Cali Yare Cali Profile
Cali Yare Cali

@AliYareAli

29,110
Followers
25
Following
71
Media
176
Statuses

FRM Deputy Mayor of Mogadishu and Cheif of Security and Political affairs | Fmr. Advisor to the Presidency & office SomaliaPM

Joined August 2015
Don't wanna be here? Send us removal request.
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Marka la eego Magacaabista uu maanta sameeyay Ra'isalwasaare Hamza waxaa muuqaneysa inuu yahay nin Qaangaar siyaasadeed hadana qalbiga xor ka ah. Haddii uu dhaqankan joogteeyo wuxuu uqalmaa in si naf iyo niyad leh loola shaqeeyo.
171
82
1K
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Safarkii Madaxweynuhu ku tagay UAE muddoAsbuuc ah ayay ku qaadatay inuu la kulmo Mohamed Bin Zayed - safarka hadda ee Turkiga maalinkii 3-aad ayuu Turkiga joogaa walina lama kulmin dhiggiisa Dalka Turkiga Qaran qab leh sidaas uma qalmo. Halkee xisaabtu ka qaldantahay?
225
133
908
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Beyle igu soo Orod ma ahan!!
Tweet media one
96
89
891
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Waxaan maqlayaa in Madaxda maamul goboleedyada ay qabsanayaan shir iyaga gaar u ah oo aanay qeyb ka aheyn DFS. Taas waxay noqon doontaa caqabadii koowaad oo halis ah. Waxay cuuryaamin doonta dowladda cusub.
211
96
756
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Saddex dhibcood oo nadiif ah.
172
103
725
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Tweet media one
44
21
695
@AliYareAli
Cali Yare Cali
3 years
Benadir Regional Administration & #Mogadishu Municipality is an independent administrative entity whose operations are undertaken within the Law and by duly appointed officials. As such, any changes to its officials directed by unknown entities or individuals remain null and void
134
105
643
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Sida muuqata Beyle wuxuu heystaa kala-Bar Baarlamaanka Labada aqal. Markii ay sidaas tahayna waa u banaantahay inuu sida sawirka ka muuqata u dhoollacaddeeyo.
Tweet media one
78
70
573
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Isbitaalka Madaxtooyada waxaa maanta la wareegay Xuseen Maxamud oo ay dhashay Nuurto Sh Maxamuud oo Madaxweynaha la dhalatay. Waa muwaadin xaq u leh, waase magacaabis indhaha bulshada soo jiidatay - Sababta ay u soojiidatay fasiraad dheer uma baahna.
Tweet media one
163
72
520
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Haddii Rasuulku CS noolaan lahaa xilligaan [dowladda Xasan Sheekh] AAYADAHA ugu badan ee kusoo daga waxay noqon lahaayeen aayado ka hadlaya tuugnimada iyo xukunkeeda, madaxda dowladuna waxay wada noqon lahaayeen masuuliyiin gacmaha ka wada go'an, ilaa xukunkoodu DIL isku badalo.
156
75
509
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 year
Magaca dowladda dan-qaraabo oo sawir ah.
Tweet media one
159
65
465
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 year
Xasan iyo xertiisa ayaa ku falaaday Boggeygii sidii horayba ay saddex jeer oo kala duwan marna geeri iigu diiwaan geliyeen marna si kale. Mar hore ayaan iskudayada Khawaarijta qorshey-yaal ka sameystay. Saacado gudahood ayaa inoo ballan ah sidii horayba u dhici jirtay IA.
131
28
459
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Oo Shalay maxaa Duq Bilow iyo dhallinyaradii Soomaaliyeed ee lamidka aheyd laga rabay?
Tweet media one
157
32
450
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud waxaa la gudboon inuu waqtiga uu Koonfur Galbeed galiyay si xal waara loo gaaro uu mid lamid ah geliyo magaalada Laascaanood, maadaama ay Badhabo iyo Laascaanood labaduba yihiin labo deegaan oo uu Madaxweyna u wada yahay.
158
53
454
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Taliyihii Ilaalada General Bashiir Goobe miyaa dalka Taliye Boolis looga dhigay? Haddii yaabku dhammaan jiray aniga maanta ayuu iga dhamaaday.
