Gen. Abdirahman M. Turyare Profile Banner
Gen. Abdirahman M. Turyare Profile
Gen. Abdirahman M. Turyare

@GenTuryare

1,960
Followers
424
Following
23
Media
112
Statuses

Somali Envoy to the @imctc_en | Security & Counterterrorism Expert | Former @HSNQ_NISA Commander | International Relations

Riyadh - Mogadishu
Joined September 2016
Don't wanna be here? Send us removal request.
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
25 days
Sidi ay Azerbijan ay Armeeniya uga gacan maroogsatay dhulki ay 35 sano ka heysatay iyadoo ay reer galbeed iyo Russia Armenia ku gacan siinayeen gardaradeeda,ayaan malaha anaguna ———?!! Mararka qaar ayaa xasaradaha abuurma dulmi horay u dhacay ilaahay ugu cadaalad falaa dulmanaha.
Tweet media one
33
24
185
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
1 year
Grate picture
Tweet media one
3
15
135
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
3 years
Wadankaan oo hay'adaha Dowladu mideysanyihiin ayaa lagu wareejiyay odayga 2017,wuxuu ka tegi doonaa ama laga tagsiin doonaa iyagoo kala taagan oo dib u heshiisiin dhexdooda ah ay u baahanyihiin isla hay'adihii Dowlada,waaba hadii haykal Dowladeed laga dhaxlee!. xaalka alahaastur
Tweet media one
32
24
118
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
2 years
The appointment of Youssef Hussein Jumale"Madale" to the mayor of Mogadishu and the head of Banadir region was a successful step by His Excellency President Hassan Sheikh Mahmoud.We hope that the new mayor will live up to the responsibility entrusted to him.
Tweet media one
9
12
95
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
2 years
Wadanku kalaguurki siyaasadeed wuu ka baxay,lkn wuxuu weli ku jiraa kalaguur amni,Amnigu waa ka nugulyahay siyaasada oo kalaguur muda dheer ah ma xamili karyo. Kalaguur Amni waxaa loola jeedaa jirida hadalheyn isbedel taliyaal,gacan gadaal ka cabsaneysana horay wax kama disho.
5
16
81
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
14 days
At the end of last week, we had adelegation in Riyadh at @imctc .org headquarter from various Somali institutions such as the Presidency (NSO), Ministry of Defence (SNA), Ministry of Internal Security (Higher Institute for Security Studies - HISS), and the "Tubsan" Centre, all
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
9
38
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
2 years
battel success is different from war success.
3
1
24
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
2 months
2024-2026 Hadii Dowlada Somalia ku guuleysato 1. Alshabaab Dalka laga xureeyo ama ugu yaraan awooda ay goob muhiim ah ku heysan karaan la wiiqo. 2. Dastuurka la dhameystiro Dalkana doorasha qof iyo cod ah laga hergeliyo siday doontaba haku dhacdee. 3. Midnimada Dalka xeelada
7
4
23
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
1 year
Dibaa loo noqonayaa
6
5
23
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
2 years
Waxaan Baarlamaanka JFS uga mahad celinayaa ansixinta ay ansixiyeen xukuumda Dan Qaran ee RW Xamsa,hambalyo xukuumada. Baarlamaanka wuxuu sidoo kale helay Gudoomiye go'aan qaadasho fiican kuna dhiiran Runta.Hambalyo Baarlamaanka. Xukuumada waxa laga filayo baa looga fadhiyaa.
3
5
17
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
2 years
Dulqaadku waa muhiim,adigoo awooda in aad doqonka dhulka ku dhifato ayaa loo ogolaadaa in uu ku kor saarnaado,haduu xataa madaxa kaaga saxaroodana waa lasii sugaa ilaa saxaradisa uu ku simbiriraqdo. Dulqaadka ceynkaas ah kaliya waxaa awooda qof bisil oo aragti dheer. #Darajo rag
Tweet media one
1
2
15
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
6 years
من أعظم نعم الله علينا أن أوجد لنا عدوا خارجيا مستفزا للملمة الصف الداخلى وتوحيده لاعادة كياننا وكرامتنا، حتى لو لم يكن لنا حالياعدو لضطرت أجهزتنا المختصة خلق عدو مرحلى مناسب يوفى نفس الغرض، لأنه ما من أمة سقطت فى فخ مثلنا نجت منه قبل تهيئة ظروف خارجية توحدها وتدفعها نحو الأمام
4
1
11
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
2 years
Hambalyo golaha wasiirada cusub ee R/W Xamsa ku dhawaaqay,waa sxbo aan badankood ku aqaano hufnaan,karti,shaqa aqoon iyo Dal jaceyl.xukuumadani waa mid Gurmad oo loo magacaabay Dal 2 sano jahawareer siyaasadeed iyo mid Amni ku jiray ee Allaha garadsiiyo alahana la garab galo.
