Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama Profile Banner
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama Profile
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama

@BashirMJ

1,873
Followers
260
Following
83
Media
345
Statuses

Official X account of the Minister of Family & Human Rights Development of the Federal Republic of Somalia.

MOGADISHU - SOMALIA
Joined March 2014
Don't wanna be here? Send us removal request.
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
25 days
It was a pleasure to have been present at the promotion of Somali police officers & the Somali Police Commissioner. Kudos to Maj. Gen. Sulub for his commendable work & dedication for the safety & security of 🇸🇴’s citizens.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
9
47
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Maanta oo Taariikhdu ay tahay 25-02-2018 waxaa si rasmi ah ula wareegay Xilka Taliyaha Ciidanka Asluubta #Somalia , waxaa balan qaadayaa in aan dardar gelin doono Howlaha Ciidanka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
7
31
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Magaaladda #Nairobi waxaa Kula kulmay Taliyaha Ciidanka Asluubta #Kenya , waxaana ka wada hadalnay sidaan iskaashi u sameysan laheyn, isuna dhaafsan laheyn khibradaha iyo aqoonta maamulka Xabsiyada, dhaqan celinta iyo tababarada guud ahaan. #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
6
30
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Dhalinyaradda waa lafdhabarka Bulshadda Maanta waxaa tagay Xeebta Liido ee Magaaladda #Mogadishu oo aan kula kulmay dhalinyaro Soomaaliyeed oo xeebta ku damaashaadayey, waxaana la qeybsaday farxadda iyo jawiga quruxda badan ee ay ku jireen.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
3
27
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Maanta Aniga iyo Taliyihii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaa Xafiiskiisa kula kulannay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda #Somalia Avv Xasan Xuseen Xaaji, waxaana kawada hadalnay dardar gelinta Shaqada, Qabsoomida Xafladda xilwareejinta iyo arrimo kale.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
4
10
25
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Aniga, Guddoomiyeyaasha Maxkmadda Ciidamada Qalabka sida ee #Somalia , Taliye ku xiggeenada Ciidanka Asluubta iyo Saraakiil kale maanta waxaa kormeernay halka uu marayo dhismaha Xabsiga cusub iyo Maxkamaddaha ee (MPCC).
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
20
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
25 days
I extend my heartfelt congratulations to Minister Sulub Ahmed. You are truly deserving of this position, and I pray that Allah guides and supports you in fulfilling this significant responsibility.
Tweet media one
0
1
22
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Waxaa soo indho indheeyey Xabsi si Caalami ah u dhisan oo ay u dhameystiran yihiin wax kasta oo Nolosha aadanuhu ay u baahan tahay, kuna yaalla KM7 Duleedka #Mogadishu . Mashruuca dhismaha Xabsigaan waxuu bilowday 2016, Xilligaas oo aan ahaa Taliyaha Ciidanka Asluubta #Somalia .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
7
10
20
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Safiirka Dowlada Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar ayaa maanta Xarunta Kadare soo gaarsiiyay dhar ay ku ciidan caruurta Agoonta iyo kuwa Darbi-jiifka ah ee ku jira xarunta kadare. Xarunta kadare ayaa...
4
4
22
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Waxaan maanta nasiib u yeelanay inaan hoyga uu ka degan yahay Magaaladda Mudisho ku booqano Sarreeye Gaas Ismaaciil Axmed Ismaaacil Taliyiihi Bud-dhigaha u ahaa Ciidanka Asluubta Soomaaliyed,Sarreye Gaas Ismaacil Axmed Ismaacil waa taalo iyo keyd Taariikheed oo nool.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
2
18
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Waxaan caawa la afurnay ciidamada xasilinta ee loogu tala galay in ay sugaan amniga caasimada ,sidoo kale waxaan kormeernay fariisimaha ciidanka si aan u hubino sida ay u shaqeyaan ciidanka waxaan kula dar daaranay in ay shacabka si naxariis leh ula shaqeyaan.