216
35
442
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Sky is the limit.
Tweet media one
51
22
442
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
La kulankeygii xalay ee walaal Mahad.
Tweet media one
32
19
420
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 year
Saddex maalmood ayay ugu gubteen sida jinniyadu ugu gubtaan markii suuratu [Qul-u-xiyya] lagu aqriyo. Saddex Sano oo cadaab ah ayaa sugeysa. Saacado kadib waan soo laaban IA, waana noo dagaal.
179
27
414
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 year
Wa wada saxanyihiin ama wada qaldanyihiin.
Tweet media one
63
51
298
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 year
Cali Raaxo ayay goordhow dowladdu dishay. Ma taqaan Cali Raaxo iyo Ujeedada loo dilay labadaba ? Ali, Wuxuu Muqdisho ku joogay heshiis lala galay - si loo tirtiro raadka wararkii shalay aam baahiyay daraadeed ayaa maanta loogu yeeray dabadeedna loo dilay. Idinkaa yaabi doona.
Tweet media one
130
42
304
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 month
Wixii caawa ka danbeeya.
Tweet media one
112
28
302
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 year
Subxaanaka.
66
32
264
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 year
Yaanaan ku kala maqnaan lafo-jabiska habeen danbe ee ka hadalka arrimaha amniga, doorashooyinka iyo Musuqmaasuqa.
Tweet media one
54
48
254
@AliYareAli
Cali Yare Cali
4 months
24-kii saac ee la soo dhaafay ku dhawaad 120 muwaadiin soomaaliyeed ah ayaa ku dhintay dagaallo dalka gudihiisa ka dhacay. Ceeldheer iyo Laandheer oo labaduba gobolka Galgaduud ah ayay tirada intaasi la eg ku dhimatay marka Khawaarijtii iyaguba soomaalida ahaa lagu daro.
Tweet media one
92
46
249
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Tweet media one
45
18
239
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 year
Nimaan war xamilin waran ma xamilo
Tweet media one
51
20
234
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Arrin sahlan maahan in dalkeennu martigeliyo saddex (3) Madaxweyne, saddex (3) Wasiir Gaashaandhig iyo saddex (3) Taliye ciidan oo ajnabi ah. Bulshada Caasimadda waxaan ka codsanayaa inaan dulqaadanno beri, madaama shirka looga hadlayo sidii aan ku heli laheyn nabad & xasilooni.
66
15
237
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
With Mahad Ubahle.
Tweet media one
19
5
238
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Tweet media one
31
22
216
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Khawaarinta Alshabaab oo kireeystay dad IT yaqaan ayaa Shirkadda Meta u diray warqad India laga sameeyay oo sheegeeysa inaan geeriyooday. Dhowr qof oo ay u arkayeen dadka faro-kutiriska ee dagaalkoodu dhab ka yahay ayay maanta sidaas ku sameeyeen, sida Abdulkadir Isse oo kale.
48
14
205
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 month
Maanta gelinkii danbe ilaa goordhow waxaan joogay Kenyan Directorate of Criminal Investigations (DCI) xarunta danbi-baarista dalka Kenya oo la iiga yeeray. Dowladda Kenya waxeey igu wargelisay dacwad iga dhanka ah oo ka timid maamulka Xasan, taas oo ay soo dirtay wasaaradda
Tweet media one
77
33
198
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Isma laheyn Soomaali ayaa halkii saaxiib iyo walaal oo aan maanta dunida ku laheyn oo ah dalka Turkiga waxay ka dooran doontaa Imaaraatka waase dhacday maanta.
81
22
195
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 months
SABABAHA HORTAAGAN KACDOON DHALLINYARO. Dalkeennu ma u baahanyahay kacdoon dhallinyaro? Jawaabta waa HAA. Hadda suurtagal ma tahay? Jawaabtu waa MAYA. SIDEE AYAANAY KU AHEEYN SUURTA-GAL? Su'aalahaan ayaa kaaga jawaabaya. Markii kacdoon la abaabulayo waxaa asal ah in
Tweet media one
88
24
198
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 year
Ma waxaa jira wax farqi ah oo udhexeeya wareysiga ay dadaalkeeda noogu sharaxday gabadhii China nagu matashay iyo khudbadda Madaxweynaheennu maalmaha jimcayaasha nooga jeediyo masaajidyada isaga oo noo sharaxaya sida daacadnimada leh ee ugu dadaalayo ladagaalanka musuqmaasuqa ?
