Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST Profile Banner
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST Profile
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST

@Abdallayasin151

1,008
Followers
1,152
Following
132
Media
2,613
Statuses

Joined March 2022
Don't wanna be here? Send us removal request.
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
2 months
Say Mansha allah ,one village in hargaisa the capital city of republic of somaliland . Sidan ayey u eeg tahay hal xaafad oo kamida caasimada geeska afrika ahna caasimada jamhuurida somaliland.adeegi oo dhan leh. Shopping mall ,playground,gym and local gavermant offices all servic
20
24
133
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Taariikhdu iyada is qorta ,gobanimada somaliland mar xaladihii ay soo martay tabtaa ay maanta tahay ayaa ragna dhexda u xidhanayey. Maanta aan gabi ahaan isu taagno difaac jiritanka ( waa naftaade nanida hajabin) guushada waa lala jira gees haka ahanin.
24
33
127
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Am happy my people have determination . Our youth are well informed. Dhaliyarada waxay garanayan dunida inay dawlado tahay ,dana layska lee yahay ilma nabi aadan ninki ku nabad gasha yahay walalka. Wax wada qabsi ba lo socda guulaysta geesiyal.
35
18
114
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
5 months
Somaliland dawlad casriya oo horumartay oo la jaar ah dal fashilamay iyo dad xaasidiin ah .imaanka beela waar naga fuqa aduunka aan la tartanee. Yaw yaw isha illahaw ka ilaali.
2
21
115
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
2 months
9 years old little girl somaliland citizen in cerigabo district the capital of sanaag region after visiting somaliland president in the region,with minister of water and natural resources . Waa rabitan shacab waxay ixtram sinaysa ciidanka oo ay ku labisan tahay dirayska .
4
18
89
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
2 months
Mansha allah dawladnimo iyo gabanimo Mucaarad iyo muxaafad mid maanto kale Anoo dhab mucaarad ah oo wadani sharaf iyo karaamo korkiin Ha ahaato shacabka somaliland soo dhawaynta madaxwaynaha
4
10
82
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Lagend Halyey Adeer xuseen cabdi ducaale Cawil Cimri dheer iyo cafimaad alla geesisana taariikh lugaynysa wuxu ka nool yahay isaga iyo cabdilahi congo ragii inqilaabka 1961 isku daayey dalkena ino so celiyaan
7
15
76
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
7 months
Waa aniga iyo suldaan cabdikarim faarax dagaal geesi iyo halyey taariikhdu xusi doonto. Waa caawa iyo shirkii reer shiikh isxaaq Alberta Edmonton canada . Geesi caawa duriyada reer shiikh isxaaq khudbad taarikhiya ayad u jedisay.
Tweet media one
18
4
74
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
6 months
Madaxwaynahii ugu qaalisana ee somara dalka somaliland. Aabihii dimuqradiyada iyo dawlad dhiska somaliland. Illahay cimriga haw dheereyo oo cafimad hawgu dadalo. Bal Daawo sida uu u kasbaday jacaylka dadkiisa . Waa astaan qaranimo geesi dalkisa daacad ugu shaqeeyey.
6
9
74
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Ila Daawo geesiyad duriyada shiikh ah oo wax yar baraysa diinta suuban ee samaxada badan ,mid jaahila oo faqash argagixisa ah . Nacayb ,dagaal ,iyo wali bay diin ka dhigten. Dadnimadi iyo gobanimadi iyo insaan nimadi waa ka tagen .