3
1
18
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
HAMBALYO , HAMBALYO, HAMBALYO LIBAAXYADA YAR-YAR EE XULKA K. CAGTA SOOMAALIYA! SHARAF IYO KARAAMO AYAAD NOO YEESHEEN! GUUUUULLLLLL
0
3
17
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
1 month
Today, I had the privilege of inaugurating the 'High-Level Technical Meetings to launch & disseminate National Plan of Action for Children’.This plan is dedicated to advancing children's rights,safeguarding their well-being, and ensuring they have access to essential services1/2
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
7
19
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
29 days
Pleased to have welcomed a senior delegation from Plan Somalia’s to our Ministry headquarters.We had an important discussion on collaboration, focusing on Plan’s impactful interventions for children and women in 🇸🇴,as well as aligning our activities to the Ministry’s priorities.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
0
19
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Aniga iyo Taliyeyaasha kale ee C.Q.S Maanta waxaa ka qeyb galnay furitaanka kal-fadhiga (3-aad) ee Baarlamaanka #Somalia oo uu furay Madaxweynaha JFS ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Mudane Maxamed Cabdullaahi. EEBBE ha idin fududeeyo Howlaha Qaran ee idin hor yaalla.
Tweet media one
Tweet media two
1
3
19
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Madaxweynaha #Somalia ayaa tababar usoo xiray Urur ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, kuwaasi oo muddo Sagaal bilood ah Tababar ku qaatay #Mogadishu . Madaxweynaha hortiisa ayaa lagu dhaariyey Ciidamadaan, waxaana maanta ay si rasmi ah uga mid noqdeen Ciidanka Asluubta.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
1
18
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Markale Hambalyo Ciidanka Asluubta #Somalia , maanta waxaan ka qeyb galay Xuska 48sano guuradii kasoo wareegtay aas-aaska C.A.S. Waan u mahad celinayaa dhammaan intii ka qeyb qaadatay qabsoomida Xafladda 22 February. #Mogadishu
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
3
13
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Maanta waxaa mid mid u kormeeray Xafiisyadda ay ku shaqeeyaan Hoggaanada Taliska Ciidanka Asluubta #Somalia , waxaan xog wareystay Taliyeyaasha hoggaamada iyo Saraakiisha ka howl gasha Xafiisyadaasi, si aan u oggaado shaqada siday u socoto.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
15
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Hambalyo Xooggii Dalkoow Munaasabadda 12 ka April oo ah Maalintii la aas aasay Ciidanka Xoogga dalka #Somalia owgeed, waxaan rabaa in Hambalyo aan halkaan uga diro dhammaan Sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil Xiggeenada, Alifleyda, Dableyda Ciidanka Xoogga iyo Xaasaskooda.
Tweet media one
0
4
14
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
10 days
Honored to officiate a special event marking #WorldSightDay at the Turkish Embassy. We stand committed to supporting individuals with visual impairments and ensuring their full inclusion in society. Together, we can make a difference. #InclusionMatters #HumanRights
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
7
14
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
waxaa Qalab Xafiiseed dhameystiran oo ay sameeyeen Maxaabiista Xabsiga dhexe ee Xamar ku xiran ku wareejinay Wasaarada Warfaafinta Xukuumadda #Somalia gaar ahaan SNTV iyo Radio Muqdisho. Qalabkaan waxaa soo saaray Warshada Waxsoosaarka iyo Farsamada Gacanta ee Ciidanka Asluubta.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
5
15
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Maanta waxaa booqanay Xabsiga ugu weyn Dalka #Qatar oo ku yaala Magaaladda #Doha halkaasi oo aan kula kulanay Taliyaha Ciidanka Asluubta dalkaasi Gen Maxamed Sacuud Al Otaibi, waxaana kawada hadalnay dhinacyo badan oo ku saabsan taageerada Ciidanka Asluubta #Somalia .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
12
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Wasiirka Amniga gudaha ee #Somalia iyo Taliyeyaasha Ciidamada qalabka sida, gabal dhicii maanta waxaan kormeernay qaar kamid ah isgooysyada magaaladda #Mogadishu iyo wadooyinka Caasimada soo gala. waxaan u kuur galnay sida ay u socdaan howlaha Ammaanka Caasimada lagu adkeynayo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
12
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Waxan kamid ahay wafdi u hogaaminayo @DeputySomaliPM Ra’isul Wasaare ku xiggeenka dalka oo booqasho dhowr maalmood ah ku joogi doona Waddanka Sacuudiga magaalo Madaxdiisa Riyaad, si aan uga qeyb galno shirka Wasaarada Gaashaandhigga Dawladaha Islaamka.
