Ali Mohamed Gedi Profile Banner
Ali Mohamed Gedi Profile
Ali Mohamed Gedi

@AliMGedi

22,300
Followers
52
Following
58
Media
260
Statuses

Leader of Somali Patriotic Party. Former Prime Minister of Somalia (2004-2007). Former lecturer & researcher Somali National University.

Somalia
Joined January 2018
Don't wanna be here? Send us removal request.
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
2 years
I express my sincere congratulation and gratitude to H.E. William S. Ruto, President-Elect of the Republic of Kenya for his overwhelming victory of the election 2022. Equal appreciation goes to the people of Kenya who spoke out to choose their right leader in a right time.
19
328
2K
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
Dear Mr. President Paul Kagame of the Republic of Rwanda, I want to quote this very touching below interview between your Excellency as a free, proud African leader and those couple of white supremacist European interlocutors ! Congrats. Ali Mohamed Gedi, former PM of Somalia
67
580
2K
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
Haybaddii qaranimada oo ummadda Soomaaliyeed dib ugu soo noqotay. Cadawga dadka iyo dalka Soomaaliyeed oo niyadda ka jabay kaddib bandhiggii maanta ee cududda ciidanka XDS iyo hubkiisa casriga ah.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
146
234
1K
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Hambalyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweynuha JFS maanta (06.06.2020), munaasabaddii furitaanka kalfadhiga 7aad ee labada aqal, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya awgeed, wuxuu muujiyay mas'uuliyad, degganaansho iyo hoggaamin qaran.
108
115
886
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
2 years
Somalia assisted Eritrea tirelessly for its independence & whatever President Afwerki offered to Somalia is a pay back. I also admire the decision taken by President Hassan Sheikh to visit Eritrea and sign an MoU with his counterpart to cement the ties between the two nations.
61
161
828
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
Bilateral & multilateral cooperation/collaboration between the Federal Republic of Somalia and its regional/international partners are essential. In the meantime, the sovereignty, political independence, territorial integrity and unity of Somalia are absolutely inviolable.
80
124
562
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
2 years
@ahmednasirlaw @AbdiwahabSheik7 @ShAbdiHersy @FarahMaalimM @SomPundit Thanks Lawyer Ahmednasir Abdullahi in relation to the prayers and heartfelt wishes for the re-election of President Farmaajo in his second term. Equally, my gratitude goes to you again for your deep sentiment of well-being and prosperity of the Somali people and their country.
38
112
545
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
Tweet media one
45
63
542
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
Waxaan farxadda, dabbaaldegga iyo maamusidda xuska 12ka Abriil 2022 oo beegan sannadguurada 62aad ee aasaaskii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed la qaybsanaynaa geesiyaasha sida naf-hurka ah ugu adeegaya dadkooda iyo dalkooda.  Hambalyo daljiradda dalkeenow.
Tweet media one
32
70
428
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
5 years
Waxaan dowladda iyo siyaasiyiinta hoggaamisa Xisbiyada siyaasadeed oo ay ku jiraan Madaxweyneyaashii hore ugu baaqayaa in ay ilaaliyaan dowladdnimada, midnimada iyo xasilloonida dadka iyo dalka Soomaaliyeed.
65
81
409
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
2 years
HAMBALYO ... HAMBALYO Waxaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa munaasabadda toddobaadka xorriyadda ee 26ka Juun iyo 1da Luulyo oo ku beegan sannadguurada 62aad ee ka soo wareegatay markii ummadda Soomaaliyeed ay ka xorowday gumaysteyaashii reer Yurub 1960kii.
Tweet media one
31
46
401
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
HAPPY NEW YEAR 2022 FULL OF PEACE, HEALTH, WEALTH AND WISDOM TO ALL THE WORLD POPULATIONS IN GENERAL AND TO MY FELLOW PATRIOTS OF SOMALIA IN PARTICULAR.