13
23
67
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Ma fahmayan kuwa muuse syndrome ku dhacay hooyadood haddi la dilayo qosol ayey u dhacayaan yaa ku kala jecel . Xildhiban taariikh ba qormaysa adigu meel cad ayaad istaagaty thank you
Tweet media one
10
15
65
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
5 months
Astaan gobanimo,islamnimo,nabad galyo,walalnimo. Somaliland allaw dhawr
2
12
65
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Fariintaas hal qaato geesiyaal Waa biyo kama dhibcaan. Hadal koo yar
Tweet media one
3
13
62
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
1 month
Markan ahay nin awoowgi rag soo hogamiyey waligaa haka shikiyan xigaalka marka ay goboda gaadho meesha adag ayey ka qaatan ragan waa hido soo jireen . Somaliland mid ah oo adag . Guul qaranimo magaceda oo an dayaxa ku qorno idam allah
18
15
59
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Heestan waan ka helay walahi am not joking. Laxanka iyo midhaha macaanba weeye . Mida kale waa in aan baranaa luuqadaha kale oo aan ku heesna aduunka wax ka badel maaha in is koobno I like that idea . Khasatan qoomiyadaha dariska ah waa in aan barana luuqadooda si aan uga faidno
14
12
57
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
5 months
Happy 18 May
8
2
47
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
1 month
Iskama hadlo anigu waa dhab habarjeclo . Ahlu caqdi wal xal ,kuwa fura ee xadha goaankiisa weeye . If iyo aakhiro noo gali mayso taariikh in tolka oo dagaal ku jira aanu daawano. Waana dhab dhulka iyo dhiigu waa naga dhexeya.
8
9
48
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
2 months
Charismatic is the fragrance of soul.beatiful girl. War maxaa qab iyo qayim.iyo qurux iyo qoomiyad nimo ka.buuxda.maashaa Allah. Hal adayg wadaniyad ,iyo qurux qiyam . Mabda aan dhaqaaq lahayn .
Tweet media one
2
3
44
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Lagend Nasir Geesiyal ilamderyal guulaysta Ha sareyo calankenu
0
6
42
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
19 days
صوماللاند بلد امن والامان شعب شرىف له حضاره قدىمه والتارىخ ظوىل صوماللاند Somaliland has history that exists very long time ,somalilnd has connections for almost all thé civilizations that historically recorded,with trade . Somaliland located very strategic bab almandab .
4
12
40
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
5 months
Gobolka Sool 60% waxaa degta Habarjeclo Gobolka Sanaag 80% dhulkiisa waxaa degan Isaaq Tirada dadka Gobolka Sanaag,Majority waa Isaaq. Gobolka Sool Dhulbahante wuxuu ka dagaa Bariga ee kama dagana Galbeedka Sool. Dadku hadaanay aqoon Demographics-ka waa dhibaato .
Tweet media one
13
7
40
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
7 months
These are heroes who sign the independence of republic of somaliland 26 June 1960 from Great Britain her majesty’s the queen. We’re is the history of failed estate of somalia they were under un trustship at that time when somaliland were sovereign independent nation
Tweet media one
10
10
38
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
7 months
Somaliland home of patriotism,culture,literature and history resides. We’re beuty,peace and hope is always found. Somaliland home of freedom and nationalism have meaningful. Somaliland were evary human race are wellcome and equal. God protect somaliland. Recognize now
1
5
34
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Qabiil dhan oo walan ,oo dilay ninki qudh ahaa ee faylasuufka ah , in dil loo quudho may ahayn , Waa umada dhan ee isku raacday in ay hal magaalo madi ka dhigan oo maamulki butland iyo dawladii somaliland midn aka noolan mayno dhahay. Illahay haw naxaristo dulqarnayn
Tweet media one
12
7
37
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
2 months
Ismacil xaaji nuur iyo muuse biixi ma social media dawadan waku saaka maqaaxiyaha ka shaahaya ee faras magaalada taagan . Reer ceerigabo iyo gobol sanaag dad xikmad leh . Nabad iyo gobanimo somaliland.