Tweet media one
2
1
11
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
waxaa ka qeyb galay Xuska 58 sano guuradii kasoo wareegtay markii la aas aasay Ciidanka Xoogga. Ifafaalo waxaa ah in aan arkay dhalinyaro aqoonyahan ah oo Saraakiil iyo saraakiil xigeen isugu jira, kuwaasi oo dhowaan ciidanka kusoo biiray, diyaarna u ah in Dalka ay difaacaan.
Tweet media one
Tweet media two
0
0
11
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Magaaladda #Nairobi ee dalka #Kenya ayaa maanta soo gaaray, waxaa halkaas uga qeyb galay shir looga hadlayo Garsoorka iyo Taliska Ciidanka Asluubta #Somalia siddii ay uga wada shaqeyn lahaayeen xarunta Xabsiga cusub iyo Maxkamadaha ee (MPCC) oo ku yaala duleedka #Mogadishu .
Tweet media one
Tweet media two
2
2
10
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Waxaan u hambalyeynayaa Sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil xiggeenka , Alifleyda, Dableyda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo xaasaskooda Xuska Sanadguurada 74aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed 20 December 1943 awgeed
Tweet media one
1
1
11
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
R/wasaare ku xiggeenka #Somalia , wasiiro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale ayaa maanta nagala qeyb galay Munaasabad aan ugu dabaal dageynay 26 Maarso oo ah maalintii la aas-aasay Xarumihii barbaarinta Caruurta agoonta iyo Saboolka, Sanadguuradii 48aad ayey maanta ku beegneyd.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
3
8
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
2 months
Delighted to have welcomed Minister @MoBareMohamud & Dep. Min. Mustaf Jeego of @MoysFGS to the Ministry headquarters today. Engaged in crucial discussions regarding general youth development, inclusivity & importance of upholding human rights. @SomaliPM @TheVillaSomalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
4
10
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Aniga iyo Wafdi aan hoggaaminayo Caawa Waxaa soo gaarnay Magaaladda Doha ee Dalka Qatar oo aan kaga qeyb gali doonno Shirweyne nalagu Casuumay. Waxaan u mahad celinayaa Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Dalkaan oo kaalin weyn ka qaatay soo dhoweynta naloo sameeyey.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
8
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
25 days
Engaged in a comprehensive meeting with H.E. Ahmed Ibu Mohamed Al Muwalad, the Ambassador of the Kingdom of Saudi Arabia to Somalia. We reaffirmed our commitment to strengthening bilateral relations. 🇸🇦🤝🇸🇴 (1/2) #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
2
10
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Waxaa ka qeyb galay Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee Tv-ga Qaranka #Somalia , halkaas waxaa ka sheegay in aan horumarin ku sameyn doonno Warshadaha wax soosaar ee Ciidanka uu leeyahay, xoojinta xiriirka gudaha iyo dibadda, in aan fursad siineyno dhalinyaradda Jaamiciyiinta ah.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
4
9
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Aniga iyo Madax ka socotay Hay’adda @UNODC maanta waxaa kormeernay Xaruntii Taliska Ciidanka Asluubta #Somalia oo dib u dayactir lagu sameeyey. Sida ugu dhaqsiyaha badan ayaa ugu guuri doonnaa xaruntaan, waxaana ku bilownay Qalabeynta Xafiisyada.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
1
6
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Maanta waxaan kormeeray Warshadda Farsamada iyo Wax soosaarka Taliska Ciidanka Asluubta #Somalia , Qorshaheena waxuu yahay inaan ballaarino Wax soosaarka Warshadda, si looga maarmo Qalabka kala duwan ee dalka dibadiisa inooga yimaado. #Mogadsihu
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
2
9
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Qololkooda ayaa maanta ugu tagay Maxaabiista Xabsiga dhexe ee #Mogadishu ku xiran, si aan wax badan ugu oggaado noloshooda sida ay tahay. Qof xiran oo xoriyad aan heysan intaas ayaa ugu filan dhibaato, marnaba raali kama noqon doonno in lagu xadgudbo Maxbuus.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
2
8
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Maanta waxaa booqday xarunta Safaaradda #Somalia ee #Qatar , halkaasi oo ay nagu soo dhoweeyeen Danjire Mukhtaar Cali Yuusuf iyo diblumaasiyiinta kale ee Safaaradda.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