Tweet media one
47
26
392
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Bannaanbaxa la sheegayo ee jimcaha soo socda ka qorshaysan barcadda taallada Daljirka Dahsoon ee Muqdisho ma mid nabadeed baa mise waa mid rabshado wata ?
158
74
388
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
The people of Somalia & their country need salvation from the internal/external enemies, Covid-19 and droughts. Courageous & patriotic leaders can face the above realities. The FGS, FMS, Parliament and genuine political parties have to work together for the sake of our nation.
31
57
281
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
1 year
Congratulation to our people on the occasion of the 63rd anniversary of the Independence Day and Unity of Somalia. As we celebrate our country's independence; we also commemorate our national heroes/freedom fighters today. Happy Independence Day 1st July 2023.
Tweet media one
17
32
262
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Hambalyo is-afgaradka caawa dhexmaray Madaxda DFS & Mucaaradka. Masiir ummadeed wuxu ku taabbageli karaa isu tanaasul iyo wada oggol...waan bogaadinayaa mas'uuliyiinta ka soo shaqaysay qorshahan. Waa guul Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Muqdisho iyo Gobolka Banaadir.
28
43
255
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
12 October 2021 Maanta oo kale 67 sano ka hor waa maalintii ii uu dhashay calanka Soomaaliya. Waa maalintii ummadda Soomaaliyeed ay yeelatay sumad loo yaqaan. Allaha u naxariisto muwaadiniintii curisay, kuwii gardaadiyey iyo kuwii barbaariyey. Hambalyo & bogaadin difaaciisa.
Tweet media one
10
23
218
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Ra'iisul Wasaaraha cusub ee la magacaabay Mudane Eng. Maxamed Xuseen Rooble waqtigaan adag ee kala guurka ah. Madaxda D/Goboleedyada dalka & shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa inay la shaqeeyaan, MD Farmaajana wuu ku mahadsan yahay.
13
17
219
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Tweet media one
50
27
209
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Salaan kal iyo laab ah ayaan dirayaa asxaabteyda & taageerayaasheyda. Dalku wuxuu marayaa waqti kalaguur ah oo doorashooyin loo diyaar garoobayo. Waxaa ku boorrinayaa shacabka Soomaaliyeed inuu kaalin mug leh qaato isbeddelka & badbaadinta dalka.
Tweet media one
29
21
187
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
Waxaan tacsi u dirayaa qoyska, ehelada, asxaabta iyo Guutada GORGOR ee Ciidanka XDS geeridii ku timid G/le Maxamed Cabdiwaaxid Faarax oo ku dhintay dagaal cadawga Al Shabaab looga xoreynayey deegaanno ka tirsan Gobolka Sh/Dhexe. Allaha u naxariisto, samirna ha naga wada siiyo.
Tweet media one
19
25
176
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Fadlan baro gobollada dalkaaga iyo kheyraadkiisa
7
33
174
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
7 months
Those opportunist politicians who obstruct the amendments and changes of the Somali provisional constitution are fighting against the bright furutre and the interest of their nation, including the coming generations and even their own children.
52
35
167
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
2 years
I am very much grateful and honoured to inform all my friends, colleagues, political partners and supporters that my twitter account has been safely restored after quite sometime of disruption by hackers. I also express gratitude and thanks to my ICT advisors who did the job.
19
16
165
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
1 year
Congratulations to the people and the Puntland State of Somalia on the occasion of their successful local elections of 25.05.2023. The implementation of the 1P1V elections marks the beginning of democratization and materialization of the long-awaited dreams of the Somali people.
6
41
168
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Munaasabadda 60 sano guurarada awgeed, waxaa farxad iyo raynrayn ii ah in aan hambalyo u diro muwaadiniinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Hambalyadaas oo ku aaddan 1da Luulyo, maalintii xornimada gobollada koonfureed iyo midowgii 2da gobol ee woqooyi iyo koonfur 1960.