0
5
38
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Necbiyaa qofka bilaa mabda ah ee subaxba nooca ah . Jir jiroole la midab ah maalinba dareenka taagan . Anigu somaliland taagersan nahay waana identity laygu garto ,heshiiska ay gashay ayaan taagresanahay ee Ethiopia MOU . Danta wadankayga iyo gurigayga qayr Kay ii sheegi maayo
5
6
37
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
19 days
SSB Habar xabuush ama habarjeclo ama habar toljecla nin ba siduu u yaqaan kaliya bariga ma dagana saaxil Barbara iyo maroodi jeex hargaisa way dagan tahay . Quruxda dhulkena iyo bilicda calankeena. Allahuma barik somaliland
5
5
36
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Hargaisa hadhwanaag allaw dhawr caasimada qaranka somaliland . Bilic iyo cimilo wacan . Allaw dalka iyo dadkaba noo dhawr
Tweet media one
1
1
35
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
4 months
Mujaahid osmaan waa libaaxa caawa faqashta karbaashay ee labada indhood ku dhuftay gessi noolaw inader
Tweet media one
5
5
36
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Waan idin sheegnay Kenya awood aan qarsonayn ayan ku lenahay taarikh ahan iyo iminka. Faanka iyo nacnac qoxontiga so galay dhawantu Ha xishodan
Tweet media one
12
6
35
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
6 months
Duriyada reer shiikh isxaaq wakhti Hore . Digri qasaaidka loo sameeyey awoow shiikh al islaam isxaaq binu axmed
2
10
35
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Wax kasta aan qabanayno waxan u qaba heer sare oo aan la gaadhayn ku so dhawada rap kii oo dhab ah . Hadan somaliland nahay we are unique and that is fact except that reality simple .
6
9
34
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Inaderkay abwaan daaha gaas Waa landheere banan dagay sheegayna run aad u muhiim ah . Murti ahaan macnaheedu Waa dad illahay abuuray cid aad amaan ka hesho ayuu wllo tihin kuna xigta. Qofkii himiladaada raali ka ah . Qof walaw naftaada kaso qaad.
Tweet media one
0
4
33
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Shiikh abwaan daaha gaas Duriyada waa wada ahlu laahi I rumayso. Badooda haddi la galo . Waxan nahay macaan iyo qadhaadh meel ku wada Nama malayni karo nin i maleeya Midigta iyo bidix daydu waa laba mataanod . Abwaan qaasim
1
2
33
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Marka deeganka reerkodu dago ay arintu joogto nabad ayuu la raba wacdiga waxad mooda shiikh calima ( abtiga,eedada,inabtiga,seediga,daris bad tihin wllo ayad tihiin illahay ka baqa no dagal bu tagan yahay) Islamka kale wuu cayaya maxa laysugu rogman wayey . Munafaq naar afuuf
9
11
33
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
7 months
Somaliland will get the recognition and the international community will realize the importance of this stable country mean to the world. Failed estate of somalia want the whole world will fail like them that is why they claim somaliland . Somaliland now everyone knows is free.
6
7
28
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
4 months
@Qani56270199 Ma hooyadaba leh bada yaa Nadal . Wadaniyada beenta ah ee dhaxal talyani. Banaan cidla ah oo bila biyo ah ayey dagaal iyo dhaqaale ku bixiyen markasay iska oohin yaa leh bada ma hooyada
8
2
28
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
5 months
Ha anban qofawna . Ul iyo diirkeed dad wada dhashay oo ehel ah . Sawir qurux badan . Halka waxa ka muuqda gudoomiyaha barlamanka,waxa ku xiga madaxwayne ku xegeenki Hore cabdirahman aw cali farax oo hormud u aha malintan soo celinta xoriyada 26 June 1960 oo dhashay 18 May .
Tweet media one
1
3
27
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Heesta ethopian ka ah abwAnka wuxu yidh Isaaq waa geesiyaal waana dahabka afrika ,iyada oo somali yaryar ku ururtay bay iska celiyen kaligood Walalaha isaaq ee qaaliga ku egi mayno waana u hiilin doona isaaqa . Ka waran Thank you banu lee nahay ambasa Ethiopia 🇪🇹
12
5
25
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
7 months
Historical night . Family meeting Midnimo,walalnimo,gobanimo. Waa dhashii shiikh isxaaq iyo habenkii edmonton.geesiyaal hawshu waa bilaw ,moving forward. Ilaa aan gaadhno hadafka waa sida ay ku bilabantay idam allah . Dhamaan wadan kasta sidaas ban idinka rabna.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
5
26
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Xildhiban guruje waa halyey mabda leh Walee nin raga iyo gocor bilaa qadiyada Ayaan gudboonayn.