9
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
1 month
Delighted to have took part in the Somali Technology Terminology Conference in Mogadishu, this highlights how technology positively impacts somali citizens day-to-day lifestyle. 1/2
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
2
8
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
waxaa kormeeray Xarunta dhaqan celinta Caruurta Darbi jiifka iyo agoonta ee KADARE oo gacanta ay ku hayaan Taliska Ciidanka Asluubta #Somalia . Inkabadan 180 caruur ah oo isugu jira wiilal iyo gabdho, ayaa xaruntaan ku jira, waxaana u kuur galay sida ay noloshooda tahay.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
2
7
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Ra’iisul wasaaraha #Somalia maanta waxuu kormeeray Ciidammada Xaslinta oo lagu kordhiyey Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo #AMISOM Shacabka Soomaaliyeed Kaalintooda haddii ay kasoo baxaan waa hubbaal in Ciidammadaan Amniga #Mogadishu Natiijo fiican ay ka keeni doonaan..
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
2
7
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
1 month
Today, I had the pleasure of convening a meeting with the incredible female business community in 🇸🇴. We discussed their significant role and achievements, and I couldn't be prouder to congratulate them on receiving an international small enterprise award for their dedication1/2
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
2
8
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Waxaan caawa ka ka qeyb qaadanay gurmadka loo fidinayo qoysaskii uu saameyey daadka ka dhashay roobabkii Xalay ilaa iyo maanta ka da'aya Muqdisho. Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed weli waxa ay gurmad u fidinayaan hooyoyinka iyo caruurta.
0
0
7
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
1 month
I warmly welcomed the Acting Special Representative of @UNSOM SG, Amb. James Swan. We had a fruitful discussion on enhancing cooperation for the Ministry's National Development Strategy, focusing on critical areas like family development, human rights, and child protection 1/2
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
8
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
17 days
I had the honor of welcoming the First Deputy Speaker of the @Golaha_shac_JFS , @HonSadiaSamatar upon her return from an official visit to the Sultanate of Oman. Our government remains committed to strengthening international ties and advancing the interests of the Somali people.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
2
7
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
1 month
I had a valuable meeting with Dr. Abdullah bin Salem Al-Nuaimi, Ambassador of Qatar to Somalia, to discuss enhancing bilateral cooperation on human rights and family development. We also reviewed key challenges facing Somali families and explored opportunities for mutual support.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
4
7
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
26 days
I had a productive meeting with H.E. Karin Jonsson, the @EU_in_Somalia Ambassador, at the EU embassy in #Mogadishu . Discussions centered around our vital collaborations on human rights policies, child protection and women's empowerment 1/2
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
7
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Wafdiga uu hoggaaminayo Ra'iisul wasaare ku xiggeenka Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ee aan qeybta ka ahay oo ku sugan Magaaladda Riyad ee dalka Sucuudiga, ayaa la kulmay dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuuudiga Amiir Mohammed Bin Salmaan. @DeputySomaliPM
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
7
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
22 days
Today, I had the honor of hosting @safiamseed , Chairman of the @NCRIsom , alongside DG Mohamed Bashir. Our discussions were centered on enhancing our collaborative efforts to fortify the protection of human rights throughout Somalia. (1/2)
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
4
7
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Waxaan ka qeybgalay maanta daah-furka duulimaad toos ah oo diyaarada Ethiopian Airliners ay ka billawday Muqdisho iyo Ethopia.
