I am honoured to have been elected deputy head of the Commission of the International Organisation for Peace, Security and Humanitarian Law IOPSH. May Allah facilitate this difficult task for me Insha Allah.
I believe President Hassan Sheekh Mohamud cannot cover the sun with his tinny hand.
President HSM whether he likes it or not, the people of SSC-Khaatumo are Somalis and he is now their current president, but I don't think he will serve his 4-year term if he talks like this or
@FowziHerzi
As a doctor, I can tell you that Cambuulo contains more vitamins, protein and fibre than all the other Somali food you mentioned. You should be very grateful to your friend from Muddulood and thank him for his great hospitality.
@Alhamdhulillaah
May Allah grant him amongst the highest levels of Jannah and give patience to you, the family and friends!
May almighty ALLAH grant him higest place in Jannah!
Ameen!
These are the values I stand for: honesty, equality, kindness, compassion, treating people as you would like to be treated and helping those in need. For me, these are our traditional Islamic values.
#Islamic_Values
#Honesty
#Kindness
Maahmaahda Maanta ee Banaadiriga!
Meeshaan mool mudaayey, mijintay kaay waysii.
Abkeey dooli diloow, dad nool maas u daahaa.
Cuntina cunti, ma cunina cunti.
Caasigaa albaabkaa ma moogo, baarri dadow dad makuu noqonaayo.
Cimrigaadoo dheeraada, geel dhalaayo aas ku tusaa.
@MiddleEastEye
Let's ban all Danish products and send back all their ambassadors to show how more prosperous, stronger and unbeatable Muslim countries are!
Sawirkan hoose ee saraakiisha ee uu la hadlayo Taliye Xasan Tuure oo shalay ku shahiiday dagaalkii GALCAD mid ama labo ayaa ka nool maanta, waxaana dilay qofkii sawirkan ka qaaday ee baraha bulshada ku faafiyey!
Maahmaahda Maanta!
Af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho.
Af aanad lahayn lama qabto.
Af ama reer aw mahdi ha ku hadlo ama lo’ ha kuu daaqdo.
Af Daboolan, waa Dahab.
Af hadlaaba aamus.
Af macaan gacan macaan baa dhaanta.
Af noolina waa hadlaa eyna waa ciyaa.
Illaahay haw naxariisto walaalkay Afgaab oo labo walaala ah ay na kala dhaleen. Afgaab waxaa lagu dilay magaaladiisii uu ku dhashay kuna soo barbaaray. Afgaab kuma aheyn duulaan magaalo kale iyo degaamo dad kale ee SNM oo hub & ciidan uu Ingiriis ku maalgeliyey wadata ayaa kusoo
General Afgaab ilaahay ha ku naxariisto dhulbahante uu dhalanayaa kaas baan cadowga maanta Lascanod ka saaray riwaaydii garowe ee doorashada lagu galijiray ilaahay baa nooga miciinay
#Lascanod
dhiig bay ku xorowday oo Afgaab ugu horeeyaya
Waxaan caawa arkayaa dad aan walaalo ahayn oo wax badan halganka nagula jiray, oo nala soo dagaalamay oo haddana si billaa xushmad ah Garaadkayaga u caayaya oo u aflagaadeynaya si asluubta & anshaxa ka baxsan.
Walaalahaas waxaan leeyahay “War ha noqonina ninkii 30ka maalmood
Dear Mr. President, I listened to the whole interview and I cannot disagree with you. You cleverly debunked the unfounded arguments of Somaliland and politely told them that what they are saying is nonsense. I hope that one day you will become the Federal President of Somalia. IA
Magaaladda Laascaanood way degan tahay maanta, laakiin waxaan indhaha laga qarsan karin in ciidamadda xaq-u-dirirka ah SSC-Khaatumo & maleeshiyada Muuse Biixi (Aka-Ciidamadda Qaranka) inay isu muuqdaan oo ay xabadu faraha ka bixi karto wakhti kasta.
Muuse Biixi wuxuu codsaday in
I think this gentleman is a very smart doctor because he is trying to create a system like the hajj process, so that all people who want to go to India for healthcare can go to his company and they can arrange the whole package like visa, hotel, transport from the Indian airport
People with integrity often have similar characteristics: they have a strong sense of self-worth, they have a high self-image and they are self-confident. These characteristics are important, because sometimes you are under intense pressure from others to make the wrong choice.
The Garaads have already said no time to meet Ismail Omar Guelleh’s parliamentary delegation, if he wants to be a natural and “Oday Soomaaliyeed”, then he should publicly tell Muse Juudan to withdraw his militia all SSC cities and go back to Oog, otherwise this is a crocodile
Ismail Omar Geelle, who has long been accused of siding with the Somaliland administration in the war between Somaliland and SSC-Khatumo and has reportedly armed Muse Bihi in the conflict, is attempting to have parliamentary delegation representing him meet with SSC elders.