Tweet media one
2
5
25
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Somaliland national museum Hoyga taariikhda somaliland. Waxa lagu laydin doona taariikhda iyo hidaha,iyo aasaarta qadiimiga ah ee somaliland caanka ku tahay . Bagaa nabad ku gaadhnay in aan goob joog noqono dhacalkeni oo kayd yeshan .
Tweet media one
0
6
23
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
4 months
Aniga iyo hoghaya arimaha dibada xisbiga wadani iyo wasiirki Hore ee somaliland mudane Cisman cabdlahi cadani . Xaflad kulmisay jaaliyada alberta dalka Canada oo aad u qurux badanyd
Tweet media one
2
3
25
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
4 months
@AnalystSomalia Somaliland is old country not new and almost all countries of the world knew somaliland get independence from Great Britain 1960 26 June . So don’t think you can mislead or lie. Somaliland is sovereign independent nation they can cooperate whoever they want .
3
4
22
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
4 months
Horta ninki siciid1825 space caawa ma joogay in historian yimi ma loo sheegay in dhaxal talyani garbo ku duntay,in maraqooda la cabay ,tolaw Malik sheegay in caawa toban space oo wada baroor iyo oohin socoto . Dunida dhaw ragba ku nool . Well done Abdi ciro iyo halyey pro hawd .
4
5
22
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
The Republic of Somaliland & Ethiopia maintain strong ties. Since the MoU, our cooperation has grown across various sectors, including police force training. Today, we mark a milestone as the highest number of military personnel departed to Ethiopia for advanced training.
Tweet media one
0
3
21
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
1 month
Geesinimo well done ismacil Sido kale shirkado badan oo somaliland laga lee yahay oo joojin Ku samayn doona maalgalinti ay somalia ka waden . Sido kale diiday warqadi badilka iyo gurintirka ahayd.
Tweet media one
4
5
23
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
25 days
Raga laxaha sii dhaw rayaw dhaqasho waa geel . Bal dhab u eeg muqalkan kooban , waxad arkaysa dacadnimo bisayl iyo tolnimo lexejeclo wadan iyo dad isku wad . Raga naxliga ku fooganaw idin socon mayso . Wadani waa xisbi xakimka maalmaha dhaw idam allah .xirsi man with vision.
7
5
22
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Odaygii foosha xumaa ee kaso qaylin jiray kenya hebel farax macalin ,argagixiso ayuu ahaa miyuu is duqeeyey afkiii xumaa ee waynaa inu maraq kulul gubanayo waan ogaa . Iga daba geeye miyey fahmen kenyianki inu argagixiso yahay . 😂
12
1
22
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Xadhigi ay qabsadanba waa u gay waa waxan dawladnimo aqoon gurigiin ba hhhh 😂😂
3
3
20
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
2 months
Faqashtii saaka dagaal aan jirin bay ku habaar tamayaan. Cadawga argagixisada ee sool bari isku urur saday waxay isku dayayan inay dadka walalha isku diraan,oo ceel afwayn colaad ku habaaran si ay ceerigabo u weeraraan. Arintaa halaga feejignado
4
6
22
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
2 months
Ragbaa dhuuxa heensada . Duriyadu waa xaq dhawran dadka , lakin marka la aamusi waayo tan oo kale aya dhacda qof nool oo hadana dhinta . Muxumud ?😂
5
7
21
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
6 days
Burco Somaliland Qolyaha maskaxda aan lahayn waa shacabki somaliland waa voters kii . Waxay dhahan waa magalo kale laga kenay taasi waaba jacayl xad dhafa haddi qofku tagero magalo kale u tagi karo ceeba maha . Isbadel khayr qaba vote wadani muwadin no qabylad qaranimo.