0
1
7
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
13 days
Attending the official signing ceremony for the Hobyo Port construction agreement in Mogadishu, alongside the President of @GalmudugState_ , @MrQoorqoor . A significant milestone for regional infrastructure and future economic growth. #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
3
7
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Aniga iyo ra’isul wasare ku xigeenka Soomaaliya oo wafdigeena hoggaaminaya ayaa waxaa booqasho ku tagnay Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Boqortooyada Sucuudiga, sidoo kale waxaa gurigiisa ku booqanay Mudane Cumar Carte Qaalib oo horey xilal kala duwan uga soo qabtay dalkeena
Tweet media one
Tweet media two
1
2
7
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
LABBXYO, HUBAAL WAA LIBAAXYO!!! HAMBALYO AAN GURIN OO AAN GAAGIXIN! HAMBALYO UMMADDA SOOMAALIYEED!! HAMBALYO WASAARADDA DHALLINYARADA IYO ISBORTI GA, HAMBALYO XIRIIRJA SOONAALIYEED EE KUBADDA CAGTA!!! WIILASHAYADOW, GUUL IYO GOBANIMO!!!
0
0
5
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
18 days
I had the honor of witnessing the transfer of power to our new police commissioner, Brig. Gen. Asad Diyano. I extend my deepest gratitude to major Gen. Sulub Ahmed for his unwavering dedication and exceptional leadership throughout his tenure. 1/2
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
6
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
24 days
I had the honor of presiding over the Somali Women Entrepreneurs Exhibition in Mogadishu, celebrating the remarkable achievements of Somali women in business. The exhibition showcased inspiring local businesses with support from #SalamBank , IDMANBank & community organizations1/2
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
3
6
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
1 month
Had the honor of supporting the implementation of the ‘Mother, Support the Nation' program. During my speech, I emphasized the urgent need to abolish tribal violence and highlighted its devastating impact on families. True community development arises from reconciliation. (1/2)
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
2
6
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
8 days
Waxaan hambalyo u dirayaa Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda Xuska Maalinta CALANKA Somaaliya ee ku beegan maalintii ugu horreysay ee laga taagay ciida Soomaaliya Calanka Buluuga ah 1954. Calanku waa astaanta Qaran-nimada, Midnimada, Madaxbanaanida iyo Gobanimada dalka iyo dadka.
Tweet media one
0
3
6
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
2 months
I was thrilled to participate in the graduation ceremony for over 1600 students from various faculties at University of Somalia! Education is a powerful tool that transforms lives and strengthens families that are the backbone of our Somali society.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
6
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Waxaan socod ku soo maray qeybo ka mid ah xaafadaha muqdisho waxaan shacabka ka xog warestay amniga caasimadda. shacabka soomaaliyeed waxa ay diyaar u yihiin in ay la shaqeyaan ciidamada xasilinta amniga caasimadda. Ciid wanaagsan.
2
2
6
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
XAFLADDA DABBAALDEGGA NISA: ANIGA, GEN GAAFOW, GEN TUURYARE IYO AMB SANBALOOLSHE! HAMBALYO WIILASHAYADA IYO GABDHAHAYAGA!
Tweet media one
1
1
6
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Waxaa maanta xafiiska Igu soo booqday Gabdho Xildhibaano ah oo ka tirsan Aqalka sare ee Dalka. Waxa ay u kuur galayeen sida ay u shaqeyaan gabdhaha ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyed iyo xuquuqahooda, sidoo...
0
2
4
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Dugsiga tababarka Ciidanka XGDS ee Hiilweyne iyo Xarumaha Ciidanka XGDS ay ku leeyihin Degmada Balcad ayaa maanta kormeer shaqo ku tagnay. innagoo ka kooban Taliyaha Ciidanka XGDS,Taliyaha Ciidanka Booliska...
1
1
4
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
1 month
I was pleased to welcome the Commissioner of @SODMA_Somalia , @MahamuudMoallim , to the Ministry headquarters for an extensive and comprehensive meeting. We discussed vital issues such as humanitarian support for marginalized and impaired/disabled communities, 1/2
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
2
3
6
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 years
Maanta waxaan ka qeyb galay munaasabad lagu xusayo sanad guuradii 74-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed sanadkii 1943-dii, Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, waxaan idin rajeynayaa horumar ballaaran.