Waxaa farxad ii ah in la ii doorto ku-xigeenka madaxa guddiga caalaamiga ee Hay’adda Nabada, Ammaanka & Xuquuqda Aadamaha ee IOPSH oo xubin ka ah Qaramada Midoobay. Illaahay ha ii fududeeyo xilkaas culus ee la ii igmaday anigoon u tartamin ama aan doonan!
This sheikh has spoken before about many dictators he compared to Fir'oon. But he is silent on what happens less than 100 miles away, shelling innocent people, killing children, women & elderly in their homes by the same actions of another dictator of your tribe is a "hypocrisy"!
Accussing Sheikh Mustafa of being tribal for not "raising his voice" against the Laascanood massacre is a defamatory statement against the name of the Sheikh and does not have an iota of truth in it. There is wisdom in the silence of the Sheikh.
#Somalia
#Somali
Haddii Wasiirkii Gaashaandhiga uu yahay TikToker, way adag tahay in sirta ciidanka la xafido. Wuxuu wasiirkani si toos ah ula shaqaynayaa KHAWAARIJTA, wuxuuna iska dhigaya nin dagaal ku jira, laakiin muuqaalkan wuxuu ka duubayaa MW QoorQoor si u gudbiyo goobta & gaariga uu wato!
Maahmaahda Maanta ee Af-Maay Maay!
Lang ati gorodaas ey eti mal eraaw.
Lang bilaayidaa fadaaw boodka qorjhooysite.
Lang shaqeestiyaa shaahi dhamee.
Lang kiin digi miki dilni.
Lang ko doo bading dhahal aawa kiily qiibsithe
Lang ko hoog wiing horta dhirife.
This man was a brave man and had nothing to do with SNM and Heego terror attack in Laascaanood. He tried everything to convince Muuse Biixi to withdraw his militia in SSC-Khaatumo region, and they accused him of having links with Alshabaab and being a terrorist.
This was a
Sadly, It seems that tribal warfare has reached the international borders because this brother lost his election as finnish MP after a large portion of the Somali community in Finland didn't vote for him
Muse Bihi has failed and everyone including Ismail Omar Guelleh knows it, but President Hassan Sheikh and his useless special envoy are trying to save him and they will fail too soon. Insha Allah!
Mayor, City of SeaTac, Washington, US Mohamed Egal
SNM wants to regroup and send many militias to Lasanod so that they can restart the dirty war and rocket fire to destroy lives and property in Lasanod. HEEGO must return to their homes and towns, otherwise no fake ceasefire will be accepted by our people and traditional leaders.
1. Somaliland (SL) is calling for a ceasefire, yet earlier, it accused SSC people "terrorists."
2. Before that, SL were calling traditional leaders warmongers.
3. Before that, they said SL knew who was behind the extrajudicial killings.
4. Does anyone believe them?
Leave SSC
Waxaan u hambalyeynayaa gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo uu ku guuleystay Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur “Sheekh Aadan Madoobe”. Waxaan Allah uga beryayaa inuu xilka u fududeeyo kuna asturo. Tani waxay astaan u tahay guulo badan oo soo socda.
@HalalNation_
Inna Lillahi wa inna ilayhi raji'un. May Allah grant her amongst the highest levels of Jannah and give patience to her family and friends!
@DrAbdiissa011
May Allah forgive all his sins and grant him jannatul firdous Al A’laa. May Allah open every door of Jannah for him and may he be raised as a Sabiqoon. Ameen ya Rabbi!
Walaalaha ku dagaalamaya magaaladda Boosaaso waxaan ka codsanayaa inay si shuruud la’aan ah xabada u joojiyaan oo kusoo noqdaan miiska wadahadalka.
Waxaan kale oo aan soo jeedinayaa in la qaato lixdii qodob ee ay isimada sharfan ee Puntland oo aan la iska indhotirin taladooda!
Maasha Allah! War Illaahay halagu shukriyo ina gaadhsiiyey guushan, hana loo duceeyo shuhadadii suurtogaliyey guushan in la gaadho hal bil gudaheed.
Allahumma Lakal Hamdu Kulluhu - Wa Laka-sh Shukru Kulluhu “O Allah, for You Alone is all Praise. For You Alone is all Gratitude”.
Commander Abdisalam Siigaale (Ina Siigaale) has overseen the early morning operation where SSC Defense Forces have taken control over Somaliland’s governor of Sool offices. Commander Ina Siigaale 🗣️ “we have this morning taken control over the governor’s office” Somaliland’s flag
Waxaan arkay dad badan oo ka xun jawaabtii uu MW Farmaajo ka bixiyey arrinta goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn. Muhiim ma aha jawaabta aad bixiso inay ka farxiso kan ku su’aalay ama ay ka caraysiiso mid maqan, laakiin waa inaad cadayso mowqifkaaga shaqsi ee ku aadan arinkaas.
1/1
I agree with Professor Markus Hoehne that Isaaq are the attackers, aggressors and those who kill innocent people.