Tweet media one
1
2
13
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
23 days
Amid this week we received representatives of our brothers the Republic ofOganda who were recently sent to the headquarters of IMCTC. Wellcome brothers to the grate mission to save lives and reputation of the islamic countries and its religion from the deception of terrorist.
Tweet media one
1
1
12
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
2 years
Dagaalka ay argagixisadu ku qaaday Dowlad-deegaanka Somalida Ethopia,waa arin khatar ah oo Somalia & Ethopia halis amni ku wada ah,waa aag balaarsi argagoxisad ku tala gashay in ay taageera dheeri ah uga helaan geeska afrika,ka dib markii uu duqoobay ajandahoodi Somalia.
2
3
10
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
4 years
Populism and authoritarianism do not build a civilization or protect nations, but rather build civilization and protect nations is thought and leadership.friends of violence and stubbornness in politics finally remain, competing enemies such as predatory beasts. Read thehistory
1
2
9
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
6 years
Xog ogaalnimada mowjadaha soo socda ee saadaalintoodu aad u xanuun badantahy, waxay leedahay hurda la'aan & haraad, hadaadan heynin cid kaa dhageysata ka Talabixinta ka hortaga khataraheeda & ka digidda yareysigeeda, aadna ka xishooneyso la qeylintooda.
3
1
8
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
Xikmadaan Gandi waa mid khuseysa Somaalida, gaar ahaan siyaasiyiinta qaar faan & sharaf u mooda in Dowlad ajnabi ahi jeclaato una ololeyso. # “Dowlad hebel ayaa i wadata iyo aniga beesha caalamku siyaasi la wedi karo ayay ii aragtaa” faanka siyaasiyiinteena aakhiru zamanka.
Tweet media one
0
4
8
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
Xaaji Muusa Suudi ayaa la weydiiyay 2007di, xaaji Xamar waxaa Gudoomiye looga dhigay Maxamed dheere(AU) ee ka waranhee?! wuxuu ku jawaabay: hayaheysane Maxamed dheere haloo sheego webi ayuu kusoo dabaal bartaye ( Jowhar) Xamar waa Badweyn.!
0
1
7
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
2 years
Ujeedada weerarki baahalnimada ahaa ee Xayaat HTL IWM argagixisadu ka laheyd waa in la hanjebiyo hogaanka iyo shacabka la iskuna yaaciyo qorshaha difaac & Amni ee xukuumada Dan-qaran u degsanaa.waxan ku talinayaa in xukuumadu qorshaheedi ku socoto oo aysan isku dhexyaacin.
0
1
7
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
8 years
Tweet media one
0
1
6
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
2 years
تعيين يوسف حسين جمعالى"مدالى"لعمدة مقديشو ورئيس اقليم بنادر كانت خطوة موفقة من فخامة الرئيس حسن شيخ محمود.نتمنى ان يكون العمدة الجديد على قدر المسؤولية الملقاة على عاتقته.
Tweet media one
1
2
7
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
2 months
I welcome and applaud this historic defence agreement between Somalia and Egypt, witnessed by Presidents @HassanSMohamud & @AlsisiOfficial . This partnership will significantly strengthen our Armed Forces and enhance our capacity to combat terrorism. Together, we are committed to
Tweet media one
Tweet media two
0
2
7
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
2 years
"Everyone sees people with his own eyes" Do not wait for the cunning to see you pure, nor for the evil one to see you kind, nor for the cruel to see you merciful, nor for the spiteful to see you satisfied.