Tweet media one
18
21
160
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
BEENIN: Waxaan si cad u beeninayaa wararka aan salka iyo raadka lahayn ee layga faafiyey. Ma jirto wax aragti ah oo aan maalmihii la soo dhaafay ka dhiibtay arrimaha siyaasadda dalka. Beenu raad ma leh.
Tweet media one
35
25
155
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Shirka Madaxda Dalka uga socda Magaalada Dhuusamareeb waa rajada ummadda Soomaaliyeed si ay u qabsoonto doorasho lagu wada kalsoon yahay. Waxaan ku talin lahaa in danaha gaarka ah meel layska dhigo ee loo soo jeesto loona midoobo xoogna la saaro meelmarinta danaha guud ee dalka
26
19
158
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
5 years
The Grand Opening of Somali Patriotic Party 06 Oct. 2019
37
22
150
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
2 years
Musuqmaasuqa, qabyaaladda, haybtakoorka iyo caddaalad darradu waa cadawga horumarka Soomaaliya ee aan u istaagno dabargoyntooda. Corruption, tribalism, discrimination and injustice are the enemies of the development of Somalia and we stand for their eradication.
33
40
156
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
Heshiiskii shalay (27.05.21) ee Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gob. Banaadir waxaan u arkaa hal tallaabo oo horay loo qaaday. Hirgelinta heshiiskaas ayaa ah hadafka guud iyo maslaxadda ummadda Soomaaliyeed, Madaxdana waa looga fadhiyaa.
15
26
150
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
In aad qaadataan mabaadii'da midnimada, waddaninimada, hufnaanta, jacaylka dadka, dalka iyo diinta Islaamka, aadna ka fogaataan aafooyinka qabiilka, eexda, musuqmaasuqa, kala takoorka bulshada, caddaalad darrada iyo aragtida xag-jirka.
15
22
138
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
5 years
■INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN■ Waa tacsideyda la xiriirta geerida AUN Ra'iisul Wasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo maanta (01.04.2020) ku dhintay magaalada London ee carriga Ingiriiska, waxayna ku socota qoyska, qaraabada, asxaabta iyo ummadda Soomaaliyeed.
11
19
133
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
The Charter of the United Nations recognizes Somalia as one of its member states. It is a sovereign and independent country which, through its national constitution/laws, institutions and leadership, is mandated to exclusively govern & manage the affairs of the people of Somalia.
14
33
130
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Dhambaal hambalyo ah kaddib, waxaan idin xusuusinayaa in: 1. In maanta la joogo xilligii ballantu ahayd in aad tihiin hoggaamiyeyaasha dalka, sidaas darteedna aad dowr muhiim ah ka qaadataan hoggaaminta iyo dib u dhiska dalkeenna Soomaaliyeed.
15
13
132
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
5 years
Waxaan tacsi u dirayaa dadka Soomaaliyeed ee ku wax-yeeloobay musiiibadii maanta ka dhacday Ex-control Afgooye. Waxaan Alle uga baryayaa in intii ku geeriyootay uu u naxariisto, inta dhaawacantayna uu u booga dhayo.
10
21
130
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
CURASHADA SANNADKA CUSUB EE HIJRIYADA 1442 AWGIIS, WAXAAN HAMBALYO DIIRRAN U DIRAYAA UMMADAHA ISLAAMKA OO DHAN GAAR AHAAN MUWAADINIINTA SOOMAALIYEED MEEL KASTA OO AY JOOGAAN. WAXAANA LEEYAHAY SANNAKAAN SANNADKIISA KALE KU GAARA NABAD IYO BARWAAQO.
Tweet media one
13
10
128
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
9 months
Congrats to President HSM for signing the law nullifying the violation of Ethiopia to our territorial waters through the so-called MoU btwn PM Abiye of Ethiopia & Muse Bihi of Somaliland (northern regions of Somalia). Equal appreciation goes to the lawmakers of our bicameral FPS.