Tweet media one
66
30
192
@AliYareAli
Cali Yare Cali
4 months
DHAMEEYRTIRKA WAXQABADKI N & N. Dowladda soomaaliya waxay maanta dhameystireeysaa qodobkii seddexaad oo ah dhaxalreebkii waxqabadkii Nabad iyo Nolol oo kala ahaa; [1] In dalka Aqoonsi qaran loo sameeyo (National ID) [2] Qaadista cunaqabateeyntii hubka [3] Inaan xubin ka
29
34
181
@AliYareAli
Cali Yare Cali
5 months
Duqa magaaladda London @SadiqKhan @MayorofLondon ayaan goordhow London ku kulannay. Doorasho ayuu galayaa maalinka Khamiista 2 MAY ee duqa haloogu hiiliyo in dib loo soo doorto. @BashOIbrahim oo ah Madaxa Ololaha duqa magaalada iyo sadiq @The_Bashka ayaa kulankaan abaabulay.
Tweet media one
29
11
164
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Waa lagama maarmaan in Golaha Xukuumadda Ra'isalwasaare Xamza lagu sameeyo isku-shaandheeyn, sababta oo ah waxaa jira wasaarado dalka laf-dhabar u ahaa oo dumay.
74
18
154
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 months
Sawirkaan waxaa ciidankii sumcadda lahaan jiray ee burburay ee haramcad oo lagu sheegay in maanta tabbobar uu u soo xiray wasiirka amniga. Oo adeeroow xataa kabo ma loo waayay oo wixii kabo bakhaarada ka buuxa jiray iyagana mala iibsaday? Askari-askari kale ku kabo ah kuma jiro.
Tweet media one
58
16
154
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 year
Wadankii uu shalay sidaan lahaa ayuu muddo sannad gudihiisa ah safarkiisii 4-aad ku joogaa.
70
32
151
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 year
Dowladda dan-qaraabo. Sunnada Madaxweynaha dalku u jideeyay qaranka ee la wada raacay.
Tweet media one
33
28
151
@AliYareAli
Cali Yare Cali
15 days
Waxaa qoray wasiirkii hore ee arrimaha dibada Danjire Yuusuf Garaad Ahmed Omar. Hadalkii wasiiradda shidan wuxuu dowladda Xasan ku noqday barmadoow. Gefkii uu geeystay waxaa kasii xanuun badan oo gef labaad ah inaanu dowladdu gefkii dhacay aanay weli wax garowshiyo ah ka bixin
Tweet media one
28
25
151
@AliYareAli
Cali Yare Cali
3 months
Sawirka saddexdaan nin oo isla taagan waqti badan waa ayaan baadigoobay maanta ayaanse helay. maanta ruuxeeda muuqaal ayaan ka dhex helay. Haddii aad tahay qof soomaali ah oo raba inuu faham buuxa oo aanay xaqiiqo kale ka danbeeyn waxaad u baahantahay inaad sawirkaan fahamto.
Tweet media one
46
22
149
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Galabta waxaan ka qeybgalay kacdoonka looga soo horjeedo Eeyaha Naarta. File-ka la-dagaalanka Khawaarijta waa halka FILE ee aan si buuxda oo 100% ugu taageersanahay dowladda. Maadaama cadowgeennu mid yahay innaguna waa inaan ku midoowno dilkooda.
Tweet media one
21
20
145
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 year
Tweet media one
37
19
142
@AliYareAli
Cali Yare Cali
11 months
AUN Madaxweyne Abdullahi Yusuf VS Madaxweyne Xasan Shiikh. Madaxweyne Abdullahi Yusuf wuxuu ahaa sarkaal gaamuray oo reer Mudug ah hadalka toosan ayaana alle waafajiyay. Caku N.G.O-leey.