0
1
7
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
haday jirto in Ethopia ciidan noosoo daabuleyso! waxaa sidaas uga nafci badan in caruurtooda ay noosoo diraan si ay indhahooda ugu arkaan burburka Dal & Dad ee uu leeyahay in qabiilo & qowmiyado loodagaalamo, maadaama 1991 hashi anaga noo dhashay ay iyagana maanta u foolaneyso.
0
1
6
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
14 days
At the end of last week, we had a delegation from various Somali institutions such as the Presidency (NSO), Ministry of Defence (SNA), Ministry of Internal Security (Higher Institute for Security Studies - HISS), and the "Tubsan" Centre, all participating in the Scholarly
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
3
6
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
Qofki aan hada maqli kareynin shanqarta marxalada cusub ee #Somalia hala xariiro dhaqtarkiisa dhegaha.!
3
0
6
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
6 years
Ramadaan kariim dhamaan saa'imiinta, alaha naga aqbalo cibaadada alahana naga xureeyo Naarta.
4
0
6
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
11 months
My guidance literature..
Tweet media one
0
1
5
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
Gal-mudug ma mudna colaad beeleed iyo barakac,reer Gal-mudug ha fahmaan sababta ay colaadaha,abaaraha & Amni daradu ugu soo noqnoqneyso in ay tahay maamul taya leh oo aan jirin, Gal-mudug waxay mudantahay in waxgaradkeedu is waato maamul taya lehna dhisto si ay u horumato.
Tweet media one
Tweet media two
2
2
5
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 months
Bandhigga VOA: Xogta dagaalka Al-Shabaab iyo Daacishta Soomaaliya
0
1
6
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
6 years
Aragtida dheer waa Tooshka aad ku arkeyso aayahaaga iyo aayaha mashruuca aad dhiseyso!. Aragtida gaaban waa maandooriyaha aad ku gubeyso aayahaaga iyo aayahah mashruuca aad ka shaqeyneyso.
0
0
5
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
اذا نحن مدانون لمن فى السلطة لأننا عملنا أو تعاملنا مع من سبق منهم فى السلطة!; تباعا سيكون مدانا من يعمل او يتعامل مع من فى السلطةاليوم اذا أصبحوا من السابقين. وهذا معناه ان جزاء كل موظف عالى حكومى فى بلدنا مرشح للاقصاء وتهمة "اللاموثوقية"وذنبه انه عمل بإخلاص من قبل مع السابق!.
0
0
4
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
6 years
Hadaad la kulanto 2 qof oo isku deegaan ah oo midkood qoslaayo ha weydiin waxa uu ku qoslaayo markaad aragto kii kale oo oynaaya ee weydii waxa ka oysiiyay kan danbe markaas ayaad ogaanaysa kii hore waxa uu ku qoslaayay.!
1
1
5
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
3 years
"the future will be determined by the people of Somalia and not in the hands of someone sitting behind a desk dreaming."
0
1
5
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
2 months
congratulation the US- Som iron lady. We as ( Somalis,Africans and muslims) proud of you and celebrating tonight,you deserve to.
Tweet media one
0
1
5
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
Goormaan hambalyay doonaa?! Waxaan hambalyay doonaa marka xal reer Galmudug isku keena la helo hal maamul oo ay u dhanyihiina u dhismo mudanihii ku guuleysta intaas hambalya iga mudan, ka hor waxa ila gudboon waa baaq, waano iyo isku goobida bulshada lakala irdheeyay.
1
1
5
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
11 days
Today, we celebrated the national day of Uganda at the IMCTC headquarters. The event included a wonderful presentation by the L.C Mamadah Wajje, head of the Ugandan mission representatives at IMCTC. Congratulation Oganda..
@imctc_en
IMCTC
11 days
The Delegates of the Republic of #Uganda to #IMCTC held a ceremony today to celebrate their country’s Independence Day in the presence of IMCTC Secretary General, Member States’ Delegates, and personnel.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
13
34
313
1
0
3
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
7 years
Qaranimo dhalinteedu qiima weyn oo loo huro ayay u bahantahay iyo qawaaniin adag oo qaatilka qabata.
