Asad Osman Abdullahi Profile Banner
Asad Osman Abdullahi Profile
Asad Osman Abdullahi

@GenAsadOsman

17,064
Followers
23
Following
79
Media
173
Statuses

Ex-Puntland presidential candidate & PSF commander. Co-founder of Mideeye Political Association, the leading Puntland opposition.

Boosaaso, Somalia
Joined November 2018
Don't wanna be here? Send us removal request.
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
Waxaan Caawa kulan salaan iyo hanbalyo ah ku soo booqanay annagoo ah wafdi balaaran, Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaan gudoonsiinay duco iyo dardaaran, iyo inaan la wadaagno dareenka shacabka Soomaaliyeed ay ka rabaan dowlad dhiska iyo horumark
Tweet media one
85
80
1K
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
1 year
Eid mubarak to all Muslim !
Tweet media one
35
25
526
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
1 year
Democracy liberates us from corrupt leaders and puts the people first. It's time to defend a fair and free democratic process. We must stay vigilant. Together, let's safeguard our democracy. #PuntlandElections @ururkamideyesom
Tweet media one
34
93
449
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
1 year
Hambalyo:- Waxaan si diiran u soo dhoweynaynaa uguna hanbalyeynayaa aqoonsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ay siisay Maamulka Cusub ee SSC-Khaatumo state. Waxaan u mahadcelinayaa Dowladda Federaalka oo kaalinteedii ka soo baxday. Sidoo kale waxaan dhiirigelinayaa Maamulka
Tweet media one
44
49
447
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
1 year
Waxaan hambalyo iyo garab istaag u dirayaa Guud ahaan Maamulka SSC-Khaatumo, gaar ahaan hoggaanka cusub ay maantay doorteen. Waxaan leeyahay Walaal Cabdiqaadir Aw-cali Firdhiye ilaahay ha kula garab galo xilka culus ee xiliga aad ka muhiimka u ah ku soo aaday. Guul ilaahay
Tweet media one
35
75
435
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
Waxaan Hambalyo u dirayaa xulka Kubada Cagta ee Soomaaliyeed oo qaaday tartanka koobka 17sano jirada bariga iyo bartama Afrika. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดGuuuul!
Tweet media one
5
30
400
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
62 Sano ayaa ka soo wareegtay Marki dadaalkii dhalinyaradii Soomaaliyeed ee SYL ka miro dhaliyeen Halgankoodii Waxayna Hadafkoodii uu ahaa In la muujin karo si wada jir ah looga adkaan karo Cadowgeena, Baahi iyo Saboolnimo looga bixi karo SHAQO .
Tweet media one
22
38
393
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
Paid a courtesy call to the US embassy to #Somalia met its Ambassador Larry Andre. We discussed local, national and regional state of affairs.
Tweet media one
43
21
384
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
Salaam! I am sending the best of regards especially for those of you are getting ready to vote tomorrow here in Puntland in the three pilot districts of Qardho, Ufeyn and Eyl. We are so excited and I know you all are too. Puntland #Somalia #PuntlandElection #Mideeye
21
41
362
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
1 year
Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim Waxaan kulan weyn oo muhiimad u lahaa halganka Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn, sidoo kale nabadda iyo horumarka Puntland la qaatay Garaadada SSC. Waxaan uga mahadcelinayaa siday u af-qabteen oo xal uga keeneen Dhibtii ka dhacday Garowe. Isimadu
Tweet media one
28
48
369
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
Tweet media one
23
74
335
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
Waxaan ummadeenna Muslimiinta ah oo dhan iyo Gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa dhalashadda bisha soon-qaad.
