Puntland airports welcome those who invest, @MocaaDPL
0
0
5
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
8 months
Caawa waxaan daah-furay Adeegga Maal-galinta Cumrada oo ay iska kaashanayaan SomBank iyo Nugal Travel Agency , si loo fududeeyo gudashada Acmaasha Cumrada. Waan ku bogaadinayaa qorshahan ka dowlad ahaan, anaga oo u fududayn doona wixii tasiilaad ah.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
5
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Waxaa ka qayb galay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo uu shir-gudoomiyey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni iyo Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Karaash.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
4
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
3 months
Maanta waxaan kulan la qaatay Madaxa Hay’adda @SaveChildrenSO iyo xubno katirsan xafiiska Hay’adda ee #Puntland , anaga oo ka wada hadalnay kor u qaadida shaqooyinka ay ka wadaan #puntland iyo xoojinta xiriirka wadashaqayneed.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
0
4
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
5 months
Aniga oo ka duulaya meel marinta qorshaha dowladda ee Arrimaha bini’aadantinimada waxaan Shir-guddoomiyey Shirka dowladda, Hay’addaha Caalamiga ah iyo kuwa Maxaliga ah ee ka shaqeeya Arrimaha bini’aadantinimada.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
5
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
5 months
Waxaan maanta daah-furay todobaadka dhiraynta Puntland, oo ah todobaad muhiimad weyn inoo leh. Dowladda waxa ka go’an Ilaalinta deegaanka iyo in la sameeyo dhirayn joogto ah inta lagu gudo jiro todobaadka dhiraynta waxaan qorshaynay in Labaatan Kun oo Geed (20,000) la beero.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
4
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
1 year
Officials representing Puntland Political Organizations who attended the meeting proposed their role in the process of democratization in Puntland and the areas that need to be worked together on your opportunity and young women.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
4
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
The Government of Puntlans is committed to us while we are there to work on the Development of Airports and Aviation and to leave behind a significant performance. Gen Mohamed Abshir Garowe Airport is one of the airports we have developed
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
1
4
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
8 months
Caawa waxaan ka qayb galay xafladda qalin-jebinta arday koorsooyin kala duwan oo ku saabsan hogaaminta,maamulidda mashaariicda, iyo hindisaha u adeegidda bulshada ka qaatay Tolmo Soceity oo ah madal ka shaqaysa arrimaha bulshada.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
4
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
The meeting was an exchange of information and acceleration of the local council elections in Puntland districts.
Tweet media one
Tweet media two
0
0
4
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
1 month
Qasriga Madaxtooyada waxaan maanta ku qaabilay Wefti Ka Socda Hay’adda WFP oo ay hogaaminayso Mss Naoe Yakiya Agaasime ku-xigeenka Hay’adda WFP Soomaaliya oo ay qayb ka yihiin masuuliyiinta Xafiiska WFP ee Puntland
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
4
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
1/2 Waxaan maanta Aniga iyo Masuuliyiin kale kormeer shaqo ku tagey Xafiiska Urur Siyaasadeedka Kaah Degmada Garoowe ee Gobolka Nugaal.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
4
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
2/2 Booqashada oo daarneed u kuur-galka habsami usocodkq shaqada ururka, isxogwaraysi iyo sidii lagu diyaar-garowi lahaa Doorashooyinka ka dhici doona deegaanada Puntland.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
4
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Congratulations to the new Chairman of the Puntland Civil Society Association, Abdirahman Abdirizak, who was elected today. May Allah protect you from the position of Governor.
Tweet media one
0
1
4
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
6 months
Waxaan maanta kulan la qaadanay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo ay hoggaaminayso Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Catriona Laing. Anaga oo kawada hadalnay mashaariicda horumarin iyo kuwa bani’aadantinimo ee ay iska kaashaadaan Qaramada Midoobey iyo Puntland.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
4
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
8 months
Saaka waxaan hoygiisa Salaan iyo booqasho ugu tagey Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo kamid ah Isimada dhaqanka Puntland.
Tweet media one
Tweet media two
0
0
3
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
1 year
Waxaan manta Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland @ahmedkaraash iyo Masuuliyiin ka tirsaan golayaasha kale kala ee Dowladda kala qayb gaalay Soo dhaweeynta @HESaidADeni Madaxweynaha Puntland lagu sameyay Garoonka Diyaaradaha Gen. Mohamed Abshir Garoowe.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
2
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
2 years
Waxaa ka qayb galay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo uu shir-gudoomiyey Madaxweyne Ahmed E. Osman Karaash.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
3
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
6 months
Maanta waxaan Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga Guud iyo Shaqooyinka socda, Warbixinta Cudurada faafa, Waddooyinka, Gaadiidka Dowladda iyo Dhismeyaasha, Xaaladda Deegaanka iyo qodobo kale .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
0
3
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
3 months
Waxaan Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda Population Services International (PSI), oo Wasaaradda Caafimaadka Puntland kala shaqeysa Mashaariicda Caafimaadka ee Damal Caafimaad iyo Marwo Caafimaad.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
0
3
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
3 months
Aniga iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Xisbiga KAAH @HESaidADeni Waxaanu caawa kulan la yeelanay Guddiyada Xisbiga KAAH, ee degmooyinka Garoowe, Dangoroyo iyo Godob-jiiraan.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
3
@HELugatoor
Ilyas Osman Lugatoor
1 year
Malmaha Ololaha Urur Siyaasadeedka Kaah ee Doorashada Goleyaasha Deegaanka. #Ururkaah #KaahPartyPl
Tweet media one
0
0
3