1
0
4
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
8 years
Wadankeenu shalay & maanta wuu kala duwanyahay, shalay rajada ah in Dawladnimadi lasoo celi karo waa yareed maantase waa badantahay rajadas
0
1
3
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
ALlAHA unaxaristo Eng.Yarisow, wuxuu ahaa shaqsi degan oo hadaf lahaa, anagana gadaashiis Rabi nama fidneeyo. Waxaa laga baran karaa marxuumka wax badan oo ay ugu horeysay Daacadnimo xad dhaaf ah u ahaaw madaxdaada haba laguugu maadsadee!.
1
0
4
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
8 years
Siyaasadu mahan khyaano iyo sir sida Africa u fahantay ee waa farsamo hogaamiye doonaya kasbashada magac & taageerayaal dantoda lagu qanciyo
0
0
4
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
8 years
Waxaan ka tacsiyaynayaa Geeridi naxdinta laheyd ee Gen.Goobaale..wuxuu ahaa halyay qaran. @SONNALIVE @TheVillaSomalia @engyarisow
0
1
4
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
Reduced military commitments privileges an approach to the conflict that respects the primacy of politics in ending Somalia’s civil war. Reduced military support to Somalia forces the issue of mobilizing the country to secure itself. JAYSON HARTWIG 13/5/2019
0
1
4
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
7 years
3 caqabad oo soo socota sedax wada jirta ayay u baahanyihiin si looga gudbo. 1. Faragelin cigaal leh 2. Fatahaad motion & jaamac + jimcaale.
0
0
3
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
8 years
Waa barteyda rasmiga ah ee Twitter. Fadlan follow me @GenTuryare
0
0
3
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
2 months
“Government is a necessary evil.” By philosopher thomas paine. "we can't avoid anarchy without risking tyranny.” why politics fail Book by Author Ben Ansel. “Rule cannot last except with humility that does not scratch prestige, so that the leader listens to the advice of his
0
1
3
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
Xil iska saarista howlaha Amni, kuwa siyaasadeed iyo kuwa caafimaad ee Dowladnimada horyaala marxaladan adag ee Dalku maraayo ayaa ka muhiimsan loogana baahi badanyahay goodin cinwaankeedu khaldanyahay,farsamadeeduna habaawday, fulinteeduna adagtahay!.
0
1
3
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
2 years
0
1
3
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
3 months
It was a wonderful moment to discuss joint initiatives to defeat terrorism and eradicate its roots between the coalition leadership and the heads of representatives of the coalition countries, with the Kuwaiti delegation visiting the coalition headquarters.
@imctc_en
IMCTC
3 months
#IMCTC received today HE Lt. Gen. Bandar bin Salem Al-Muzain, Chief of General Staff of #Kuwait Armed Forces and the accompanying delegation. During the visit, HE was briefed on IMCTC’s mission, approach and efforts across #counterterrorism domains.
11
8
158
0
1
3
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
7 years
الارهاب طاعون العصر لا يستثنى ساجدا ولا مسجدا، ابرهة العصر اللهم انا نجعلك فى نحورهم...
0
0
3
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
7 years
ان تنجح فى المعركة غير ان ان تنجح فى الحرب.....
0
0
3
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
4 years
After 9 years of developments in the political process and the interactions of Somali politicians, once again welcom the second D.Augustina Mahega and his well-known phrases"I warn the spoilers" and "If you don't,I will compile a blacklist of those banned from traveling".
0
0
3
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
8 years
Ciidan qaran iyo ciidan qalaad keebaa dal u naxa? Raalisa maka nahay in ciidaka qaran ciidan qalaad isku bedelo!!?
0
0
2
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
ان الانتقام لا نهاية له وليس هو الحل!
0
0
3
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
7 years
Spatoore Langely noogala soo diray ayaa hada ka amar weyn Genaraal Taliya ciidan ah oo ina " san ku leerla ma ogoli inuu iga sareyn karo"!!
0
0
3
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
“The same people who got us into the Middle East mess are the people who most want to stay there!”! Donel J Trupm. And i said: “The same guys who supported middle East mess and benefiting from it are those who calling us to end it”
0
0
3
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
Is Somalia the Worst place in Africa to buy the power and abuse?!