Tweet media one
15
19
127
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
2 years
HAMBALYO DHALASHADA BISHA RAMADAAN. BARAKADEEDA IYO KHEYRKEEDA ALLAHA NA WAAFAJIYO; HANA NAGA DHIGO KUWA NAARTA LAGA XOREEYO OO JANNADA LOOGU BISHAAREEYO. SANNADKAN KIISA KALENA HA NAGU GAARSIIYO NABAD IYO CAAFIMAAD.
Tweet media one
16
14
123
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
2 years
Waxaan u hambalyaynayaa Ra'iisul Wasaaraha cusub Mudane Xamse Cabdi Barre ee uu magacaabay Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud. RW Xamse waxaan u rajeynayaa in uu ku guulaysto gudashada xilka loo huwiyay anigoo ku baaqaya in lala garab istaago wada shaqayn iyo taageero buuxda.
17
11
120
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
15ka May 2020 Hambalyo Dhallinyarada Soomaaliyeed Maanta oo ah 15ka Bisha May 2020, waxay ku astaysan tahay toddobo iyo toddobaatan guuradii midowgii dhalinyaradii Soomaaliyeed, aasaaskii ururkii SYL 1943 iyo Maamuska Maalinta Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed.
Tweet media one
6
16
109
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Qaddarin iyo bogaadin waxa iska leh dhammaan jilayaashii (actors) ka shaqeeyey, taageeray kana miro dhaliyey mashruucakan matalaadda ummadda G. Banaadir, gaar ahaanna tan deegaanka oo muddo dheer sugeysay xaqa u soo daahiray. Gobolka Banaadir Hanoolaado - Soomaaliya Hanoolaato
15
11
109
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
"HAMBALYO BULSHADA SOOMAALIYEED EE GOBOLKA BANAADIR" Maanta 28.01.2021 Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu saxiixay go'aankii Golaha Shacabka BFS uu 27.06.2020 ku ansixiyey 13ka xubnood ee bulsho-deegaanka Banaadir iyo shacabka Muqdisho ay ku yeelanayaan Aqalka Sare.
5
12
101
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Guddiga Farsamada ee ka kooban 14ka xubnood ee ka kala socda DF ah, Dowladaha xubnaha ka ah iyo Maamulka G. Banaadir ee shirku uga billowday Magaalada Baydhabo waa tallaab la sugayey.
14
11
103
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
I welcome and congratulate the appointment of Mr. Mohamed Abdirazak as the Minister of Foreign Affairs & I. Cooperation of the Federal Government of Somalia replacing Ambassador Ahmed I. Awad. This appointment comes at a time when the ministry needs radical and thorough reforms.
5
12
101
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
5 years
I express and send my deepest condolences and sympathies to the family, friends, relatives and the entire people of Somalia for the loss of the former Prime Minister Nur Hassan Hussein (Nur Adde) whose death was announced yesterday in London - UK. My ALLAH rest his soul in peace
12
9
100
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
HAMBALYO SHAQAALAHA SOOMAALIYEED: Munaasabadda 1da May oo ah maalinta loo asteeyey laguna habmaamuso shaqaalaha adduunka awgeed, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shaqaale weynaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Tweet media one
4
5
102
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
I, Ali M. Gedi former Prime Minister of Somalia, hereby express my sympathies and condolences to the family, friends and entire nation of the United Republic of Tanzania for the death of their beloved President H.E John Pombe Magufuli. Equal expression goes to the EAC and Africa.
5
7
100
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
5 years
It is my pleasure to congratulate Honorable Dr. Mohamed Nur Ga'al who has been elected yesterday as the Speaker of the 2nd Parliament of Galmudug State of Somalia. I hope his leadership will direct Galmudug adminstration and people to a peaceful and prosperous destination.