28
36
142
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Sharciga NISA waa MUHIIM in si fiican la iska eego kadibna la ansixiyo. NISA qeybta Madaxyooyada ku dhextaalla waxaan si xaqdarro iyo amar Madaxweyne ah ugu xirnaa 2015-tii muddo 41 maalmood ah, kadibna xabsi guri 6 Bilood ah. Ciqaabta taallay maahan mid caqligu rumeeysan karo.
Tweet media one
41
13
134
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 year
Caawa ma waxaan marqaati ka noqoneynaa Maahir oo maanta madaxweynihii dalka shirqool u maleegay si ay Khawaarijtu madaxweynihii dalka iyo guddoomiyihii Maxkamadda ciidamada Nolol uga qabsadaan ? Diyaaradda saarneeyn haddana waxay diyaaraddu ku badbaaday wax ka yar 10 daqiiqo.
37
16
122
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Jilba-Culusta Xisbiga Daljir.
@HIPSINSTITUTE
Heritage Institute
2 years
Heritage's board chair, @abdulkareemjama , and executive director, Dr. @afyare_elmi , paid a courtesy visit to former President @M_Farmaajo and had an interesting discussion and reflection on the journey of state-building.
Tweet media one
76
64
429
24
9
120
@AliYareAli
Cali Yare Cali
4 months
Dalkeennu meesha uu ka dhintay waa dhanka saxaafadda oo aan aslanba laheyn curin, baaritaanno iyo abuurista doodo maangal ah. Siyaasiyiin shacab ah ayaa ciidanka dalka burburintiisa u bareeray. ragga halkaan sawirkoodu ka muuqdaan waa afartii taliye ee ciidanka iskaga danbeeyay.
Tweet media one
40
8
119
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
This is Fake Account Please Report Thank you
Tweet media one
31
22
113
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 months
Xamsihii Xasan ayaa hadda muuqaal uu soo duubay bulshada la wadaagay. Waxaa sidii mingiska oo kale uga soo dhex hadlay Xasankii lahaa. Wuxuu ka sheekeeyay taariikh nololeed-kii madaxweynaha sidii inuu nadaxweynihii geeriyooday oo kale. Wuxuu isticmaalay muuqaalkii bogga Xasan
68
12
118
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 year
Abshir Bukhaari haloogu dhaarto in SSC aanay Somaliland kamid aheyn.
Tweet media one
63
22
111
@AliYareAli
Cali Yare Cali
28 days
SAGAALKEEYGA SU'AALOOD EE RUNTA QARAAR. [1] Maxay dowladda soomaaliyeed shacabkeeda u sheegi kartaa maanta, Xabashida dalkeenna joogta ma xoog ayay xiligaan nagula joogtaa mise ogolaanshaha dhanka dowladda ah? [2] Maadaama dowladdu sheegto in xabashidu magaca AMISOM ku joogto,
Tweet media one
37
17
111
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
UGAARSI BEEL GAAR AH: Halima Yareey Doorashooyinka, Abdiqadar, Maxmakaddii gobolka, Cali Yare G/Banadir, Faracade Dayniile, 11 shaqaale mushaarka laga joojiyay & qaar la eryay, maantana waxaa xilka laga qaaday ninkii ugu kartida badnaa wasaarada Dastuurka, Abdiqan Ali Aden-Seed.
Tweet media one
43
15
113
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 year
Waxaa maalinkii seddexaad nolol iyo geeri lugu la'yahay Taliyihii guutada 25-aad ee Cumar Bin Khataab, Korneyl Mukhtaar Xasan Tifow (Shaah macabe). Haddii uu geeriyooday wuxuu ku suntanaan doonaa shahiid & geesi qaran ah, haddiise maxbuus ahaan loo watay waa in aan soo furanno.