2
5
29
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
30 days
Happy birthday mama adna aadan Hooyo adna aadan cimrigaga allah ha raajo,farxad iyo cafimaad ku noolaw ,tacankaaga iyo dadaalka wadankaga u gashay janno allah hakaga abaal dhigo . Geesiyad hal adag
Tweet media one
3
1
20
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
1 month
@dunia_work Cid uun baa gaar u lahanaysa ceerigabo waa magaalo isaaq gaar u lee yahay oo badhax la ,lascanod dib baanu u qabsan doona mar haddi dhulkay damac ka galiyry ilaa xadka anaga leh idam allah wanu gulaysan
4
1
20
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
19 days
Dhool bari ka hooraa dhaanka loo nageeya Cirona waa habeel dhalad . Tolka qaaliga ee gadabuursi iyo ciise ee reer awdal iyo salal and waxan lee nahay tolki jira noqda . Somaliland la wada lee yahay ,soo celinta sharafti wadanka . Let us somaliland great again
2
7
20
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
26 days
Qosol iguma hadhin .faqashti eydii iyo bisadahii ayey ja cunen dadki reer maraykan. Donald trump is lagend waaso qarxiyey . Very funy . Failed estate of somaglia faqash they are disgusting, They eating the dogs and cats ,they eating the pets of the people 😂😂
15
5
20
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
2 months
Wake up somaliland film yaan laydin matelin hala diyaar ahaado . Dagaal xaq u dirir ah oo difaacu nafsi ah oo xaqa . Jiida bari in isaaq laysku diro si bohol iyo cerigabo, caynaba loo weeraro . Waali xasan shiikh ka danbeyo ,putland Iyana sanaag bari laga jaro.
2
4
19
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
4 months
Two heroes Sharmarke Hore u soco Ma gudboona geesiga sare iyo gocor ka caaya . Sidoo kale hablaheenu waxay astaan u yihiin geesinimo,hal adayd iyo sharaf ,dhamaantood madaxa ayey noo saaran yihiin . Guulaysta geesiyaal .
Tweet media one
2
2
19
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
14 days
Dadkena reer somaliland waa gob ,wanaag iyo sharaf leh ,waxay xaq u lee yihiin naxariis iyo nolol wanagasan. Waxayna u baahna yihin hogaamiye naxaris leh oo jecel dadkisa . Mid cadawgu ku adag iyagana u naxaris badan . Thank you cabdirahman ciro xidhidhka maamo xaawa .Vote wadani
Tweet media one
0
5
19
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
4 months
@AnalystSomalia Somalia can’t talk Red Sea because is indain ocean. Red Sea somaliland owns and can talk . Ethiopia knows the Red Sea Belongs to somaliland they discuss how to use it and the importance of that strategic location. But somalia is claiming our territorial waters and is our enemy.
3
0
17
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
26 days
14 sano yaa ahaa wasiirka maaliyada somaliland bal aan xisabtanee. Kulmiye 1) maxamed xaashi cilmi ( habarawal sacad muuse ) 2) cabdicasiis maxamed samale ( habarawal sacad muuse 3) samsam cabdi Adan ( habarawal sacad muuse 4) sacad cali shire ( habarawal sacad muuse .