Tweet media one
7
28
293
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
1 year
Maantay oo Sabti ah 6-da Bisha May waxaan u baxnay Annagoo Wafdi Balaaran oo Ururka Mideeye ah Gobolka Mudug. Waxaa si weyn oo wacan oo kalgacayl iyo himilo ku jirto naloogu soo dhoweeyey Deegaanada Burtinle, Xarfo, Bacaadweyn, Cagaaran illaa Gaalkacyo. Waxaan si guud iyo gaarba
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
43
39
287
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
7 months
Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan tan Muslimka ah ugu bishaaraynayaa inay curatay bishii khayrka, danbi dhaafka iyo naxariista. Waxaan naftayda iyo tiinna ku boorinayaa ku dadaalka cibaadada iyo is cafiska. Ilaahay Bishaan Ramadaan hanoogu dhammeeyo inuu na waafajiyo
Tweet media one
9
10
291
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
9 months
Esteemed Speaker and Honorable Members of Parliament, In seeking your esteemed support, I pledge three fundamental commitments upon my potential election. 1. I'm committed to always upholding the law with unwavering dedication. 2. I'll be fully accountable for my actions, open
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
54
30
280
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
Tweet media one
21
49
272
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
1 year
๐ŸŒ™ Warmest Eid greetings to you and your loved ones! May the joyous occasion of Eid-ud-Adha bring immense happiness, serenity, and success. May Allah's blessings shower upon you, fulfilling your dreams and illuminating your path. Wishing you a blessed Eid! ๐Ÿ‘๐Ÿ•Œโœจ #EidMubarak
Tweet media one
26
22
261
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
Congrats! to the new members of the Cabinet ministers of the Federal Government #Somalia Especially for the General Secretary of MIDEYE Association, who became the Minister of Foreign Affairs Mr. Abshir Omar Huruuse, I wish him success in this work, God willing. #Somalia guul.
Tweet media one
19
26
230
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
1 year
Assalamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh. Mahadnaq Eebbe iyo Hambalyeyn. Waxaan si weyn uga mahad celinaynaa wafdigayagii maantay booqday Magaalada Laascaanood soo dhoweyntii ay noo sameeyeen iyo kal-gacaylkii ay nagu qaabileen Isimada, Maamulka SSC-Khaatumo, Madax
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
25
44
230
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
1 year
Waxaan dareenka dhibta iyo naxdinta la wadaagayaa walaalaheenna Magaalada Laascaanood oo maalin kasta laga soo sheegayo geeri naxdin leh. Oo ay ugu danbaysay tii galabta oo uu duqeyn Maamulka Muuse Biixi ku sameeyeen uu ku dhuntay Abwaanka Weynaa ee Jaamac Kadiye. Allaha u
Tweet media one
28
45
223
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
1 year
Bismillaah Guusha SSC-Khaatumo 25 August 2023 Waa Guul weyn oo ka dhan kali-talisnimada iyo dulmiga uu taliska Muuse Biixi muddo dheer ku hayey dadka deegaanada SSC ee Soomaaliyeed. Waxay u tahay Guul weyn midnimada iyo wadajirka Soomaaliyeed. Maamulka SSC-Khaatumo iyo
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
13
44
211
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
Tonight, Mideye Political Association held a meeting with members and citizens-at-large in Bosaso. Mideeye leaders echoed their commitment to free and fair elections. Furthermore, Mideye warned against any derailment of the aspirations and wishes of the masses.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
12
29
211
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 months
Waxaan ugu hambalyeynayaa Ummadda Soomaaliyeed sanad guurada xurriyadda 1'da luulyo 2024, oo ay ka soo wareegaty 64 sano. Waa maalmo milgo badan, oo miisaan leh, oo nagu noolaysa nayaayiro badan, dad iyo dal jaceyl. Waxaan naftayda iyo naftiinaba kula dardaarmayaa inaan
Tweet media one
17
23
221
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
1 year
Waxaan si kal iyo laab ah uga mahadcelinayaa Isku-soo-bixi balaarnaa ee Bosaso galabtay ka dhacay oo asagoo kale ugub ku yahay Puntland oo dhan. Bosaso waxaan isku nahay cishgiga hooyo iyo dhalaankeed, dhabteeda ayaan dheefsannaa, annaguna dhibka ayaan ka dhowrnaa, dharaar
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
20
26
201
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
4 years
Waxaan halkan uga hambalyeenayaa Shacabka Waynaha Soomaaliyeed Xuska Maalinta Calanka Soomaaliyed 12 oktober sanad Guuradi 66aad Guul iyo Gobonimo Somalia.