Tweet media one
40
17
106
@AliYareAli
Cali Yare Cali
4 months
Waxaan maanta oodhan aqrinayaa Hawiyihii uu shalay Abdirahman Abdishakur halyeeyga u ahaa oo maanta ceeynaya iyo Daaroodkii uu shalay Khaa'inka iyo qabyaaladiistaha u ahaa oo halyeey dhiirran oo wadani ah ku tilmaamaya. Hadde ogoow Abdirahman isma bedelin weli sidii ayuu Hawiye
97
7
106
@AliYareAli
Cali Yare Cali
4 months
Ilaaheey awoodihiisa waxaa kamid ah sii ogaashaha sida ay wax-waliba u dhici doonaan iyo siduu u garanayo difaacashada kuwa iilka jiifa. Shalay waxaa aad loo hadal-hayay marxuum [Yariisoow] oo marqaati loo qabsaday isagoo marxuum ah. Maanta, boggeyga iyo keydkeyga taariikhda
13
27
103
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
Account waa FAKE, yaan lagu qaldamin. Fadlan ila Report gareeya.
Tweet media one
18
15
97
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 year
Tweet media one
30
10
94
@AliYareAli
Cali Yare Cali
4 months
Qoraal bogga dowladda lagu qoray ayaa lagu yiri "Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iyada oo laga duulayo dib u habeynta iyo dardargalinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo soo jeedinta Wasiirka Wasaaradda
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
26
11
84
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 month
Minii layaabo aasiinka - yaasiinka yaasiinka.
22
16
84
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 months
Madaxweyne Khawaarij ma nihin ee waxaan nahay muwaadiintaadii aad qabyaalad darteed u kala xigsatay oo tabasho marag iyo marqaati leh kaa qabta sida aad halkaan iskaga daawan doonto. Rajo lagama qabo inaan runta ka aamusno mana nihin bulsho iyi awood yar oo aad handadi karto
16
17
79
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 year
Tweet media one
28
7
79
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 months
Waxaan daawaday ku dhawaad 29 daqiiqo oo ah qudbad galabta laga duubay Xasan Shiikh. Waxeey aheyd qudbad aan la yaabay oo iyada oo dhan iskawada hor-imaaneeyso oo waliba lagala xishooday in bogga madaxtooyada ee Villa Somalia la soo galiyay markii la arkay sidii dhallibyaradu
Tweet media one
36
9
77
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 months
Qeyb kooban oo kamid ah musuqmaasuqa Xasan ku naasnuujiyay qaraabadiisa hoose. QEYBTA KOOWAAD Gaadiidka dekedda alaabta ka soo qaada wuxuu qaataa halkii gaari lacag dhan $500 (Shan boqol) laakiin 5tii u xaqa u lahaa ma qaato waayo awoodda madaxweynaha ayaa si mususqmaasuqa ah
Tweet media one
Tweet media two
31
12
75
@AliYareAli
Cali Yare Cali
3 months
Sawirkaan ayaan ku arkay dhoowr meelood oo ay leeyihiin kooxdii la baxday "Sababay sababay, Sanka xaajiyaa sababay" oo ah koox ciyaal Xamar xarfaana ah oo uu hogaamiyo Bisle Xasan Maxamed Soyaad Barre. Waxaan dhanka kaloo meelaha qaar ku arka qaar khawaarijtu soo dhexmartay ku
Tweet media one
17
6
75
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 months
Nin waliba wuxuu geeystay-baa laga gudayaa!!
14
6
73
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 months
Xasan Shiikh "Dhismaha halaga qeybgalo".
14
10
70
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 month
January 23, 2024, maalinkii ay dugsiga dagaalka ee dalka Qatar ka qalinjabiyeen oo waliba madasha oo Xasan fadhiyay laga sheegay in ay kaalinta koowaad galeen wuxuu Xasan u xiray saddex xidiglayaal (Kabtanno) waxaana iyaga oo saddex xidiglayaal xiran lagu faafiyay bogga Villa
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
24
14
60
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 month
Dalka oo dhan labo isbitaal oo bilaash ah ayaa ku taallay, labadiiba Xasan lacag ayuu ka dhigtay. Isbitaalkii Banaadir ee hooyada iyo dhallaanka ahaa xataa lacag ayuu ka dhigtay. Hadde ogoow hooyada foolaneeysa ee nolosha iyo geerida u dhexeeya ee Xasan lacagta saartay wuxuu
Tweet media one
20
9
54
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 month
Habeen hore ayuu Xasan ummadda soo soomaaliyeed hor-istaagay - isagoo isleh been aan la fahmeeyn isku alxan ayuu intaan noo sheegay. Saacado kamaba soo wareegin, shisheeyihii Xalane daganaa ayaa ka daba hadlay oo yiri "Soomaaliyeey madaxweynihiinnu been ayuu idiin sheegay,
Tweet media one
14
16
51
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
@Jahweyn Aayado sii amaanaya ragganimada, qabka, sharafta iyo xafiditaanka amaannada Ummadda loo hayo.