Tweet media one
Tweet media two
0
0
5
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
7 days
Today, I met with the Principals of Deaf Schools and the Association of Somali Scholars to discuss how we can enhance support for students in deaf education and promote their advancement. This initiative is vital for raising awareness about the hearing impaired & recognizing.
Tweet media one
1
1
6
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Waxaan ka qeybgalay munaasabada xil wareejinta Gudoomiyaasha maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir Masuuliyinta cusub ee maanta xilka la wareegay alle hala garab galo shaqada culus ee hortaala.
0
0
4
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Kulan is Xog-wareysi ah ayaan maanta la qaatay saraakiisha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Waxaa Goob joog ka ahaa Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Saraakil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
0
0
4
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
1 month
Visited & engaged in a productive meeting with the @MogMunicipality Governor, H.E. Yusuf Madale, to enhance our joint efforts in promoting human rights. Our collaboration is crucial for driving positive change and upholding everyone's rights. (1/2)
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
2
2
5
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Waxaan goob joog ka ahaa munaasabad Ciidamadii NISA, Gobolka Banaadir ee hubeysnaa lagu Biirinayay Ciidanka Booliska Soomaaliyed. Saraakisha maanta ka mid noqotay ciidanka Booliska waxaan kula dar daarmay in ay...
1
0
5
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Waxaan ka qeybgalay Shir looga hadlayey dhismaha xabsiyo laga hirgalinayo qaar ka mid ah dawlad goboleedyada dalka magaalada Muqdisho.
0
1
4
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
1 month
Delighted to have officially inaugurated a three-day comprehensive workshop on African Women Leadership (Somalia chapter). This event brings together participants from FGS, FMS and BRA with the aim of achieving significant milestones in women's empowerment 1/2
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
0
5
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
1 month
2/2 Working together with @UNSomalia , @UNICEF @WVSomalia & @UNSOS_ relevant institutions, the Ministry has crafted an in-depth strategy centered on children's health, education, and social protection. 🇸🇴
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
4
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Waxaan caawa kormeer ku tagnay degmooyinka kaaran,Heliwaa,Yaaqshid,iyo baraha kontarool ee laga soo galo magaaladda muqdisho si loo xoojiyo amniga. Ciidamada QS waxa ay diyaar u yihiin in habeen iyo maalin ay u shaqeeyaan shacabkooda.
1
1
3
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
8 years
BANDHIGGA 2AAD EE BUUGAAGTA MUQDISHO QALINLEYDA SOONAALIYEED WAXAY INAGA MUDAN YIHIIN DHIIRRI GALIN DHAN KADTA...
0
2
3
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
2 months
Tweet media one
0
0
4
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Aniga iyo Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre Waxaan wadajir u kormernay dhismaha xarunta Wasaaradda Waxbarashada oo xilligan Ciidanka Asluubta ay ka wadaan Dhismo...
0
0
4
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
26 days
2/2 alignment to the Ministry’s strategy & reinforcing our commitment to enhancing family welfare in 🇸🇴. Looking forward to deepening our partnership with the EU for a better future!
0
0
4
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Waxaan maanta ka qeybgalay tartan aqooned u dhaxeyay maxaabista ku xiran xabsiga dhexe ee xamar, oo ay tabinesay idaacada ciidamada Qalabka sida waxaa aad ii soo jiitay in dhalinyaradda maxaabista ah ay yihiin kuwa leh aqoon diini iyo maadi ah.
0
0
4
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Ra'isul wasaraaha Xukumadda FS Mudane Xasan Cali Kheyre iyo taliyaasha ciidamada QS Waxaa Galabta kormeer ugu tagnay Ciidanka Xasilinta Amaanka Muqdisho oo ku sugan xarunta Xisbiga, kuwaaso loo diyaariyay sugida amniga...