8
7
96
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Siyaasigii damac ku jiro ha u diyaar garoobo tartan iyo doorasho, aragtidiisana ha ka iibiyo shacabka Soomaaliyeed balse ha ka waantoobo xasarad abuurid iyo awrkacsi. Maamulka Gobolka Banaadir iyo ciidamada amniga waxaa looga fadhiyaa sugidda amniga iyo ilaalinta nabadgelyada.
10
17
90
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
انا لله وانا اليه راجعون "GEERIDU WAA XAQ" Waxaa tacsi tiiraanyo u dirayaa qoyska (xaaska iyo carruurta) uu ka baxay RW-hii Hore Soomaaliya Prof. Cali Khaliif Galayr oo ku geeriyooday magaalada Jigjiga. Ilaahay ha ka waraabiyo jannatul firdowsa; samir iyo iimaanna ha naga siiyo.
10
15
90
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
5 years
Mahadcelin iyo Qaddarin Waxaan mahadcelin iyo qaddarin aan la soo koobi karin u dirayaa dhammaan madaxdii iiga soo tacsiyeysay geeridii hooyadey Kutubey Maxamuud ku timid 14/11/2019. Madaxdaasi waxaa ugu horreeya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,
15
6
87
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Mucaaradka loogama baranin wanaag iyo wax nabad ah balse waxay caan ku yihiin dhaar aan loo meel dayin, wixii dhaca waa la arki doonaa, hanjabaado iyo baacsi been ah oo waqtiyadoodii la soo dhaafay.
7
9
83
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
2. Madaxweyne Farmaajo wuxuu qiray awoodda dastuuriga ah ee labada aqal ee Baarlamaanka oo iyagu matala shacabka Soomaaliyeed isagoo sheegay in loo dhaqaaqayo doorasho qof iyo cod ah oo shacabku uu u codeeyo wakiilladiisa siyaasadeed iyo madaxdiisa qaran.
4
7
87
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Dalkaan iyo dadkaan Soomaaliyeed cid rabshado ku samayn karta ma jirto oo waxaan heegan ah hay'ado amni oo ummadda u adeega. Haa waxaa lagu jiraa waqti kalaguur ah.
16
13
85
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
HAMBALYO 12KA ABRIIL IYO CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED Sannadguurada 61aad ee ka soo wareegatay aasaaskii Ciidanka XDS (12kii Abriil 1960kii) awgeed, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Taliyaha Ciidanka, Talisyada kala duwan ee geesiyaasha Ciidanka XDS iyo xaasakooda.
4
11
84
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
I congratulate and admire Mr. Abdisaid Muse Ali as the new Foreign Minister of Somalia. Knowing his potentiality, capability, integrity, experience and loyalty, he will bring the foreign policy of the country forward and to the destination.
@4rukun
Abdisaid Muse Ali
3 years
It is a privilege & an honour 2 be appointed as Minister of FA& IC. I thank H.E @Farmaajo 4 allowing 2 serve my country &2 further the interests of Somalia as NSA& CoS.I thank H.E @MohamedHRoble 4 entrusting me with this important portfolio & remain committed 2 put Somalia first
56
57
348
4
10
83
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Madaxweyne Ali Abdullahi Hussen (Ali Guudlaawe) iyo Madaxweyne Kuxigeen Yusuf Ahmed Hagar oo maanta ku guuleystay doorashadii Madaxtinimada D/G Hirshabelle kuna qabsoontay Caasimadda Jowhar. Hawlaha horyaalla Allaha u fududeeyo.
9
10
86
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
3. Wuxuu shaaca ka qaaday mowqifkiisa ku aaddan in Gobolka Banaadir uu helo matalaad siyaasadeed xubnana ku yeesho aqalka sare, taasoo hore looga quustay, isagoo 2da aqal ee Baarlamaanka ka codsaday in hindisahaas ay degdeg u meel mariyaan.