Tweet media one
8
16
190
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 months
I extend my heartfelt congratulations to all Somali citizens, wherever they are, on the occasion of June 26th, marking the 64th anniversary of the historic moment when the Somali flag was first raised on our land and the liberation from British colonial rule in the northern
Tweet media one
17
25
191
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
Waxaan aad uga tacsiyeynaynaa geeridii ku timid Shahiid Taliye Xasan Cismaan Tuure, wuxuu ahaa hawl kar geesi ah, goobo badan cadowga guula waaweyn ka soo hoyey. Ma hakanayo lagana gaabin mayo la dagaalanka cadowga ummada ee neceb nabadda, liddigina ku ah #Soomaali mideysan.
Tweet media one
20
23
178
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
6 months
Dhammaan muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed iyo tan reer Puntland waxaan ugu hambalyeynayaa meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga. Alle waxaan ka baryayaa inuu naga aqbalo soonkii iyo acmaashii wanaagsanayd ee aynu gudannay bishii
Tweet media one
16
4
178
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
10 months
Waxaan si weyn hambalyo iyo soo dhoweyn ku saabsan qaadista cunaqabateynta hubka ee saarnayd Soomaaliya muddada dheer ee ku siman 32da sano, u soo jeedinayaa Shacabka iyo Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waa munaasabadda weyn oo caawa hirgashay inay Dawladnimada Soomaaliya
Tweet media one
23
22
170
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
Today is a big day. I want to congratulate all Somalis on the historic victory of the International Court of Justice in the maritime dispute between #Somalia and #Kenya .
Tweet media one
10
21
168
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
Bismillaahi Al-Raxmaani Al-Raxiim Sending a massive Congratulations to all the people who turned out to take part in the local government elections in the three districts of #Qardho , #Eyl & Ufayn. #Puntlandelection #Puntland #Somalia
Tweet media one
8
16
143
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
Waxaan maantay ka gudoomay @AmbAmerico buugisii Danjire Mahadsanid buug mug wayn.
Tweet media one
Tweet media two
4
11
141
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
4 months
Ciid Wanaagsan ๐ŸŒ™ Waxaan ummada Soomaaliyeed iyo ummadda Muslimka oo dhan ugu hambalyaynayaa ciidda Carafo 1445H, ku ciida nabad iyo farad meel walba aad joogtaan. Waxaan kale oo ilaahay ka baryeynaa inuu naga aqbalo cibaadada iyo camalka khayr oo dhan maalmahan barakaysan.
Tweet media one
15
7
147
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
11 months
On behalf of the opposition leaders in Puntland, we've participated in a fruitful conversation with the UN Special Representative for Somalia, @CatrionaLaing1 , focusing on the ongoing initiatives to resolve the electoral deadlock in Puntland. Stressing the vital need to oppose
Tweet media one
52
23
141
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
11 months
Waxaan aad ugu xumahay in Xulka Kubadda Puntland ay Xukuumadda Puntland ka reebto Koobka Dowlad Goboleedyada Soomaaliya. Puntland hormood bay Soomaaliya iyo Dawladnimadeeda u tahay, Waxaan ka degaynaa Goโ€™aanada sida xilkasnimo laโ€™aanta ah aysan maslaxad ugu jirin Puntland ee
Tweet media one
57
22
137
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
1 year
Waxaan u hambalyeynayaa Hogaamiye Kuxigeenka Maamulka SSC-Khaatumo oo loo doortay walaal Dr Maxamed Cabdi Ismaaciil Shiino, waa nin karti, aqoon iyo diin leh, ilaahay hogaanka iyo maamulka oo dhan ha barakeeyo. Guul weyn Insha Allaah
Tweet media one
7
11
135
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
The future is bright .Our Somali Youth deserve every bit opportunity, potential, education, health care, bright future as every other child. To invest in them means to invest in our future! #Vote #mideeye #somalia #Puntland
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
8
19
112
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
1 year
Waxaan aad uga xunnahay, oo mooraal-dilaac iyo qalbi jab ah xasuuqa baahsan ee loo geysanayo shacabka-riyidka ah ee marinka-gaza, ee falastiin, oo ay gaysanayso Israaโ€™iil. Waxaan codkayga ku darayaa baaqa baxaya ee loo jeedinayo dawladaha dariska la ah, kuwa carabta, kuwa
Tweet media one
18
16
117
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
I want to thank all the people who came out to support our party today. #Mideeye is the party for the people, the many not the few. Our name is the essence of what we stand for; #unity . #Somalia We have a great opportunity to move our country forward.