2
0
4
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
12 days
Today, I had the pleasure of meeting Hirshabelle’s Minister of #WHR Mrs. Fowsiya Abuukar, and Prof. Abdullaahi Sheikh Ali. We discussed strengthening cooperation and fast-tracking key tasks, aligned with our 2024-2029 National Development Strategy to advance human rights in 🇸🇴.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
1
0
4
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Masuuliyiin Ka socotay Wasaaradda Gaashandhigga Qatay ayaan maanta ku soo dhaweynay Magaaladda Muqdisho.
0
1
2
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
2 months
Investing in knowledge creates brighter futures for all. Congratulations to the graduates! 🎉 #Uniso2023
Tweet media one
Tweet media two
0
0
3
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
29 days
I’m proud to share that our Ministry and @PlanSomaliland have signed a mutual ILO agreement, outlining our current and future initiatives aimed at improving the lives of women and children in 🇸🇴 2/2
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
3
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
8 years
Fantozzi al Circo scambia la figlia per uno scimpanzè...
0
0
3
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Waxaan ka qeybagalay munaasabad lagu dhaarinayay isla markaana ay xilka ku wareejinayen Gudoomiyaasha Maxkamadaha Degmoyinka iyo Garsoorayaal.
0
0
2
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
9 years
WAXAAN U MAHADCELINAYAA DHAMMAAN MUWAADINIINTA SOOMAALIYEED, ASXAABTA IYO EHELADA IIGU SOO HAMBALYEYSAY, XILAK... http://t.co/pvQe6YQqQV
0
0
3
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Si aan u hubiyo tayada waxbarasha maxaabista ku xiran xabsiga dhexe ee xamar waxaan maanta kormeeray schoolka ay wax ku bartaan maxaabista Qorshaheenu wa tayeeenta waxbarashada maxaabista.
0
0
3
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
4 years
Dhageysigii ICJ waa soo gabagaboobay! Guul Caddaalad huwan Inshaallah! Jimce Barakeysan!
0
0
2
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
12 days
Had a productive meeting with the Director of Qatar Charity Somalia today. We discussed the construction of a center for individuals with special needs and ways to strengthen our collaboration on impactful projects. 1/2
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
2
3
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ay ku sugnaayeen Taliyeyaasha Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed,...
0
0
2
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Waxaan goob joog ka ahaa munaasabad lagu dhaarinayay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Dalka ee uu Dhawaan magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya.
0
1
2
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
8 years
GARABKIINAAN TAAGANAHEE GACALKAYAGOW GUULEYSTA
0
0
3
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Waxaan kulan dhiira gelin ah maanta la qaadanay Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyed waxaan u mahadcelinaya Taliyaha Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed oo kaalin xoog leh ka qaatay qabsoomidda kulankan.
0
0
3
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
1 month
I wholeheartedly praised these remarkable women and promised to work towards a 15% deduction on acquiring business licenses. It's crucial we empower women entrepreneurs as they are truly the backbone of our society. (2/2)
0
0
2
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
6 years
Waxaan maanta nasiib u yeelanay inaan hoyga uu ka degan yahay Magaaladda Mudisho ku booqano Sarreeye Gaas Ismaaciil Axmed Ismaaacil Taliyiihi Bud-dhigaha u ahaa Ciidanka Asluubta Soomaaliyed,Sarreye Gaas...
0
0
2
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
8 years
Maanta oo ah maalinta macalinka Soomaaliyed, Waxan hambalyo udiraya dhamaan macalimiinta Soomaaliyeed, Macalimku...
1
0
2
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
25 days
Our meeting covered essential topics including strategic collaborations on human rights policies, child protection measures, and support for educational initiatives. We discussed the building and funding of Madrasas,
0
0
2
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
29 days
Monitoring children's and mothers' wards is critical as we prioritize their health and well-being. 2/2
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
2
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
9 years
0
0
2
@BashirMJ
Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama
8 years
ALXMDL, SHIRKII VIENNA GUUL AYUU NOOGU SOO GABAGABOOBAY, WAX BADANNA WAA KA RAJEENEYNAA INSHAALLAH! RAMADAN...
1
0
1