7
9
81
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
1 year
I welcome the articles of the NCC Communique of 26-27 May 2023 in Mogadishu. The 1P1V election in the communique is the materialisation of the long-awaited dream of the Somali people. Any misunderstanding in the content of the NCC document can be publicly debated and reviewed.
9
19
82
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
2 years
Today 12th April 2023 marks the 63rd anniversary of the Somali National Army's foundation. On this occasion, I express my congratulatory message to the entire leadership of the army, officers and soldiers as well as their families. I wish a prosperous future for our army.
Tweet media one
3
17
84
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
7 months
When they failed to advance the constitutional amendments during their tenure of offices as leaders, are they now jelous of President Hassan Sheikh Mohamud's achievement on the matter?. I appeal to the federal parliament to perform their constitutional duties of endorsement.
23
22
79
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
2 years
Waxaan hambalyo diirran u dirayaa doorashadii maanta ee Guddoonka Aqalka Sare ee BJFS ayna ku guuleysteen Madaxda kala ah: 1. Md Cabdi Xaashi Cabullaahi Guddoomiye 2. Md Cali Shacbaan Ibraahim Guddoomiye Xigeenka 1aad. 3. Md Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde) G/Xigeenka 2aad.
10
12
78
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
1 year
HAPPY EID AL-ADHA to all Muslims and particularly the Somali people.
Tweet media one
7
11
75
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
Hambalyo Guddiyada Doorashooyinka Heer SEIT ee Gobollada Woqooyi Soomaaliya (Somaliland) iyo Heer Federaal FEIT oo maanta soo gabogabeeyay, waqtigii loo cayimay ka hor, doorashadii xubnaha labada aqal ee Baarlamaanka 11aad JFS laguna qabtay Muqdisho;
6
8
77
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
2 years
Somali politicians need to learn compromise and win together; and avoid revenge. Waxaa siyaasiyiinta Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay bartaan isu tanaasulka iyo in la wada guulaysto; iskana ilaaliyaan aargoosiga.
8
15
73
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
1 year
Congratulation to all Muslims worldwide and Somalis in particular on the occasion of Eid Al Fitri. May Allah accept all our worship and forgive our sins. Ameen
Tweet media one
13
7
72
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
5 years
It is of utmost pleasure to express appreciation and gratitude to my Twitter families and friends. Equal sentiments to the Somali Patriotic Party (SPP), its Chair, Executive and Central Committe Members and Supporters...as well as all Somali people. Ali Mohamed Gedi Party Leader
12
2
65
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
▪︎GEERIDU WAA XAQ▪︎ Danjire Ciise Cali Maxamed oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho Ilaahay ha u naxariisto, jannatul firdowsana ha ka waraabiyo; samir iyo iimaanna ha ka siiyo qoyska, qaraabada iyo asxaabta uu ka baxay iyo sidoo kale ummadda Soomaaliyeed.
Tweet media one
25
10
65
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Finally, the said interference of Somalia's internal affairs by few diplomats in Mogadishu & the way they are addressing the current political impasse are not helpful. Therefore the sovereignty, political independence, territorial integrity & unity of Somalia must be respected.
8
19
64
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
2 years
Annaga Soomaalida ah waynu ku kala duwanaan karnaa aragtiyada Siyaasadeed; balse aan u midowno ilaalinta iyo difaaca danaha qarankeenna . We Somalis can differ in political views; but let us unite to protect and defend our national interests.
5
12
62
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
6 years
Maqaallo la iga been abuurayo ayaa lagu soo daabacay website-yada Caasimada Online iyo Boramanews. Labadaasi shabakadood waxay shaaciyeen in aan ka mid ahay madaxda Soomaaliyeed ee lagu eedeynayo inay si sharci darro ah ku boobeen dhul danguud ah ama guryo dowladeed...