Tweet media one
0
1
3
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
4 years
Marka ay diidayaan"Extension"Ha ogaadaan shacabka & Siyaasiyiintu muhiimada ay leedahay in cadaadiska ay madaxweynaha saarayaan oo kale ay saaraan xildhibaanada,ku darsi hadaysan iyagu rabin, madaxweyne "Extension" ma sameyn karo.! via @caasimadda
0
0
3
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
Gal-mug golayaal looga tashto oo la jooga ayay u baahantahay si Hadii maamul la dhiso maamulkaas loo caawiyo oo uusan ceermaan, lkn hadii sheekaadu noqoto subaxa maamulka la dhiso subaxa ku xiga in siyaasiyiinta,Ganacsatad, dhaqanka iyo waxgaradka Galmudug xamar isku soo shubaan
0
1
3
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
4 years
The @Law exists only between two forces that are equal in strength or equal in weakness, but where there is strength,it is the law."Abdul Razzaq Al-Sanhoury. Or"The law is the will of the mighty." IsThat is what is just going on @somalia right now?!.Let us see end of this game.!
0
1
3
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
Al xamdulilah Dadaal dheer oo farsama yaqaano sxbaday ah sameeyeen ka dib maanta ayaan dib usoo ceshaday Cinwaanka Twitterkeyga ka dib 4 maalin oo la iga bililaqeystay, waxaana ilaah mahadiis in xog laga helayo dadka bililaqadaas ka danbeeyay lalana xisabtamayo mardhaw inshl.
0
1
3
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
4 years
Ruling is: A polite expression of an impolite desire. Anis Mansour الحكم هو: تعبير مؤدب عن رغبة غير مؤدبة. أنيس منصور
0
0
2
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
18/12/2015 waa maalin uu Daljirkeena dahsoon gacanta cadowga & gacanta Dowlado kale ka soo furtay muwaadin hada Dalkeena xil muhiim ah oo xasaas ah ka haaya!,una gacan galay Cadow uu gudahiisa uga soo qeyb qaatay shaqo qarankena ka siibtay2014 qodax weyn oo ku mudneyd in badan.
0
1
2
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
6 years
Flimkan, ma kula tahay in lagu soo bandhigayo mar dhow fagaaraha Tarabuunka.??!
0
0
2
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
Umaleyn maayo in Galmudug sidaas ku soo socon karto,maamulada kale na ay kula jaan qaadi karto ee sidaan haleysku dhaamo Dadka reer Galmudugow ama deegaankaas ha sheegana oo dad kale oo sidaan u dhaami kare ugu deeqa.
0
1
2
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
11 months
Waa guul usoo hoyatay Umada Soomaaliyeed in Caawa 32 sano kadib Golaha amaanka UN ka ay cunaqabatryntii hubka ka qaadeen Dawolada Soomaaliya. Mahadsanid madaxweyne Xasan Shiikh,waafajinta eebe,hogaamintaada dhiiran iyo dadaalka xukuumada Dan-qaran ayaa lagu gaaray guudhaas.
0
0
2
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
24 days
@AbdisamadCiro Adeer anigu Soomaali-land maba ka hadlinba ee ha xiiqin bal. Dhulki 60 ki nagala xaday unbaan ka hadlay soo celintiisa. Soomaali-land waa shacab sharf leh aan jecelahay lkn hogaanki ayaa ka fuuntoobay oo marba god kula kufa. Kii badbaadin lahaa alaha u dooro November(ciro)
0
1
2
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
4 years
الشعبوية والسلطوية لا تبنى حضارة ولا تحمى الأمم،انما الدى يبنى الحضارة ويحمي الأمم هو الفكر والقيادة. كما أن اصدقاء العنف والعناد فى السياسة أخيرا ما يبقوا بعد الرئاسة أعداء متناحرين كالوحوش المفترسة بعضها الآخر. وفى التاريخ دروس لمن يعتبر!.
0
0
2
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
Haday 2019 run noqoto in “ #passport Somaliland ee M/weyne muusa Biixi wato lagu dhuftay Shalay Visaha Dal ku galka #Saudi Arabia berina loosoo dirayo Diyarad gaar ah oo Maka geysa(xaj wa xaaja),ma lagayaabaa in 2020 aragno “Passpor” Dowlad Gobaled Visaha #Kenya la saarayo?!