3
4
50
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 year
Saaxiib wasiir, waa mahadsantahay tan waa waajib qaran iyo danguud. Dhammaanteen aan dagaalka u dareerno, maanta war kale ma furna.
@AnalystSomalia
Abdirashid Hashi
1 year
Allaahu Akbar! Guleyso @AliYareAli : ninkaad la jirtid ninbaa la jira; Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ( @SNAForce ) oo dhaawac ah oo Al Shabaab madaxa ka tooganayo qof arkay, haddal aan gurmad ahayn uma eka; ANAGA DARTEEN ayay naftoodda u horayaan ee intay furinta ku
Tweet media one
18
7
45
25
6
46
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 month
Haddii la yaaboo yaasiinka - yaasiinka yaasiinkaa. Miyaan idinkugu dhaartaa inuu hal qof yahay ?
15
7
46
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 months
Waa la iska wada qirsanyahay in Xasan aanu u beerjileecin "Ilaaheey ka cabso iyo noo tur madaxqeynoow middoodna" Ee inta Xasan inta xafiiskiisa hoos ka xirto, oo maalmo ku jiro, oo waayo-aragnimadiisa todobaatan jirsatay iyo PhD-diisa kaashado, hooyadaan ganacsatada ah
15
5
46
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 months
Qofkii noolaa ilaa midkii qabriga ku jiray intaba qeeylaa ka yeertay. ma garan kartaa qofka intaas-ba ka qeeylisiinaya? Waa kii ay dhankiisa u qeylo-dhaamin lahaayeen oo iyagii ruuxoodii quud ayuu kasoo raadiyay. Xasan hortiis waligeey ma arag madaxweyne shacabkiisu ehbinayaan oo
13
10
44
@AliYareAli
Cali Yare Cali
6 years
Ma garanayo si aan u cabiri karo xanuunka geerida Abdirahman Hosh. Maanta waxaan waayay saaxiib, walaal, qareen iyo garab. Saaxiibkeey wuxuu Emaaraatka u tagay arooska gabadhiisa Sagal oo caawa dhici lahaa. Somalia nin weyn baa ka baxay. Waxaan codsanayaa in baaritaan buuxa.
Tweet media one
13
11
41
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 month
Saacaddii ay Xasan iyo Xamsi-hiisu caawa tamashleeynayeen meel u muuqata ayay musiibadaan cadowgu geeysteen. Xafladdii lama joojin, lama hakin, gurmad-na looma fidin shacabkii iyo ganacsatadii cadowgu weeraray laakiin bilcagsi qudbaddii oo dhan waxeey ku saabsaneeyd hal jumlo
22
9
41
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 months
Xasan wuxuu xalay is yiri Madiino Salaad-Booy [la-dhalatay madaxweyne Dr. C/qaasim] u jawaab laakiin wuuna uga sii daray. Xassan iyo Madina waxaa run lagu yaqaan Madina.
10
6
38
@AliYareAli
Cali Yare Cali
4 months
Shirkadda Horumuud waxay ku kacday jarriimo weeyn iyo danbi mudan in maxkamad lala tiigsado. Cable shirkaddu leedahay in degmo la geliyo oo ay shirkaddu macaash dhaqaale ka sameeyso daraadeed ayay Horumuud xaalufin ugu sameeysay deegaan ballaaran oo ahaa mid cagaaran oo dhirtu
15
6
33
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
So would you still use your headline of “Rebels” in your reporting if they attacked The World Cup in Doha?