11
5
63
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
Waxaa maanta xafiiskiisa igu qaabilay Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Waxaan ka wada hadalnay hannaanka miro dhalka ah ee uu u daadihinayo geeddi-socodka doorashooyinka dadban ee ka billowday dalkeenna, anigoo ku guubaabiyey inuu u bareero maaraynta caqabad kasta oo jirta
Tweet media one
5
6
61
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
Waxaa guriga aan magaalada Muqdisho ka degganahay igu soo booqday xubno ka mid ah Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo uu hoggaaminayey Guddoomiye Maxamed Xasan Cirro. Waxaan ka wadahadalnay hirgalinta doorashooyin hufan, daahfuran oo lagu wada kalsoonaan karo.
Tweet media one
6
8
58
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
2 years
Taxane #4 (Series #4 ) 1...Soomaaliyeey sow ayaan darro ma ahan in khayraad fara badan oo dabiici ahi ay ka buuxaan dhulkeenna iyo badaheenna ? Isla markaasna ummaddeennu ay ku nooshahay baahi iyo saboolnimo ba'an ? Somalis, aren't we sad that many natural resources ...........
9
13
57
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
The duties of a diplomat are centered to maintain and strengthen the bilateral relations bwn his/her country and the hosting govt. Actions beyond those limits are considered violation of UN Charter & Geneva Convetion and can damage the ties bwn the 2 nations. It must be stopped.
9
14
56
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
بسم الله الرحمن الرحيم Maanta oo ay taariikhdu tahay 1da Bisha Jannaayo 2021, curashada sannadka cusub awgiis, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed oo aan leeyahay sannado badan ku waara nabad iyo barwaaqo, iyo sharaf iyo cisi. ALLAA MAHAD LEH
6
6
55
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Waxaan tacsi u dirayaa qoyska, ehelada iyo asxaabta uu ka baxay Ex Ra'iisul Wasaare AUN Cumar Carte Qaalib oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeisa ee Somaliland. Si gaar ah waxaan ugu tacsiyeynayaa sxbkey Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed.
6
2
54
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Dhallinyarooy, ogaada intiinna waxbaratay waxaa waajib idinku ah jihaynta iyo ilaalinta inta aan fursad waxbarasho nasiib u yeelanin.
5
2
52
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
Waxaan hambalyo kal iyo laah ah u dirayaa dhammaan ummadaha muslimiinta ah, gaar ahaanna ummadda Soomaaliyeed, dhalashada bisha Soonfur (1da bisha Shawaal) 1442 H iyo Ciidul Fitriga awgeed. Waxaan gudannay waajibaadka bisha ramadaan ee Rabbiyow naga aqbal acmaasheenna.
9
3
56
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
Ciid Wanaagsan. Waxaan u hambalyeynayaa ummadaha muslimiinta ah, gaar ahaan Soomaalida munaasabadda Ciidda Carafa awgeed. Waa maalin ku weyn dadkeena iyo diinteenna Islaamka. Ilaahay fadligeeda ha noogu shafeeco; sannadkaan kiisa kalena ha nagu gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo.
Tweet media one
5
3
53
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
Munaasabadda 8 Maarso 2022 oo ah maalinta haweenka adduunka awgeed, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan dalka gudihiisa iyo dibeddiisa; waxaana u rajeynayaa guul, baraare, horumar iyo mustaqbal wanaagsan.
10
5
54
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Waxan tacsi u dirayaa qoyska, ehelada, asxaabta iyo ummadda Soomaaliyeed geerida MW Hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed awgeed oo mar dhaw ku dhintay Nairobi. Ilaahay ha u naxariisto; samir & imaanna ha naga wada siiyo. AAMIIN
Tweet media one
16
7
54
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
1 year
Congrats on Somalia's membership in the East African Community. It is the fruit and efforts of a tireless journey, but the achievement of President Hassan Sh. Mohamud's government. Concretization of a long-awaited dream beneficial to the people and countries of the EAC citizens.