I have heard intellectuals saying over and over again that both sides should end the war and talk, etc. The war was started by the Isaaq army, led by Isaaq officers,
@Ladhka
@aiabdimusa
At the moment I do not see a Darood-dominated army bombing towns of non-Darood. Yet I see an Isaaq-dominated army ordered by Isaaq officers & an Isaaq president bombing Lasanod. This is a shame. Besides, there is a difference between political and militant clanism.
Nugaal book fair and youth innovation forum on 1 November 2023 at Martisoor Hotel, Garoowe, Puntland - Somalia.
For more info
@BarkhadleDeeq
or
@DeeqHaldhaa
Maanta oo ah 23 Maarso 2021 waa sanad guuradii 9aad ee kasoo wareegatay geerida Allaha u naxariistee Madaxweynihii 6aad ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Waxaan Allah ka baryayaa inuu dambigiisa ka dhaafo, janadiisii Firdowsana ka waraabiyo. Aamiin!
Xigasho: Ambassador Qoor
See yesterday's statement by the Irish Gymnastics.
The lady was racist because she literally looked at the poor black girl and just walked past her. That is just outrageous and unacceptable!
Gymnastics Ireland said it was not intentional, but that is far from true, aside this
Welcome to Ireland where people get away with racism! This little black girl broke my heart. Don’t skip this post without leaving a million heart for her. Make her famous…
The
@UN
Special Representative for Somalia
@CatrionaLaing1
is accused of impeding humanitarian aid intended for the more than 300,000 civilians who were displaced from their homes by warlord
@musebiihi
. Ever since she was appointed as the UN Special Representative for Somalia she
@FowziHerzi
To be honest, I cannot serve Cambuulo to my guests because my wife cannot cook great Cambuulo and certainly would not eat it for lunch.
However, I see no problem in serving Cambuulo and maybe someone like you from the diaspora thought you were tired of spaghetti and rice, so I
@LarryMadowo
@iam_mohafazul
@lufthansa
@Airport_FRA
Why don't you do the same with the German passport holders? I don't understand why we always cry out for justice and equal rights when we now know that Germans don't like us and hate our skin colour, do the same when they visit to your country!
@OGAA_NSHO
Warkaan waxba kama jiraan, waa been aan Sal & Raad toona laheyn, haddii uu ka hadlaayo dowladdii tan ka horeysay way dhici kartaa.
Waayo waxaa berrigaas la waday qorshe lagu mideynaayo Geeska Afrika oo aysan Jabuuti ku jirin, caasimadna ay u noqoneyso Addis Ababa, maadaama ay
Ina HUMBANE waa DAMIIRLAAWE la iska wato, Alle waxaan uga BERYAYAA inuu mid SNM ah oo walaalkii LAASCAANOOD lagu diley uu gacantiisa ku baxo! Meel dagaal ka socdo kuwii dadkaaga XASUUQAYEY ee MADAAFIICDA la dhacayey inaan dhex fadhido waa DAMEERNIMO & DAMIIRXUMO meesha u hooseysa
Waxaan maqlaynaa inuu Muuse Juudan ciidamo cusub usoo dirayo Caynaba & Oog si ay u weeraraan ciidamadda SSC-Khaatumo & Hiil Walaal ee difaaca kaga jira xadkoodii soo jireenka ahaa ee Guumeys oo ay shalay dib ula wareegeen.
Haddii ay arrintaasi run noqoto waxaan maddaxda
Waa Urur dhalinyaro oo ka madax banaan siyaasad, qabiil iyo dano gaar ah. Waxaa ku bahoobay dhalin kasoo kala jeeda 5ta Soomaaliya una taagan inay shaqo abuur u sameeyaan dhalinta ku dhimanaysa TAHRIIBKA ama ku biiraysa DAACISH ama ALSHABAAB. Fadlan ku caawi wixii aad awoodo! IA.
@JustAwHirsi
Min kuli ixtiraam buugga ninkan reer Nayjeeriya waxaa iiga qiimo badan inaan akhriyo kuwa ay qoraan walaalahay Soomaalida ah sida: Maxamed-Deeq Cabdi Madar “Haldhaa”.
I am very happy to hear that our brother Abdirizaq Dhoore has been released, but if it is true that his family members and clan paid $50,000 ransom to give him back his freedom, it is illegal, inhuman and unjust and it must be stopped.
Further, I didn't like the way they
Alxamdullilaah, after that, I thank the elders and intellectuals in
#Beledweyne
for their role.
@abdirizakdhore
has been freed. I also thank all my friends for their support during the difficult time.
Looma baahna in sawir lala galo nin cad & nin madow midna!
Asbuuc walba shirarka UN-ta ee lagu casumo hay’adeena
#IOPSH
ayaan kula kulmaa qaar kamida madaxda sare ee dalalka caalamka, weligayna islama sawirin, mana odhan
#FruitfulMeeting
baan la qaatay.
#Kalsooni
#Qaranimo
#Qab