Tweet media one
Tweet media two
11
8
108
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
We also send our deepest condolence against the massacre of the people of #Laascaanod by the Somaliland Administration. We support the desire of the people of Laascanod for freedom, peace, and self-determination.
8
20
102
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
1 year
Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15-ka May. Waa maalin aan dib u milicsano halgankeennii Xorriyadda, cusboonaysiinana Rajada horumarka Mustaqbalkeenna, Dad iyo Dalba. Waxaan idin rajaynayaa inaad Guulo waaweyn oo Mideeya Soomaali gacantiinna mar kale ku curisaan.
Tweet media one
3
18
104
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
11 months
Waxaa maantay noo qabsoomay Shirkii Isimada Puntland iyo Dalada Mucaaradka Puntland, waxaan isku weydaarsannay xogta iyo xaaladda guud ee ka jirta dalka. Waxaan dalka u rajaynaynaa guul iyo Nabad.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
17
8
97
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
( ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ูŽู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ) Waxaan Soomali oo idil uga tacsiyeynaya geeridda naxdinta leh ee ku timi Alle ha u naxariistee marxuum Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo maanta ku geeriyoodey magaalada Hargeysa!
Tweet media one
11
9
90
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
1 year
Waxaan maantay Galkacyo kulan muhiim ah kulayeeshay Isimada Gobolka Mudug iyo waxgarad kale badan oo uu hogaaminayo Islaan Bashir Islaan Cabdulle, wuxuu ahaa kulan u muhiim ah wadajirka iyo horumarka gobolka mudug iyo guud ahaan Puntland. Isimadu waxay Puntland jiritaankeeda u
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
9
6
88
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
10 months
The current election dispute committee in Puntland lacks the essential neutrality needed for a fair and transparent election process. To ensure the scheduled January 8th election proceeds smoothly, it is crucial to establish an impartial electoral commission that satisfies all
35
12
83
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
#1 Today, I was part of a large meeting that took place at the #Mideeye Association headquarters in #Bosaso , led by the Chairman Dahir Haji Khalif, and attended by the founders and staff of the Bari Regional Office.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
5
12
76
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
Met today w/ Amb. Mehmet Yilmaz at the Turkish Embassy in #Mogadishu . We discussed the great friendship & brotherhood that exists between our two countries. Was also able to convey praise as a Somali citizen for all the good works Turkish Gov has achieved.
Tweet media one
Tweet media two
5
2
43
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa Munaasabadda Xoriyada iyo Midnimada ummadda Soomaaliyeed 1-da Luulyo, Waxaan u rajaynayaa sanadkaan sanadkiisa Dalkeenna oo gaaray horumar weyn iyo nabad waarta. RABBIYOW GUUL.
Tweet media one
1
0
42
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
1 year
Hambalyo Maalinta Calanka Dalka Soomaaliya. Waxaan idinla wadaagayaa hambalyada maalinta Calanka Soomaaliya ee Calankeena Cawaale. Waxaan ilaahay ka rajaynaynaa inuu nooga yeelo calaamad iyo calan midow iyo baraare. Sanadkaan sanadkiisa ku gaara guul iyo gobonimo. Hambalyo
Tweet media one
4
5
60
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
Waxaan u rajaynayaa inuu ilaahay talada teeda wanaagsan waafajiyo. Mahadsanidin
7
7
55
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
Congrats to the new PM of #Somalia Hamza Barre. May Allah ease for you the responsibility placed on you.
Tweet media one
2
4
53
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
waxaan Kula kulanay Xarunta Safaaradda Turkiga ee Muqdisho safiirka dalkaas Mehmet Yilmaz. Waxaan ka wada hadalnay oo isla qirnay heerka wanaagsan ee uu gaarsiisan yahay xiriirka walaaltinimo iyo saaxiibtinimada siyaasadeed ee u dhaxeeya labadeenna dal; Soomaaliya iyo Turkiya
Tweet media one
Tweet media two
1
4
36
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan shacabka #Soomaaliyeed ee maanta qaraxyadii ka dhacay Muqdisho, kuna nafwaayeen dad shacab ah oo aan waxba galabsan Allaha u naxariisto intii dhimatay inta dhawac ahna Ilaahay caafimaad degdeg ha siiyo.