2
0
2
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
8 years
Mar kasta dhibku ma ahan hogaanka Dalka ee dhibku waa shacabka aqbalay in lagu dhex dhuunto & kuwa noo diidan in aan ka xurawno gacntooda!
0
0
2
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
crounveris changed the world life for 4 months, it remember us the Almighty's power, and what is greater than Allah,s capabilities!? and also remembering us the weaknesses of humanity no matter how she advanced.   It is a small test from Allah that we should take it an example..
0
0
2
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
and wake up from our neglect. Thanks Allah,for there is no power but from Allah, please forgive us.
0
0
2
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
7 years
Abeesadi Soomaaliya dadka ku cuni jiratay hooyadeed ayaa timid oo weliba ka khibrad badan kana qarash badan. Ilaahaw qof aan wax ogeyn ha cadaabin kan wax ogna xanuunka xog ogaalnimada ka yaree!.
0
0
2
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
4 years
" Our home was gras thatched and like many boys I was assigned to herd cattle,as well as selling milk and fish to support my family, I know what it means to be poor" "I will strive to help improve peaple's welfare". Jhon Pombe Magufuli the pased away precident of Tanzania.
1
0
2
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
Waa soo dhaweynayaa in madaxweyne Xaaf lagu soo dhaweeyo Dus-mareeb,waxaan hambalyaynayaa dhab u heshiisiinta bilawga ah si Galmudug mid ah oo dhinac iskula dhaqaada lo helo,waxaan rajeynayaa in heer Galmudug la gaarsiin doona oo deegaanada kale tabashadooda laga garaabi doono.
0
0
2
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
4 years
After a week of hit-and-run discussions, finally saving face is nothing but, credibility at stake ... How long will the #Dusmareb 2 document be translated from the expected decisions?! I think None.!
0
0
2
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
No way!
@RT_com
RT
5 years
‘Israeli WhatsApp-hacking spy van’ scandal triggers privacy breach probe in Cyprus
6
44
56
0
0
2
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
8 years
Khamiisti waxaa tartamay Group geeri siyaasadeed ka baqaayay iyo Group dhaawac siyaasadees ka baqaayay,Group1noolay Group2na is dabaqabay!
0
0
1
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
Hindisaha sharciga Doorashada oo ay gudiga uu Baarlamaanku u saaray soo gudbiyeen maanta aad ayuu uga roonyahay kii ka horeeyay ee golaha wasiiradu ansixiyeen wuxuuna uga dhawyahay kii hore waaqica duruuf doorasho ee Somaliya ku sugantahay haatan.Waa dadaaleen waana mahadsanyihin
0
2
2
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
7 years
Fahmay foosha!
3
0
2
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
7 years
Waxaan ugu hanbalyaynaya ciidanka xooga Soomaaliyeed sanadguuradooda 12 April, waxaan rajeynayaa in ay Dalka xureyntiisa iyo difaaciisaba ka hor mariyaan wax kasta...
0
0
0
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
7 years
Xukun la isku dhejiyaahi mustaqbalkiisu waa qaab xun u dhimo.
0
0
1
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
6 years
Maskax ciraa ya maan madow @ ninkii maciinsadow maangaab.!
0
0
1
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
7 years
Danta aad leedahay doon doinisteedu yaysan dumin dad kale dantood.!
0
0
1
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
8 years
Galmudug in meeshi laga keenay ay u noqoto"xibin iyo xeb, Gamudugti Galkacyo iyo mareg State" waa cabsi aan la yareysan karin.Wake up dears.
0
0
1
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
7 years
2021 Somalia doorasho qof iyo cod ah way ka dhici kartaa hadaan qaarkeen u arag in ay maslaxad toodaa ka hertineyso!
0
0
1
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
3 years
Caawa 9ka inshlh
Tweet media one
0
0
1
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
10 sana oo kasta Dalka isbedel weyn ayaa ka dhaca,1990 bilow burbur,2000 bilow dib usoo kabasho (Dhisidi Dowladi carta),2010 m/weyne sh shariif uu dib u mideeyay DFK & maxkamadidihii Islamiga. Masuul ama muwaadin ma is weydiisay waxa 2020ku rimantahay?!
0
0
1
@GenTuryare
Gen. Abdirahman M. Turyare
5 years
0
0
1