@AJEnglish
Al Jazeera English
2 years
Rebels attack Mogadishu hotel used by Somali gov't officials
47
52
129
6
2
34
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
0
2
30
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
@AJEnglish So would you still use this headline of “Rebels” in your reporting if they attacked The World Cup in Doha? #theworldcup
3
2
31
@AliYareAli
Cali Yare Cali
4 months
Taariikh ahaan in qabuuro la faago maahan markii ugu horreeysay dalkeenna iyo xaajo ugub ah. Saddex xilliyeed ayay soomaaliya ka dhacday. [1] Middii ugu weeyneeyd waxay dhacday Siddeetamaadkii waxaana sameeyay dowladdii AUN madaxweyne Maxamed Siyaad Barre, oo burburisay
Tweet media one
7
6
28
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 months
Haddii la yaabo yaasiinka. Bal adigu meel u dhaafo dhallinyaro ay dooddu tahay "mudane madaxweyne waxaan wada nahay ilmahaaga ee Khawaarijta-na ma nihin ee fadlan mudane madaxweyne noo cadaalad-fal ee nasoo caayin".
0
5
30
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 month
Walee oday aan aragnay wiilkiisa waad tahay. Ma dadkii dhibaateeysnaa oo maanta maalinkii 17-aad weli qoraxda taagan oo hooyo, waayeel, fuquro, agoon, culumo, ganacsato iyo bulsho muujinayay duruufta qalafsan oo ay ku suganyihiin muujinaya ka koobnaa ayuu wiilkii Xasan dhalay
15
6
30
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
@jeebkujire Fake Account
5
3
25
@AliYareAli
Cali Yare Cali
4 months
Maanta waxaa qarankeenna ka baxay sarkaal ku suntanaa Alle kacabsi, howkarnimo, hufnaan iyo hiil intaba. Taliye Cabdulqadir Maxamed Xaashi “Juuqlaawe” waxa uu u dhintay oo uu naftiisa u huray kala celinta Beelo ku dagaalamay Gobolka Sh/dhexe, inuu walaalihiis kala celiyo, oo
9
2
23
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
@IdilSharif @HassanSMohamud Walaasheey, Hassan Sheik iyo dalka aan kala saarno - Hassan waa Madaxweyne xillikasta ayuuna xafiiska baneeyn karaa laakiin in Khawaarijta dalka laga xoreeyo oo aan Nabad helno waa maslaxo guud.
3
1
24
@AliYareAli
Cali Yare Cali
3 years
5
0
24
@AliYareAli
Cali Yare Cali
4 months
Gumeystihii ku diley, awoowayaashaa adoonsaday, wabiga kaaga tallaabay, oo aad dhiig iyo dhaqaale aad leedahay iskaga saartay, inaad ciidankiisii gumeeystaha oo ay ku jiraan kuwii dalkeenna lagu dhagaxtuuray inaad geesiyaal u aqoonsato oo aad ubax dhigto waxa lagu tilmaamay
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
3
1
17
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
@golfyare Intaas walba waan heystay marka NISA iyo iyo Ergayga bugta ah, laga reebo, waxaana la qaaday kii doorashooyinka, Maxkamadda Gobolka, ku xigeenka Gobolka Banadir & qaar kale Marka ma + baa mise waa - ?Yaa badan? Cawa muufo miyaa ku soo cesheeysay waa maxay damiinnimada heerkaa ah?
4
1
17
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
@jeebkujire Fake account
4
0
15
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
@jeebkujire fake account
2
0
13
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
@caliyare00 @M_Farmaajo @MrDuqa Fake Account waaye yaan kugu sirmin. aniguna hadda ayaan Report gareynaa
1
1
12
@AliYareAli
Cali Yare Cali
6 years
@SomaliPM Thank you Minister.
0
0
9
@AliYareAli
Cali Yare Cali
2 years
@jeebkujire Fake account
1
0
7
@AliYareAli
Cali Yare Cali
1 year
@AnalystSomalia @HassanSMohamud @HamzaAbdiBarre Nimaan yaab arag baa yaab sheega. Muxuu yiri? Ma wasiiraddiisii ayuu yiri "Qurxleeyda" ?
3
1
7