13
2
17
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Warkii hore war soo dhaaf Ma banaadirba cid u baahataba. Najayna Ninkasi dadkiisi ayuu wacdinayaa reer xamar banadir Waa runtii maqla ninka xoolaha iyo caruurta amaan siiya Midnimada xoolo khatar galinta 😂😂
2
2
17
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
• Ma furin weligay albaab • Dalkayga u fool xumaa • Fiyuus kuma raadsho weedh • Dadkaygu fidmaysan karo • Ma faafiyo wararka ay • Cadaawuhu soo faqaan • Damiirku siduu i faray • Filkii qarankayga neceb • Walee kama fool qarsado - JIMCE WANAAGSAN -
2
2
16
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
@ABDISALAMDDS Xaguu ka keenaya bada markaa haddi Anu aqoonsan somaliland . Somalia Indian Ocean keeda haddu kula heshinsyo iyaga ayey u taala. Ogaw somaliland dhulkeeda iyo badeeda iyada aya leh nin kale uguma talin karo somali kale oo wax noo yedhin kara majiro . Runtu waa somaliland
5
0
17
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
6 months
هل تعلم أن المساجد في somaliland أقدم من المساجد في اليمن ثم ياتيك يمني 💩 يقولك اليمنيين من ادخلوا الاسلام الي somaliland مسجد القبلتين في منطقة زيلع في somaliland تم بناءه في العهد النبوي ولة قبلتين الاولي لبيت المقدس والثانية الي الكعبة وقتها اليمنيين لم يدخلوا الاسلام
Tweet media one
1
2
15
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
25 days
Waa inoo farxad iyo horumar From cadho to farxad 😂 Dooro horumar ,dooro dawladnimo dhaba ,doono aqoonsi runa ,dhoola cadee
3
2
16
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
4 months
Burco haldoor Dhala ,halyey barbaariya,hoyga ganacsiga iyo saylada afrika ugu wayn ,Burco hooyada xoriyada 1) shiikh bashiir 2) Faarax oomaar 3) aabaha aqoonta maxamud axmed cali 4) madaxwaynihi u horeyey cabdirahman axmed cali Guulahada lama koobi karo . Allaw barakee
1
3
16
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
29 days
The king 👑 come back Well come home our king Somaliland well comes you
Tweet media one
2
7
16
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Darood laangaab inta aad is lee dahay walalha Dir hays dileen , oo boorama oo casimad ah dib u celi . Dagaal hadaad xiiso u qabto Buuhoodle dusheed ayaan la taagnahay tikniko iyo saanade car baastoolad ma ridi kartaa gun yahay munaafiqiinta ah . Laangab waliba afku ka hadlaya
12
2
16
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
2 months
Fahima si raganimo leh oo sarbeeb ah bay u qirtay rag badan bay raganimo dhaanta . Waxan le nahay jiita maydka garac in badan banu qarinay ( ku qarinay oo ku qarinay gudo cad ) geel iyo garac ba u af dhiiran. Qumbulado kuu qaali leh ba laso qarxin hadad cago dhigan waydan
Tweet media one
13
3
15
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
8 months
Somaliland British protectorate. Now republic of somaliland,this is the ceremony of the opening Hargaisa airport building.
0
4
16
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
2 months
Argagixisada sool bari qabsatay ee aan cid control garaysa jiran ,xasiloonida deeganada dariska la ah halis bay ku tahay iyo waliba deegan ay joogto waa in layska garabsada sidii meesha looga sari laha siiba putland iyo somaliland waxay ku yihin caqabad amni iyo Mid ganacsi.
7
2
15
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
6 months
Dhalad reer shiikh isxaaq ah ,muwaadin reer somaliland ah , musharax xisbiga wadani cabdiraxman maxamed cabdilahi ciro . Musharx iyo madaxwayne dalka soo maray oo calanka sida ugu heesay na jiraa . Somaliland iimanso nin walawba. Guul somaliland
4
8
16
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
4 months
Good job Barbara Barbara Port the gateway of Africa . Shaqo badan iyo dadaal iyo samir ayaa guusha keenta
Tweet media one
Tweet media two
0
2
16
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
5 months
Suldaan maxamud suldaan guleed suldaan mire waa astaan umadeed waana halyey aan doorsomin. Dalkisa iyo dadkisa jecel oo allah yaqaan ah .sundaladu waa birmagaydo halaga danbeeyo. Dadka nolosha ka dhacay ee meelaha ka hadal haya waxanu lee nahay hala xishoodo
Tweet media one
5
1
16
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
5 months
Dawlada somaliland inay warshadii sibidhka kiciso oo investment ku samayso ,warshado kale hindisto oo hal abuurto ,qaarna iyadu ay lee dahay ,qaarna public private partnership ku samayso weeye . Insha allah haddii Janis nala siin laha horumar dagdag ah banu dalka gaadhsin lahayn
Tweet media one
6
1
16
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
4 months
@indho21 @SNAForce Yahuu inuu dadka cuno inyar buu u jiraa. Bada ma hooyada ba leh Maxad ugu ooyi.