Tweet media one
7
3
50
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 months
My condolences to the entire Somali Nation, especially to the family of Mr. Mohamed Sheikh Osman Jawari. His contributions to rebuilding Somalia were immense. He was a distinguished scholar who served in various capacities. May Allah grant him mercy and paradise.
Tweet media one
3
5
47
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
6 years
Tomorrow in Bosaaso the campaign will officially be launched. I want to take a moment to thank everyone who has been working with me tirelessly to get to this point. Change is coming, and Inshaโ€™Allah our journey will be a prosperous one. #Somalia #Puntland #DawladnimoiyoDifaac
0
17
44
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
6 years
I draw my biggest inspiration from the people of #Puntland . My aim is to build on the achievements of the leaders who came before me & to bring much needed change in the strengthening of institutions. Above all I want to build an admin for the people by the people! #Somalia
7
9
40
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
My thoughts & prayers are with the people of #Bosaaso who, after the recent fire that affected many small businesses, lost not only money but their entire livelihoods. Its important we support & see each other through this tough time & find a permanent solution #Somalia #Puntland
Tweet media one
1
2
28
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
6 years
Ku soo dhawoow bogga rasmiga ah ee Musharax Madaxweeyne General Asad Cusmaan Abdullahi, Puntland 2019. #Somalia #Puntland #DawladnimoiyoDifaac
Tweet media one
1
13
37
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
Today weโ€™re celebrating April12 - #Somalia Armed forces day. A day whereby we remember all those whoโ€™ve died to keep our country free & safe. Pls keep every soldier in your minds & letโ€™s pray for their safety, as well as their families long after their ultimate sacrifice to ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
1
6
34
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
Waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan muslimiinta ku nool daafaha caalamka gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed farxadda #Eidulfitr2022 , waxaan Allah ka baryeynaa inuu inaga aqbalo Soonkii iyo Cibaadadii suubanayd ee aynu gudanay intii lagu jiray Ramadan #Somalia
Tweet media one
3
1
32
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
Waxaan u dirayaa Muslimiinta meel kasta ay joogaan Hambalyada Ciidul Udxiyada 1443. Muslimiinta oo dhan oo barwaaqa ah oo nabad ah. #EidAlAdha #EidMubarak #somalia ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ.
3
2
31
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
6 years
Waxaan raba in aan aad ugu mahadceliyo dhamaan taagerayaasheyda ku kala nool #Puntland , #Somalia iyo caalamka intiisa kale. Maanta waxay taariikh u tahay dhamaan dhalinyarada la arki wayey waxqabadkooda oo aan fariintoodii muujiyey. Waxaan rajeyneyna Isbedel dhab ah, InshaAllah!
3
4
26
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
Waxaan u tacsiyeynaynaa Walaal: Saajac Maxamed Cabdisalaam oo ahaa nin firfircoon oo hawl kar ah, Ilaahay waxaan u weydiinaynaa Naxariistiisa Janno, dadkiisana Samir iyo Iimaan Allaha siiyo. Innaa Lillaah waa Innaa Ilaygi Raajicuun
Tweet media one
5
4
26
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
Today is #May15 - #SYLday ; a historic day for #Somalia . 78 years ago 13 youth came together & showed us all what is possible with unity, hard work and resilience. Now again with 75% Somaliaโ€™s population as youth, Iโ€™m confident given an opportunity to lead #Somalia would prosper.
Tweet media one
1
4
26
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
We also spoke abt the recent opening of a Turkish Consulate in #Puntland & welcomed services that the community needed in the area, so they may not need to travel far for visas. Very encouraging for it to be implemented throughout #Somalia & in #Puntland in particular.