Tweet media one
6
12
49
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
انا لله وانا اليه راجعون Prof. Ahmed Mumin Warfa oo Muqdisho ku geeriyooday Ilaahay jannatul firdowsa ha ka waraabiyo; qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan bahda tacliinta sarena samir & iimaan ha ka siiyo.
Tweet media one
14
4
45
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
2 years
"INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN" Waxaan tacsi u dirayaa walaalkey Madaxweyne Shariif Sh. Axmed oo hooyadiis Xasna Cabdulle Isaaq ay ku geeriyootay dalka UAE. Maamada waxaan Ilaahay uga baryayaa inuu jannatul firdowsa ka waraabiyo; samir iyo iimaanna uu naga wada siiyo.
16
8
39
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
5 years
Tacsi Waxaan qoyskii, qaraabadii, saaxiibadii iyo bahda Fanka Soomaaliyeed-ba uga tacsiyeenayaa geerida ku timid marxuum Daa'uud Cali Masxaf oo ahaa tiir ka mid tiirarka Fanka Soomaaliyeed ku dhisnaa. Waxaan marxuum Daa'uud Alle uga baryayaa in uu naxariistiisa janno siiyo.
9
5
41
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Dalka iyo dadka Soomaaliyeed idinka ayey idin dhowrayaan. Hambalyo 15ka May, Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed .
0
1
40
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
7 years
acheived so far and that can jeopardize expected progresses and developments for the benefit of the entire nation of the Federal Republic of Somalia. The the leaders of FGS to protect the unity, sovreignty and territorial integrity of our beloved country.
6
7
41
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
7 years
I thank to all those friends, colleagues and relatives who followed me. Please let us share and exchange constructive notes and opinions related to politics and developments.
3
1
39
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
Tweet media one
3
4
41
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
Sannadguurada 78aad ee ka soo wareegatay aasaaskii Ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed (SYL) ee gobanimada dhaliyey awgeed, waxaan hambalyo u dirayaa dhallinyarada Soomaaliyeed, waxaana ku boorrinayaa inay ka qayb galaan nabadaynta, horumarinta & dib u dhiska dalkooda hooyo.
Tweet media one
0
4
38
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
4 years
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa xaaska/carruurta & Soomaalidaba ee uu ka baxay Gen. C/raxmaan Max'ud Cali Bayr W/rkii G/Dhigga Dowladdii KMG ahayd (2004-2007) oo ku geeriyooday Nairobi. Allaha u naxariisto; samir iyo iimaanna ha naga siiyo.
Tweet media one
12
5
39
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
5 years
Waxaan aad iyo aad uga xumahay dagaalka toddobaadkii hore ka qarxay tuulooyinka Afbarwaaqo iyo Towfiiq ee Gobolka Mudug. Waa ayaan darro in dadkeennu ay maanta wajahaan dhimasho, dhaawac, burbur iyo barakac. Aaway madaxdii dowladdu ? aaway wakiilladii labada beelood ku matalayey
2
4
38
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
5 years
Waxaan booqday qaybo ka mid ah xarumaha caafimaadka ee ku yaal magaalada Muqdisho. Waaxaan madaxda iyo hawlwadeennada xarumahaas caafimaadka kula dardaarmay in ay ka qayb qaataan gurmadka loogu jiro samatabixinta dadka ku waxyeelloobay fatahaadaha webiyada Shabeelle iyo Jubba
4
8
38
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
Tweet media one
0
5
38
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
3 years
Waxaan hambalyo u dirayaa Senator-rada aqalka sare ee BFS oo maanta lagu doortay Muqdisho. Sidoo kale waxaan bogaadinayaa guddiga doorashada SEIT S/Land, ergooyinka iyo dhamaan intii si toos ah ama dadban uga qayb qaadatay doorashadatan. Waxaan u rajeynayaa guul iyo barwaaqo.
1
1
37
@AliMGedi
Ali Mohamed Gedi
5 years
2
1
35