6
0
15
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
5 months
@YassSomali What million are you kiding,there zero revenue coming from laacanod but somaliland use to gave millions of dollars on development and salary. If what you say truth you take and do something. Hhhh
5
2
15
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
2 months
@MukhtarAlaska Waa duni macanki ka dhamaday oo khalid habarwa dad qabiil kala hadlayo Untachable lama tabtan reer hagar gumaysto . Nin isaaq oo garxajis Oo habaryonis ah miyu qabilinimo cid ka landherysan jira waa sundalad iyo duriyad. Isaaq maba kala landherysana oo sidina isma gumeyo
3
2
15
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
4 months
@siciidSL Xirsi waa gudoomiye xisbi qaran dalkuna dastur bu le yahay ,muuse biixina nabi maha aynu rumaynay waa uun siyasi ka dhashy wadanka marka aragti uun baynu ka hadlayna somaliland waa dalkena waana muqdas yaa guul u horsedi kara iyo sidee guusha ku kenaysa jidke u maraysa ba tala ?
0
2
15
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Shaw dadkan somalida la yidhahdo waxba isumaynu ahayn ,Iyana way ogaayen oo sababtas bay isaga keen racan. Xog wayn ayaan helay . Mida kale saw somaglia aabahood waa fircoon iimanka beela wuxu xumaa oo madax adkaa baan is odhan jiray . Warba waa kii danbeeyey .
11
1
15
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
2 months
Saaka tolkii gadabursi bay dhaxal talyani cayayaan sidii ay isaaq ugu khafiifi jiren Waar ileen yaab . Mar ay garxajis ku washan iyo mar habarjecloy dhahaan . Ma anaga idinka midba meel ku tuurnay . Illahay ayaa isku meel nagu abuuray wllo maga dhigay deegan wanagsan nasiyey.
0
1
15
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
2 months
Dagaal ka socda ceelafwayn ma jiro waa been ,waxay soo qaaten video hore si ay kala shaki u abuuran . Doorasha iyo horumarka ma jecla . Argagixisada sool bari isku urur satay cadaw weeye jeclaa inay dadkenu wax yeelo isu gaysto .
3
3
15
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
5 months
Very soon somaliland will be recognized weather you hate or love . Because the peace loved countries and people will except that somaliland must be in the international stage . So money people already love . International community is not blind about this beutyfull country.
0
3
14
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Dadka intaa been ka sheegaya ee dafirsan diinte haystaan. Maxay se yihiin. Dalka somaliland waa xor madax banaan. Waxanu qaatay gobanimada iyo xoriyada isaga oo ah dal madaxbanan 1960 26 June tuugna ma xado .
Tweet media one
0
5
12
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
5 months
Magaca afgarashada duulanka somalia ee somaliland ee ula baxeen ssc khaatumo waa weerar wayse ku jabi donan . Waa in somaliland ay markan adhaxda ka jabisa.
4
4
14
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
2 months
@dunia_work Munafaq baad tahay dunia aan illlahay ka baqayn cid ku faraxsan ma jirto lakin wuxu ka hadlay,somalia madaxda xukumta iyo shacabkina bartn space sowtaad lahayden somaliland dadkeda hala xasuuqo,borama ha dunto oo dagaal haka dhaco,ceerigabo dagal haka dhaco .
2
0
12
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
1 month
@AnalystSomalia Somali is language same with English or sawahili . Somali speaking people have five different countries. 1) Jabuuti 2) somaliland 3) Ethiopia 4) somalia 5) Kenya These five countries two of them somali speaking people live two regions. Somali is just language
7
1
15
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
6 months
Beutyfull hargaisa republic of somaliland ,capital city of republic of somaliland is democratic and peaceful country in Horn of Africa . Is growing and developing each day. Soon it will be on of the leading countries in technology in east afrika .