2
1
14
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
Rajadoodu waxay aheyd sidii Somaliya U baran lahayd Cadowgeeda Saxda ah uguna guulaysan lahayd. Hasa ahaatee Hada meeshii 62 sano ay ka dirirayeen ayaan aragnaa waxaana looga bixi karaa Gacan si qabsi iyo Run-usheegida Hogaamiyasha aragtida dhow #somalia #independence day
3
2
24
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
Innaaa lillaahi wa innaaa ilayhi raajicuun Waxaan Umudda soomaaliyeed uga tacsiyeynaya gaar ahaan shacabka reer Puntland Marxuum Abdirisaaq Xareed Ismaciil (Ilbir) Waxaan Eebe uga baryeynaa inuu Janadii geeyo Samir iyo Iimaana ka siiyo qoyskiisii iyo qaraabadisii.
Tweet media one
9
1
25
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
Mideeye is the party of the people, representing real change for Puntland and for you! I want to take the time to truly thank all of you who have come out in record numbers, supported us, volunteered, and worked so hard and close with us.
3
1
20
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
I would like to thank the members of the media for our lunch in Qardho. I am inspired by our frank conversations and their commitment to independent media. Without free and independent media, democratization is unfeasible. #qardho #Somalia #Puntland
Tweet media one
2
3
25
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
Tweet media one
0
1
23
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
6 years
To have a fully functioning government which can achieve these milestones, and provide service delivery we must all come together. This is why having women civil servants is so important. They will have be big part in my admin. #Puntland #Somalia
1
5
22
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
I wish the relationship between our two countries continues to grow and we together can build a better society for both our people. #Somalia #Turkey @TC_Mogadishu
1
0
13
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
6 years
We can only move together when we are a strong and unified nation that is capable of talking & sitting down together in order to tackle any issue. #Puntland was built on the principle of a strong unified #Somalia . I will work towards this vision, restoring dignity & prosperity.
3
8
19
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
May tomorrow be the day we are given a chance. InshaAllah. #Puntland #Somalia #PuntlandElection #Mideeye
0
0
18
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
waxaan kaloo la wadaagay ixtiraamka iyo qadarinta shacabka soomaaliyeed u hayaan Dowladda Turkiga. Waxaan si gaar ah uga wada hadalnay dib-u-dhiska ciidanka Soomaaliya oo ay qeyb libaax leh ka qaateen, haddana ay sii wadaan oo ay ka mid tahay heshiisyadii iskaashiga amniga
2
0
12
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
Waxaan maantay kulan sharafeed wada qaadanay Wasiir Axmed Siciid awnuur oo ah Asaase ka mid ah Urur Siyaasadeedka Mideeye, xilal badan oo muhiim ah Puntland ka soo qabtay, haddana ka mid ah tiirarka muhiimka u ah geeddi socodka diimoqraadiyadda #Puntland . #somalia
Tweet media one
0
0
20
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
6 years
A strong priority of my administration will be provide direct service delivery to the people through better healthcare, hospitals, and quality schools. #Puntland #DifaacIyoDawladnimo #Puntlandelections2019 #Somalia #Bandhiggabuuga
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
2
4
17
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
2/3 I conveyed my gratitude to the US government for being Somalia's largest humanitarian donor and encouraged their ongoing assistance to the current drought response.
2
1
17
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
ee farsamada gacanta iyo Macaahid kale ay Hay'adda MACAARIIF ka hirgelin doonto guud ahaan Soomaaliya gaar ahaana Puntland. Waxaan si gaar uga mahadceliyey Safiirka, in dowaldda Turkiya ay ka fulisay 4 ceel biyood deegaanada sool oo ahmiyad gaara u lahayd degaankaas.
0
0
10
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
6 years
Now happening in Garowe: Event o for the presentation of vision of Presidential candidate Gen\ Asad Cismaan Cabdullaahi. #Puntland #Somalia #DifaacIyoDawladnimo #Puntlandelections2019
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
7
15
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
You have shown true commitment, patience needed to choose leaders freely & fairly, and this in turn will hopefully give you those who will work hard for you without hesitation. #Puntlandelection #Puntland #Somalia
0
0
15
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
Waxaan tiiraanyada tacsida la wadaagayaa qoyska, qaraabada, macrifada, iyo guud ahaan ummadda soomaaliyeed, buuniga weyn ee geeridu galbisay Prof. Maxamed Daahir Afrax, Ilaahay ha siiyo naxariistii Janno, ummaddana haka samir siiyo.
1
1
16
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
3/3 I expressed my support on the redeployment of US forces tasked to re-engage CT-efforts along side our national forces. United States is a strategic ally to #Somalia .
0
1
15
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
iyo xarunta tababarka ee TURKSOM. Waxaan si gaar ah uga wada hadalnay Xiriirka Turkigu ay la leeyihiin Puntland oo ay dhawaan ka furteen Qunsuliyad soo dhoweysay adeegga ay bulshadu deegaankaas u baahnaayeen, Dhinaca Waxbarashada, safiirku wuxuu ii xaqiijiyey in dugsigii labaad
0
1
8
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
4 years
Tweet media one
1
2
15
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
6 years
Now happening in Garowe: Xaflad lagu daah-furayo buugga barnaamij siyaasadeedka ee murashax madaxweyne Gen\ Asad Cismaan Cabdullaahi. #Puntland #Somalia #DifaacIyoDawladnimo #Puntlandelections2019
Tweet media one
2
8
12
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
Finally, I want to give all Praise due to Allah for blessing us with an abundance of natural wealth, whether itโ€™s on land, air or ocean. I pray for the unity and peace for future generations to reach our full potential. Amiin.
1
1
11
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
4 years
Ciid Mubarak Dhamaan ummada Soomaaliyeed Meelkasta ay joogaan waxaan leeyahay Farxad ku ciida. Allah naga Aqbalo soonki iyo Cibadadii Bishii Ramadan. #EidMubarak #Somalia
Tweet media one
2
1
12
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
#3 We hereby let the people know that we want a fair system and a fair election and urge the Government and the Electoral Commission and all those who want a transparent election,
2
2
13
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
#EidMubarak Wishing Muslims all over the world the best of Eid Mubarak with continued health & prosperity. This has been an especially tough year with many loved ones not making it to the end of this blessed month. Please keep them and all those suffering in your prayers!
Tweet media one
1
1
13
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
6 years
Welcome to the official campaign Twitter page of Puntland Presidential candidate General Asad Osman Abdullahi. Dawladnimo iyo Difaac. #Somalia #puntland #Change
2
10
11
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
4 years
Ramadan Karim to all Muslims in the world .May Allah ๏ทป accept our Ibadah, expiate our sins and draw us closer to him on this blessed month.
1
0
12
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
! ุจุณู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู… Iโ€™m wishing all Muslims around the world a blessed #Ramadan Kareem! We ask that Allah guide us through these difficult times, especially with the increase of Covid-19 and the loss of so many loved ones. Please stay healthy and safe.
Tweet media one
0
1
12
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
Congratulations to the conclusion of the Somali Consultative Conference. I commend all leaders on moving us forward & reaching an agreement on the complex issues concerning the the 2021 Federal Elections. With this, I wish #Somalia a free & fair election & a prosperous future!
0
2
10
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
Today is the first step. We ask the people of #Puntland to help elect those who are going to work hard for them and put them first. Money cannot take place of quality and honesty.
1
0
9
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
2 years
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu geeyo Janatul fardowsa Samir iyo Iimaana ka siiyo qoyskiisii iyo qaraabadii meel walba ay Joogaan.
0
1
10
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
Mideeye is especially saddened regarding the last events, where innocent Somali people ย have been displaced from the Somali city of #LasAnod . Haye is never the answer. We ask that #Somaliland looks to #Islam and #Humanrights and give people back their families, hard earned wealth
2
1
9
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
6 years
Waxaan u hambalyaynayaa xildhibaan Ismaaciil Maxamed Warsame maanta ku guulaystay xilka gudoomiye ku-xigeenka labaad barlamaanka, ilaahay ha u fududeeyo shaqadaas culus ee loo xilsaaray. #Puntland #Somalia #Puntlandelections2019
Tweet media one
0
1
11
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
4 years
Asalaamu Calaykum to you All, ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ูŽู‘ูฐู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ I send my deepest condelences to the Families and friends of Qardho flooding letโ€™s support to the victims of what we can at least. #Ramadaan #Qardho flooding.
Tweet media one
0
0
11
@GenAsadOsman
Asad Osman Abdullahi
3 years
Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi wabarakaatu. Ciid Wanaagsan dhamman. Waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo ee sanadka Hijriga 1442-ka. #somalia
Tweet media one
0
1
9