Tweet media one
2
0
14
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
3 months
Xaaji muuse galal illahay haw naxaristo Ninkii qoray farta somaliga ah Ahaa gudoomihi gudida qorista farta La qaatay cilmi badhisti uu qoray Wuxu aha Historian = taarikh yahan Writer = qoraa Astronomy = xidigiye Researcher = cilmi baadhe Abwaan Intaas oo hibo ayuu laha
Tweet media one
2
3
12
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
7 months
التجار الصومالاندمن بربرة وزيلع هم أوائل من استهلوا شرب القهوة (قهوة كلمه somaliland ). وقد قاموا بتصدير القهوة لأول مرة من إثيوبيا إلى اليمن في القرن الخامس عشر، حيث كانوا يحصلون عليها من مدينة هرار (مدينة صومالية). ثم قام اليمنيون بعدها بتحويلها لتجارة عالمية ونقلها للعالم .
Tweet media one
1
4
13
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
6 months
Somaliland dadka u dhashay waa in laga wacyi galiya baashirada cadawga . Waa in dhulkeena aan daahirina oo ka safaynaa dadka aan jacalayn jiri taankena iyo kuwa neceb dadnimadeena. Baashirada lo samayn nayo nin duuliye ah oo inta uu dhawr jeer duqeyey ,hadana halyey laga dhigayo
1
3
12
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
5 months
Waa sidaa Runtu
Tweet media one
0
4
13
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
5 months
Bisha May 18 waxa loo xusaa waa maalin nabadeed oo lays cafiyey oo lawada lee yahay . Waa malin xoriyadii 26 June laso celiyey . Waa malin cahdi iyo wacad lagu maray in lawada noolado ,maaha sida dadka qaarki u fasiran,kuwa balanti ka baxay . Malin khayr badan oo heshis dhacay .
3
3
13
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
5 months
Waxaynu 64 sano dagaal inagala dhexeeya aduunka dadka ugu xun oo somali la dhaho . Aduunka haddu luuqada fahmi lahaa somaliland dagdag ayuu u aqoonsan laha . Jaahilnimada waxaa u dheer iiman laanta iyo xaasidnimada. Iyaga oo ka xun somaliland heerka ay gaadhay ,
4
3
13
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
4 months
Waa la xidhi karaa qof kasta iyada oo sharciga loo raacayo , Haddii danbi lagu waayo waa loo so celin xoriyadiisa. Lakiin dawladu cid ma xidhi karto meel ay aduunka k a jirta ma jirto . Dawladnimada haloo hogaan Samo , dalkana yaan la suurad xumayn .
2
3
13
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
2 months
Markhaati nool waa in la turjuma,inyar oo sixid ah mooye israac ma dhicin wanu qiraya in laysku Dari kari wayey nidaamka labada dal oo kala duwana awgeed ( there were no act of union which signed by the two countries there for is never ratified) si cad ayu shegay oo runa in laba
0
2
12
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
5 months
Somaliland dadka u dhashay ee aaminsan qadiyadeed , ee jooga Barta X waa in ay damiir yeeshan oo ay joojiyan ,ficiltanka nacasnimada ee qayrul masuul nimada ah . Waliba wakhtiga lagu jiro . Taan waa fariin aan u dirayo dadka wax garta .
2
4
13
@Abdallayasin151
Abdalla yasin ( Hawd and resarve area ) SST
4 months
@JibrilQoobey Hhhh waad dadaashay lakin waxasi war maaha waana lagaa caqli badan yahay awoow . Awliyo ayaa meesha maraysa . Waxaa aad qortayna waxba kama jiraan. Somaliland waa dal madaxbanaan oo aduunku u baahan yahay wax kuso kordhin karta waaqaca hala aqbalo.
2
0
13